Sida loo weysaysto, how to perform ablution(wuduu)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2019
  • Weyso#salah#Muslim#quran#somali#ali#macow#alimacow#makkah#

ความคิดเห็น • 237

  • @aadamyaasiin9064
    @aadamyaasiin9064 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid jasa kalaah khayr Sheekh

  • @abdiali1037
    @abdiali1037 11 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallah kheir walal

  • @CqaniReermagaal
    @CqaniReermagaal 6 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah ilaahay ha kaa abaal mariyo ustaad
    Waa waxa ugu wacan ee qof loo saxo waysadu

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  หลายเดือนก่อน

      Baarakallahu fiik ustaad❤️❤️

  • @AbdirsaqOsmanibrahim-pz7zo
    @AbdirsaqOsmanibrahim-pz7zo 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakal khayr waad ibartay wll

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mnshlh Jasakalh khyr thankz

  • @user-qj2kv5fr5d
    @user-qj2kv5fr5d 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah illah ha ku barakeeyo wx bdn iga qaldana oo ka faiday❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 หลายเดือนก่อน +1

    MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QadrocsamedQadrocsamed
    @QadrocsamedQadrocsamed หลายเดือนก่อน +1

    Jazaka AlllH Qayr❤

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  หลายเดือนก่อน

      Ilaahay haku barakeeyo ❤️❤️🤲🤲

  • @sihaamibraahim
    @sihaamibraahim 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you for as it has benefited us from right way

  • @user-hamdi337
    @user-hamdi337 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah khair

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah khair.❤️

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว +2

      Shukran wllo. Ilaahay haku barakeeyo 🤲🤲🤲❤️❤️

  • @user-cy1ey9wx2h
    @user-cy1ey9wx2h ปีที่แล้ว +1

    Man sha Allah jasakalahu khayr sheekh

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Jzk Allahu kheyran wllo..ilaahay haku barakeeyo ❤️❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @rapperssmoke2209
    @rapperssmoke2209 ปีที่แล้ว +1

    Thank you for helping sheikh

  • @user-iw2vl5bp7j
    @user-iw2vl5bp7j 8 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah wall❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaaah ilaahy haku barkeeyo sheekh

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Jzk Allahu kheyran. Adigana ilaahay haku barakeeyo ya rabb ❤️🤲🤲🤲

  • @casiocurious8744
    @casiocurious8744 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay hakaa ajar siiyo, jazaka Allah khair.

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว +2

      Shukran wllo. Jzk kheyr. 😀❤️❤️🤲🤲

  • @hanihaldhaa3700
    @hanihaldhaa3700 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Jazakalah wll Alle haku xifdiyo janatul fardows alle haku geeyo

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Amiin ya Rabb.. dhamaanteyna...ilaahay haku barakeeyo ❤️❤️🤲🤲

  • @Sowda-u5b
    @Sowda-u5b หลายเดือนก่อน

    Jasakulah khyr😢

  • @nimcoali3315
    @nimcoali3315 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrana shiikha allha ku barakeyo❤🤲

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  11 หลายเดือนก่อน

      Shukran walaasheey. Ilaahay haku barakeeyo 🤲🤲

  • @user-kl6sn4zu5c
    @user-kl6sn4zu5c 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jasakul kheyr wll

  • @fayii3975
    @fayii3975 ปีที่แล้ว +1

    Jazaa kalaahu qeyr ya sheeiq🥺🥰

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Masha Allah. Jzk kheyr 🤲🏽🤲🏽👍👍

  • @nafisamubaarigmubaarig6251
    @nafisamubaarigmubaarig6251 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakal.khayr zheekh

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Jzk kheyr walaashey 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @MohamedAhmed_6000
    @MohamedAhmed_6000 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah sheikh

  • @fanimohamett8825
    @fanimohamett8825 ปีที่แล้ว +1

    Masha alahaa shiiq alehaku barageeyp

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Shukran wllo. Jzk kheyr..adigana sidaas oo kale. Ilaahay haku xifdiyo ❤️❤️❤️

  • @cumaryuusuf150
    @cumaryuusuf150 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh alle haku barakeeyo sheekh🤲

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Shukran.. ilaahay haku barakeeyo 🤲🤲❤️

  • @user-yb2ke7yd7w
    @user-yb2ke7yd7w 10 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran❤❤❤

  • @fardowsaxmed184
    @fardowsaxmed184 ปีที่แล้ว +2

    Dumarku timaha may marinayaan jasaakallaahkhayr

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว +2

      Wcs wrb.. haa wllo timaha ragga iyo dumarku waa isku mid. Waysada waa isku si in loo wayseesto. Wax Faraq ah umadhaxeeyo. Jzk Allahu kheyran. Ilaahay haku barakeeyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @faisomawlid9183
    @faisomawlid9183 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks sheekh❤

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  9 หลายเดือนก่อน +1

      Shukran walaasheey. Ilaahay haku barakeeyo 🤲🤲🤲

  • @nimcocali-rr9ge
    @nimcocali-rr9ge ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤

  • @user-ep4wt1bn2h
    @user-ep4wt1bn2h 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allh allh ku barakeyo sheikh Lkn ducada lagu ka tagay ustaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikranabdi5836
    @ikranabdi5836 15 วันที่ผ่านมา

    Jasukalahu qaeyr

  • @user-pk5bp4rx8w
    @user-pk5bp4rx8w 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks my bro

  • @user-fb8hu2ht9q
    @user-fb8hu2ht9q 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qalad Maahen miya in aad ku hadasho musqusha mashallah Allahu akbar ♥️

    • @sirajiabdi5704
      @sirajiabdi5704 7 หลายเดือนก่อน +1

      Sister meesha musqul ma ahan musqusha dhinaca kale kutaalaa

  • @ahmedabduqadir4782
    @ahmedabduqadir4782 2 ปีที่แล้ว +2

    بسم الله

  • @akarimade2901
    @akarimade2901 2 ปีที่แล้ว +11

    thanks for dis it was hard on the first time

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว +1

      Jzk Allah kheyran.. May Allah make it easy for us all ❤️❤️❤️

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      Just try your best.

  • @filsanahmed641
    @filsanahmed641 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashallh ilaahay hakaa jasaaaisiiyo

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      Jaxaakallaahu kheyr walaashey.. ilaahay haku barakeeyo 🤲🤲🤲💖

  • @wiilsiwanagyre2455
    @wiilsiwanagyre2455 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @mohamuudnormallaafter__poy9045
    @mohamuudnormallaafter__poy9045 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @hayaatismail-ht7pf
    @hayaatismail-ht7pf 11 หลายเดือนก่อน

    AlllE haku parakeyo

  • @ashram1999
    @ashram1999 ปีที่แล้ว +1

    Jasaklaah.khyrn.wllo

  • @amiirocali845
    @amiirocali845 2 ปีที่แล้ว +1

    Maan sha Allah

  • @salmaweli1676
    @salmaweli1676 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid 🥰

  • @FatimaMohamut-k1b
    @FatimaMohamut-k1b วันที่ผ่านมา

    Jasakallah

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 3 หลายเดือนก่อน

    Shuaran sh jaasakal khyar

  • @cabdiraxmankhadar3044
    @cabdiraxmankhadar3044 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah tabaarkalah

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Baarakallahu fiik akhi. ❤️❤️❤️

  • @user-kf1wp3fv8n
    @user-kf1wp3fv8n 6 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you❤

  • @user-bn9em8gx1w
    @user-bn9em8gx1w 2 หลายเดือนก่อน

    Ayy yotup maa laheed adi m.a😮

  • @seynababdulaahi6818
    @seynababdulaahi6818 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @naajiwizzboy4088
    @naajiwizzboy4088 ปีที่แล้ว +1

    thanks Bro 😘🙏🏿

  • @guledgulwade6591
    @guledgulwade6591 3 หลายเดือนก่อน

    ماشاءلله

  • @cabdixamiid2213
    @cabdixamiid2213 ปีที่แล้ว +1

    M.a wll alla haku sharfo

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Shukran walaalkeyga.. jzk kheyr. Ilaahay haku barakeeyo ❤️❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @abdallaothman9672
    @abdallaothman9672 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah kheir

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว +1

      Shukran akhi. ❤❤👍

    • @abdallaothman9672
      @abdallaothman9672 2 ปีที่แล้ว

      @@alimacowshariff ustaad ino so badi culuumta diinta ku saabsaan jazakallah kheir

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      @@abdallaothman9672 jzk kheyr. In sha Allah. Ilaahay haku barakeeyo 😁❤❤❤

  • @khalidcawl
    @khalidcawl ปีที่แล้ว +2

    thankyou😢❣️walaahi aad ayaan kaaga mahad celina walaaal

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Ilaahay haku barakeeyo walaal. Jzk kheyr ❤️❤️❤️

  • @hibonuura1036
    @hibonuura1036 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a jaskumu lah

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      Adiga ayaa mudan wllo. Ilaahay haku barakeeyo 🤲🏽🤲🏽

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 ปีที่แล้ว +1

    Thnks 🙏🏽🙏🏽

  • @saafilawale1294
    @saafilawale1294 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah shiikh

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      Jzk Allahu kheyran ❤️❤️

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      Shukran wllo. Ilaahay haku barakeeyo 🤲🤲🤲💖💖💖

  • @tariikhtowbah4346
    @tariikhtowbah4346 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku barakeeyo

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      Jaxaakallaahu kheyr. Shukran. Adigana Allah haku barakeeyo 🤲🤲🤲

  • @munna_wacan
    @munna_wacan ปีที่แล้ว +1

    Mncha allah walale

  • @miskiabdulkadir851
    @miskiabdulkadir851 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah ilahay hanaga dhigo kuwa ku waana qaadato🥺🤲😍

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว +1

      Allahu amiin ya rabb.. 🤲🤲🤲🤲

  • @ayaancabdi3518
    @ayaancabdi3518 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalahu khyr sheekh

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      Adiga aa mudan. Ilaahay haku barakeeyo 💖💖🤲🏽🤲🏽🤲🏽

    • @ayaancabdi3518
      @ayaancabdi3518 2 ปีที่แล้ว +1

      @@alimacowshariff 🤲🏻

  • @shoobtahmiski6207
    @shoobtahmiski6207 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnashlah

  • @MustafaHaji1988
    @MustafaHaji1988 ปีที่แล้ว +2

    Kheyr allaha kaa siiyo sida aad usoo gudbisay. Lkn bisinka in laga bilaabo ayaa ka hilmaamtay . Mahadsanid

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Wcs Wrb. Jzk kheyr kheyr. Ilaahay haku barakeeyo. Bismillah niyada aad ka dhaheesa intaadan weysada bilaabin. Shukran

  • @maryandaahir3127
    @maryandaahir3127 2 ปีที่แล้ว +3

    Bisimka hor mAri wll

  • @ayaancabdi3518
    @ayaancabdi3518 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaaahay ha kaa amal mariyo sheekh dad badan ayadka jahil sartay waysada wlhi ❤🙏🏻

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว +1

      Jzk Allahu kheyran.. amiin Ya Rabb.. shukran 🤲🤲💖

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jizaakallah aqii

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 5 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍

  • @aishaali4583
    @aishaali4583 2 ปีที่แล้ว +1

    Lkn wllo gabadha must ma in ay dhaqan timah meeshay ka bilabada ila meshey ka dhamadan. Ani timah afkoda hore le dhaqa.

  • @caashodalmar6917
    @caashodalmar6917 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a.shaalh

  • @Waxku_anfcayoku_dadal_markasta
    @Waxku_anfcayoku_dadal_markasta ปีที่แล้ว +2

    Sheikh wad mahadsantahay😊
    Lkn sual waysada kahor inad niyay sato oo bisinka ku bilawdo

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Wcs wrb. Jzk kheyr. Waa sax. Niyada ayaa kahoreesa intaadan waysada bilaabin. 👍

  • @shaafimaxamed5757
    @shaafimaxamed5757 ปีที่แล้ว +1

    M.alah alle hakaa ajar mariyo

  • @halimoabdi2455
    @halimoabdi2455 ปีที่แล้ว +1

    Qayr alpha kusiiyo mansha alaah wan kafaaiidaystay🙏

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Shukran walaasheey. Ilaahay haku barakeeyo ❤️❤️🤲🤲🤲

  • @ahmedabduqadir4782
    @ahmedabduqadir4782 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisin kii bada ilow day wll

  • @zumayoahmett7944
    @zumayoahmett7944 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakaĺlah

  • @ifrahjanaay496
    @ifrahjanaay496 ปีที่แล้ว +5

    ❤جزاك الله خير الجزاء

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว +1

      جزاك الله خيرا.. الله يحفظك يا رب العالمين ❤️❤️

  • @bisharonuhfarah2468
    @bisharonuhfarah2468 3 ปีที่แล้ว +1

    🔥

  • @MuxiyeJamaal
    @MuxiyeJamaal หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @aadamyaasiin9064
    @aadamyaasiin9064 11 หลายเดือนก่อน

    Soo badi Qaabka salaada loo tukado so gali wllo sharaxadadu aad bay u fican tahay

  • @unknown-we7xc
    @unknown-we7xc ปีที่แล้ว

    Waxan maqlay faraha iyo afka in la maydho waysada dhexdeda wa suni sheekh arinkaz maxa ka jira

  • @sadaqali5858
    @sadaqali5858 3 ปีที่แล้ว +1

    M. A wll allaha ku barakeyo

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      Adiga ayaa mudan walaal.. ilaahay haku barakeeyo 🤲🤲🤲💖💖💖

  • @hodan7913
    @hodan7913 ปีที่แล้ว

    Tng wlll

  • @Fartum__I
    @Fartum__I ปีที่แล้ว +1

    Jazalakah kher

  • @abshirapdulahi2691
    @abshirapdulahi2691 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh see biyaha looga saarayaa

  • @siidaabdisalam6405
    @siidaabdisalam6405 4 หลายเดือนก่อน +1

    As wr wbr sheekhuow marrka ugu horeysa waxaa ladhehaa bismillaah

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  4 หลายเดือนก่อน

      Wcs wrb.. taasi qasab waye. Bismillahi malagu dhihi karo muqsusha dhexdeeda. Marka waa in aan ka dhahaa niyada

  • @AbdullahiHassan-br7tz
    @AbdullahiHassan-br7tz ปีที่แล้ว +2

    Shiikhoow, sajuuda kadib ducada la aqriyo iiisheeg, please 🙏🥰

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว +1

      Ducadaan akhri. Waxaa kadaawan kartaa dhanka tiktik. Magaceyga Alimacowshariff ku qor.
      1. Rabbighfirlii
      2. Warxamnii
      3. Wahdinii
      4. Wacaafinii
      5. Wajburnii
      6. Warzuqnii
      7. Warfacnii

    • @AbdullahiHassan-br7tz
      @AbdullahiHassan-br7tz ปีที่แล้ว +2

      @@alimacowshariff shukran shiqoow

  • @xamseibrahim859
    @xamseibrahim859 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllo alle miusanka xasnadka ha kuugu daro

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Amiin ya rabb wllo. Ilaahay haku barakeeyo adiga iyo familkaaga. 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️

  • @hodanabdi22
    @hodanabdi22 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal ma qasabbaa dumarku marka waysada madaxa lagaadho in ay ku dhamays tiraan madaxa
    Se mawax dhibaa kujira haddii foodda qaybta hore ee madaxa oo kaliya ay qooyaan
    Walal iisoo jawaab adoo mahadsan

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      Wcs wrb walaal. Waa su'aal aad ufiican. Waxa muhiim ah in weysadu sida saxda ah loo sameeyo maadaama weysadu uu yahay Furaha ugu horeeya salaada. Dumarku waa in ay fooda biyaha mariyaan iyo madaxa qaybihiisa kale.

  • @princesskaif2455
    @princesskaif2455 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll waxaan dhib kuqabaa maxaa niyeesanaa weeso bis mise salaad weesadeeda

  • @shaymaaabdulaouf2602
    @shaymaaabdulaouf2602 3 ปีที่แล้ว +5

    Is it necessary to wash more than once or twice

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว +1

      Well actually, it is best to Wash 3 times, then the water can touch every area while taking wuduu. 👍

  • @hamdiahmedmohamed6397
    @hamdiahmedmohamed6397 10 หลายเดือนก่อน

    Madqxa iyo dhega 1 mar miya

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha see uweysankaran

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      Sida weysada caadi ah. Ragg iyo dumarka waa isku Wayso.. waa isku nooc. Biyaha waa in uu taabtaa meel kasta sida, gacanta, afka, timaha, suxulka, lugaha iwm

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 4 หลายเดือนก่อน

    Afka iyo sanka hal biyo looked qadayaa

  • @Miirah-mohamoud14
    @Miirah-mohamoud14 2 ปีที่แล้ว +2

    ASC Sanka Soo Gacanta Mid8g Lee Kuma dhiqi Karo Anoona Bid8x Adeegsan Mahadsanid ☺

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว +1

      Su'aal fiican waye. Sida sunnada waxa waye in biyaha aad ku qaadatit gacanta midigta oona ku sanqaadatit, kadib gacanta bidixda aad iskaga bixisid diifka iyo waxii lamid ah. Lama ogola in markasta gacanta midigta lee ku isticmaashid marka aad weyso qaadaneesid. Jzk kheyr.👍😊

  • @amranabuukar-mq4uw
    @amranabuukar-mq4uw ปีที่แล้ว +1

    Tngs 🤲😭

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Masha Allah.. you welcome ❤️🤲🤲

  • @mumtazqalpi7400
    @mumtazqalpi7400 ปีที่แล้ว +1

    Sida sotukadane nosodub i.a sida dumarka plz sheikh

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Hayeh in sha allah. Waan soo duubayaa. 🤲🤲🤲

  • @yasminabdalla9426
    @yasminabdalla9426 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal waxa ku waydiiyay sanka iyo afka waxa dhaqi jiray 1 mar lkn inta kale gacmaha wajiga lugaha 3 jeer dhaqi jiray ma caadi baa mise waa ina sanka iyo afkaba 3 jeer dhaqo

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว +1

      Wcs wrb walaalo. Hal mar kaliya waa dhaqi kartaa laakin hadii aad ka dhigtit 3 jeer ayaa kasii fiican si biyaha meel kasta si fiican ugaara shirka. Wallaahu aclam

    • @yasminabdalla9426
      @yasminabdalla9426 2 ปีที่แล้ว +1

      @@alimacowshariff shukran ustd

  • @yusrabashiir9457
    @yusrabashiir9457 ปีที่แล้ว +1

    Jzkllh khyr

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Ilaahay haku barakeeyo ❤️❤️❤️

  • @aasiyofaysal4962
    @aasiyofaysal4962 ปีที่แล้ว +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @zupeirhalane9286
    @zupeirhalane9286 2 ปีที่แล้ว +2

    wll Step 1 waa inaad Bisinka KU biloowdo shukran

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      Haa bisinka aa ugu horeeyaa...niyada aa la dhahaysaa bisinka hadii aad ku dhaxjirtit muqsusha

    • @zupeirhalane9286
      @zupeirhalane9286 2 ปีที่แล้ว +1

      wax bdn ka faaiday wll Ajar iyo xasanaad allH ka siiiYo

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  2 ปีที่แล้ว

      @@zupeirhalane9286 shukran wllo. Ilaahay haku barakeeyo ❤️❤️❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @aishaali9020
    @aishaali9020 ปีที่แล้ว +2

    Gabar hadan ahy madaxo dhan ma dhaqa mise qebt sajuda

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      Maya. Madaxa oo dhan madhaqaysit, laakin sida weysada caadi ahaan aan uweyso qaadanaysaa. Timaha qabta hore ilaa hoos ayaa biyaha marineysaa in sha Allah.

    • @aishaali9020
      @aishaali9020 ปีที่แล้ว +1

      @@alimacowshariff lkn hada ano xakab qabo weyseysto madaxa qaybta hore ee danbe ma marinkari sida adi hada sameneysid

    • @alimacowshariff
      @alimacowshariff  ปีที่แล้ว

      @@aishaali9020 haa ok..isku day sida saxda ah in aad usameeyso in sha Allah.

  • @yacquub.yuusufOmer-pi3kt
    @yacquub.yuusufOmer-pi3kt 10 หลายเดือนก่อน +1

    .