Nabsi Anfac Laki 2012 latest song

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 246

  • @raxmoabaadir
    @raxmoabaadir ปีที่แล้ว +15

    Wxaan heestan kusoo laabtey Saddex sanoo isku xigto😢💔Kuwa iga danbeeyaw Cishqigu waa naafo nafteena Diley Ee quuso inteysan qiyaanadu kudagin🥺🖐️ Nabsi ruuxiii gala isagaa gurtee😢

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 ปีที่แล้ว

      Dabcan waxaad mooda inaad jirkaaga xubin xubin aad noo tustey mar aad faalada bixineyso

    • @ridwanxuseen2129
      @ridwanxuseen2129 ปีที่แล้ว

      😢

  • @c.casiisshaafi6111
    @c.casiisshaafi6111 ปีที่แล้ว +5

    Yaab somali da gabi ahan waa yarayen heestan markii laso qadaye run ahanti aniga hate 12 sano jir ban ahaa nicle ban dhageysan jiray ta waxey cadeyn utahey somali badi iney dhalin yare tahey ee dalkeena dadki naga horeye ku ciyaaren aan dhisano dhalin yarow hada sanadka waa 2023

  • @MastarAadan-2
    @MastarAadan-2 ปีที่แล้ว +11

    Wn hubA inaad 2023 dib u soo Raadisey plz like 👍 😂😂

  • @muniishasharaf8855
    @muniishasharaf8855 2 ปีที่แล้ว +23

    2023 hada so xasustay hestan like isara hee

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 2 ปีที่แล้ว +15

    Heestan mudo ayaan radinayey manta inan arko aad ugu faraxsanahay Waa malin ii madow Heesaha qalbi jabka Ah inan dhageysto wax idhama lawaa😿😿

    • @nafisocudoonlasoco1406
      @nafisocudoonlasoco1406 2 ปีที่แล้ว

      😢😢

    • @hibonuura1036
      @hibonuura1036 2 ปีที่แล้ว

      Abyo heesah murugada lam dhgeysto qalni jab ba laga qada wllhi hadnh nafta sow raadi ima tirahdo

    • @mohammethussein9313
      @mohammethussein9313 ปีที่แล้ว

      Qoqba ku haya

    • @teamcagacadeoffacial4598
      @teamcagacadeoffacial4598 ปีที่แล้ว +1

      War aniga 13sanao anoo jiro ayaan dhageesty habin wana iga oysiisay san uradin jiray 2023 ayaan helay 😢

  • @asiye717
    @asiye717 5 ปีที่แล้ว +19

    Heestan anoo yaraa walashY iGa wayn dhagaysn jirTy
    2019 DawanoYa ano Qof wayNa Alx 🙌🙌🙌

  • @umomohamed3013
    @umomohamed3013 4 ปีที่แล้ว +8

    Heestan anigo yar ayaa wlashe dhagesan jirtay ma fahansanen balse hada sii cool xun ban u dawadaa isoo duceya alla inu iga bixiyo

  • @amranmacalin379
    @amranmacalin379 10 หลายเดือนก่อน

    Anigoo yar dawan jiray wxey kahadleysana ma ogeyn
    Lkn isma laheyn hees adi kugu socto ee noqon dontaa 😢cwa soradiyy anigoo qalbi jabsan ya allah 😢💔

  • @sagaldheeman6971
    @sagaldheeman6971 2 ปีที่แล้ว +12

    2022 yaa la dawadey🤗

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 3 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus wlh markeey sobaxeysay waan aadban udhageysan jiray
    19 -11-2021 jimco Ayan dhageysayaa❤️

  • @madarvlog-p2p
    @madarvlog-p2p 2 ปีที่แล้ว +5

    Kwrn qofkii asagoo wax shukansanaa ey soo baxday heestan walina single ah 😀
    Hada lee kusoo arkay tiktok

  • @AhmedMohamed-wl2yw
    @AhmedMohamed-wl2yw 4 ปีที่แล้ว +18

    Heestan yaa ilaa xusuusta adunkan waa ordayaa walhi

  • @amranHajji44
    @amranHajji44 11 หลายเดือนก่อน +2

    Saan uraadinaayay heestan waaku daaly 31-1-2024 ayaan dib uhelay inta iga danbeyso dib uso raadin donto like saar😂

  • @sabariinsomalisabariinsoma1201
    @sabariinsomalisabariinsoma1201 5 ปีที่แล้ว +2

    Hestan gorma igudanbesay walashey ooiga weyn ayaadhagesajirtay waxbdn walegu Alaabdhaqaday waayo hestan jeclajiray Markaas Aaye idhahesa .marabtaa hesta alabtadhaq wankudara Markan dhaqana waleedidaa Mashaallh Maantan Anigoo Xaasa aydhagesanaa ❤❤xasus ayngalay Caaawa oo ah jimca

  • @hawaluulabdiali
    @hawaluulabdiali ปีที่แล้ว +1

    Kol hadu igabo gacan teyda heyn wa guul daree Bal gartaas galoo maxa Ila gudbon. 2013-2013 😢

  • @mohaahmed5097
    @mohaahmed5097 7 หลายเดือนก่อน +1

    Still 1/6/2024🎉been sibti ah

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 3 ปีที่แล้ว +1

    Mid ka mida heesaha aan ugu xususta dheerahay ayey ka mid tahay heestan
    2021 aa dib u dhagaysane maba is lahayn✌😃

  • @faatimalovechelsea228
    @faatimalovechelsea228 5 ปีที่แล้ว +24

    2019 ya dawanayo like pls

  • @ridwana1276
    @ridwana1276 3 ปีที่แล้ว +10

    2021 ayan daawanaayaa from tiktok 🤩🤩😍😍😍🥰🥰

  • @Guutalehagio
    @Guutalehagio 3 ปีที่แล้ว +9

    2021 yadawanayo 👊

  • @nafiisoyussufabdi4177
    @nafiisoyussufabdi4177 ปีที่แล้ว +3

    29 may 2023😢 Malin isniina { nafsi ruuxi gala isaga gudani}😢😢😢

  • @hayaattalpi9445
    @hayaattalpi9445 3 ปีที่แล้ว +7

    2021 yaa ila dawanaya like dhac🤟🤟

  • @samadoonchannel4153
    @samadoonchannel4153 ปีที่แล้ว +1

    I'm watching 2023 and I'm crying 😭😭

  • @Kisma-yp7iq
    @Kisma-yp7iq ปีที่แล้ว +1

    2023 😢 😢😢😢 yaa ila dawanayah

  • @محمودمحمد-ب4ت5ع
    @محمودمحمد-ب4ت5ع 9 ปีที่แล้ว +2

    somalidu xasidnimay ku ba een wx usju fala oo lagama hagrado qofka stylekisa iyo codkisa mansha alh abayo alaha ku guleyo cadowgaagana cagta hostisa inta ka xun uf uf ayan leyahy

  • @mxidiinibrahinquresh4069
    @mxidiinibrahinquresh4069 8 ปีที่แล้ว +18

    waxaa kulagudboon in aad is asturta ood dharfiican xirata

    • @qalbidhaya7696
      @qalbidhaya7696 5 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhh mdx ina adeer si fiicn baad ula keentay

    • @neshnaalhussain324
      @neshnaalhussain324 5 ปีที่แล้ว

      Hhh mida qaawan waqtika laga looga bacdeen mid fiican danbesiisa neesiin
      Qawnaasho iyo qiyaano wlle aaqiro waraa jiro

  • @husseinabdulahimohomed7485
    @husseinabdulahimohomed7485 8 ปีที่แล้ว +1

    hussein abyo wlhi cidkaada waa nice voice marnaba haka bixin fanka

  • @cadeqaali
    @cadeqaali 12 ปีที่แล้ว +2

    nice song
    kahar ayaan ku dhihi lahaa nabsi rooxi galah asigaah gurtee

  • @naciimomusse8331
    @naciimomusse8331 9 ปีที่แล้ว +13

    abayo is astur jaceylkaada waad heli doontaa

  • @goldenacademy2729
    @goldenacademy2729 3 ปีที่แล้ว +2

    Iyadoo cusub 2012
    Baa iigu dambeysay
    Maanta 16th sep 2021
    Dib u arkay

  • @jaamacmohamed4157
    @jaamacmohamed4157 10 ปีที่แล้ว

    maraxi ku dhalayba was garlaha muqabala aa laiska dhigooyaa xumoow adigana qaliirey anfac waad ka baxsatay laakin prabhu deva filin uu keenay maraxa kula dheelaayo looooolz

  • @hafsamohamed9590
    @hafsamohamed9590 4 ปีที่แล้ว +7

    Xasuuz yaraantydii😭😭😭nabsi

  • @cabdiqanicabdi2013
    @cabdiqanicabdi2013 3 ปีที่แล้ว

    Walhi xasuus waqti tagay sooma noqto heestaan gabar aan jeclaa ayaa dhageysan jirtay anagoo dhalinyaro markaas soo kacday ah 2021

  • @maxamedxashi7408
    @maxamedxashi7408 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw anfac laki nabsi xasuus qaali ah iyo waayo waayo baan dareemay

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 11 หลายเดือนก่อน

    2024 Qisadaan iydoo igusaabsan aniga iga hadlyso ayaan dawanaya😭😭😭

  • @HanaAmin-nm6oc
    @HanaAmin-nm6oc ปีที่แล้ว

    Heesta aga ooyar ano macnaheda aqonin ayaan jeclaa lkn manta oy aniga ku sabsantahay ayaan dhageysaniyaa 😢😢😢

  • @ibrahimMohamed-fb6yt
    @ibrahimMohamed-fb6yt 12 ปีที่แล้ว +8

    alla maxay hindi daawatay

  • @abdiomar303
    @abdiomar303 12 ปีที่แล้ว +1

    wwwwwwwwww walahi tan wa i calol xumeysi runte nin kan asi xariif mahan runte hal sac cml fursad yar mo siiyo maraxa isheda aya galeyso runtekkkkkkkkkkkkk

  • @abuukarxusen3504
    @abuukarxusen3504 4 ปีที่แล้ว +2

    Walhi waxaan dhageysan jiran 2011 wagaan yaraaa 2020 yaadawanaaya

  • @Abdikadir0770
    @Abdikadir0770 ปีที่แล้ว +1

    MOG walhi isma laheyn hestaan TH-cam ku arkee xasuus 😢😢😢

  • @burunitahooyo1236
    @burunitahooyo1236 9 ปีที่แล้ว

    is qawis inu qer lahen ogaw Allah wu kusacisa hadad aminto

  • @UbaxmaxamedXasan
    @UbaxmaxamedXasan 3 หลายเดือนก่อน

    Heestn manta kuso labty 2013 iku dbaesy manta o dariqda thy 2024 bishi 9 /17

  • @yuuupowerofficial4492
    @yuuupowerofficial4492 2 ปีที่แล้ว

    Xasus 2013 dagesani jireeee mntana 2022 dawanoya waqtigu cajib wye

  • @husseinabdulaahi5459
    @husseinabdulaahi5459 7 ปีที่แล้ว +3

    hees qiiro badan tanoo kle way dhacdaa waa run

  • @sadamakid
    @sadamakid 3 หลายเดือนก่อน

    7/10/2024
    Firi waxad samaysa tarikhda reeb iska bax😂🖐

  • @mubarigcaska25
    @mubarigcaska25 2 ปีที่แล้ว

    Heestan waxan dawan jiray 2016 mobile itel

  • @amiinaraab5020
    @amiinaraab5020 2 ปีที่แล้ว

    Heestan Gabar Adumashidey aa AyaaaN kamaqlay inbadn aYado Dhagesaneysaa lakin hada ano weyn ayan dhawanayaa🥺🎈

  • @shucaybraawexaashi1079
    @shucaybraawexaashi1079 2 ปีที่แล้ว

    Xasuus islantaydi lagu sii qaad ya yidha

  • @faadhyoon3
    @faadhyoon3 12 ปีที่แล้ว

    Nairobi dad bay haysaaaaa walahay bal naatan somaliyeedkawaran itaan la eegin waxkale say ulebisantahay ilahay waxaanu kanaxno oo ehelnahah sadaa yaanaan ku arkin kuwani waaaaa xaaaaaaaabadanaaarta hadanay katoobad keenin

  • @alaahuakbar5457
    @alaahuakbar5457 9 ปีที่แล้ว

    Waa hees aad iyo aad umacaan oo ka hadlaysana nafasiha runtii asal wllo

  • @qalbisafi8635
    @qalbisafi8635 2 ปีที่แล้ว

    2012 markasa madaxa sotagayay waxan jecla markey dhaheyso igu noqoy gantal boga iga gale waxa an jeclana maqon wayo wayo

  • @Ayaanlecuufo
    @Ayaanlecuufo 12 ปีที่แล้ว +1

    masha ALLAH wey jirtaa heestan lakin wiilka iyo gabadha waxaa qurxoon gabadha waayo joog iyo jabal baa ALLE ku maneystay,,,, midkale labadoodabo waxan oran laha wad ka baxsateen ee dadaalkiina sii wada asxabey... dadka aflagaada u geysanayo fanaaniintane waxan oran lahaa iney ka wantobaan wax yaabaha qaar, thanks

  • @NadarCiise-ij2qc
    @NadarCiise-ij2qc ปีที่แล้ว

    2023 yaa daawaday

  • @familyworld8321
    @familyworld8321 3 ปีที่แล้ว

    Ano classmate form one ah ayan dhagaysan jireywmana fahmayn waxy ka hadlayso hada 2021 ayan so xasuustay fahmayna heestan anfac laki xagee ku danbaysey

  • @FaadimoAbdinaasir
    @FaadimoAbdinaasir 11 หลายเดือนก่อน

    Inta 2024 daawanayso

  • @jesto12
    @jesto12 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk anfac waa ku jeclahay gabar walsha aan ahay sidaada ku sii soco lakiin aniga codkada waan tagera lakiin jilista filmada ayaaba ku wanagsan tahay ayaan is lee yahay lakiin tan xijabka wadato o kukula jirta heesta danka macda ah kkk aan ku qoslay sideey u taagtay daanka lool wa kaftan intaas na dalke eey anfac ku nooshayana maba aqano in la iso shego aad u jeclaan lahay thanks

  • @naaneychannel7504
    @naaneychannel7504 2 ปีที่แล้ว +1

    Markaan maqlijiray school ma dhiganaynin

  • @hassenahmed619
    @hassenahmed619 ปีที่แล้ว

    Heestaan markaan dhagaysto jacayl baa igu dhaca

  • @leylaahmd3534
    @leylaahmd3534 10 ปีที่แล้ว

    Subxaanlaah walidkuuxu ga.laab sado lonaacalaad ya war anshaax bartaa waliidkunaa dhaman wiiskumid sidaa walidkaa okale uu xushmeyaa wcs

  • @zhamiscdey294
    @zhamiscdey294 4 ปีที่แล้ว +2

    2021yaa dawanooyo🤪🤣🤣🤣

  • @mahadibraahim2024
    @mahadibraahim2024 2 ปีที่แล้ว

    Hestaan wxn dhegeysa jiray 2014

  • @ibrahimshiikh7591
    @ibrahimshiikh7591 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan xasuus ayey i galisay wlhi 2016dii igu danbeysay

  • @aqbaalsiil8068
    @aqbaalsiil8068 2 ปีที่แล้ว

    2023 yaa daawanyo

  • @fahandeeq8278
    @fahandeeq8278 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan anoo yar ban mid aan saxiibo aheen iska dhaheysanjiry Manta anoo ween Ayaan telkeyga ka dhageysanaaah 7/1/2023 'xasuus

  • @Sidokale
    @Sidokale 12 ปีที่แล้ว +7

    wonderful perfomance by fanaanka sanadka daahir love

  • @juwajuwa3429
    @juwajuwa3429 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 o dhamad ah ya ila mida
    Nabsi ruxi gala isaga gurtee😔

  • @ismailabdi8097
    @ismailabdi8097 3 ปีที่แล้ว

    Xasuus wlhi 2012 dhegeysan jiray hadane waxan dib udawanayaaa 2022

  • @ayaanmaxamudmashaalahilhun9331
    @ayaanmaxamudmashaalahilhun9331 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc Abaye iskarali ahaw nimanki lama aminaya kiyana loyin benokden kaliga mahan waha sa layela. Nag an dibadatada Marin malehe

  • @Farxoow58
    @Farxoow58 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waa xasuus ii gaar ah.

  • @maxamedaadanapdi8167
    @maxamedaadanapdi8167 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 dawanay 🤟 xasuus

  • @sasamama3723
    @sasamama3723 12 ปีที่แล้ว

    subxaana laah naa xishoo,hadaadan bulsha ka xishooneen oo gaal iyo muslimba u dhigan,please waalidka ku dhalay haka oysinin ee xishoo.
    dumarka haday xishood beeleen,ragoow waa mid fgeertaada laga gooyay ee adiga xishoo.

  • @ahlaam8819
    @ahlaam8819 2 ปีที่แล้ว

    🥺🥺🥺heestan ano jcl aqoonin dawan jiray

  • @yassinjamac9312
    @yassinjamac9312 4 ปีที่แล้ว

    jacyl xanuun badanaa gabdhaan magaceed aan guursadee

  • @sareedasomaliland7550
    @sareedasomaliland7550 12 ปีที่แล้ว

    waaba ka dartay naaa sowtaan ku iri gurigiina ku noqo ul kama fursanaysid waa in lagu uleeyo

  • @Abdiyarepog
    @Abdiyarepog 9 หลายเดือนก่อน

    Waxa kula gudbon isdil wll😂😂2024 farintada iso garti😂

  • @haninuur1684
    @haninuur1684 10 ปีที่แล้ว +9

    Dadka commentiga bixanayo qabiil iska iloowa
    💯💯💯💯💯💯✔️✔️✔️✔️

  • @MohamedSaid-jr6tr
    @MohamedSaid-jr6tr 3 ปีที่แล้ว

    2021 hdd timdy ama iga danbaysid like ta calyada iska reeb

  • @hamdaomarali221
    @hamdaomarali221 2 ปีที่แล้ว

    Yaa ila dhageysanayaa 10novenbar 2022

  • @mctahliil5
    @mctahliil5 12 ปีที่แล้ว +1

    Qatar waaye qaabka jilitanka iyo dance ga iyo codkeeda

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 12 ปีที่แล้ว

    Aleylehe gartaas anigaa galoo waxa kula gudboon inaad guurto'oo is guhaadisoo iska gaabsataa.

  • @lewandowski1210
    @lewandowski1210 6 ปีที่แล้ว +2

    2018 yaa ila dhaawaday

  • @yuskahassan7020
    @yuskahassan7020 ปีที่แล้ว

    Xasus ❤2013

  • @deriskaxalaasha2660
    @deriskaxalaasha2660 ปีที่แล้ว

    2023

  • @MsMapepe
    @MsMapepe 12 ปีที่แล้ว

    xishoodki waa laga tagay walalee waxan kula talinaya in ad ilah ka baqdid wixi ku dhalayna sharaftooda dhowr talo waa iga intas

  • @abdideck2328
    @abdideck2328 3 ปีที่แล้ว +1

    Awaw geed la cadaab heestu macanaa ❤❤❤

  • @abdirashiddeek7272
    @abdirashiddeek7272 3 ปีที่แล้ว

    Anfac sxpy fanka maka firisatey laguma arke wax badan kuradiyey

  • @hamdiabdullahi366
    @hamdiabdullahi366 6 ปีที่แล้ว +13

    2018 yaa ila haysta like fdln

  • @garaadilkacaze9463
    @garaadilkacaze9463 3 ปีที่แล้ว

    Yaa 2021 ila dawanaya

  • @zamzamguled7683
    @zamzamguled7683 11 ปีที่แล้ว +1

    Omg caato badana gabadhaan...yaaaab

  • @JeilaaniMohamed
    @JeilaaniMohamed 12 ปีที่แล้ว

    anaa joogo noooh see cml kkkkkkkkkkkkk aniga kuu maan doono

    • @hamdimohamud301
      @hamdimohamud301 2 ปีที่แล้ว

      Ma noshahay 🥹

    • @JeilaaniMohamed
      @JeilaaniMohamed 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdimohamud301 alhamdulilah waan noolahay 🙏

  • @arale141
    @arale141 11 ปีที่แล้ว +1

    somali maha maxaad kala jeedaan sow tan somaliga ku heeseysa qofkii caata xataa somalida mau quuri weydeen yaa ximaariin somalidu waa dad qurux badan reer magaal intaad ismoodaysaan dadkiina hau gefina

  • @iqracadeyiqrocadey8341
    @iqracadeyiqrocadey8341 4 ปีที่แล้ว

    Sx wlhi nabsi ruuxi gala asi ayeey ku soo labaneee

  • @auragear82
    @auragear82 12 ปีที่แล้ว

    naa hedhe hablaha ha cebenin walidkana waa kuwo do qamin ah naa ilahi ku aburtay ka baq oo ku siyaya lixdada lexad na codka hayso quran ku baro qiyamaha anaga ku canfacaye

  • @queenmaaria6187
    @queenmaaria6187 6 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaan ku haya fool xumaa abuurista allaah ayaa iska leh ee ha gafina

  • @qamaan37
    @qamaan37 12 ปีที่แล้ว

    war naagtaan qaabka aan lahayn mqa,mareeexaanbaa, ma,anaangaran ariga,weerku laayey,midgo midgo dshaleen.dadkii quulaha cuni jirray.nacalaa waaridkiin, ku yaala!

    • @genyohussein5862
      @genyohussein5862 6 ปีที่แล้ว

      farah qamaan aabahy wasey Mr afk kla bax qaniwhy ufffffffffffffff

  • @XafsomaxamedJaamac
    @XafsomaxamedJaamac ปีที่แล้ว

    Hah masakiin😢😢😢😢

  • @FARXYOBELLO
    @FARXYOBELLO 8 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂 waa qaadi la ahay bee

  • @zuuzuu5098
    @zuuzuu5098 8 ปีที่แล้ว +4

    Naa timaha shac shaca iga dabool wuxu kaga tagay wa folxumada

  • @djdjsjsh
    @djdjsjsh ปีที่แล้ว

    Hostaan marka yaraa waxaan moodi jiray in runruntahay jilinka ay sameynayaan runbaan modii jiray calosha ihuri jiray

  • @luulluul7072
    @luulluul7072 9 ปีที่แล้ว

    sxbeey asturaada aa kunuuree