Qiso cajiib digriga iyo fawaid kiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Faidada digriga iyo saliga Nabiga scw iyo waxey kafaiiday ayey nala qeb saneysa walashen somaliya soodha waw adigane oo ka faa iideyso #Filsancafifa Qisooyin

ความคิดเห็น • 151

  • @freepalestine8701
    @freepalestine8701 3 ปีที่แล้ว +9

    I love you Filsan ♥️🥺 May Allah swt reward you with jannah, amiin

  • @mohamedomarhirsi8580
    @mohamedomarhirsi8580 3 ปีที่แล้ว +18

    Walaahi markaan u farxad badanahay waa markaan ka maqlo arayga ah " yaa ahla dhikri sidee tihiiiin" bal eraygaaas noo Badi walaal

  • @shukrijama7
    @shukrijama7 3 ปีที่แล้ว +11

    Asc abaayo filsan Allaha ku dhowro waa run dad badan ayaa farxad iyo wanaag u horseeday oo aniga aan ku jiro dartaa ayaan ku helay dugsi wanaagsan oo quraanka aan ka barto anigoo gurigeyga joogo xiraa wax qarash ah iga baxeyn waligey tafsiir ma baran alxamdulilah hada inaa almost 4 juz aan bartay qiraa'adana aan dhowr iyo toban juz aan maraayo fadliga iyo waafajinta alle kadib adiga ayaa sabab u ahaa kalaan kasto oo bartana ajar ayaa kugu jiro Alle dartii ayaa ku jeclahay.

    • @ifraaxguuleed5155
      @ifraaxguuleed5155 3 ปีที่แล้ว

      Hbbti dugsiga quraanka ma ii sheegi karta mesha kala xidhiidho xagee heleyaa alle hku dhowro

    • @zahrahassan1940
      @zahrahassan1940 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo dugsiga quraanka waaubaahanahy😢😢😢 adigoo raali ah ilasoowadaag abaayo jawaaba kaasugo

    • @shukrijama7
      @shukrijama7 3 ปีที่แล้ว

      Sorry walaalaheyga qaaliga number keyga halkan kuma soo qori karo si aan kugu xirona ma aqaan laakin Channel ka TH-cam ay ku leeyihiin waa caishalakari ayaa ku qoree walaala maamulka waa intaa oo heshaa.

    • @zahrakeynan205
      @zahrakeynan205 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah walalo sidee quranka karamika online lokabarta igu harir

    • @fadumoartan6222
      @fadumoartan6222 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 3 ปีที่แล้ว +2

    jasakallahu khayr will macan wax badan ba noloshayda aad ka badashay masha Allah tabarakallah

  • @milgosaleban2018
    @milgosaleban2018 3 ปีที่แล้ว +4

    asc abaayo filsan aniga xitaa sidaan u dhagay sanaayey qisooyinkaaga waxaan bilaabay wardiga ama tasbiixda alxamdulilaah nolashaydii waxbadan ka faaiiday degenaan nimcooyinka allaah ii siiyey oo la ii barakeeyey maasha allaah farxado waxyaabo badan aan filayn helay subxaanallaah alxamdililaah maasha allaah walaashey faa iidoyinka aan helnay oo aan ilaahay ugu dhawaanay Rabi hakaa abaal mariyo 💗💗💗💗💗

  • @LoukmanLuis
    @LoukmanLuis 9 หลายเดือนก่อน +1

    mashallah abayo filsan ❤

  • @f.n6491
    @f.n6491 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Jazakallah kheyr sister God bless you and your family

  • @halimaladaya9423
    @halimaladaya9423 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Baraka allah

  • @milgocaress7879
    @milgocaress7879 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah walashey ilahey hakuxifdiyo allxamdulilah cala kuli nicmati

  • @SuhaibAhmed-m6k
    @SuhaibAhmed-m6k 7 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam

  • @milgosaleban2018
    @milgosaleban2018 3 ปีที่แล้ว +3

    maasha allaah abaayo filsan jazakalaah💗💗💗💗

  • @farxiinamahamoud2347
    @farxiinamahamoud2347 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah filsan Alle ha ku xafiido Abayo ❤❤

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abyo alle hakuxafido adun iyo akhiro❤🥰

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Aabyo filsan mahasani meelan ugu xariro salida hada wan heley insha Allah Tahank You Aabyo filsan ❤❤❤❤

  • @sabirincadey1915
    @sabirincadey1915 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah allah ku xafido

  • @riyadaoscar6613
    @riyadaoscar6613 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaraka Allah jazaka Allah khair

  • @fatimahajimohamud4738
    @fatimahajimohamud4738 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshalaaah filsan abyo jasaakhalaaah xbbti

  • @xabiiboshidane1162
    @xabiiboshidane1162 3 ปีที่แล้ว +2

    Abayo allaha Ku dhowro aduunka iyo aaqirada allaha Ku hagaajiyo janalkaga iyo sida ad qisoyinka u so gudbiso ayaan Ka helaa dar Alle Ayan kuu jecelahay abayo iso ducee

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah tabark allah filsan qaali ilaahay ha ku barkayo 💞💞💞😘😘😘

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا اختي

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah thanks abaayo

  • @nimcobile4726
    @nimcobile4726 3 ปีที่แล้ว +5

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

    • @fartunosman7167
      @fartunosman7167 3 ปีที่แล้ว +1

      Abyoo duca miya

    • @nimcobile4726
      @nimcobile4726 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fartunosman7167 saliga nabigena waaye

    • @fartunosman7167
      @fartunosman7167 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcobile4726 xa mashallah

    • @basraabdullahi7775
      @basraabdullahi7775 3 ปีที่แล้ว

      @@fartunosman7167 maya abayo waa salagiga nabiga

  • @seasesa1365
    @seasesa1365 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs Aabyo filsan masha Allah tabrikllha jizakalaha qeer Aabyo macan Allah haku barakeyo aduyo iyo aqiro Aamiin Yaa 🤲🤲

  • @hodanhabane9724
    @hodanhabane9724 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamii aamiin inshaallah

  • @motivatingandrelaxingchann4044
    @motivatingandrelaxingchann4044 3 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH 💓

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah haku xafido qaali Allah dartii baan kujeclay 💞🥰

  • @fooscubeed9756
    @fooscubeed9756 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah rabi hakuxafido

  • @caashomaxamed3429
    @caashomaxamed3429 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abyo waa gabar kugu cusub waxan u bahanhy in ad nubarkaga igu caawisid iina soo duceysid waxan ahy xaas 5 sano allah ubad igu ma arsaaqin in allah igu arsaqa ubad saali ah

  • @ugbaadomer3994
    @ugbaadomer3994 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alla wlllo qli allah ku xafido

  • @NafisoQurux-j9j
    @NafisoQurux-j9j 18 วันที่ผ่านมา

    Masha alx

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah La Quwwata Illa Billah 😍 ilaahay qofkii isku xira wuxuu u bixiyaa dariiqad uu ku gaaro waxkasta uu rabo, ilaahay ha wada barakeeyo gabdhaha walaaleheena oo nala qaybsanaya qisooyinkooda 🤲 Filsan qaalina jasaa’igaaga ilaahay uun baa ku siin kara ❤️ S.A.W ❤️❤️❤️

  • @fartunosman7167
    @fartunosman7167 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiin ya allah

  • @fadumoyounismaanshaalaahal9994
    @fadumoyounismaanshaalaahal9994 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah jazakallah habo i could not wait for this video iyo kuwa la mid eh evdry friday bi idnillah one day ana warabo wan heli dhamantina alle cafida iyo muradkina oo khayrka ku jiro hadinsiyo ameeen

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH2024 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah Jazaakallahu kheyran ukhtii waa Run xaqiiqda waxaa ino tahay dhiira gelin aan ku tashano allaha ku barakeyo

  • @sucaadsucaad7754
    @sucaadsucaad7754 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allha❤❤

  • @hodanxuseen8992
    @hodanxuseen8992 3 ปีที่แล้ว +2

    Mshaa Allah ilhy hku xiftiyo wllo

  • @umumusab8739
    @umumusab8739 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah filsan intee mahela abaayo Carnahan jooga

  • @salwaisse136
    @salwaisse136 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amıın kulıgrenba❤❤❤❤❤❤

  • @rahma-raysso6552
    @rahma-raysso6552 3 ปีที่แล้ว +3

    Machaallah

  • @Newgeneration12009
    @Newgeneration12009 2 ปีที่แล้ว

    Subhanallaaah qisadan qar ba Aniga iga quseyo sida qolka jifka ah ina sexan karin🥹🤦🏽‍♀️

  • @freepalestine8701
    @freepalestine8701 3 ปีที่แล้ว +1

    Inshaa Allah I can’t wait to buy your oil 💕💕💕 😊

  • @daaniyahali6295
    @daaniyahali6295 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo iso jawaab

  • @ayannoor3422
    @ayannoor3422 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah qeyr abayo

  • @haniqween2295
    @haniqween2295 3 ปีที่แล้ว

    Salaalahu calyhii wasalaam

  • @zamzamunique3164
    @zamzamunique3164 3 ปีที่แล้ว +3

    Abayo asc. Aniga dhikriga wan kufaidaya Alxm. Rabi adigana ajir iyo xasanat hakasiyo

    • @nasteexonalka2779
      @nasteexonalka2779 3 ปีที่แล้ว +2

      maxaa kaga faiiday abayo

    • @zamzamunique3164
      @zamzamunique3164 3 ปีที่แล้ว +3

      @@nasteexonalka2779 abayo runti masokobi karo walahi intan dikriga Alle kafaiday. Alxm. Dikriga Alle markan badsaday Rabi Irsaqad(shaqo) ayan helay, guur xalal iyo ubad bu Alle igu arzaqay, farxad iyo murugo laan Alxm.

    • @nasteexonalka2779
      @nasteexonalka2779 3 ปีที่แล้ว +4

      @@zamzamunique3164 masha allh ilhey haku ziyaadiyo abayo wardiga ma istiqfaar miyaa la imaate mise waa badan yahay wardiga adiga midka latimid

    • @zamzamunique3164
      @zamzamunique3164 3 ปีที่แล้ว +2

      @@nasteexonalka2779 Amiin abayo mcnto. Aniga waxan laimid istighfar, Saliga nabiga scw, Laxawla wala quwata iyo quran aqris qaasatan suratul baqara ayan lazimay abayo. Abayo in lalazimo weye.

    • @nasteexonalka2779
      @nasteexonalka2779 3 ปีที่แล้ว +2

      @@zamzamunique3164 masha allh mahadsanid qali

  • @aashamohamed7976
    @aashamohamed7976 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo filsan ciro aa i dhibtay wlhi qeer alle haku siiyo waa kiugu kalsoonahay

  • @raxmacadey8617
    @raxmacadey8617 3 ปีที่แล้ว

    Asalamu caleykum walalayal isooduceya ilmo baariyaal ah illaahey ha nagu irzaaqo Aamiin ya Allah

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc aniga xataa arintaa waa arkay 💙🌿🌼

  • @fatouadan6232
    @fatouadan6232 3 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم سلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء الله تبارك الله الحمد الله على نعمة الإسلام صلي الله عليه وسلم نبيبنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 😘❤🌹

  • @hiboabdi2945
    @hiboabdi2945 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo waada Masha San tahye waan ku faaiidya scw manga

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 3 ปีที่แล้ว +1

    Habo xagee ka heli kara Hargisa ayaa. Jooga 🙏🙏

  • @maceyyusuf3760
    @maceyyusuf3760 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah abyo qali mahad sanid

  • @sahrasugeise6520
    @sahrasugeise6520 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc walalahiga meshan ku jira waxa idaanka codsanaya duco awlad laa an I hayso galab jimca sii baxiisa waye duco igu galmiya awlad kher leeh haaa igu arsaqo matanayal ah amiin amiin amiin yaa rabiii

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 3 ปีที่แล้ว +2

      Abayo Ilaahey owlaad saalixiin ah oo aad ku liibaanto aduun iyo aakhiro Allaah kugu arzaaqo.

    • @maryanabdi1143
      @maryanabdi1143 3 ปีที่แล้ว +1

      Illah hakugu irsaqo awlad salixin xbbtii

    • @sahrasugeise6520
      @sahrasugeise6520 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hooyadamaanta6220 amiin amiin amiin yaa rabii

    • @sahrasugeise6520
      @sahrasugeise6520 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maryanabdi1143 amiin amiin amiin yaa rabii

    • @fatumahsharif7516
      @fatumahsharif7516 3 ปีที่แล้ว +1

      Allahuma ameeen

  • @khaaliabdullahi9694
    @khaaliabdullahi9694 3 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah abayo holland mayalaa saliida

  • @farxiyocisman2573
    @farxiyocisman2573 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa llah abaayo mardhow ayaa kuku soo biray ilhey haku shargo

  • @fadumaisse
    @fadumaisse 23 วันที่ผ่านมา

    Abaayo mudo kama maqal waankuxeesay qisoonkaak hala ku xifdiyo

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah calla nicmatil islam

  • @deeqoabukar1606
    @deeqoabukar1606 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @fadumoahmedali4022
    @fadumoahmedali4022 2 ปีที่แล้ว

    Abaay baryahaan waku waye macnaha magacagi iga lumey lakin hada wa heley alxamdulilh

  • @siciidomaxamed3797
    @siciidomaxamed3797 ปีที่แล้ว

    masha alaah

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤️❤️❤️

  • @abyanaden4417
    @abyanaden4417 3 ปีที่แล้ว +1

    Isoducey walalyal wlhi muguruga kusuganahay ninkayga iyo anina qelaf wayn nadhaxyalo

    • @raxmacadey8617
      @raxmacadey8617 3 ปีที่แล้ว

      Illaahey qilafka ha idinka dulqaado jaceyl iyo naxariis illaahey ha idin kugu badalo Aamiin ya Allah

  • @ilyashussein7911
    @ilyashussein7911 3 ปีที่แล้ว

    M. A walashen WA qiso cajib eh oo diragalin leh xabibka aragtidhisa aklahaekusiyo Adun iyo aqirabo aniga hita waxa ehorsedhe ina sali aqriyo

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 3 ปีที่แล้ว +3

    Filasan aniga melaa inta ahen kama aqano abyooy mudana wan kugu xiranhy away gourpyadii

  • @faadumocabdiqadir1288
    @faadumocabdiqadir1288 3 ปีที่แล้ว +1

    walashay filsan horay usoco

  • @fadumoqaran8801
    @fadumoqaran8801 3 ปีที่แล้ว

    Abyo qaabkee ugu salin jirtay

  • @fathiadahir4855
    @fathiadahir4855 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxan u bahanahay lambaraka wadsab

  • @wardafarah2054
    @wardafarah2054 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcks

  • @amranahmed4971
    @amranahmed4971 3 ปีที่แล้ว +2

    Filsaney abayo wlhi tusbaxa gacantayda haduu ka baxo xataa afkan ka dhahaa hadii kale xanuun baan daremaa waa sababta aan garan waayay marar bdn ayan is iri saan maad ahaanjirine ma ajashaadi baa soo dhawatay o alaah baa kugu toosinaya wlhi hadanan tusbiixsan xanuun saaid ah baan daremaa waan yabanahay

  • @yusraqueenmuslim9143
    @yusraqueenmuslim9143 3 ปีที่แล้ว +1

    Shugran habo❤

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsatahay walal uk lamberka xagee lagahelaa

  • @NimcoNimco-ks8fj
    @NimcoNimco-ks8fj 2 ปีที่แล้ว

    Asc walalhay

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 3 ปีที่แล้ว

    Wcs 💞👍🏾

  • @umumasaakiin5396
    @umumasaakiin5396 3 ปีที่แล้ว +2

    Walal number ka mareykan mashaqeynayo xagee kahelaa saliida

  • @hodanjelle92
    @hodanjelle92 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo fiilsan telka inteen ka helaaabayo

  • @umumusab8739
    @umumusab8739 3 ปีที่แล้ว +1

    Saliida abaayo

  • @mohamedyusuf6572
    @mohamedyusuf6572 2 ปีที่แล้ว

    Walaal gaalkacyo ayaan jooga saliida madaxan u bahanahay see u helaa telfoonka waa i muqanwaye

  • @naimapadri8551
    @naimapadri8551 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll layaaloow groupgii muu baa bay wan ubahnaayee qof kii hye ha iisoo qori plz

  • @freepalestine8701
    @freepalestine8701 3 ปีที่แล้ว

    Like every Video that is good so you can share the reward Inshaa Allah 👍🏽

  • @jawahirmuse
    @jawahirmuse 3 ปีที่แล้ว +3

    Filsan xabiibti numberkaga ubaahnahy qofkasta oo walll oo igu caawinkaro ahlludigriga kusoobiiray abaayo allah kuxafido💋💋💋

  • @ShamsoBin
    @ShamsoBin 5 หลายเดือนก่อน

    Alahuma arxamna foqal turab warxamna taxtul turab

  • @zamzamabdi2926
    @zamzamabdi2926 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo macan filsan kahiye wan ku xiisay wlhi alaah dartiis baan ku jacalahay

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน

    Abayo xagee naga aaday fadlan noo soo laabo hadey macquul tahay

  • @thegoldenrose9444
    @thegoldenrose9444 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo see ku helaa saliida waxaan daganahay canada

  • @ummusalmaancali2888
    @ummusalmaancali2888 3 ปีที่แล้ว

    Wll halke ka heli kara saliiidaan

  • @samatarfarah217
    @samatarfarah217 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @shukrisaleh3389
    @shukrisaleh3389 2 ปีที่แล้ว

    walaal UK Ingiriiska saliida ma keenteen?

  • @daaniyahali6295
    @daaniyahali6295 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo waxaan joogaa Minneapolis xagee ka heli karaa saliidaada

  • @SahroAxmed-z3n
    @SahroAxmed-z3n 9 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo anigana qiso ayaan kuuhayaa ilasooxiriir

  • @idildeerow384
    @idildeerow384 3 ปีที่แล้ว

    Asc abay saliida xagee kahelaa waxan jogaa sod africa

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 3 ปีที่แล้ว

    Wcs abaayo mcn mashaAllah ilahey hakuhafidho amiin

  • @maryanahmed9350
    @maryanahmed9350 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo halkeen kagala so xirira isheg

  • @safiyomcnhussein5425
    @safiyomcnhussein5425 3 ปีที่แล้ว

    Asc abayo mcnto filsan

  • @fartunali9003
    @fartunali9003 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 3 ปีที่แล้ว

    Do you have in Australian

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 3 ปีที่แล้ว

    I will like to order

  • @khadrawacays5323
    @khadrawacays5323 3 ปีที่แล้ว +1

    Filsan hn whasspp husu

  • @barlinfarah6170
    @barlinfarah6170 3 ปีที่แล้ว

    Asc, abaayo. Telegraph kada iyo telephone kada Maxa waaye