Maxaad Ka Ogtahay Xaalada Hobolkii Maxamed Cabdow Saalim

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 43

  • @zeydahusni527
    @zeydahusni527 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahmed Abdow saalim hobalada waabari all respect allah ya rahma ❤❤❤

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 4 หลายเดือนก่อน

    Aabe siyaad allowkuunaxariiso

  • @muhamedabdullahi3097
    @muhamedabdullahi3097 3 ปีที่แล้ว +3

    Wa fanaan shaqsiyad leh ilaahey ha xafido

  • @mohamedabdi2091
    @mohamedabdi2091 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow u naxariiso Maxamed Cabdow Saalim wuxuu ahaa nin aad u qiimo badan.

  • @nene3262
    @nene3262 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed cabdow tha legend ilaahow ku caafi❤❤

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 หลายเดือนก่อน

    waaw rag culus wlhi ahmed saciid cige maxed abdow saalim iyo wariye heelo

  • @ayaanmohamed3542
    @ayaanmohamed3542 2 ปีที่แล้ว +1

    Haduu geeriyoodey 14 meey 2022
    Ilhy ha unaxaristo

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa fanaan la tabay Maxamed Cabdo Saalim

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

    Ruwayadahii bur bur kii kadib buu dhigi jiray asga iyo ajakis alayaaraxma iyo jeeri markasda waan ka fakari jiray meeshuu ku danbeeyay

  • @yussufhassan5265
    @yussufhassan5265 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan iska ilmeeynaayaa qof somali ah magac leh hadana dalkiisii hargysa jooga laleyahy waaa qaxoti

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa qaaxooto hargeisa is not part of somalia. Waqtiga is befalaya la soco

    • @aishaabdihassan4987
      @aishaabdihassan4987 2 ปีที่แล้ว

      😭😭🥲

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 8 หลายเดือนก่อน

      Dawladii af wayne oo bililiqadii hargeisa military-gii faqashtii ku iibinayeen xamar wayne sowtii dadkii Hargeisa ka yimid qaxootiga lagu sheegayay

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah macaliminta iftinka aqoonta

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 3 ปีที่แล้ว

    Wariye heelo ha noolaado. Samawade, wariye, aqoonyahan. Alloow karaame

  • @mohadaahir8343
    @mohadaahir8343 3 ปีที่แล้ว

    Alah cafimad allaha siiyo

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 ปีที่แล้ว +1

    Wareysigu aqoon buu u baahan yahey fanaanka waxa helay 2 nacnacle oon aqoon u laheyn fan waa waa sheekadii cawke iyo hereri ee naga aamusa waxka garan maysaan fankee

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 3 ปีที่แล้ว +2

    Halaga Farxiyo Fanaanka Macallinka Insha Allah

  • @yusufahmed8675
    @yusufahmed8675 2 ปีที่แล้ว

    Alaha u naxariisto. Iminkaa geeridiisa naloo sheegay.

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed Cabdo Saalim Iyo Cadeey Heesahiooda Caadi Mahayn
    Ballan Kuma Jarino
    Naas Kama Jiqino
    Ma Jimicsiman Xaqaaqee
    Haddan Jabo Nasiibkay
    Maxaa Kaaga Jira Adi

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 3 ปีที่แล้ว

      Koobkii jacaylkaa riyo laugu keena.
      Duni aakhiru samanay.
      Heestii (ilduuf)
      Iyo qaar kaloo badan

  • @ahmedsaeedawad6510
    @ahmedsaeedawad6510 2 ปีที่แล้ว

    aun maanta ayuu ku geeriyoodey magaalada Hargeisa NWSOMALIA

  • @saadagoudal1306
    @saadagoudal1306 3 ปีที่แล้ว +1

    Waanin qaaliya hala ogaada soomaaliyay

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 4 หลายเดือนก่อน

    Axmed siciid cige afkiisuwuukarilayahay siyaad bare waaninkii heerka uujoogo gaarsiiyay shisheeye waakaas

  • @mg2675
    @mg2675 2 หลายเดือนก่อน

    Walaahi runtii aad baan uga xumahay in Axmed Saciid Cige maata uu yidhaah Maxamed Cabdow saalim waa Qaxooti ku sugar Hargaysa.
    I am sorry is not Qaxooti wadankiisii ayuu joogaa.
    Haday ka ja jaban tahayna ma ahayn horta inay wariyayaasha ka timaado waxay ahayd I ay ka tomaado shakhsiga

  • @ahmedsahal2478
    @ahmedsahal2478 3 ปีที่แล้ว

    Allaah hakaa farxiyo m c saalim

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaap hadii somaliland qaxooti ku yahy waa sheeko kale

  • @yussufhassan5265
    @yussufhassan5265 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan kufaraxsanhy ninka iskujooga xiran in uu somalia qibrad uleyahy kuna noolaa xiliga nabada jirtay

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 8 หลายเดือนก่อน

      Neef somalia-daad sheegayso Somaliland baa aliftay

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 3 ปีที่แล้ว +4

    Maxay juugarada ku jeclaaheen in ay ka hadlayaan dadka shisheeyaha iyagoo ay heystaan kumaan kun isaaq ah oo togdheer ka soo jeeda
    Anigu lama yaabin nacaskan axmed saciid, inta wuu weriye ahaa tayo muu laheyn haddalkana ma yaqaan
    Adaba kan kale ma isagoo kale
    Waar waxani waa looma ooyaanka
    Axmed siciid walaashii baa bakhtiyeysa oo aanu salaanta ka qaadin
    Dadkooda iyo eheliyadiisa ma arki karo

    • @mohamedabdifarah373
      @mohamedabdifarah373 3 ปีที่แล้ว +2

      War nacas nacas dhalay baad tahay dadka ha caayin qabiil dhan afka Ku dhufanaysa ina gumeed yahoow ina saciid cige garan maysid waa asal burco yaa ibnu reer baale

    • @moseskaahin8631
      @moseskaahin8631 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedabdifarah373 anigeygan baa reer baale ah, laakiin axmed saciid waa doqon shisheeye kalkaal ah
      Walaashii oo caruur keligeed haysata way bakhtiyeysaa, muu wax siiyo.meel walba lacag baa u taal
      Inantaas marka keliya ee uu la soo xidhiidhaa waa maalinta guriga loo dhaqayo ama maryaha loo meydhayo iyadoo ay joogto tuu qabay
      Waa doqon aan hadalkana aqoon shisheeyahana dabada u dhaqa afweyne ayuu kabo leef u ahaa

    • @mohamedabdifarah373
      @mohamedabdifarah373 3 ปีที่แล้ว

      Si prive ah Kula soo hadli sug indr soo tuur account fc am whst

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 ปีที่แล้ว +1

      Axmed Siciid Cige Waa wariye hufan, waalid, iyo waayo-arag. Kheyr Eebbe ha siiyo mar kasta.

    • @moseskaahin8631
      @moseskaahin8631 3 ปีที่แล้ว

      @@roblemaer4834 waa nacas gaajo ku soo korey shisheeye kalkaal ah, dad aan abwaaano iyo waxba aheyn oo faqash ah war ka raadsada waa ninka hoos fadhiyey ciyaal yar yar oo reer xamar ah Bbcda, waa ninka walaashii bakhtiyeyso, waxtarkiisu yahay marka ay guriga u meydheyso, qasaalista maryihiisa oo keliya
      Ma kaas baa amaan leh, walaashiis sidaas ula dhaqmaya
      Waa doqon aftahanimo ka dheer tahay