Qiso Fadliga Al Istigfaar iyo Saliga Nabiga CSW عليه الصلاة والسلام

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 176

  • @faizasaeed1000
    @faizasaeed1000 3 ปีที่แล้ว +28

    Ayada surah Nuh ku jirta markaan maqlo waan ooya waayo aad baan ayada u aaminay mar aan ubad raadis aha oo dhakhtarku i idhi tuubooyinka ayaa ku xidhan si dabeeciya wax uma dhali kartid, ayada waan ku cel celin jiray, kadib Ramadan na 10 ki danbe aad baan u ducaystay ilahayna isla Ramadan ta ayu ilmo isiya alxamdulilah

    • @faizasaeed1000
      @faizasaeed1000 3 ปีที่แล้ว +1

      Castor oil shaana waan isticmaalay iyo kiniino Vitamin ah shaah Chinese masha Allah talo fiican ayaad siisay walal lakin waxaasi waxba tari maayan hadi aan samada laga amrin ilahay baa weyn oo waaxida.

    • @amnaabdullah3046
      @amnaabdullah3046 3 ปีที่แล้ว

      Maashallah

    • @fardowsoibraahim8298
      @fardowsoibraahim8298 3 ปีที่แล้ว

      M.a ilaaha kuxifdiyo intii islan eh ne alllaha ku irsaaqo

    • @hanaaniitahanaaniita7092
      @hanaaniitahanaaniita7092 2 ปีที่แล้ว

      Abayo idin LA mid Aya ahay hada illh isiyo wllo wa duceyst marksto I duceya inta qoralkyga arkto inu illhy isiyo

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

      Alxamdulillh mashallh tabarakallh wllo ilhay haa kuu barakeeyo wad haa joojin

  • @goodhealthygoodhealthy8213
    @goodhealthygoodhealthy8213 3 ปีที่แล้ว +31

    Walaal noo soo badi Qisooyinka ASTAQFAARTA iyo Adkaarta JAZAKALLAH KHEIR

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 ปีที่แล้ว +15

    اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم لاحول ولا قوة إلا بالله أستغفر الله العظيم واتوب إليه

  • @fardousahappy4674
    @fardousahappy4674 3 ปีที่แล้ว +16

    Ilaahyoow uurkeeda u adakee masha allah tabarka raxmaan 😍

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah khayrka badh baad kuleedahay masha Allah tabarakallaah illahay walasha ilmaha yar ilmo khayrbaqoo Baariya oo quruxbadan Allah ugadhigo اللهم امين يارب العالمين

  • @sacdiyoali2665
    @sacdiyoali2665 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @iqracadceed1568
    @iqracadceed1568 3 ปีที่แล้ว +2

    Csw csw scw scw allahuma sali wasalim calaa nabiiyina muxamed csw

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg 7 หลายเดือนก่อน

    Maashallah

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahu Akbar ilahay swt haw adkeeyo Kuwo kale oo khayr qaba oo cafimad Qaba rabi hasiyo

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaah Akbar walahi Alle suu wax walba noogu saqiray Alxamdulillaah ya Rabbi 🤲😘

  • @Mudan-
    @Mudan- 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah tabarakallah yaa jabaar waay samiirtay gabadhasii illahay waakaa faarxiyay adontiisa fatima muna adiigana iinta wada wanagsan xasusay gabdhas raxmanku hakaa jizaaid ziiyo iyadana illahay haa uu aadekeyo oo nolosheda kagaa farxiyoo allahuma amiin ya Allah

  • @fatimaquruxa3
    @fatimaquruxa3 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلى على سيدنا ونبينا محمد محمد صلى الله عليه و سلم

  • @munahaaji4881
    @munahaaji4881 3 ปีที่แล้ว +11

    Wlh aynku dhaartaye saliga nabiga qofki badiya iyo istiqfaarta iyo xawqalada wax kugu adkaanayo malahan waxkasto fudayd ayey kuunoqonaayan arzaqad waasac ah ayad kahelaysa iyo farxado qofkii yaqaano nimco ayuu kunolyahy ilaahy hanoo siyaadiyo

    • @dergamaxamud530
      @dergamaxamud530 3 ปีที่แล้ว +4

      Beenta ma ahaan Xbbti Muna Haji walahi digriga ilahay qofka Lasima Wax walba uu rabo ilahay ba u fududeyo Alahu Akbar
      Waxad kalod ku digridan digrigan Cajiibka badan ee ah
      لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ❤❤
      Aad ban u jeclahay Gabar walba iyo Nin walba oo guurka ka yara daho
      Ku Cel celi Digrigaas iyo Digrigan
      حسبي الله ونعم الوكيل 👉
      Walahi waa Cajiib

    • @Hamdamowlid5
      @Hamdamowlid5 3 ปีที่แล้ว

      @@dergamaxamud530 walal aniga guurka dhagax laygaga dhigay qofksta markan heshina wax igu diran wan yabanhau

    • @fardowsoibraahim8298
      @fardowsoibraahim8298 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi waa runtaa muna xaaji anaa mush kulo iheysatey asaan badiyeey qalbiga faresh waswaskii malhn ow sheydanka waday marka towxiidka hala adkeeyo scw scw scw saliganane cajiib waaye lkn abaayo wax walbo niyaada ey kuxerantahay al acmaalu bid niyaad waaye allaha naxifdiyo aaamin yaarabi

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

      ​@@dergamaxamud530Asalamacalaykum xbbti ducada afsomali maa iguu qori kartaa

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Laquwata Ilaabilaah Alxamdullilaah Allah ha ubarakeeyo adne Ajir hakaa siiyo

  • @anfahnoor9054
    @anfahnoor9054 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal Fatima ayada Quranka iska sax waan ogahay waad taqaana balse korka oo laga akhriyo waala gafaa sometimes shukran

  • @farxiya267
    @farxiya267 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahay dartii ayaan kujeclahay fatima muna Holland Ayaan kasoo salaamay❤️😍

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  2 ปีที่แล้ว

      Allah ha ku jeclaado walaalo gacalooy ❤️

  • @ifrahaden3886
    @ifrahaden3886 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah tabarakalah. Alaha ubarakeeyo. Walasheen. Adigana. Alaha kaa siyo. Ajaar badsn. Taladada. Qimaha badan

  • @abdikadirmacalin6823
    @abdikadirmacalin6823 3 ปีที่แล้ว

    Allahumma sali wasalim calaa Nabiyinaa Muxamed

  • @user-dp8jq8bb9i
    @user-dp8jq8bb9i 11 หลายเดือนก่อน

    Ilaahy hausiyaadiyo aamiin❤

  • @abshironur7015
    @abshironur7015 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allh Walaalo Ilaahey Ayaa Kuugu Soo Dhiibay Ayadana kuu soo Diray

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah I’m happy for her Masha allah

  • @bahjoabdulahi3768
    @bahjoabdulahi3768 3 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHEY ha u adkeeyo waqti geedana markay gaadho ALLAHA ufududeeyo umushi is qaadata owlaad baariya ALLAHA haku deeqo wall Aaaaaamiin udhaha

  • @aminaismaciil6051
    @aminaismaciil6051 3 ปีที่แล้ว +1

    Allee ha ku barakeeyo amin amin amin

  • @zinuzinu6046
    @zinuzinu6046 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @sahrahusseinahmed3688
    @sahrahusseinahmed3688 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Fatima muna aakhira fil jannati aduunyo finnicmati walaalo

  • @hanawalli3070
    @hanawalli3070 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزاء

  • @nuuraayaan2702
    @nuuraayaan2702 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah tabaarakallah walashay ilahay ha u barakeeyo ilmo saalix ah ilahay hawga dhigoo

  • @hodanabdullahi2005
    @hodanabdullahi2005 3 ปีที่แล้ว

    Amin amin amin yaa rabi

  • @habonsharif1030
    @habonsharif1030 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah illahay haa kuu xifdiiyo aduun iyo aqiiro

  • @nuuraayaan2702
    @nuuraayaan2702 3 ปีที่แล้ว +1

    Allahuma amiin ya rabil caalamiin

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheir walashey fatima muna

  • @sdfyyxtyuaertyyfd5103
    @sdfyyxtyuaertyyfd5103 2 ปีที่แล้ว

    Allahuma aamin shukran

  • @zahrahassan1889
    @zahrahassan1889 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Allh tabarak allh

  • @roodaomar6503
    @roodaomar6503 3 ปีที่แล้ว

    mansha allaah mansha allaah xbbti qli

  • @Shacni.
    @Shacni. 3 ปีที่แล้ว

    اللهم صل على نبينا

  • @nimcoelmi2391
    @nimcoelmi2391 3 ปีที่แล้ว

    Allah akbar ,Fatima muna jzk

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @sakiyaoffical4902
    @sakiyaoffical4902 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshala

  • @hanaajibril4311
    @hanaajibril4311 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @faizamohamed5072
    @faizamohamed5072 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ilahey ha u barakeeyo 👍👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @nuuraayaan2702
    @nuuraayaan2702 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah allahu akbar kabiira laa xawla wala quwata ilaa bilaah

  • @fartunxasan107
    @fartunxasan107 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walalo Allah haka aabalmariyo qerkanosogudabiso

  • @abdikadirmacalin6823
    @abdikadirmacalin6823 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah.Allah kariim

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allah alle ha ku barakeeyo intaan heysana alle ha siiyo

  • @jamilajamila2712
    @jamilajamila2712 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha Allah

  • @aminsali575
    @aminsali575 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah Allahuakbar khayr Allah ha ku siyo muna

  • @madiinojeylaani5232
    @madiinojeylaani5232 3 ปีที่แล้ว +3

    mashalah, aamiin allaah uur keeda ha u adkeeyo

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว

    Subhanallah subhanallah subhanallah

  • @suadali793
    @suadali793 3 ปีที่แล้ว

    masha allah tabarakalaah Alxdulilaah wanaagsane waa allah

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ❤️ scw ♥️ scw ♥️ scw ❤️

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 ปีที่แล้ว +1

    asc ilaahay inaga iyo islaamkoo dhan khaatumada khayr ha inoogu khatimo dumarku waxay ugu dagdagaan in ay dhalaan cimriga ay wax dhalayaan ayaa yar

  • @sdfyyxtyuaertyyfd5103
    @sdfyyxtyuaertyyfd5103 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh tabarakllh

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 3 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah khayr qaali, noo soo badi qisooyinka noocaas ah. Dhiiri gelin ayay noo noqonaysaa.

  • @suadahmed1290
    @suadahmed1290 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah allahu akbar

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar mashaallah tabarika

  • @fardowsaismail4264
    @fardowsaismail4264 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @faaduma-mubaarakcabdi9434
    @faaduma-mubaarakcabdi9434 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah illaahay qofkasta oomuslin ahhaka farxuyo

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah ilaahay ha u xifdiyo .

  • @vlogingwithhamdi4462
    @vlogingwithhamdi4462 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah wallo

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @abdimuhudiin1250
    @abdimuhudiin1250 2 ปีที่แล้ว

    Scw Scw

  • @fadimomoalimabdirahman9006
    @fadimomoalimabdirahman9006 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah thanks wa ka heley qisoyinkaga

  • @sahraibrahim5253
    @sahraibrahim5253 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal inoo soo gudbi sida ugu fudud oo logu saliyo nabiga fadlan

  • @bushrahassan5438
    @bushrahassan5438 3 ปีที่แล้ว

    Mash alah walashey

  • @omarhaashi9990
    @omarhaashi9990 3 ปีที่แล้ว

    Maashaallaah baarakallah

  • @hibomaxamed5826
    @hibomaxamed5826 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Masha Allaah
    Jasaka laah khayr
    Soo wad caashaqa fadumo muunay

  • @bintihasan900
    @bintihasan900 3 ปีที่แล้ว

    Maashaallaah waa waxfican

  • @ayaanmowlid3969
    @ayaanmowlid3969 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alhuma baarik❤

  • @bintihasan900
    @bintihasan900 3 ปีที่แล้ว +1

    Waamadasantahaywalaal

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Shukran

  • @luulahmed5767
    @luulahmed5767 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw

  • @rahmbillan9886
    @rahmbillan9886 3 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalah wll

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going sister xafidulah

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah thank you

  • @qaalicabdulecismaan3737
    @qaalicabdulecismaan3737 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin xabibti

  • @shamsoabdul6185
    @shamsoabdul6185 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walalo
    Allah haku xafido adiga iyo fml kuligen

  • @zamzambintuahmedabuqaalid1168
    @zamzambintuahmedabuqaalid1168 3 ปีที่แล้ว +5

    Plz gabadhan wa gabadh sharaf leh faatima muna channel plz heer saro hala garsiyo dadka malacnigaba wad sisane subcribe badan siiya like hala dhafina iyo sheerta plz an her garsino

  • @umuiimaanmohammed7203
    @umuiimaanmohammed7203 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalah ukhti noo soo badi qisooyinka astaqfaarta iyo kuwa cibraqaadashada

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah xbbti 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-lg6wz1vs1g
    @user-lg6wz1vs1g 3 ปีที่แล้ว

    allahku barkeyo wallalo

  • @habonmusse7893
    @habonmusse7893 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah xabiibti

  • @sacdiyazahal7430
    @sacdiyazahal7430 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw

  • @iqracadceed1568
    @iqracadceed1568 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah allahu akbar

  • @mohameddahirmakaran318
    @mohameddahirmakaran318 3 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah

  • @Hoyo_miaadNastexa
    @Hoyo_miaadNastexa 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @fardousahappy4674
    @fardousahappy4674 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah 🥰

  • @halimaali1013
    @halimaali1013 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah tabaraka Allah abaayo ilaahay hakuxafido

  • @nuuraayaan2702
    @nuuraayaan2702 3 ปีที่แล้ว

    Salalaahu calayhi wa salam

  • @samiyacumarsamiya9583
    @samiyacumarsamiya9583 3 ปีที่แล้ว +2

    Abayo aniga caloosha ixanuunta wanaxaa wana walwalaa wana dagdagsanahay mana jirto meel aan usocdo iyo waxan walwal kaqabo isoo duceeya walalah islamka talana isiiya jazakumu allahu kheer xuska allahna waan badiyaa ma aqaan

    • @abdirizakfamily2385
      @abdirizakfamily2385 3 ปีที่แล้ว +1

      waan ku salaamay dhibtaa aad sheegtay anigana waa i heysataa hadaba waxaan kuu sheegayaa sidaan ku xalilo .waxay igu sii badantahay subaxii .dhakhtar baan u tagay dawo ayuu isiiyey dawadii warwarkii waa iga kaxeysey laakiin xanuuno kale ayey ii keentay.... hadaba waxaan sameyaa quraan bey igaga tagaan waxaasi surah ikhlaas iyo macuuduteynka.....waa qulhu laaha axad iyo labada qulaacuudu...bal sidaa eeeg ...ilaahayna bari.

    • @nihaamnihaam9828
      @nihaamnihaam9828 3 ปีที่แล้ว +1

      لاحول ولاقوةإلاباللهku celceli

  • @shariifosman4715
    @shariifosman4715 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 😘

  • @axlaamxasan1446
    @axlaamxasan1446 3 ปีที่แล้ว

    maashalah abayo macan aadaa noodhiirigalisaa

  • @Faiza_shiiqow
    @Faiza_shiiqow 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah kheyr abayo 🤗

  • @obaxadjama308
    @obaxadjama308 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah😍😍🤲🤲😘

  • @Fatima-cj1ut
    @Fatima-cj1ut 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Habo fadumo Illahay Khayr hakaa siiyo

  • @hodanxassan3790
    @hodanxassan3790 3 ปีที่แล้ว

    Shukran abaayo

  • @axmedsheekhyasin9392
    @axmedsheekhyasin9392 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allha inolaw.qaali

  • @hoodamaxamuud9780
    @hoodamaxamuud9780 3 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @Ceeblacaabi
    @Ceeblacaabi 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Wllshy Fatma
    Noso Badi Mahadsanid 😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤