Khadra Daahir Ahun | Heesta Awrkii Cirkaan Arkay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 371

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 5 ปีที่แล้ว +156

    Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa soo boqatay 2020!!!

    • @abdiqabirmohamed4086
      @abdiqabirmohamed4086 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh

    • @binticali2421
      @binticali2421 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ikraamhassan9589
      @ikraamhassan9589 4 ปีที่แล้ว

      hhhhh bent mahan wlh

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 4 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁😁😁😁✅✅✅jaceylkiii jaceylkii jaceylkii, oo dil oo idil, oo dil oo idiil... faldagan ba xoog inagu hysto....
      Kuwa ugu roon live uma soo qaadayaan, devices bay noo soo adeegsanayaan

    • @omarhussien8958
      @omarhussien8958 4 ปีที่แล้ว

      Runtaad ka hadashay..thank you!

  • @gattuze453
    @gattuze453 5 หลายเดือนก่อน +5

    Anagoo ah arday dhamaysay jaamacadda gollis sanadkii hore 2023 ayaa anagoo dib isu soo abaabulnay si aan dalxiis xasuustiisa watay u baxnay galbeedka hargeisa ayaa inan ka mida ardaydii classka lagu xujeeyey hees waxayna qaaday heesta, waana sababta aan halkan u joogo🙌

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt 4 หลายเดือนก่อน +1

      Beriga dadku wey faraxsanaayeen. Harmony

  • @Geymaale03
    @Geymaale03 2 ปีที่แล้ว +12

    Kahadra daahir wlhi dhanka fananinta gabdhaha cod walaga yabaa in laga hello balse
    Heeso xul ah iyo tayo ileen leesma xaqiree
    Waaa kow Waana bad weliba heesa heedu
    Rabi naxaristiisa janno haka Waraa biyo
    Allaan u baryayaa markastaba 😢😢
    Mar la weydiyay xasan adan qaf kula hesta iyo hesaba tee u jeceshhy kolkasuu yiri
    Khadra dahir iyo seyloo guyal badn hees eey wada jir u qaadeen
    Khadra ❤❤

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว +1

      Aamin

    • @sakariyedayib1491
      @sakariyedayib1491 6 หลายเดือนก่อน +1

      Aan ku yara saxee taasi maaha khadra ee waa sahra axmed iyadaana heesta saylo la qaada hal ku dhig kale oo waxa jira isna la sheego inuu xasan adan yidhi oo ah heesi waa saylo inanina waa sahra

  • @ZakariaSunni
    @ZakariaSunni 5 ปีที่แล้ว +52

    Hooyada fanka Somaaliyeed Khadra Daahir Cige 🙏🙏🙏
    6/5/2019 Habeen Khamiissa.
    Hargeysa/Newga.

    • @hassanmohamed5413
      @hassanmohamed5413 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah zaki

    • @muniirjr6856
      @muniirjr6856 5 ปีที่แล้ว +1

      Zakaria Sunni Films And Vlogs niyaw kaakan xiiqa meel walbaa maxa ku dhigay iyo nagtaan nin qodhihiis argtay ee leh awegii cirkan xalay arko ku moday sodigii sheekhan aha

    • @ZakariaSunni
      @ZakariaSunni 5 ปีที่แล้ว

      @@muniirjr6856 wax yaroon xishoonayn bd tehee fanku waa nolosha badhkeed,Alle haku fahamsiiyo 😂😂

    • @muniirjr6856
      @muniirjr6856 5 ปีที่แล้ว

      Zakaria Sunni Films And Vlogs 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @khaliifaofficail5756
      @khaliifaofficail5756 4 ปีที่แล้ว

      @@muniirjr6856odayga laydhbaad Ku kla bixisee waxabu Ku leyay fanku waa nolosha badhkeed nin wax bdn og zakariye suni

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 6 ปีที่แล้ว +7

    Erayadii Abwan Abdi Ali Wayad Allah ha u naxariisto ‘
    Abdi ali wayad wuu abti u yahy Fanaank la holin Waayay mohamed aadan himilo

  • @ikkyyaisto8403
    @ikkyyaisto8403 3 ปีที่แล้ว +8

    Ciyaal nimadeydii waxn xasuusta hooyadey oo heestan qadi jirtay ilahy haku naxaristo hooyo mcn manta wad iga hoseysaaye😭😭😭

  • @abdullahiyusuf3995
    @abdullahiyusuf3995 4 ปีที่แล้ว +8

    Daud cali masxaf alle haku naxaristo Aabihi kabanka somaliyed 😭😭😭😭

  • @barisamaadtv5176
    @barisamaadtv5176 5 ปีที่แล้ว +50

    *#Awkrii** cirka*
    *Astaanta Jacaylka*
    *#Khadra** Daahir Cige* 💓💜
    Xalay Baan Hutel ambasator hargsysa Isugu Soo Galnay waxaan is idhi khadri Iyadoo Yar bay fanka ku biirtay sida Fanaaniintii waabari Da Badani kama Muuqato
    *Inanimadu Yaablee ka adkayso saw ismaan oodhan Edebtaadana utudho*
    afkaaga Caano lagu Qabay
    28/jun/19ka

    • @maanragaragtemaskaxdumardh4221
      @maanragaragtemaskaxdumardh4221 5 ปีที่แล้ว

      hadaan khadra mar uun si toosa u arki lahaa maxaan xog jacayl ka heli lahaa ma maansoor bay ku cawaysaa aan aawadeed u tagee

  • @amiiramaxamuud7171
    @amiiramaxamuud7171 5 ปีที่แล้ว +30

    Ugubnimaa xishoodlee il nugeyn la waabtee caashaqu ogeysiis ma leeyahay
    (Yaa naga damiinta kan caashaqa lagu sheego tolow😁😁😁)

    • @Saad-ds6lu
      @Saad-ds6lu 5 ปีที่แล้ว +1

      Gbr aan aad u jeclahy ayad isku mgc tihiin magaceeduna ahaa Amiira Mohamed aadan waxayna daganeyd Mogadishu gaar ahaan xfda Taleex
      Gabadhaas wxa ay ahyd the Love of my life lkn waqtiga ayaa Ina kla geeyay.
      Waxaana KU Soo xusuusty sida aad isugu magac egtihiin io weliba 2 diina aabo oo isku mgc ah
      Thanks ayn KU leyhy wlshy 🙏

  • @azuzmuzedacar7543
    @azuzmuzedacar7543 5 ปีที่แล้ว +88

    2019 Yaa dawaday like saar

  • @scwscw3047
    @scwscw3047 5 ปีที่แล้ว +16

    Ayeey9 macaan ilahoow ku xafid .ayeeydey ayaan ku xasuusta hestan .ilove y cimri dheer ayaan ku rajeenaya macaan ayeyday 💞💞💞💞💞 13-10-2019

    • @abdirahmanmohammed3543
      @abdirahmanmohammed3543 4 ปีที่แล้ว

      Ayeeydaa islaan ilbaxay ahayd kolay

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 4 ปีที่แล้ว

      Ma tiri anagu aabahyn waxbo kama garanaayo heeso hhhhh ....

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 4 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanmohammed3543 ilbax lama orankaro

    • @Daadaxx
      @Daadaxx 3 ปีที่แล้ว

      Wow ayeyo

    • @scwscw3047
      @scwscw3047 2 ปีที่แล้ว +1

      Inaalilah wa Ina ilah rajicun ayeeyo way iga dhimtaya maanta Ayaan so booqday commentigan oo aan bixiyay . Ayeeyo macaan ku xiisay ... 24-March -2022

  • @habzaabdirahmn113
    @habzaabdirahmn113 4 ปีที่แล้ว +24

    Qurux badnaa oo cod macaanaa
    Alle cimri dherer iyo cibaado suubn
    Hku siiyo Eedo ❤ 8/2/2020

    • @hanadyare6899
      @hanadyare6899 3 ปีที่แล้ว +2

      Aamin

    • @Maazim12
      @Maazim12 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiin Amiin

    • @HORJOOGPRO
      @HORJOOGPRO หลายเดือนก่อน

      Alle haw naxariisto..khadra daahir cige habaryartay oon aad u jeclaa alle ayaa iga kaa jeclaaday janada fardowsa alle hakugu casuuml🤲🤲

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra1884 2 ปีที่แล้ว +8

    Manta ay tahay 03/07/22 malin modow allaha marti la jecelyahay kaa yeelo albabada janada Allaha ku furo 😭 mamo khadro

  • @yaxyegabyaaye9792
    @yaxyegabyaaye9792 4 ปีที่แล้ว +5

    Ereyada iyo Maskaxdii AHN Abwaan Cabdi Cali Wayd.

  • @shooladyare9765
    @shooladyare9765 5 ปีที่แล้ว +11

    Heeskan waxaa lahaa abwaan huryo alle ha u naxariisto dhagaysi wacan

    • @haashimbare4936
      @haashimbare4936 5 ปีที่แล้ว

      Cabdi caliweyd baalahaa

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 5 ปีที่แล้ว

      heesttii 2 aad ee ay qaaddo marka fanka aysoo gashey waxaa lahaa Cabdi Caliweyd

  • @ilhaanmaxamed5632
    @ilhaanmaxamed5632 2 ปีที่แล้ว +2

    Khadara daahire boqoradi codkatahay ilhay ciimri dheer haku siiyo amiin qalii cuulus

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha u naxariisto aamin, bishii hore bay Hargeysa ku geeriyootay.

    • @muhanadabiib7687
      @muhanadabiib7687 2 ปีที่แล้ว

      Axya allow ku naxariso khadra dahir cige 😪😪😪😪😪😪

  • @abdirahmanabokor8782
    @abdirahmanabokor8782 5 ปีที่แล้ว +61

    Caawa wa habeen qaali ah wa bisha may/2/2019 like ii saar hadaad u xiistay

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 3 ปีที่แล้ว +2

    Awrkii cirkaan xalay
    Arkayoon ku moodee
    Heeso waa kuwi hore walee🥰🥰🥰
    Mom khadra dahir

  • @MohamedHassan-gu6rd
    @MohamedHassan-gu6rd 2 ปีที่แล้ว +5

    heestaan waxey ka mid ahayd ruwaayad aw sameeyay abwaan huryo, waxeyna kutimid hurya ayaa jeclaa khadra
    khadra ayadana axmed ciqaal ayay jacleyd

    • @quruxleyx5969
      @quruxleyx5969 ปีที่แล้ว

      Axmed isna Wuxu jecla maryal mursal 🥺🥺habenka ay Heesta sameysy qolka u axmed jogo bay islhed ag seexo misna qolka wxa jogey Abwan huryo uu axmed ku dhahy qolka i badal

    • @suhaybsamaale2584
      @suhaybsamaale2584 3 หลายเดือนก่อน

      Wll huriyo ma laha heesta waxa iska leh Abwaan Cabdi Cali Weyd

  • @somalidadusseldorf2349
    @somalidadusseldorf2349 3 ปีที่แล้ว +4

    Inanimado yablehe ka adkayso sow isman odhan edebtadana utoro hadi ad dawaneyso 25/1/ 2021 xili ck iyo balbalarka fanin yihin like isara

  • @SadeBulle
    @SadeBulle ปีที่แล้ว +2

    Qisada heestan qadro dahir waxa xad dhaaf ujecla abwan huuryo ayadana waxay jecled cigal jabuti aya riwayad loqaday 3 doda kadib qolki cigal ayado usocoto ayi kii abwanka gashay habenimo sidas ayu abwanka heestan ugu dhibay

    • @abdrskjustjust9456
      @abdrskjustjust9456 6 หลายเดือนก่อน

      Heestan cabdi cali weyd ba sameeyay

    • @sadaamNuur-od2ui
      @sadaamNuur-od2ui 2 หลายเดือนก่อน

      𝑦𝑎𝑎 𝑘𝑢𝑦𝑖𝑑ℎ𝑖 𝑤𝑎𝑥𝑎𝑎𝑦𝑒 𝑗𝑒𝑐𝑙𝑎𝑑 𝑢𝑟𝑦𝑜 𝑤𝑎𝑥𝑏𝑎 𝑘𝑎𝑚𝑎 𝑗𝑖𝑟𝑎𝑎𝑛

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 5 ปีที่แล้ว +11

    Habo khadra daahir cige alle nagama kaa qaado

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 5 ปีที่แล้ว +7

    6/7/2019 wixi dhageysty like sara at hrgeisa iyo galb murqan wacan😌😌

  • @saadaqcusmaanmahad8341
    @saadaqcusmaanmahad8341 4 ปีที่แล้ว +11

    2021 wali daawanoyaa😘

  • @azizahassan9308
    @azizahassan9308 5 ปีที่แล้ว +45

    That guy who's dancing is rocking it.✔💓

    • @hamsecali213
      @hamsecali213 4 ปีที่แล้ว

      Where are you living l whant you

    • @saluumisaid8471
      @saluumisaid8471 4 ปีที่แล้ว

      @@hamsecali213 😂😂

    • @isaxaaqmaxamedxasan4426
      @isaxaaqmaxamedxasan4426 3 ปีที่แล้ว

      Yep, but i gave all ma attention to khadra amazing vibe

    • @devincedric4068
      @devincedric4068 3 ปีที่แล้ว

      I guess Im asking the wrong place but does any of you know of a tool to get back into an Instagram account??
      I was dumb forgot the login password. I appreciate any assistance you can offer me!

    • @balafoowtailor9602
      @balafoowtailor9602 2 ปีที่แล้ว

      Aziza hassan

  • @abasadanmaxamed9998
    @abasadanmaxamed9998 6 ปีที่แล้ว +15

    Khadra daahir hooyada fanka somaliyeed✌

  • @mowlidhami5250
    @mowlidhami5250 3 ปีที่แล้ว +5

    Khadra daahir cimrigaa ha waaro.
    16/09/2021
    Local time : 1:40 A.M midnight
    Edmonton, Alberta, Canada 🇨🇦♥❤

  • @ahmedceero
    @ahmedceero 3 ปีที่แล้ว +6

    2021👆 hadaad daawwanay like dhac ku sii

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxaa iska lahaa ereyadeeda AHU abwaan Huryo .
    Huryo waxaa uu sameeyay heeso aad u badan oo dareen jcyl ah oo dhab ah heesaha uu sameeyay cida ugu badan ee uu u dhiibay waxay ahayd khadra daahir cige sidaan maqlay abwan Huryo waxaa uu jeclaa khadra daahir cige halka ay khadra ayadana ay jcylayd axmed cali cigaal ..

    • @deeqa445
      @deeqa445 2 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi 😳🤭 Ax jacaylka lagu oo geen maxaa ka xun

    • @quruxleyx5969
      @quruxleyx5969 ปีที่แล้ว

      Axmed wuxu jecla Maryan mursal naf naf kle jecel 😭💔

    • @quruxleyx5969
      @quruxleyx5969 ปีที่แล้ว

      @@deeqa445xanuun wlhy❤

  • @daahirqorane806
    @daahirqorane806 6 ปีที่แล้ว +15

    Woooow
    Afkaaga cano lagu qabay
    Anigu waxan leeyahay
    Fannaaniinti hore fannan kama dambayn.

  • @sahruujamuhamed8603
    @sahruujamuhamed8603 6 ปีที่แล้ว +20

    Waxan ayaa fanan la dhihi karaa waayo kuwa hada jira qofkii musiga tumay wuxuu joogaa meel kale qofkina meshan ayuu ka heesaa in loo shiday weey iska cadahay marka fanaaniinta wax ka barta fanaaniintii hore woow maku dheraday hadalka iga raali noqda 😂😂😂😂

  • @abdikafiali9103
    @abdikafiali9103 20 วันที่ผ่านมา

    Ayxaa hees, Allaha u naxariisto Fanaanada.

  • @maxamedsuldan4394
    @maxamedsuldan4394 6 ปีที่แล้ว +4

    Ereyadii cabdi cali wayd ahn iyo codkii khadra dhool allaw hees ma tahay mahad fara badan

  • @mojeeztoh4364
    @mojeeztoh4364 6 ปีที่แล้ว +26

    Hooyada jacaylka yaa ila qaba👍

  • @Adoontiialle236
    @Adoontiialle236 2 ปีที่แล้ว +3

    Inaalilaah waina ileyhi rajicuun she passed awey right now 22-07-2🥺🥺rip

  • @MoaAfc
    @MoaAfc 14 ปีที่แล้ว +29

    khadra daahir waa fanaanada luugu jecelyahay hargaysa

    • @hassanabdulahi2593
      @hassanabdulahi2593 6 ปีที่แล้ว +3

      Moa Søten meel laga neceb yahay ma arkin weli Khadra

    • @queenaxlaam5274
      @queenaxlaam5274 6 ปีที่แล้ว +3

      Moa Søten gayiga somalida oodhan waa loogu jecel yhy fanaaniinta kuwii sharafta lagu tiron jiray ayay ku jirtay

    • @mrabdulkaliqmohamed8525
      @mrabdulkaliqmohamed8525 6 ปีที่แล้ว

      Moa Søten ufysuyudkh

    • @mahadcarte1262
      @mahadcarte1262 5 ปีที่แล้ว +2

      Dumashiday dadka dunida ugu fcn weeye

    • @ahmedmahfoud3471
      @ahmedmahfoud3471 5 ปีที่แล้ว +1

      Hargaysa kaliya lagama jeclo dhulka somaaliyed oo dhan baa laga wada jecelyahay
      Khadra daahir cige waa fanaanad qaali ah
      Imisa ciyaal bey laydahay maamo khadra

  • @abdilahiabdisamed870
    @abdilahiabdisamed870 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle how naxariisto khadra daahir walaan looga daaleen dhageesiga heesaheedee hadii aad soo gasho liketa iisaa 2022/7/19

  • @sahalalli9571
    @sahalalli9571 28 วันที่ผ่านมา

    Awrkii cirkaan xalay
    Arkayoon kumoodo
    Mudo ku agwareego
    Ugubnimaa xishoodlee
    Ilnugaylna waakiii
    Afka kama cadeynkaro
    Ergana uma diran karee
    Caaashaqu ogeysiis maleyhy

  • @SHEEKEE
    @SHEEKEE 5 ปีที่แล้ว +10

    Sun july 28/2019 like saar hadaad gadaashay daawanaysid💪

  • @aliismail770
    @aliismail770 8 ปีที่แล้ว +7

    erayadii halabuur marxuum cabdi cali wayiid ILAAHAY HA U NAXARIISTEE AAMIIN iyo luuqdii toolmooneyid e khadra dhool alle ha dhawre e

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 8 ปีที่แล้ว +3

      @Ali Ismail : waad sida aad sheegaty erayada heestan waxaa sameeyey AUN Abwaan Cabdi Cali Weyd. Si fiican baad yeeshay.

    • @shaafi2937
      @shaafi2937 7 ปีที่แล้ว

      nabadraadshe
      laxankana sxb

    • @abdilahicurgu2590
      @abdilahicurgu2590 7 ปีที่แล้ว +1

      Ali Ismail apti hubsimo hal baa la siista heesta hubso qof ka curiyaya zzp huryo ayaa curiyaya waris u heesta kabaxshay ayaa jirta xitaa qisadeeda ayaan hyaa zxp heesta iyada ayuu u sameeyaya uu jeclaa iyaduna ma ogo gadaal bay ka ogaanaysaa zxp sidaa soyta huryo ayaa jeclaa wakhtigaa khadr

    • @aliismail8049
      @aliismail8049 6 ปีที่แล้ว

      Abdilahi Curgu .heesuhu diiwaan ayay leeyihiin .lagu qoro marka idaa cadaa looduubayo.anigu hees anan.RADIO ga ka dhagaysan .maka weriyuhu .leeyahay.waxa idinku soo maqan heeska hal ku dhegiisu yahay............. waa erayadiii hebel iyo naaxiyadii codeeye hebel.waxay ku soo xarootay qolk kaydka RADIO haragasa .xiligaa waa codkii toolmoonaa e .......
      dhagaysi haboon
      Kolkaa huryo khadra oon dhalan.ayuu wax jeclaa aun

    • @WDF23V
      @WDF23V 5 ปีที่แล้ว

      nabadraadshe chief Abdi Ali Wayd miyaanu Abdi Qays ahayn goormuu dhintay? Maan maqle?

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +1

    Maya goormee soo dhawoow waxbadan yarta khatraaaayqaran caday yareey qiimobadan dumaroo lagufarho.

  • @saraapdulsalamvolgz
    @saraapdulsalamvolgz 6 ปีที่แล้ว +8

    Eedo khadra Waad na shiday👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @soomaalimidahsoomaalimidah6346
    @soomaalimidahsoomaalimidah6346 3 ปีที่แล้ว +1

    Hessta aan markaa caroodo an dhageesto wllhi waan jeclahay🤩🤩🤩🤩🤩🥰🥰🥰

  • @maxamedmuqtaarzeytuun7338
    @maxamedmuqtaarzeytuun7338 3 ปีที่แล้ว +3

    Qadra Daahir
    Waa fananada kaliya Ee an jeclahay

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 4 ปีที่แล้ว +9

    Yaa dawanaya 2020/feb like ta igu qabo Awrkii cirka#

  • @cabdicali7512
    @cabdicali7512 3 ปีที่แล้ว +1

    Ereyada heestan waxa lahaa( AHN.) Abwaan Cabdi cali weyd

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +4

    AwaRkiii cirkaan xalaY...
    Arkayoo ku moodaye....

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 6 ปีที่แล้ว +9

    Maamo khadra dahir alle haku dhawro

  • @wewillwewill7006
    @wewillwewill7006 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestii aan heeseheeda ugu hor bartay khadra ❤

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 6 ปีที่แล้ว +3

    Axyaa qaraami gabadh aan is jeclyn ayaan udiri jiray hestan.

    • @adnankafi4035
      @adnankafi4035 3 ปีที่แล้ว

      After 3 years commentgaygi ayaan reply usoo galay

  • @maxamedmuqtaarzeytuun7338
    @maxamedmuqtaarzeytuun7338 4 ปีที่แล้ว +4

    Xasuuusta Qimaha badan Qadro dahir.... Nolooooooow ❤️❤️❤️

  • @mjofficial820
    @mjofficial820 4 ปีที่แล้ว +5

    who is watching 2020 🔥🔥

  • @yooniscali4750
    @yooniscali4750 5 ปีที่แล้ว +6

    wooow waaa hees xasuuus mudan runti

  • @lovelygaani7405
    @lovelygaani7405 6 ปีที่แล้ว +61

    2018 Ya iLa daawanaYa Like me

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa kamid ahay dumartaay family.

  • @asiye717
    @asiye717 4 ปีที่แล้ว +2

    Awrkii cirkan xalan
    Arkayo ku mode🥰🥰

  • @MuxudiinMuxudiin-od9if
    @MuxudiinMuxudiin-od9if 6 ปีที่แล้ว +9

    Khadra dhool qof somaaliyeed o qiima weyn

  • @abdikadirabdillahi9128
    @abdikadirabdillahi9128 7 ปีที่แล้ว +21

    Caweyska dalmar eesh qiyaasak waxaasaa heesaa waa murtidii iyo miiddii ka soo maaxatay maskax abwaan qiima badnaa marxuum cabdi cali weyd waad ku mahadsantahay sxb

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 2 ปีที่แล้ว +1

    Alleh Ha U Naxariisto Khadra Daahir

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 5 ปีที่แล้ว +3

    Ereyada cabdi cali weyd. Alle ha u naxariisto.

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 ปีที่แล้ว +2

    I'm still whoching 2021 please Lake sara Somali

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +8

    khadra dhool❤️💐

  • @bureeqaabdurahman286
    @bureeqaabdurahman286 6 ปีที่แล้ว +9

    Who's watching 2k18 December 25🤞🖖💞💞💞💞💞

    • @mo-bj8wy
      @mo-bj8wy 6 ปีที่แล้ว +1

    • @Saad-ds6lu
      @Saad-ds6lu 5 ปีที่แล้ว

      Instagram follow me saacid_moha_afweyne

  • @nasirarab3404
    @nasirarab3404 7 ปีที่แล้ว +5

    khadra daahir cige ilahay haku xafido if iyo aakhiroba

  • @MohamedYousof-j7p
    @MohamedYousof-j7p 5 หลายเดือนก่อน

    2:47 2:48 Hees igaa dheeh❤❤

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 yaaa ila dawanyo 2021

  • @IsmaaciilSaleebaan
    @IsmaaciilSaleebaan 10 หลายเดือนก่อน

    Khadra daahir cige raadiyalahu canhu😢❤

  • @mohamedbile2175
    @mohamedbile2175 6 ปีที่แล้ว

    dan baaa reero guuraan la iskama heesee macnaaa loo heesaaa eesh calaaa heees #Hoobalad Khadar daahir cige cimri dheer iyo cibaado suuban
    hooyo somaliyeed

  • @adnaanjr6174
    @adnaanjr6174 5 หลายเดือนก่อน

    2024 bn soboqday hestan hda ila mid tahy like isaar

  • @maxameddeeq6162
    @maxameddeeq6162 5 ปีที่แล้ว +6

    4/5/2019 habeen iid soo galayso glkcyo ku dhagaysan

  • @maxamuudsiciid9882
    @maxamuudsiciid9882 4 ปีที่แล้ว +2

    Qisada heesta yaa haya Lkn yaa si dhab ah u fahmy

    • @quruxleyx5969
      @quruxleyx5969 ปีที่แล้ว

      Khadra dahir axmed bay jecled axmedna Maryan Myrdal bu jecla khadrna wxa jecla Abwaan huryo nafteydu naf bay rabta naftuna naf kle🥺🥺💔

    • @quruxleyx5969
      @quruxleyx5969 ปีที่แล้ว

      Qisada Heesta waxa weye haben ay lahaayen bandhig aya waxa dhacay khadra aya damcdey iney ag seexto qolka axmed cali cigaal kadib waxa dhacay khadra waxa jecla Abwaan huryo Wuxu ku dhahy sxp qolka aniga I bane ana seexanya si uu khdra u fiirsdo khadra qolka oo mugdi ah ayay so gishey say argty Abwan huryo wata heestas qaadey awrki cirkan arko 😢

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 ปีที่แล้ว +2

    21 August 2020 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid 🙏🙏🙏🤣🤣🤣😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴👇👇👇❤❤❤💯💯💯inaba caadi ma aha heesta

  • @h.m.cchanel3230
    @h.m.cchanel3230 6 ปีที่แล้ว +2

    Noolow maamadii fanka

  • @hakiim7408
    @hakiim7408 6 ปีที่แล้ว +8

    fanaan wa fanaan waa fananiinti hore heesna waa inteey qaaden 😂😂😂

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 ปีที่แล้ว +1

    Umul Xubi Mama Khadra Allow No Da'a 💯🥀❣

  • @Hibaky
    @Hibaky 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 hadaad daawanayso 💋❤️

  • @Chadmali
    @Chadmali 2 ปีที่แล้ว

    Naxariis waarta alle haku siiyo 😢😢

  • @mohamedalihassan7895
    @mohamedalihassan7895 3 ปีที่แล้ว +3

    2021 ya dawanaya like iisaara wllayaal

  • @mohamedsamsung3530
    @mohamedsamsung3530 2 ปีที่แล้ว

    Mother of love Allah yarxamm raximiim Ameeen yaarpi

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa erayadii AUN abwaan Cabdi Cali Weyd. Mahadsanid walaal Dalmar.

    • @maxamedsuldaan5330
      @maxamedsuldaan5330 4 ปีที่แล้ว

      Iyo naaxiyadio siciid xarawo mahadsanid nabadraadshe

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedsuldaan5330 👍

    • @abdullaahmohaali
      @abdullaahmohaali 6 หลายเดือนก่อน

      Waan ku salaamay, saaxiibkey Nabadradshe, ifiyaha suugaanta runtii wax badan baan ka bartay inta aad faallo bixisay, haba u badnaato jannalkii Mudug boy, oo hawada laga saaray, cimri dheer baan kuu rajaynayaa ustaadii.

  • @KhalidHersi-dt6wd
    @KhalidHersi-dt6wd 11 หลายเดือนก่อน

    2024 /1/9 dawanayaa anigo jogo seattle washington alle ha unaxaristo boqorad cod mcn

  • @cabdicali7512
    @cabdicali7512 4 ปีที่แล้ว

    Waa ereyadii abwaan cabdi cali weyd AHN

  • @mpabdulkadirhassanvictoria3007
    @mpabdulkadirhassanvictoria3007 7 ปีที่แล้ว +6

    cabdi cali wayd naxariitii. jano

  • @caaqilka3712
    @caaqilka3712 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees nin wayn

  • @mohamedaliaflaw1446
    @mohamedaliaflaw1446 5 ปีที่แล้ว +8

    Mother of the love khadra daahir cirka

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha uu naxaristo

  • @liilbaliil5001
    @liilbaliil5001 2 ปีที่แล้ว

    Adoo walah san iyo waabay cabaa waa kuu baryaa

  • @m.dhuubanecaato6491
    @m.dhuubanecaato6491 ปีที่แล้ว

    Qisada heestan isheega plz

  • @Abdiasisfahad
    @Abdiasisfahad 3 ปีที่แล้ว

    Laxanka hore yaa leh inta ayna heestu bilaaban music ka hood baxaya isoo sheega

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว

      Walaal waa hees uu qaaday aun Ali Hassan Kuban th-cam.com/video/7QQ_TqM9Dd0/w-d-xo.html

  • @ridwan4821
    @ridwan4821 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku naxaristo queen

  • @cabdiqanimaansaawi8981
    @cabdiqanimaansaawi8981 4 ปีที่แล้ว +1

    khadra daahir waa rugta dhaymaha jacaylka ee soomaali ku badhaadhay. waxay aad u taqaanay xulashada heesaha dareen taabadka ah. kama daalo dhagaysiga heesaheeda kala duwan ee mid walba mawqifkeeda dareen xanbaarsantahay. Alle haynoo daayo fanaanadeena salaasa 22/07/2020. 01:21

  • @abdullahishube5076
    @abdullahishube5076 3 ปีที่แล้ว +1

    2:50 ilaaa 3:20 ka warama kamanka danabaysan ee Daauud cali masxaf ahun
    3/2/2021 arbaco 2:18 garoowe

    • @gorgor855
      @gorgor855 3 ปีที่แล้ว

      Guitar waaye gacanti macalinki weynaa uuna kujira Daud allah yaraxma

  • @hamseabdi4955
    @hamseabdi4955 2 หลายเดือนก่อน

    Cashaqu ogaysiis maleeyahay 😢

  • @YOUTUBE-GuLiet_Hamze
    @YOUTUBE-GuLiet_Hamze 2 หลายเดือนก่อน +2

    09/25/2024 😢❤

  • @mstafaadan2506
    @mstafaadan2506 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks that's a mazing great golden sound lyric song I respect Sister ,Kadhra, we love you

  • @amcayuuuzh4540
    @amcayuuuzh4540 2 ปีที่แล้ว

    3 julay 2022 allhe ha u naxriistoh 🥺

  • @cabdicali7512
    @cabdicali7512 4 ปีที่แล้ว

    Waa ereyadii cabdi cali weyd. AHN.

  • @abdalleosmaan1480
    @abdalleosmaan1480 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 yaa dawanaayo

  • @IsmaaciilDayga
    @IsmaaciilDayga ปีที่แล้ว

    Alle hakuu naxriisto edo

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 4 ปีที่แล้ว

    Awrkii cirka waa erayadii aun abwaan cabdi cali weyd laxankii saalax qasim codkii khadra daahir cige reedyow hargeysa 1974kii by fuaad shibiin

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว

      Fuaad Mohumed saw maha heestii igu horeysay ay qaaday. Waxay ka qaaday hanuunitii dhexe ee banka ka dhinac jeeday meesha hada la saaray diyaarada. Beer bay ahayd taxidana waa lagu kireyn jiray.

    • @fuaadmohumed9146
      @fuaadmohumed9146 4 ปีที่แล้ว +1

      @@caweyskadalmar nin cajiib ah ayaad tahay dalmar habeenkaas waa taagna goobtaas ay khadra ka heestay heesta koowaad waa meesha aad sheegtay habeenkii labaadna beerta xoriyadda ayey ka qaaday xusuustaadu aad bay u fiicantay maansha allah

    • @akramrashiid6055
      @akramrashiid6055 3 ปีที่แล้ว

      Laxanku waa maxamed siciid xarawo