Qiso cusub iyo farxaed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #qiso filsan cafifa # suratul aqara

ความคิดเห็น • 58

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 7 หลายเดือนก่อน +16

    Masha Allah La Quwwata illa Billah 😍 Rabiyoow u barakee walaasheen 🤲 sida u muuqata shaydaan ayaa arinkan ku jira, haday il tahay, haday sixir tahay iyo haday tahay xasad, hadaad aragto qof ay ku adag tahay in Surah baqra akhriyo, shaydaan ayaa kugu adkaynaya, xataa markaad bilowdo, waxaad dereemi diiqad, iyo hurdo meel ay ka timid La aqoon, waa shaydaan oon rabin in aad hesho barakaadka khayrka iyo caafimaadka Surah Baqra, adkaysta, waxyar ayay idinku qaadan Surah baqra in aad ku dabaqdo noloshaada, qofka noloshiisa ay ka mid tahay surah baqra, wax ka maqan Ma jiro, waxaad dareemi, in aad ku nooshahay jasiirad yar oo kuu gaara oo ka go’aan dhibka, murugada, iyo fitanka aduunka, Surah baqra qaadashadeedu waa baraka ka tagideeduna waa calaacal iyo shalayto, Rasuulka ayaa noo sheegay S.C.W ❤, Saliga Nabiga ha noqdo sahayda nolol maalmeedka qof kasta oo inaga mida, Ma is arkaysaan murugo, Istiqfaarta iyo La Hawla Wala Quwwata illa Billah, hadii aad laasimtaan intaas oo dhan waxaad gacanta ku dhigteed guusha nolosha, wax kasta oo idinku adkaaga waa shaydaan, wax kasta oo idiin fududaada Rabbil Cise ayuu xagiisa ka ahaaday, nolosha waa maraaxil, marxaladaha ay maanta ku sugan tahay noloshuna waa marxalado khatarteeda wadata, xadhiga Rabbi halagu dhago, Si guryaha iyo awlaadu noogu hagaagaan, walaashay qaali Baraka’Allah Feek quruxeey 🤲🥰😍😘🤲

  • @user-og5vk8kg4y
    @user-og5vk8kg4y 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah ale haku barakeeyo

  • @maria-ws8vd
    @maria-ws8vd 7 หลายเดือนก่อน +7

    Weligiin qof dhibaaataysan! hakula talinina inuuu is adkeeyo ama qof adag iska dhigo ama karti yeesho, blablabla!!!! lkin waxaad kula talisaan inuu illaahay isku dhiibo! kartida ugu saraysa abad nolosha, waa in uuu qofku illahaay isku dhiibo!!,,,,kadibna badiyo ducooyinka ku xajinaya wadadiisa,,,,weliba ducadaan badsanoi اللهم اعنا علي ذكرك وشكرك وحسن عبادتك. ،،،،illahay hana xafido dhannteen amin,,,

  • @maria-ws8vd
    @maria-ws8vd 7 หลายเดือนก่อน +6

    Go'aanka ugu sareeyya abid ee qofku qaato waa inuuu ku ceceliyo dikriga لا إله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله وهو علي كل قدير ducadaan waxay mesha ka saaraysaaa wahsiga iyo nacaybka cibaadada ee shaydaanka iyo naftu keenaan,,waxaa kaloo fiican ducadaan اللهم حبب الينا الإيمان وزينه في قلوبنا وكره الينا الكفر والفسوق والعصيان واجعلنا من الراشدين ،،،،،،اللهم اهدني و سددني Ducoiyinkaaa iyo aayatul kursi iyo in laga acuudu bilaysto shaydaanka,,,, waa waxayaalaha ka Cararka cibaadada ,,,ka takhalusa,,,,

    • @maria-ws8vd
      @maria-ws8vd 7 หลายเดือนก่อน +2

      Waxaa kaloo fiican ducooyinka la xiriira in allah kuugu kaalmeeyo cibaadada sid kuwaan اللهم أنا علي ذكر وشكرك وحسن عبادتك.
      اللهم يا مقلب القلو ب ثبت قلوبنا علي دينك وعليه طاعتك.
      اللهم ربنا لا تزغ قلوبنا بعد اد هديتنا
      اللهم ءات نفسي تقواها وزكها أنت خير من زكاها أنت وليها ومولاها

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 7 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ku barakeyo Abayo filsan,
    Gabadha iyo awladeda Allah u siyadsho cafimadka

  • @AbdiqadirHasan
    @AbdiqadirHasan 7 หลายเดือนก่อน

    Masha all filsan wadamahasantay wlal iisoduceya janada allha nagukulmiyo dhaman teyn wa walashin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aasiofuaad1171
    @aasiofuaad1171 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wllshay filsan aad baan uga helay qisooyinka quruxda bdn aad noo soo gudbinayso m.a allah ku barakeeyo

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah welcome back my sister filsan afiifa

  • @Sahruush
    @Sahruush 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs hppti filsan jazakallah Khair

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimco9305
    @nimco9305 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs wr jzk ukhti allah ku barakeyo

  • @mib1646
    @mib1646 2 หลายเดือนก่อน

  • @nikiyoussef55
    @nikiyoussef55 6 หลายเดือนก่อน +1

    alaa waan u xiisay adiga iyo qisooyinka abaayo

  • @freepalestine8701
    @freepalestine8701 7 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaa Allah Xabibti, May Allah SWT make it easy for us too , Amiin 🤲🏽❤️

  • @samiaahmed3224
    @samiaahmed3224 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah kheyr abayo 🥰

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah qeyr abayo

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 7 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah abaayo mcn

  • @Carfonali
    @Carfonali 7 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah khair wlasheyy ❤🥰

  • @Faduma7Abdalla
    @Faduma7Abdalla 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah allow na waafaji

  • @fadumoomar1888
    @fadumoomar1888 7 หลายเดือนก่อน +3

    Habo ilahay dartiis kuu jeclahay codkaaga waan jeclahay xaqiiqatan ❤❤❤❤

  • @loulaAliLoula-zl5dz
    @loulaAliLoula-zl5dz 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah

  • @Adna-s3j
    @Adna-s3j 7 หลายเดือนก่อน

    ManshaAllah

  • @HiboNuur-c6f
    @HiboNuur-c6f 6 หลายเดือนก่อน

    Wad mahadsantahay filsan abyo manta ayaa channekga igu horesa waxan ibartay hooyodey mcn
    Wanag Aduun iyo mid Aakhiro Allaha siiyo

    • @Afifakahiye
      @Afifakahiye  6 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah sodha waaw habo

  • @mib1646
    @mib1646 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo igudar guruubka

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo ilaahay ha ku sharfo aamiin
    Abyo qolkii gabadha ee digrigu ma furan yahay ma igu dari kartaa

  • @milgoaressaress7674
    @milgoaressaress7674 7 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah ilahey hakuxifdiyo abayo❤❤

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis

  • @Maryam-zf7ik
    @Maryam-zf7ik 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid qaLi❤❤❤❤

  • @samiaahmed3224
    @samiaahmed3224 7 หลายเดือนก่อน +7

    Wcs wr wb waxaad modaa inaan sugaayay qisada 😊

    • @Afifakahiye
      @Afifakahiye  7 หลายเดือนก่อน +3

      🥰📿

    • @AhmedgabowGarmadow
      @AhmedgabowGarmadow 7 หลายเดือนก่อน

      Asc abaayo iwalaalaha iigu sheeg in iisoo duceeyaan in allaah i caafiyo allaah dartiis markasto video sooduubayso​@@Afifakahiye

    • @khaaliabdullahi9694
      @khaaliabdullahi9694 7 หลายเดือนก่อน +1

      masha Allah Allaha ha usiyaadiyo ❤❤

    • @AhmedgabowGarmadow
      @AhmedgabowGarmadow 7 หลายเดือนก่อน

      @@khaaliabdullahi9694 aamiin Ana iisoo duceey in allaah I caafiyo

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 7 หลายเดือนก่อน

      @@Afifakahiyeabaayo group ka igu dar.

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wcl sister ❤❤

  • @yusuffarah9996
    @yusuffarah9996 7 หลายเดือนก่อน

    Manshalah abyo shugran ilahy ba nosa ka celiyey

  • @kariimaahmed8157
    @kariimaahmed8157 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo filsan inaan kula so xidhidho raba hlkeen kala so xidhidha

  • @nimcaabdullahi1436
    @nimcaabdullahi1436 7 หลายเดือนก่อน +3

    Abyo kheyr allaha ku siiyo sideen ugu so biiri kara gurubka ahlu digriga

    • @ridwancadeey9449
      @ridwancadeey9449 7 หลายเดือนก่อน +2

      Ana kugu dhari isoo qabo

    • @SleepyDove-nw6qk
      @SleepyDove-nw6qk 7 หลายเดือนก่อน

      @@ridwancadeey9449 Bayo aniga hita wan ubahanahay

    • @Adna-s3j
      @Adna-s3j 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@ridwancadeey9449xbbti aniga iguso dar

    • @Maryam-zf7ik
      @Maryam-zf7ik 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@ridwancadeey9449 abyo gruopka ahlu digri ma ugu dari karta

    • @aasiofuaad1171
      @aasiofuaad1171 7 หลายเดือนก่อน

      Abyo anigaan maad igu soo dartaan qayr allah idinsiiyee

  • @aasiofuaad1171
    @aasiofuaad1171 7 หลายเดือนก่อน

    As. Wllshay gilsan teelkagag waa ii sevm8 wayey maxaan sameeyaa

  • @Maryam-zf7ik
    @Maryam-zf7ik 6 หลายเดือนก่อน

    Abyo filsan wan ku xisnay

  • @maria-ws8vd
    @maria-ws8vd 7 หลายเดือนก่อน +1

    Suurada al BAQARAH- waxay leedahy sirro cajiib ah,

  • @nurahusseen2005
    @nurahusseen2005 7 หลายเดือนก่อน

    ❤masha allha alle haku xaafiido wallo qaaali ❤

  • @nikiyoussef55
    @nikiyoussef55 4 หลายเดือนก่อน

    abaayo America miyaad uso guurtay

  • @user-xt1ys1kd4h
    @user-xt1ys1kd4h 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤😂😢😮😅😊😊 3:24

  • @amaalshfilipin3346
    @amaalshfilipin3346 7 หลายเดือนก่อน

    Abyo anoo dhibkaas I haaya culeysna iga saaran inaa suurada aqriyo abayo talo isii iyo waqtiga ugu haboon an ku aqriyo suuratul baqara

  • @lulmoha8729
    @lulmoha8729 7 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo aniga wan aqrista surat baqara lkn ma dhameyo hadi aan aan aqriso 1juz ma igu filno

  • @aasiofuaad1171
    @aasiofuaad1171 7 หลายเดือนก่อน

    Abyo wadanoee joogtaa trelkagag waa oo sevmo wayey qaab aan u soo sev garqysto iosoo dir

  • @safiaabdi2672
    @safiaabdi2672 6 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo mcn qisooyinka wan uxiisne nooso badi abaayo. Waxaad jeceshahay oo janada uguweyntahay Allah kusiyo mcnto

  • @SimanAli-dg3en
    @SimanAli-dg3en 3 หลายเดือนก่อน +2

    Number WhatsAppka wuiga baxay isooqora asxby