qaabka saxda ah ee loo wayso qaato sh. maxamed xuseyn jaamic

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah wll mahadsanid, jazakallahu khayr

  • @rodamohamed8026
    @rodamohamed8026 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @zainabmohamed4922
    @zainabmohamed4922 ปีที่แล้ว +2

    Sallallahu Calaa NABIYiNAA muxamed scw scw scw

  • @ayuubabdisamadabdilaahi6154
    @ayuubabdisamadabdilaahi6154 9 หลายเดือนก่อน +3

    Labo niyo miyaa la yinoonayaa sheikh

  • @husniyare256
    @husniyare256 2 หลายเดือนก่อน

    M.a israafka biyaha ha laiska ilaaliyo.

  • @HamseAbdillaahi1211
    @HamseAbdillaahi1211 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waysada marmar maka dhigan kara yacnii sandaarsiga hal mar wajiga hal mar gacmaha marmar meelaha saddex saddexda ah hal hal mar maku dhaafu karaa

  • @khalidcawl
    @khalidcawl ปีที่แล้ว +2

    wlaahi waysada waa hil maamay salaada ayaan kusoo laabtay mardanbane ma idhaafi doonto 😢dib ayaan isku xil qaamay hadda waysada ayaan kaa saxanaya si aysan salaada khal khal iga galin😢❣️waad mahadsan tahay sheekh

  • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
    @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh kwrn msxda mdaxa hda biyadhakada kushubo kumasaxo so cadi maha

    • @أبوأيمنمحمدالجوهري
      @أبوأيمنمحمدالجوهري  หลายเดือนก่อน

      @@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 wlo madaxa biyaha lagu shubi maayee laakiin gacmahaaga oo qoyan ayaad ku masaxaysaa madaxa
      Adoo ka bilaabaya fooda hore ilaa qadaadka dambe haddana waad soo celinaysaa gacmihii illaa aad soo gaadhsiiso fooddii

  • @nimcoyusuf8201
    @nimcoyusuf8201 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الله

  • @amunaomer7852
    @amunaomer7852 ปีที่แล้ว +1

    Thank u

  • @Ahmet_Epdirahman_Fiin
    @Ahmet_Epdirahman_Fiin ปีที่แล้ว +2

    Macha allah Shiikh Jasakallah

  • @زمزمبنتعبدالرحمن
    @زمزمبنتعبدالرحمن 5 หลายเดือนก่อน

    جزاه الله خيرا وبارك الله فيه

  • @sabarinabdi1199
    @sabarinabdi1199 ปีที่แล้ว +2

    Allah Ka awal mariyo wad nodadashay

  • @jimcaaleabdiwarsame
    @jimcaaleabdiwarsame 8 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxa ma hal mar uun baa lamarinayaa mise 3 wll

    • @أبوأيمنمحمدالجوهري
      @أبوأيمنمحمدالجوهري  8 หลายเดือนก่อน

      Hal Mar uun wlo
      Intaad foodda hore ka bilawdo ayaad qadaadka dambe gaynaysaa haddana waad soo celinaysaa illaa foodda aad kasoo gaadhayso.

    • @shankaroonmacalin7028
      @shankaroonmacalin7028 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@أبوأيمنمحمدالجوهري dumarka mada sidax ma u masaxayan

    • @أبوأيمنمحمدالجوهري
      @أبوأيمنمحمدالجوهري  7 หลายเดือนก่อน +1

      @@shankaroonmacalin7028 madaxoodu hadduu bannaanyay way masixi haddii kalena masarka uun dusha haka masaxaan

  • @azackismail8607
    @azackismail8607 3 ปีที่แล้ว

    جزيت خير أخي الفاضل

  • @miskiin236
    @miskiin236 ปีที่แล้ว +2

    Acw,
    Sanad ka dib ayaan daawanayaa dhagaha laba si ayaan daawaday marna gooni ayaa biyaha loo mariyaa marna madaxa marka la masxo unbaa la mariyaa fadlan kee sax ah.

    • @أبوأيمنمحمدالجوهري
      @أبوأيمنمحمدالجوهري  ปีที่แล้ว +1

      Wlo marka madaxa la masaxo ayaa dhagahana gooni loo masaxayaa.
      Biyo cusubna looma qaadayo dhagaha ee kuwii madaxa oo gacmaha kasii qoyan uun baa dhagahana lagu masixi