Sida looga meydho janaabada ragga iyo dumarka ficil ahaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Sida looga meydho janaabada ragga iyo dumarka ficil ahaan

ความคิดเห็น • 27

  • @ifrahamin6203
    @ifrahamin6203 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    jazakallah ulqer Wallal ❤❤❤😊

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciid 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha alaah jasakalah khayr

  • @ayaan4695
    @ayaan4695 ปีที่แล้ว +3

    Scw❤❤❤

  • @Muslim-d9d
    @Muslim-d9d ปีที่แล้ว +8

    Ka waran ileen waan maydhayaa waayo markaan sidaas u waysaysto oo aan maydho xubnaha taranka sida xiniinyahay iyo gabadha dhamaan inta cowrada ah miyaanay iga jabay hadii la taabto cowrada ileen wey jabtaa weysadu

    • @bashirabdulkadirkhalifhash4903
      @bashirabdulkadirkhalifhash4903 ปีที่แล้ว +1

      Way jabaysa marka lkn inaa tabataa muhiim ma ahan
      Oo marki horaa xubinta taranka gaar u maystay intaadan waysan san hadhowna biyaha mari bas
      Timaha bas gacanata gali say biyaha u wada gaaran
      Sidi qof dabalanayo kale inta kalana u gaar si
      Hadi aad tabato xubintaada tarankana
      Kasib waysayso

    • @ayanali9514
      @ayanali9514 ปีที่แล้ว +1

      Anigaba suashas Wan qabay wll lkn even hada rabto waxa sameyn karta marka faraxalato xubnaha Taranka dhaqdo weyseyso oo sunadi nabiga raac kadib qabeys dhameystiran qabeyso adigo iska ilaalineynin xibnaha weysada jabiya marka dhameysato kadib hadane weyso caadi ah weyseyso 😂 hadane biyaha kor un iskaga shub Ani sidas ila tahay

    • @Mohamed_Al__Abdulahi
      @Mohamed_Al__Abdulahi ปีที่แล้ว +2

      Waxaad you tube ka ku qortaan
      "Sida looga maydho jinaabada "
      Sheikh umal ayaa si fiican usharaxaya
      Illaa 4 qaybood oo qaabkani ku jiro😊

    • @tifowcalixasan8544
      @tifowcalixasan8544 5 หลายเดือนก่อน

      Marka hore inta cawrada ah baad meyreysaa kadib baad weysadii la imaaneysa.kadibmeyrashadii baad gebi ahaanba jirka ku bilaabeysaa barbarkamidig kabilow ilaacagaha meyr madaxakala barkiisa hadana dhanka midig ku xiji..kadib guud ahaan uqubeyso adigoo aan taaban meelihii cawrada aheyd intaas ka gadaal baad lugtii midig iyo bidixba weysadii ku qatimeysaa ..waaahu Aclam

    • @farxiyocali6922
      @farxiyocali6922 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayanali9514 sidaas ma ahan wesada quwys ayee lasocota ma ahan weso salad kuku bananaeyso marka quweysato ayaa wesada la imaneysa

  • @abdullahimohamed1704
    @abdullahimohamed1704 ปีที่แล้ว +12

    Janada Aya no balan ah inshallah

  • @abdallajama4832
    @abdallajama4832 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @MaxamudyuusufSaalaxraage
    @MaxamudyuusufSaalaxraage 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb halmid ayuu ilaway waa in kow xubinta taranka ladhaqa oo lanadifiyaa kadin wesada kadin qoways ka

  • @Majaj88
    @Majaj88 7 หลายเดือนก่อน

    Sidaan ma sameeyozxp

  • @niciimaidiris2797
    @niciimaidiris2797 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @dahawodahawodahawodahawo4927
    @dahawodahawodahawodahawo4927 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh 😍

  • @Justqamdac
    @Justqamdac 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 ปีที่แล้ว +1

    Qabeys ayaa naqanaa maxay tahay sidan

    • @Meeraha
      @Meeraha ปีที่แล้ว +4

      Waa qabayska waajibka ah ee la qabaysto marka ay nin iyo xaaskiisa isu galmoodaan ama marka janaabo/biyo ka yimaadaan xubinka taranka. Sidoo kale marka uu dumarka ku dhaco caadada dhiigga. Xaaladahan haddii aad la kulanto ma tukan kartid ama qur’aan ma akhrisan kartid adigoon sidan wngsn u qabaysan. Qabayskan Waa cibaado waana uu ka duwanyahay midka caadiga ah.

    • @Meeraha
      @Meeraha ปีที่แล้ว

      @@EFURAAT sida looga qabaysto caadada ama manida: 1 Niyyad la imow.
      2 Madaxa dhaq adiga oo jidhka biyaha gaadhsiinaya dhagahana u gaadhsiinaya si waangsan.
      3 jidhka dhinaca midig dhaq kaddibna dhinaca bidix dib iyo horeyba jidhka meel walba Waa inay biyuhu gaadhaan. Culimada badankood waxay sheegaan in haddii qofku uu qabayska waajibka ah ka qabaysto uusan wayso qaadasho u baahnayn oo uu qabaysku ka kaafinayo. Ku qor youtube-ka sida janaabo looga qabaysto wxd heli culimo si fiican u sharraxaysa.

    • @io5088
      @io5088 ปีที่แล้ว

      @@Meeraha Niyada ayey ku xiran tahy

    • @samilaali_amy5691
      @samilaali_amy5691 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@io5088 niyada way ku xirantahay sax lkn sidoo nabiga scw u sheegay u qabayso