SAALAX SANAAG | HEES CUSUB CALANKA SOMALIA SANAD GUURADII 64aad 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มิ.ย. 2024
  • Kaafi Studio is one of somali content creators Producess Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentry and More Content Creation Services.
    *******************************************************************************
    استوديو كافي هو أحد منشئي المحتوى الصوماليين الذين ينتجون أغانٍ صومالية ، أفلام ، لقطات زفاف ، أفلام وثائقية والمزيد من خدمات إنشاء المحتوى ،
    *******************************************************************************
    Kaafi Studio waa mid ka mid ah hal-abuura Yasha Somaliyeed Kaas oo Soosaara Muuqaalada, Heesaha, Aflaanta, Arooska, Documentary-ga iyo Adeegyo kale oo quseeya muuqaal sameynta.
    Don't forget Subscribe and Share leave a comment
    Produced by Kafi Studio © ️ Good Rights
    Contact What's Up +254797223750/ +447449961382
    wa.me/message/Z4VNJSBV7JSYM1

ความคิดเห็น • 278

  • @AsedCismaan
    @AsedCismaan 18 วันที่ผ่านมา +9

    Mashaa allaah somaliya oo Saban qurxxoon u curtay iyo mustaqbal ifayo

  • @luizmartel7004
    @luizmartel7004 20 วันที่ผ่านมา +46

    we love somalia from Djibouti, somalia hanolatoo, i wish one day Djibouti will also be part of somali weyne, long live to somalia

    • @caynabyare3133
      @caynabyare3133 19 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanud❤🇩🇯

    • @sahraali6994
      @sahraali6994 19 วันที่ผ่านมา

      We love too, Djibouti 🇩🇯 ❤️

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 19 วันที่ผ่านมา +13

    Waxa ujeeda rajo qurux badan io dhalinyarada badankooda iney ogaden iney wllo yihiin alxmdulillah allow dadkeyga quluubtooda midey insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 saalax sanaag 👑💗

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 18 วันที่ผ่านมา +7

    War hees cusub maaha waa heesihii wadaniga ahaa ee cabdi bashiir in bauur alaha unaxariistee🇸🇴🇸🇴👍

  • @Sabirin59
    @Sabirin59 16 วันที่ผ่านมา +3

    Jah saalax sanag ninkii hestan ugu mudna bad tahay calankagu wa hibo iyo haybad waxad ku ledahay dalkaga hoyo waxasa fanan qaran ah runtii magaca o fananimo ka runshegay No qabii iyo qurun o iski uhesa🇸🇴❤🎤👏👏🇸🇴

  • @maxameddaacad-xt7ex
    @maxameddaacad-xt7ex 20 วันที่ผ่านมา +33

    Wiilka dhulpahnte Calanka Somalia isagaa iska leh 🔥❤🇸🇴

    • @Inaxaaji65
      @Inaxaaji65 19 วันที่ผ่านมา +3

      Waa sidaa❤

    • @user-rh5qh9xe6u
      @user-rh5qh9xe6u 18 วันที่ผ่านมา

      Halkas miad ka fikirty😂

  • @Cqaadirnuurcaaliya
    @Cqaadirnuurcaaliya 18 วันที่ผ่านมา +4

    Maasha allh soomalinimo guul guul guuuuuuul soomaliya hanoolaato 🎉

  • @SacadMohamed-ou3xo
    @SacadMohamed-ou3xo 20 วันที่ผ่านมา +14

    Salaah sanaag axyaa fanaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @Qaali786
    @Qaali786 20 วันที่ผ่านมา +25

    War saalax waan wadanaa wadani geesi ah

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r 19 วันที่ผ่านมา +5

    Somaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️ GUUL 💪 IYO GOBANIMO 💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🎉

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k 19 วันที่ผ่านมา +7

    Mansha allaha guul soonaliyodhan allaha inagusooceliyo sedan ookale

  • @s_h4807
    @s_h4807 19 วันที่ผ่านมา +6

    Soomaaliya ha noolaato guull iyo gobanimo ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🙃🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @garsoorkadegmada5983
    @garsoorkadegmada5983 19 วันที่ผ่านมา +13

    Hanbalyo reer Somalia

    • @sahraahmed-fv6rj
      @sahraahmed-fv6rj 17 วันที่ผ่านมา

      Xagaad isaga saartay soomaali waa wadanahay

    • @muniitaismail3550
      @muniitaismail3550 9 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂 Canadian 🇨🇦 buu isku maleeyay malaha ​@@sahraahmed-fv6rj

  • @SaidAli-ri7uw
    @SaidAli-ri7uw 17 วันที่ผ่านมา +3

    Somalia hanolato❤❤❤

  • @abdisamadbulshawimedia8172
    @abdisamadbulshawimedia8172 17 วันที่ผ่านมา +2

    heestu heesti somalilnd weye 🟢⚪️🔴

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 19 วันที่ผ่านมา +3

    Hambalyo my dhiiga somali weyn 1 juulyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 20 วันที่ผ่านมา +11

    Mansha Allah tabarakallah ❤

  • @Luqaafopoi
    @Luqaafopoi 20 วันที่ผ่านมา +7

    Erayadii Cabdi Bashiir Indhabuur Alla Yaa Raxma❤😢

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs 20 วันที่ผ่านมา +23

    Mashalah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍❤🥰🥰🎉🥰🥰🥰💪💪💪

  • @Sarta100
    @Sarta100 7 วันที่ผ่านมา

    Saalax sanag legend soomaali dhiifmga dhiiga .viva soomaali weyn. U .kaca u istaaga soo celinta midnimada iyo sharafka. Soomasliyeed guul..

    • @ahmedzuq4273
      @ahmedzuq4273 6 วันที่ผ่านมา

      ❤❤توبوا إلى الله لأن بالصلاح والاسلام تحيا النفوس والقلوب وتب لتنجو من الوعيد
      repent to Allah in Islam because by Islam live the hearts and souls and repent to survive from the promise

  • @user-ru2gk9gi4u
    @user-ru2gk9gi4u 19 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤guuuuuuul guuuuuuul wll😅😅

  • @user-ru2gk9gi4u
    @user-ru2gk9gi4u 19 วันที่ผ่านมา +2

    Salax sanaag wll qaali guuuuuuul goobanimo😊😊😊😊😊❤❤❤❤

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 19 วันที่ผ่านมา +2

    Somalia 🇸🇴 guul insha allah❤

  • @user-vc5qw5mg1w
    @user-vc5qw5mg1w 19 วันที่ผ่านมา +5

    sᴀᴀʟᴀx ❤Gᴜᴜʟᴇʏsᴏ ❤

  • @IyasMohamed-ri9fi
    @IyasMohamed-ri9fi 18 วันที่ผ่านมา +1

    Hampalyo Umada somaliyeed❤❤

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alxamdulah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CabdisaalaxThuma
    @CabdisaalaxThuma 19 วันที่ผ่านมา +2

    We love somalia❤❤❤

  • @karinaali63
    @karinaali63 14 วันที่ผ่านมา

    Mashallaha Somalia 🇸🇴 ha nolato

  • @nimcoabdirahmaan6707
    @nimcoabdirahmaan6707 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waa hibo ilaahay Bixiyo inay dadkagu saa kuu jeclaadan Waayo markan muuqalkan Daawaday wax badan baan ka arkay Oo shaqsiyada dayaxa ❤❤❤❤ soomaaliya hanoolaato

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 19 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah soomaaliya hanoo laato ha waarto ha guulesato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoguled2087
    @nimcoguled2087 12 วันที่ผ่านมา

    Landeer Somalia long live ❤❤❤ horey u soco darawiish

    • @ahmedzuq4273
      @ahmedzuq4273 6 วันที่ผ่านมา

      ❤❤توبوا إلى الله لأن بالصلاح والاسلام تحيا النفوس والقلوب وتب لتنجو من الوعيد
      repent to Allah in Islam because by Islam live the hearts and souls and repent to survive from the promise

  • @AbshirGuun
    @AbshirGuun 18 วันที่ผ่านมา

    Calankada wahibo sharaf guguhagogane somalia hanolato Gul gul❤❤❤

  • @BobBrave-j5k
    @BobBrave-j5k 19 วันที่ผ่านมา +1

    Wadani somaliyeed horay u soco zxp 👊

  • @fatamaali2033
    @fatamaali2033 19 วันที่ผ่านมา +1

    Hantiyeey mcn waa midaan hooy Laga oran😢❤❤❤❤

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 20 วันที่ผ่านมา +5

    Ma heees cusub baaa marka waaaba heees hore

  • @NiciimoCanshuur
    @NiciimoCanshuur 19 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤masha allh❤❤

  • @nimcoguled2087
    @nimcoguled2087 12 วันที่ผ่านมา

    Masha allaha coz ❤❤❤

  • @s_h4807
    @s_h4807 19 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaliya guuuulll❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-qp3cb5qu3f
    @user-qp3cb5qu3f 15 วันที่ผ่านมา

    Mashallah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @ahmedzuq4273
    @ahmedzuq4273 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤توبوا إلى الله لأن بالصلاح والاسلام تحيا النفوس والقلوب وتب لتنجو من الوعيد
    repent to Allah in Islam because by Islam live the hearts and souls and repent to survive from the promise

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 19 วันที่ผ่านมา +2

    Gobolka Sanaa waa soomaaliland
    Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiBucurde-k2t
    @CabdiBucurde-k2t 16 วันที่ผ่านมา

    Heestu waa heestii Somaliland ❤❤❤

  • @NuraMohamed-ej2io
    @NuraMohamed-ej2io 15 วันที่ผ่านมา

    Masha allh❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kalid-oh7do
    @Kalid-oh7do 17 วันที่ผ่านมา

    ❤Saalax Sanaag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂 My Brother 💙

  • @RaliyaDaoud
    @RaliyaDaoud 17 วันที่ผ่านมา

    Maschalla 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @YurubAadan-be9xw
    @YurubAadan-be9xw 17 วันที่ผ่านมา

    Heestii Ali saki waa

  • @Red_CCC
    @Red_CCC 19 วันที่ผ่านมา +10

    Somalinimadaa.Noo diiidaa heeestaa somaliwey ayaaa leeh wax somaliland ladhaaaho majiiro nacaaabkaa qaran dumiska hajabo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼👍🏻👍🏻😍😍😻😻😻😻😻 somali weeny 💪🏼💪🏼💪🏼🇸🇴🇸🇴😻💪🏼

    • @canabcabdulle6500
      @canabcabdulle6500 18 วันที่ผ่านมา

      HEESTAAN SOMALILAND SHUQUL KUMA LAHAN💯EE WAY TOBOL CAAREEYSTAAN OO HEESTAAN & LAXANKEEDABA WAXAA ISKA LEH OO CURIYAY CABDI BASHIIR INDHABUUR OO AH ABWAAB🦁🇸🇴🩸HG/ REER NIMCAALE🤴🏾🐯🇸🇴💯👌🏾MUQDISHA🇸🇴AYAA LAGA LEEYAHAY EE TAA OGOW HG AYA ISKA LEH HEESAHA WADDANIGA & KUWA JACAYLKA AH EE WAAWEYN, ISAAQ SHEEGASHADOODII WAA LA QARXIYAY🤣IYAGAA AMAAN SII WAAYAY UMMADDA ILLAYN WAA LAGA XISHOO JIRAY WAX KASTA OO AY DHAAMAANBA WAA LEYSKA DHAAFI JIRAYE, HADDA KA BACDISE WAA LA QARXINAYAA HEESO AMA TIXA 🦁🇸🇴🩸HANTI🇸🇴HABARGIDIR 🤴🏾🐯😇LEEYIHIIN 👌🏾HADDAYBEEN SHEEGTAAN💯👌🏾✌🏾🤣😂🤣😂🤣😂🤣

  • @ladanaadanmaxamed3561
    @ladanaadanmaxamed3561 18 วันที่ผ่านมา

    Masha alaa

  • @BurhaanyuusufYuusuf
    @BurhaanyuusufYuusuf 18 วันที่ผ่านมา

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 17 วันที่ผ่านมา

    ILLAAHEEY HAA NOO HAAFIIDO DAADKA IYO DALKAABA

  • @Inaxaaji65
    @Inaxaaji65 19 วันที่ผ่านมา +1

    Dad baa qalbadda jabisay see wax yeeshay ina adeer😂🇸🇴💪

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 20 วันที่ผ่านมา +2

    Barakumu Allah jamiican

  • @ConfusedBreakfast-dp8iz
    @ConfusedBreakfast-dp8iz 19 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤

  • @user-gn4tv4yr8i
    @user-gn4tv4yr8i 14 วันที่ผ่านมา

    Somali🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 12 วันที่ผ่านมา +1

    Calanka Kenya na maxaa geeye meesha. Eew.

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 18 วันที่ผ่านมา

    Qofkii qurbo tagey Aya dareemo waxay tahay Wadankaaga iyo wadan kale Farqiga u dhexeeyo😢Dadkeena qaar xumaaden maahe Wadankeena wa sidiisa.Damiirka inta xun nabada diidey Ilaahey damiir iyo iimaan ha siiyo.Dhalin yarooy idinka Horumar na gaarsiin karo iyo nabad Ilaahey ka sokoow ee dadaala oo midooba Qabiilka tuura Oo dantiina guud ka fekera Insha'allah.

  • @maxamedcumarjabsha7718
    @maxamedcumarjabsha7718 19 วันที่ผ่านมา

    Somal🇸🇴i ha taliso inta kle halo taliyo😘

  • @AbshirGuun
    @AbshirGuun 18 วันที่ผ่านมา

    Calankada wahibo sharaf guguhagogane somalia hanolato Gul gul❤❤❤ 3:01 nmmmmm

  • @sacdiomar-uz2s
    @sacdiomar-uz2s 15 วันที่ผ่านมา

    Calanka xunee kenya inader ka dulqaad calanka somalia aduunyada itoobiya iyo kenya unecbahay siday somali isugu direen ban cuqdad uga qaaday😟

  • @MohamedSidi-ee3uq
    @MohamedSidi-ee3uq 15 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍

  • @QeysAbdiAhmed
    @QeysAbdiAhmed 16 วันที่ผ่านมา

    Wow ❤

  • @YuaufAli-ru1qo
    @YuaufAli-ru1qo 20 วันที่ผ่านมา +4

    Jah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohamedSidi-ee3uq
    @MohamedSidi-ee3uq 15 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MadiinoCabdi-kq1ve
    @MadiinoCabdi-kq1ve 17 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 19 วันที่ผ่านมา

    Ascwb maashaa alaah waa Runtii aduun ka waxay no yaqaano an soomaaliyo

  • @KaltuunKhadar-fw6en
    @KaltuunKhadar-fw6en 19 วันที่ผ่านมา

    Wall Hambalyo Hambalyo Horou soco 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 19 วันที่ผ่านมา

    Heeskan waxan iskaleh jamac yare kiin jamac abaheed waa nin darwiish ah mansha Allah

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 19 วันที่ผ่านมา

      Saalaxba waa darwiish haduu qaado dhib maleh

  • @XaliimoCabdulaahi-g8r
    @XaliimoCabdulaahi-g8r 18 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @Leylocabdi-ro7xr
    @Leylocabdi-ro7xr 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @cabdinasirmahad
    @cabdinasirmahad 19 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🎉

  • @CumarYare-kx1rq
    @CumarYare-kx1rq 13 วันที่ผ่านมา

    Maan shaalaah❤❤❤❤ 1:20 1:24 1:25 1:26 🎉🎉🎉

    • @ahmedzuq4273
      @ahmedzuq4273 6 วันที่ผ่านมา

      ❤❤توبوا إلى الله لأن بالصلاح والاسلام تحيا النفوس والقلوب وتب لتنجو من الوعيد
      repent to Allah in Islam because by Islam live the hearts and souls and repent to survive from the promise

  • @axmedxamdiyusuf
    @axmedxamdiyusuf 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @XaawoKaraan
    @XaawoKaraan 18 วันที่ผ่านมา

    Masha alhi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaabiriinMaxamed-c4t
    @SaabiriinMaxamed-c4t 19 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah❤😘

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 19 วันที่ผ่านมา +2

    FADLAN, XAFLADDAN WAA 1 da LULYO, KA JOOJIYA, MARYAHA MAAMUL GOLLEDDADA, CALANKA WA BULUGLEY OO KALIYA.

  • @saidaabdilaah4135
    @saidaabdilaah4135 18 วันที่ผ่านมา

    Mansha alaah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉hanbalyo hanbalyo

  • @LuulBashiir-h5f
    @LuulBashiir-h5f 19 วันที่ผ่านมา

    Somaliyo guuull❤

  • @user-jl7ys6dx2o
    @user-jl7ys6dx2o 19 วันที่ผ่านมา

    Somaliya Guuul ❤

  • @user-ch4kh4ky8w
    @user-ch4kh4ky8w 19 วันที่ผ่านมา

    Ala heees kale malooo wayay 😅 heestii cali qaran ba ba aday🎉

  • @marwohawaarab
    @marwohawaarab 19 วันที่ผ่านมา

    digo biyo mahin saalax sanag horaye o soco huno

  • @barliincadeey9237
    @barliincadeey9237 20 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰masha alla somali guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul

  • @user-ym4hz7ox9t
    @user-ym4hz7ox9t 18 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 20 วันที่ผ่านมา +7

    Calanka 🇰🇪 kenya waa maxay waraa somalia 🇸🇴 kaliya rabnee

    • @user-gk8yc4we4s
      @user-gk8yc4we4s 19 วันที่ผ่านมา +2

      Kuwa America joga weydi Sxb

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 19 วันที่ผ่านมา +2

      Kkkkk insha alah 5nin ee somaliya weey isku soo noqaneesaa walahi waxaa Naga fakaday jaanis inteey gaalada isku maqan tihiin waa ineey hushiiyaan nimamka rag eh 33sano diin laaan khaniis gaalo shia waa nala soo galay ilhayoow umada somaaliyeed badbaadi amiin

  • @HamzaOli-op9qy
    @HamzaOli-op9qy 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @shuune1
    @shuune1 18 วันที่ผ่านมา

    Legend- I hope those Somaliland Racism Sick m/f don’t Attack u. We love you though boss. Wlc
    ❤❤❤❤

  • @MahamedAsma-yi3qs
    @MahamedAsma-yi3qs 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤️❤️😍😍😍😘😘😘

  • @xalimosacdiyo-jn8vk
    @xalimosacdiyo-jn8vk 18 วันที่ผ่านมา

    masha allaah soomaaliya hano laato ❤❤❤❤❤

  • @user-wh7rh7hx8f
    @user-wh7rh7hx8f 19 วันที่ผ่านมา

    ViVi somalia

  • @AbshirGuun
    @AbshirGuun 18 วันที่ผ่านมา

    Calankada wahibo sharaf guguhagogane somalia hanolato Gul gul❤❤❤ 3:01 nmmmmm
    3:30

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 20 วันที่ผ่านมา +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-le3rm7iq7d
    @user-le3rm7iq7d 19 วันที่ผ่านมา

    Masha alaah

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 19 วันที่ผ่านมา

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤
    Walgaaba u hees calanka buluuga ah soomaaliland
    Socotay waxba ka qaadi maysid Sanaa waa soomaaliland

  • @user-kw8xh9dl6y
    @user-kw8xh9dl6y 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dagandeka7064
    @dagandeka7064 16 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YonislibanYusuf
    @YonislibanYusuf 2 วันที่ผ่านมา

    Mana

  • @user-xh9bg5mu5l
    @user-xh9bg5mu5l 19 วันที่ผ่านมา

    Mashallah 🎉🎉🎉

  • @nimcoabdirashiid4269
    @nimcoabdirashiid4269 19 วันที่ผ่านมา

    Manshallh wllo saalax ❤❤❤❤

  • @user-pu5iu2zf3o
    @user-pu5iu2zf3o 20 วันที่ผ่านมา +1

    Inader salax sanaag dhaal darwish🎉❤

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 15 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @user-ru2gk9gi4u
    @user-ru2gk9gi4u 19 วันที่ผ่านมา

    Daraawiish waxaa taahay dhiigeeyga wll mcn❤❤❤❤❤