Gabay Xawaadle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 90

  • @marriaalsomaliya9514
    @marriaalsomaliya9514 8 ปีที่แล้ว +35

    Xawaadle Xawaadle Xawaadle markaan maqlaaba waan Farxaa♥♥. Kii ciil qaboow hadaba dilaac Xawaadle kuma gaadhan Dad iyo dunyaba, Xawaadloow dariiqaad martaan dowlad baa tahay. Alloow ku dhowr

    • @sakariyemahdi5069
      @sakariyemahdi5069 5 ปีที่แล้ว +2

      Maria Habar Gidirna Mxaad Ka Leedahay🤣🤣

  • @marriaalsomaliya9514
    @marriaalsomaliya9514 8 ปีที่แล้ว +13

    Mahadsanid qofka soo dhigoow {Xawaadle Maxamad} Allaah janada haku galiyo

  • @boqorkayurub9361
    @boqorkayurub9361 6 ปีที่แล้ว +12

    Xawaaaadle jir oo joog Masha Allah dadkeydow dalkiin iyo dadkii difaacda walikiin

  • @marriaalsomaliya9514
    @marriaalsomaliya9514 8 ปีที่แล้ว +14

    Xawaadloow diintana qabsada isna difaaca ragg baa tihiine♥♥♥

    • @xuseencabdixasan6474
      @xuseencabdixasan6474 3 ปีที่แล้ว

      NAA SHARMUUTO NINKAAD KA QAYLINAYSO WAA JIFI FIQI ILAA 2014 IYO HADA 2021 SOW IMAD ARAG SIDAAN KUU GUMEYEY XASANKII CURYANKU DHALAY HADA WADANKA MADAX KAMA AHA EE CALAMKA UQAYLI🤮🤮🤮🤮🤮🤮

    • @kamelgroups7674
      @kamelgroups7674 ปีที่แล้ว

      ​​@@Therealroyalfx
      Hhhhhh hada saas u hadal markii aan soo dhaqaaqana ku qayle war hawiyow DIR way soo duushay waxayna hubkeeda usoo qaadatay xawaadle oo jufo hawiye ka mid ah hhhhhhhh nacalaa fulayadaa tahay ku yaale war surre waligaa dhulkiisa hawo yay kaa galin waa dir dhab ah dirirta dhabta ahna looga haray

  • @marriaalsomaliya9514
    @marriaalsomaliya9514 8 ปีที่แล้ว +9

    Alloow xawaadle guul sii

  • @shukrimuuse990
    @shukrimuuse990 8 ปีที่แล้ว +12

    💪 guul xawaadle

  • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
    @cabdiraxmaanmaxamuud2487 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha noo deysto gabyaaga.
    Alle hana barakeeyo.
    Xawaadle cadde

  • @abdishakuraadan9236
    @abdishakuraadan9236 9 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa alh gabay dhankasta Aan dhaliil laheyn. GUUUL.

  • @cabdicasiis3560
    @cabdicasiis3560 4 ปีที่แล้ว +3

    I love you xawaadle jir oo joog

  • @RAGEHXARAGO
    @RAGEHXARAGO 3 ปีที่แล้ว +2

    Xawadle ❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @boqorkareedool6419
    @boqorkareedool6419 5 ปีที่แล้ว +4

    Viva surre war xawadle cabad maxaa ka dhacay surre xitaa ma arag laf ka mid ah bay arkeen

  • @monelola6184
    @monelola6184 4 ปีที่แล้ว +1

    Hanblyo gobnimo xawaadle udaa iyo Ragnimo dadnimo guulystA wall ilhan

  • @kamelgroups7674
    @kamelgroups7674 ปีที่แล้ว +2

    Tolka gabay waa lagu kicin karaa lkn fagaaraha dagaalka marka lajoogo geesinimo & ad adayg ragga surra loo daayay dhulkan aad ka gabyeyso ayagaa lahaa waligood lahaan donana hadana jooga Nin dhul laga qaadi karo & ninkala kala jiree dadka kala barta

    • @kaabaax1028
      @kaabaax1028 8 หลายเดือนก่อน

      Suure masakinta ah oo la xaquqay bushashka laga gubay ismaciil cumar jelle io xasan Sheikh baladweyne imaden jilabaha naqabsaden yutubka suure xl ku qoor adiga qaxoti ah uguska oyanayo arke maskiin kurtun afar xabo thy adun io aqiir mel jirin😂😂

  • @shaaprosperous1520
    @shaaprosperous1520 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @ahmedhoshow8604
    @ahmedhoshow8604 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah. Waa gabay dhaxal gal ah

  • @kaahakiinqalbisaafi4402
    @kaahakiinqalbisaafi4402 9 ปีที่แล้ว +6

    wooow afkaada caano lagu qabay xawaadle cadowgiis cagta kahooos

  • @aniisaargsan8401
    @aniisaargsan8401 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa gabay wacan xawaadle guulbaa inoo balan

  • @aliabdi7838
    @aliabdi7838 8 ปีที่แล้ว +3

    mshllh guul....
    ..... x.L

  • @sulekaahmed1527
    @sulekaahmed1527 8 ปีที่แล้ว +2

    Asc dhamaan waxaan salaamayaa beesha xawaadle weeyne waxaan xusuus teeydad ku taala in uu yahay cawaale cidii cudud ugu timaado aan waxba ka qaadeeynin xawaadle waa agoon ku kor cidii abaal gashato waligiis mailaawo kii dagaal ugu imaadana kama haro inteey geber ka dabeeso abtirsiimo waa niman islaamoo soomali ah daglaka hiiran waa dhul kooda rismiya wuxuuna leeyahay dad ladago oo waligiis la noola si daris wanaaga gobolka hiiran waa gooni isku tagaa cidna mahogaamiso oon aheen dadka ka soo jeeda goblka sida makane xawaadle baadcade gaaljacl dadka yaxrtaa waa na loo ogolyahay dhul iyo dadba waan hubaa in uu yahay militeriga hiiraan xawaadle miskiinka waa nabad ku joog hadiila waayo agoon aabe aan korin culees cidkale maqaado daafoow duubduub uga bax adaa og meeshaad ogoon iyo rajo kugunoolaaneesy dhul raadso nin aad dul koridkarto

    • @yaxyedumaal2186
      @yaxyedumaal2186 8 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhh wa adiga leh makane xawadle galjecel badicade o jijeele ma adiga ayu ka barya hiiraan walahi hiiraaan ineysan jogin cid awoda iney hor istagta waxan dona galjecelka ad shege so kuwii an ugalay sidii oganta somana waligeyna ka adkan jiraay

  • @alabaasomar8931
    @alabaasomar8931 9 ปีที่แล้ว +1

    Wa gabay mudan oo taariiqi ah

  • @saadaqmukhtaar8835
    @saadaqmukhtaar8835 4 ปีที่แล้ว +1

    Guul xawaadle

  • @faadumomacllin2674
    @faadumomacllin2674 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabar xawadle dahab soocodo 🥰🥰

  • @liibaanyare3616
    @liibaanyare3616 3 ปีที่แล้ว +1

    Viva xawaadle

  • @mohamedhassanmuhumed2600
    @mohamedhassanmuhumed2600 4 ปีที่แล้ว +1

    Alow rer abtigay guulay oo cadawgoda cagata hos gili

  • @faadumomacllin2674
    @faadumomacllin2674 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @dalmardahir6205
    @dalmardahir6205 8 ปีที่แล้ว +5

    rag ragdhalay lkn surre waa boonta direed marka inaa hdl iskaga qasaariso maba aheen boowe ee cagta mariya bariiso cad

  • @riyasrumadnaftauronqurux7569
    @riyasrumadnaftauronqurux7569 5 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @Daljire12
    @Daljire12 4 ปีที่แล้ว

    H.g marki laciijiyo dhaha qabiil marabno marka horana edebdaro keena

    • @sakariyemahdi5069
      @sakariyemahdi5069 4 ปีที่แล้ว

      Kkk Yaa ceejiye

    • @sakariyemahdi5069
      @sakariyemahdi5069 4 ปีที่แล้ว

      Adeer Dhimarka Miyad la'dahay Bahasha Hafagfaagin Waa Laysyaqaanaye

    • @newwiz9438
      @newwiz9438 4 ปีที่แล้ว +1

      Dha dhaN
      H.G Kulahaa😏
      Cali Madaxweyne le is Ka Cili WayeN😝💪

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 6 ปีที่แล้ว +2

    in xawaadle la gabay lagu kiciya wa doqonimo dhulku waa banaan yahay qofba dhinac haka dago si ay hiiraan uwada dhisanto dagaal wiil kuma dhasho seedigey ku waayay iyo walaalo badan dagaalKa deefow iyo kuwa kale

  • @galjeceljecle7042
    @galjeceljecle7042 8 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhhhhhhhhhhhh xawaadle Gobolka waa kaga dhamaatay, Gobolkaan jijeele aa hada duulaan ku ah, lkn gaaljcel ayaa ubaabac dhigaya, hadii xawaadle taageera aan ka helno waan kasaareynaa gobolka oo dhan ayaga iyo dir

    • @yaxyedumaal2186
      @yaxyedumaal2186 8 ปีที่แล้ว

      been iyo faan badanaa hhhhhhhhh war ma galjecel ayaa jijeele u babac dhigi karaa hhhhhhhhhhh ala iska hadal badanaa war hal dagaaal o galjecel jijeele uga adkaday ma ishegi kartaa in galjecel la tumay mahane

    • @amirtech7324
      @amirtech7324 8 ปีที่แล้ว +1

      ma gaaljecel ayaa latumay horta qofka tumi kara gaaljecel muu jiraa ayaa ka horaysa waad iska habaaqaysaye viiva gaaljecel

    • @yaxyedumaal2186
      @yaxyedumaal2186 8 ปีที่แล้ว

      Caamir Muuse hhhhhhhh sxb kuma fanaya e waxad yesha hiiraan wac amaba qof rer hiiraan ah wac walahi galjecel hiiraan wan uga adka waligeeyba hadana si ka daran ayaan u galay wayo amin jesoow aya ku dhahay dhul so wabsada waxey qabsana iska daye tii ku dhacday xata dolarkoodi la rartay rashinkoodi biyabaxa lagu xiray dhimashad xisaab ma leh ela ay jabutiyaan ka naxeen o ay tangiyada jabuti laso dagal galeen xata aysan waxba ku tarin hhhhhhhhhhhhhh walahi wan idinka naxay dagalkii u dambeyay waxi idin garay

    • @yaxyedumaal2186
      @yaxyedumaal2186 8 ปีที่แล้ว

      Sxb wad hadashay balse hadal kada runta wad ka lexatay jijeele wa jajus axmara iyo liyu ayad tiri war aniga axmara iyo liyu waligeyba jajus uma noqon mida kale aniga ithopia dhul ayan ku le yahay iyo.magaloyin somalia sido kale cidanka liyuga askarteyda aya ku jirta ayado sida tahay aniga waligeyba marna wax kalma ah manan weydisay gesinimada wa mid an ab iyo isir u leyahay mida kale galjecel waligey ayaan ka adka xata ayadoo xabad aysan jiein ayaan ul uga adka hada dagalkii u dabeyay ayagoo melkasta isaga timid hub dhan udhan yahah o xata ay jabutiyaan ka barbar dagalamayaan ayaan mel saray o an sida ad ogtahay u galay sxb taas video ayaan kaga haya o cadeyn ah bal adiga ikeen mesha ad video iga haysa mida kale badiyaha fog e hiiraan ma dad kala nala joga maxaan uga so ceyriyay maxey dabajeex yadoda uga carareen sxb xabada wax ma disha ee ninka wata aya wax ku dila dhulkii badiyaha hiiraan odhan wan kaso ceyriyay hada xata mel ay daqan malahan malin kasta an heshiina ayey wadaan o ay ugu dambeysay last week balad weyne balse aniga maba raba o markaan in an rara aya balan igu ah horaba ana uso dajiyay sida ka muqata indhahada ma qabtaan ninka tabartii ka dhamatay e jabuti gangidooda ay la socdaan e waxad aragta ano an jabuti iyo cidna wadan kaligeey hadana dhulka la simay

    • @yaxyedumaal2186
      @yaxyedumaal2186 8 ปีที่แล้ว

      Bal cidkasta o rer hiiraaan ah weydii ya adag labadeena ya waligood adka mida kale rer ow xasan wa dad yar o hadana ithopia dagan ma waxad la meel dhigi karta anigoo bakool hiiraan iyo DDIS intaasba si siman u dagan war nin yahoow bal xaqiiqada dhabta ah so radi wax badan aya isaga ma darsan sida muqata dagalkii balad weyne ee 5 malin aniga waxa iga dhimatay 2 dhawac wu jira balse ayaga meqa ka dilay 53/52 ya lahaa dolarkii laga carary e la qatay ya lahaa dabajeexyadii laga cararay e laso furtay ya lahaa burkii iyo bariiskii an biya baxada balad weyne ku xiray qarna an difaac ka dhigtay maskiiin bad tahay sxb ee

  • @sucdiabdirahman3453
    @sucdiabdirahman3453 5 ปีที่แล้ว

    😍

  • @galkacyo12
    @galkacyo12 9 ปีที่แล้ว +7

    uf Qabiil

  • @ruqiyoosman6968
    @ruqiyoosman6968 5 ปีที่แล้ว

    My tolkeygah boqortoyi idin jeclhy bllhi

  • @deeqaducaale5572
    @deeqaducaale5572 8 ปีที่แล้ว +1

    dalmar horaan kugu sheegay,aflagaadada gabdhaha ha ku mashquulin,kac raga iska celi,mise dumar la mood baad tahay kkkkk.

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 4 ปีที่แล้ว +1

    Xawaadle iyo hawiye ma laf maha Dir ah ayaa ka caabaadshay.? Balse markii dalka talyaani biyomaal
    La dagaalamayay xagaa joogtay?

  • @essesiyad4566
    @essesiyad4566 5 ปีที่แล้ว +1

    Xawaadle hawiye ne ma ahan daroodna ma ahan ee meel looraaco malaha

    • @diiriyeabdirizak6974
      @diiriyeabdirizak6974 5 ปีที่แล้ว

      Hawiyuu sheegtaa. Iyagana. Ma ogala

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 ปีที่แล้ว

      @@diiriyeabdirizak6974 waa daqrood

    • @q.n1629
      @q.n1629 4 ปีที่แล้ว

      Waa meyle samaale not Darod or Hawiye.
      Sagaalka samaale uu dhalay

    • @amirah4768
      @amirah4768 4 ปีที่แล้ว

      @@muhamuudbille9158 daarood ma nihin ilahay na nagama dhigo asbax xawadle maxamed mayle samaale waaye

    • @mohamedhaajibaari8723
      @mohamedhaajibaari8723 3 ปีที่แล้ว

      @@diiriyeabdirizak6974 waryaa Hawiye iyo Daarood intaba Xawaadle umabaahno xoogooda eyna kumaraan aduunka ee naga dhamaaw baacyahow.

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 7 ปีที่แล้ว +3

    xawaadlle maxa waa naag magaceed miyaa

    • @qalanjadaqarniga5761
      @qalanjadaqarniga5761 7 ปีที่แล้ว +2

      axmad fartaagte
      waa nagaha somalida ugu qurxoon Qabiilkaas kasojedaan Xawaadle Maxamed waa Nin rag ah ee hadalka iska Sax sxb

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 6 ปีที่แล้ว

      Wa ragii ku so kufsaday naanaab yahow

    • @somalidhalada8957
      @somalidhalada8957 6 ปีที่แล้ว

      +T dots realest hadii ay ogaadeen iyo dhulbahante iyo isaaq qurux leryihiin maxay abwaanadu ugu heesi waayern beerlula waa tii hadraawi u heesee sawir siji xun waligeey ogaadeen gabar qurxan kuma arag sawir iska dheero caga wayn mooyee😂😂😂😂😂😂

    • @husseinsharaf368
      @husseinsharaf368 5 ปีที่แล้ว

      @@qalanjadaqarniga5761 😍😍😍😍

    • @newwiz9438
      @newwiz9438 4 ปีที่แล้ว +1

      Ader DhimiRka La Dahy
      D.r xapep uTag😏

  • @nasranuunu4199
    @nasranuunu4199 5 ปีที่แล้ว

    Xawdle masocalacalay guuuul iyo gobonomo besha sure

  • @fatimaali2543
    @fatimaali2543 6 ปีที่แล้ว

    Khada

  • @hamzaadam7765
    @hamzaadam7765 9 ปีที่แล้ว +2

    Kkkjjjj

  • @MrWarya246
    @MrWarya246 9 ปีที่แล้ว

    Yaab manayara

  • @wiilkafiqishinieejecelgaba3711
    @wiilkafiqishinieejecelgaba3711 7 ปีที่แล้ว +1

    Xawaadle waayo ma garac baa mise nasab yuu galaa

    • @mahadmohamed2808
      @mahadmohamed2808 6 ปีที่แล้ว

      wiilka fiqishini ee jecel gabadhaha habargidir adiga faqshini kii dhulbahante sheeganaaye marne ceyr ayaan ahay dhahayey sow matihid yaa kaa wecelsan ii sheeg xawaadle meesha uu daganyahay waa layaqaan ciduu garasho iyo aqoonsi majiro wuu isku tashtey

    • @shukrimashaallha8216
      @shukrimashaallha8216 5 ปีที่แล้ว

      Masha,allha

    • @lunaticali4187
      @lunaticali4187 5 ปีที่แล้ว

      Xawadle waa kii ku wasi jiray oo garacyada kaa dhalay

    • @axmedafdhuub8326
      @axmedafdhuub8326 5 ปีที่แล้ว

      Maxuuyahayxawaadle

    • @sakariyemahdi5069
      @sakariyemahdi5069 5 ปีที่แล้ว

      Adeer mcne Xawaadle Waa Somali Cayrna Wa Somali Cadaawad Baana Inaga Dhaxaysa Aan Kala Calaf Qaadano Cay Lama Rabeee Meel Cudud Ubaahan Hadal Wey Ku Canaayootaa😎😎 Wiil Cayr Wlibo Habaraji Walibo Cabdulle Xassan Ah

  • @xuseencabdixasan6474
    @xuseencabdixasan6474 3 ปีที่แล้ว +2

    XAWAADLE WECEL 2014 ILAA HADA 2021 HORTA FIQI ANOGOO AH MAKAGA CABAADIYEY NASAB WAA FIQI NIN TOPR KULAHAA DAMEER XAWAADLE🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhwecel adigane qaniis kaalay imaaw ee iska celi hadaana ceerinka aana kugu cunin xayawaan wacel

    • @deeqqalocowchannel
      @deeqqalocowchannel 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fowziamulaha9638 See Daremee Maxaad Fiqi Uga Kicin Wayday Hiraan Gus Magaliyey xaawdle Wecel See Daremin😂😂😂

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 2 ปีที่แล้ว

      @@deeqqalocowchannel 🚜🤑😡🥱🤠😎👣🧠🦶