CADNAAN OO AAN SUPRISE USAMEEYAY FARXAD WUU AAMINI WAAYAY GIFT QAALI AH😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 848

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x หลายเดือนก่อน +627

    Inta markeey cadnaan maqleen soocararay like 😂😂🏃🏃👀

  • @Idill-y8h
    @Idill-y8h หลายเดือนก่อน +343

    Samiya inta ila jecel one love ❤🎉

  • @user-sc9fv9mw4c
    @user-sc9fv9mw4c หลายเดือนก่อน +200

    Caawa ugu roontahay baro sida kaligaa wax loo qabsado waan kugu Farxey caawa😂😂

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 หลายเดือนก่อน +174

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t หลายเดือนก่อน +317

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊

    • @Cocomelon..Tv2
      @Cocomelon..Tv2 หลายเดือนก่อน +5

      Horta cayda magaciisa udaa balaayo ku qaaday😒😏😏😏

    • @user-oz9vq6op8t
      @user-oz9vq6op8t หลายเดือนก่อน

      War adi maxaa kaa Galay aduu iskadaa views haku raadsadee😡😡😡😡😡

    • @1iiqwiiw
      @1iiqwiiw หลายเดือนก่อน

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
      ❤❤s❤❤❤samiiy😂❤❤❤❤

    • @Cocomelon..Tv2
      @Cocomelon..Tv2 หลายเดือนก่อน

      @@user-oz9vq6op8t abaayo wax aanan ku quseen afka hala soo gal8n ok af lulato yahay uf😏😏😒😒😏

    • @MariyaMat-z8k
      @MariyaMat-z8k หลายเดือนก่อน

      Like❤❤😊

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 หลายเดือนก่อน +114

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x หลายเดือนก่อน +124

    ONLY TEAM CADSAM ONE LIKE 🎉🏃🏃🏃❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 หลายเดือนก่อน +26

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

    • @MaryanmaxamedXasan-pi3in
      @MaryanmaxamedXasan-pi3in 18 วันที่ผ่านมา

      Waaku faraxsanahay🎉❤

    • @NafiisAli
      @NafiisAli 14 วันที่ผ่านมา

      M.n.sh.lamanahayga.samiya.and.cadnaan.suparise.qurux.badan😅😮😮😢

  • @user-qb5px6ho1x
    @user-qb5px6ho1x หลายเดือนก่อน +174

    Samia sundus wx lasoo duub siday dadka7+7ah Qac UGA yedho😂 inta igu racsan like 🫶🏾💋😂😂

    • @FarahQueen-t2c
      @FarahQueen-t2c หลายเดือนก่อน +2

      Way laduubtay sundus xalay soodhigtay

    • @MaryanaliNourMaria
      @MaryanaliNourMaria หลายเดือนก่อน +4

      7+7 mxaa laga wada😂

    • @SagalQaasim
      @SagalQaasim หลายเดือนก่อน

      Xalay maa Dan arkeynin sidee ubashalayeen

    • @SabiirinXasan
      @SabiirinXasan หลายเดือนก่อน +2

      ​@@MaryanaliNourMariagabdhan is jecel bay kla tageeran kuwo waa la,maana kuwana waa la ceyna 7+7=14😂

    • @DekaHussein-h7b
      @DekaHussein-h7b หลายเดือนก่อน +2

      7+7 maxa lagawada reer tiktokgow 😂😂

  • @nastexaxaji3888
    @nastexaxaji3888 หลายเดือนก่อน +99

    Isla jecliyaa❤cdnaan iyo smiya allow isha bini Adam ka haay

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 หลายเดือนก่อน +63

    Meesha Alpha Ayaa Ka Maqan Labadan Wuu U Camiri Lahaa, Alpha Waa Jacayl Caawiye❤😂

    • @user-xj6rn7by7g
      @user-xj6rn7by7g หลายเดือนก่อน

      Haa Aado weyn😂

    • @nimcojamac8138
      @nimcojamac8138 หลายเดือนก่อน +1

      All haa wllhy ama cumeer mcn by noqon lahayd 😂

    • @user-rh2uc3mz7u
      @user-rh2uc3mz7u 19 วันที่ผ่านมา

      Haa wllhi 😂😂😂😂😅

  • @user-ke8go3yl9c
    @user-ke8go3yl9c หลายเดือนก่อน +90

    Alla gift kiga Samia su u ilalsanayo😭😍❤️‍🩹🫶

    • @SamaaNuur
      @SamaaNuur หลายเดือนก่อน +3

      Jahh

  • @HoussenAbdi-fc2ls
    @HoussenAbdi-fc2ls หลายเดือนก่อน +83

    Samiya waa gabarta kaliyee ugu dacad san 2024 runtiii qofka hellaa nasiib leh❤

    • @ayaanabdisalad8359
      @ayaanabdisalad8359 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy หลายเดือนก่อน

      Yaah😂😂

    • @yousra52
      @yousra52 หลายเดือนก่อน

      2024 aaa😂😂😂 xusenada ma san bey u hadln😂😂

    • @HoussenAbdi-fc2ls
      @HoussenAbdi-fc2ls หลายเดือนก่อน

      @@yousra52 iyo si ka sii daran waliba

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs หลายเดือนก่อน +4

      Wa qosle wllhi sanadki dhanbuu dusha ka saaray

  • @BarwaaqoHassan-wu1kd
    @BarwaaqoHassan-wu1kd หลายเดือนก่อน +41

    Inta heesta la saray fahmaysa ciday ku socoto like saara😂😂😂

  • @Kingsharks557
    @Kingsharks557 หลายเดือนก่อน +90

    Kusalia xabiibkeena Mohammed scw scw 🕋 ❤one like

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 หลายเดือนก่อน +12

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @hafsamohamed4339
    @hafsamohamed4339 หลายเดือนก่อน +22

    Walahi caawa waakugu farxay waa inaad kaligaa wax duban kartid samiya, naag adag ❤️

  • @LadanAliIsmail-ju8ne
    @LadanAliIsmail-ju8ne หลายเดือนก่อน +53

    Samiya qurux sister ❤❤ one like team samiya 🙏❤️❤️💪 form Djibouti 🇩🇯❤️❤️💯

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 หลายเดือนก่อน +51

    Inta markay Cadnan aragte soo carartay😂😂

  • @MuntazQUEEN
    @MuntazQUEEN หลายเดือนก่อน +59

    Samiya abayo dar alaan kujeclahay asad igu salaan

  • @cabdinaasirqatar9127
    @cabdinaasirqatar9127 หลายเดือนก่อน +35

    TEAM SAMIA ONE LIKE❤

  • @cabdiasiis8777
    @cabdiasiis8777 หลายเดือนก่อน +16

    Samiya walhi waa boqarad xishood . Akhlaq adab wax welbo wey isku darsatey queen keep up ❤🎉❤

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o หลายเดือนก่อน +47

    samia saakoyinka ku qurux badantahay xidho qaali 🫶🫅

    • @IsraAbdi-nc9ks
      @IsraAbdi-nc9ks หลายเดือนก่อน +2

      Wallo saako maxa laga wada bal wa ku warere

    • @AyaanaKadar-qr5ig
      @AyaanaKadar-qr5ig หลายเดือนก่อน

      Toobka wDaa​@@IsraAbdi-nc9ks

    • @Eragatoo
      @Eragatoo หลายเดือนก่อน +1

      ​@@IsraAbdi-nc9kstoob waaye

    • @asmaasmarayusuf2370
      @asmaasmarayusuf2370 หลายเดือนก่อน

      Toobka ​@@IsraAbdi-nc9ks

    • @IqlaasIbraahim-mw8wv
      @IqlaasIbraahim-mw8wv หลายเดือนก่อน

      Saako 👗 ​@@IsraAbdi-nc9ks

  • @IqraGaashanle
    @IqraGaashanle หลายเดือนก่อน +38

    Cadnaaanooww cadnaanoow ka wada fahma team cadsam😂❤

    • @user-tk9wf9je4e
      @user-tk9wf9je4e หลายเดือนก่อน

      Wa fahany😂😂

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy หลายเดือนก่อน

      Fahmay markiba😂😂😂

    • @SareedoAbdirihmaan
      @SareedoAbdirihmaan หลายเดือนก่อน

      Ani waxaa is dhahay cadnaanow maxey ugu badili weysay😂😂😂

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 หลายเดือนก่อน +35

    Samia wa miskin adal empire ❤❤❤ wax kheyr qaba Allah kaga barya hunno isna ilaali nin dhayal haku aminin 😊😊🎉🎉

    • @ZamiraMohamed-e8c
      @ZamiraMohamed-e8c หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @ZamiraMohamed-e8c
      @ZamiraMohamed-e8c หลายเดือนก่อน +1

      Samia nin kale kheyr qaba ayey heli cadnaan waa fuyuus un huuno

    • @sakinahss3237
      @sakinahss3237 หลายเดือนก่อน

      InshaAllahu

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 หลายเดือนก่อน

      ​@@ZamiraMohamed-e8c cadnaan marwadiis noqonaa insha allah

    • @dheemaney7670
      @dheemaney7670 หลายเดือนก่อน

      @@maandeeq2121 saasay ubadanthy Iska so fiiiri

  • @OwliyoOmar
    @OwliyoOmar หลายเดือนก่อน +29

    Ku sali nabigeena muhamed❤

  • @nimcojamac8138
    @nimcojamac8138 หลายเดือนก่อน +32

    Calamda king inay Samia kenty saan uu garanyey😂😂

    • @user-oc1mw2vv3i
      @user-oc1mw2vv3i หลายเดือนก่อน

      Taa is waydiinooyo😭😂

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi. หลายเดือนก่อน +28

    Team Samia One Like ❤

  • @almasmohammed4147
    @almasmohammed4147 หลายเดือนก่อน +44

    Sabbata kaliged gift uso gadoso esan qof racin iska fahma falhaa raca😂😂

    • @user-dj3lg7tt8z
      @user-dj3lg7tt8z หลายเดือนก่อน +5

      Yeah specially gift weeye xitaaa heeesta arak 😂

    • @HafsaXubi-md9yp
      @HafsaXubi-md9yp หลายเดือนก่อน +2

      Qofka wax ila fhaansan hada lee arlay😂😂

    • @AsmaMaxamuud-nr8fm
      @AsmaMaxamuud-nr8fm หลายเดือนก่อน +1

      Waa haysaa 😂😂😂

    • @HoodoAadan-ns4vm
      @HoodoAadan-ns4vm หลายเดือนก่อน +1

      Waa haysaa ❤

    • @rahmasahalaadan670
      @rahmasahalaadan670 หลายเดือนก่อน +1

      Si an lo arkin gift ay ugadayso ayay keliged uso baxday😄😍

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 หลายเดือนก่อน +16

    ❤🎉ayyy samiya naag nool baa tahey wlhi sidaa cadnaan uga farxisey alaha kaaga farxiyo h sidaas isku garabtaagnaada markastah 💯hampalyo cadnaan💯👌

  • @Mohamedabdirahmaan-m1i
    @Mohamedabdirahmaan-m1i หลายเดือนก่อน +36

    Ku sali nabiga scw

  • @Elephanto22
    @Elephanto22 หลายเดือนก่อน +11

    Gaarsiga Samiya Ahmed 500k bil gudaheeda 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @SacadAhmed-dm8tv
    @SacadAhmed-dm8tv หลายเดือนก่อน +28

    Samia qalbi nooolaw queen hurumar wacan markasta❤

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 หลายเดือนก่อน +28

    Heesta bashiroow bashiir ❌️
    Cadnaanow cadnaan nolsheeydi baatahay an nawilay ✅️
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @SareedoAbdirihmaan
      @SareedoAbdirihmaan หลายเดือนก่อน +2

      Ani waa badashy😂😂😂

    • @BilaalAbdi-gv9li
      @BilaalAbdi-gv9li หลายเดือนก่อน +1

      Mxa wx grd thy🎉😂

    • @XakimaSadar
      @XakimaSadar หลายเดือนก่อน

      😮😅​@@BilaalAbdi-gv9li

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 หลายเดือนก่อน +1

      @@BilaalAbdi-gv9li so mahan 🤣🤣

  • @haniahmed64
    @haniahmed64 หลายเดือนก่อน +29

    SAMIA ABYo routing no so dup plz😢

  • @KafiXasan-
    @KafiXasan- หลายเดือนก่อน +30

    Heesta bashiirow intii fahantay baan salaamy😅😅

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy หลายเดือนก่อน +1

      Cadnaaaanow kaa qadnay😂😂😂😂😂

    • @user-df1gx5th5z
      @user-df1gx5th5z หลายเดือนก่อน +1

      Wax iku maskax ah adaa ka arke

    • @user-df1gx5th5z
      @user-df1gx5th5z หลายเดือนก่อน +1

      Wax iku maskax ah adaa ka arke

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 หลายเดือนก่อน +23

    Samia, Heesta Ayaaba iga GaddaN, waa Hees Muujineysa Jaceyl Daacadnimo

  • @nasronuur729
    @nasronuur729 หลายเดือนก่อน +66

    Manta aderkee ayaa dhintay waa murugeysanahy igu soo duceya aderkee ilaahay ha unaxariisto 😢😢😢

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 หลายเดือนก่อน +1

      ilahay ha unxariisto wllo😢

    • @BashiiryYusuf
      @BashiiryYusuf หลายเดือนก่อน

      Sorry Allah u naxariisto

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @mustapheahmedhirad113
      @mustapheahmedhirad113 หลายเดือนก่อน

      Adeerkaa Geeridiisa Like Managa Rabtaa Markaa, Maxaa Meeshan Keenay😂

    • @YaasmiinCusmaan-m4b
      @YaasmiinCusmaan-m4b หลายเดือนก่อน

      Ilhy ha u naxaristo fadhigiisana fardowsa allh haka yeelo😢

  • @user-pb8vh9ms2f
    @user-pb8vh9ms2f หลายเดือนก่อน +26

    Ileen wxaa isleeyhy waxaan ilmaha cml muxuu uwataa ileen Samia keente 😂

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 หลายเดือนก่อน +1

      clamada king waye❤

    • @user-mk7qi9xh1l
      @user-mk7qi9xh1l หลายเดือนก่อน +1

      Ani xitaa waa yabayay

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f หลายเดือนก่อน

      @@kaltuunibraahim9781waa ogahay lkn ilmaha waxooda uu egyhy

  • @-iqra_mahamuud
    @-iqra_mahamuud หลายเดือนก่อน +19

    Congratulations jack cadnaan intaa kabadan kuu rajeeyna

  • @hibaaqxirsi6145
    @hibaaqxirsi6145 หลายเดือนก่อน +25

    Team samia qurux ana uhuroye likeda

  • @CaashaCumar-hs7yw
    @CaashaCumar-hs7yw หลายเดือนก่อน +9

    Saamiyo siidey dadka kuu jclyihiin m'a marki hore videoga 4k layk qadkaa iga cuslaady wax yar waa dami sikin kama soo wareegan 10k 😂😂❤❤❤

  • @user-fo6qx7iy8k
    @user-fo6qx7iy8k หลายเดือนก่อน +13

    Wlal saamiya rootin soo duub _ HORAY USOCO 👸❤️👏

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 หลายเดือนก่อน +19

    Cadnaan samiya in uu afka ugaliyuu rawaa hadana wuu cabsanooyaa😂

  • @missASmut
    @missASmut หลายเดือนก่อน +28

    Ala aniya jacayl jacayl ban daremaya😂❤😂🎉

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy หลายเดือนก่อน

      Maxaa daawo kuu ah😂😂😂

    • @HafsaXubi-md9yp
      @HafsaXubi-md9yp หลายเดือนก่อน

      Ani kadaran qalbi wax maarkosa malmahan 😂😂😂😂

    • @HafsaXubi-md9yp
      @HafsaXubi-md9yp หลายเดือนก่อน

      Wax walba heesta igadaran 😂

    • @faraxabdi3028
      @faraxabdi3028 หลายเดือนก่อน

      😂😂🎉

    • @HoodoAadan-ns4vm
      @HoodoAadan-ns4vm หลายเดือนก่อน

      ​@@HafsaXubi-md9ypmayla araktay 😂

  • @Niiraa2006
    @Niiraa2006 หลายเดือนก่อน +23

    Samiya abyo mad naga deysid waxan jacel ❤wey dhafene😊😮

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy หลายเดือนก่อน

      Kalay adi khasab ku jooji😂😂😂

    • @Ayaaat.Abdullahi
      @Ayaaat.Abdullahi หลายเดือนก่อน

      Anaga rabto side u deyneee😂wah

    • @CawoJama-px3zl
      @CawoJama-px3zl หลายเดือนก่อน

      Wax jecel ladhaha kama dhaxeyo inanta ka dhacaa video soowado yaanu qac idiinka medicine😂😂

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 หลายเดือนก่อน +18

    M.a keep going Walashey Samia xishood badan kabax hambliyo hambliyo Cadnaan Saxip ❤❤

  • @MunaSicid-j7q
    @MunaSicid-j7q หลายเดือนก่อน +7

    Kuwan ayaaah team Lagaaa dhahaaa hanbalyo cadnaan inta ka badan waad uqalantaaaa❤

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน +21

    Aroos coming soon in sha allh 🤗❤❤

  • @AminyarecpA
    @AminyarecpA หลายเดือนก่อน +15

    maasha Allah wlshey samia AHMED Alle ha ku sharfo wllo farxad ku noolaada

  • @JaamacNuur-s7w
    @JaamacNuur-s7w หลายเดือนก่อน +16

    Only cadnan one like pls

    • @RadiaAden
      @RadiaAden หลายเดือนก่อน +1

      Why not samia

  • @isackbakool7969
    @isackbakool7969 หลายเดือนก่อน +26

    Samia iyo cadnaan maxa ka dhaxeeyo ❤❤❤

    • @CawoJama-px3zl
      @CawoJama-px3zl หลายเดือนก่อน +4

      Wlaltinimo sxptinimo isfahansan wyee😂😂😂😂

    • @Eragatoo
      @Eragatoo หลายเดือนก่อน +2

      Wax la dhaho jaceyl hadda jaceyl 😂❤

    • @Fahadabukar97
      @Fahadabukar97 หลายเดือนก่อน +1

      Saaxib dimo lee

    • @Fahadabukar97
      @Fahadabukar97 หลายเดือนก่อน

      ​aad iyo aad taliye

    • @Ayaaat.Abdullahi
      @Ayaaat.Abdullahi หลายเดือนก่อน +2

      Jacel dee😂

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor หลายเดือนก่อน +15

    Cadnan azxap update ah bu haysta cake marku jaraye samiya kaliye udhafen 🎉😂

    • @Amiishmohamoud1122
      @Amiishmohamoud1122 หลายเดือนก่อน +3

      Waa update faaraxyadan 😂😂😂

    • @yousra52
      @yousra52 หลายเดือนก่อน +2

      Haahey😂

    • @sacdiyoabdi6335
      @sacdiyoabdi6335 หลายเดือนก่อน +2

      Som ahan 😂😂😂

  • @Arawelomer
    @Arawelomer หลายเดือนก่อน +6

    Samiya qurux badaney Mar wlba tobabaka ayaad ku qurux badanthye so xidho Mar marna cabayadaha ku so dar mashllah cawa wad shidneydee
    Mar wliba lebiso
    Oo de qali suqa na yara gee iyo meelahad wax ka so ibsato routine wn ka sugeyn isku dey inaad Mar wlba keliga wax qabsatiiid❤

  • @guushanolosha947
    @guushanolosha947 หลายเดือนก่อน +3

    Wxn ka baqayaa lacala haday labadan isguursadan arooskoodo inan ticket u goosto farxad darteed masha allah wlhy waa isla kiin jecladay sidan isula kiin jecladay alle iyo malaiigtiisu haysula kiin jecladan waa isku qurxoontihiin weliga comanty maqorin lkn waa idin dhaafiwayey guulaysta❤❤❤❤

  • @HoodoAadan-ns4vm
    @HoodoAadan-ns4vm หลายเดือนก่อน +8

    Samiya heestu intey uso cotaa kolayba anagu wan ku faraxnay hadanahay team cadsaam😂😂

  • @user-fe5hv2oy3b
    @user-fe5hv2oy3b หลายเดือนก่อน +17

    9:47 omg 😂❤❤

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa หลายเดือนก่อน +10

    Samia please tobka iyo sheelada iyo cabaayada isla ogow qalhi qurux❤

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t หลายเดือนก่อน +34

    TEAM ADNAN ONE LIKE ❤

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 หลายเดือนก่อน +5

    Saamiyadeenna day quruxeey horumar wacan Cadnaana guul baan u rajaynayaa ❤

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho หลายเดือนก่อน +13

    Samia qofqalbi wanagsan m.a hore usoco xappti❤❤

  • @SamsamFaarax-uw9kp
    @SamsamFaarax-uw9kp หลายเดือนก่อน +10

    Team Samia one like❤

  • @Caskaboy-ju9kl
    @Caskaboy-ju9kl หลายเดือนก่อน +16

    team cadnaan one like

  • @NasteexoCabdulaahi-fg9jp
    @NasteexoCabdulaahi-fg9jp หลายเดือนก่อน +1

    Ku sali xabiibkeena mohamed scw❤❤ one like🙏

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 หลายเดือนก่อน +25

    TEAM SAMIA ONE LIKE 👍

  • @HabonMahaod
    @HabonMahaod หลายเดือนก่อน +9

    Team samia one like ❤

  • @XanaanFaarah
    @XanaanFaarah หลายเดือนก่อน +11

    Team samia one like 👍 ❤

  • @user-ow3vv5kr3r
    @user-ow3vv5kr3r หลายเดือนก่อน +11

    Team saamia like❤😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 หลายเดือนก่อน +9

    Allah is one 😢❤☝️

  • @ruweidaahmedosman4062
    @ruweidaahmedosman4062 หลายเดือนก่อน +6

    King Cadaan kabadan uqalntaa horee uso🤴❤️🥳🫶

  • @kaltuunibraahim9781
    @kaltuunibraahim9781 หลายเดือนก่อน +8

    samiya nagta adna suaal booliskeda iska ilaali vweis uwalte wax kasta pravite hkuu ahaadan wllo❤

    • @farxiyocllaahixusen1327
      @farxiyocllaahixusen1327 หลายเดือนก่อน

      Na cawadka yareey meshan walisku kala kacsada qof wixi la dhahay diidi karo ma jiro dadka bariska wada radsanayay adna afka sar

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f หลายเดือนก่อน +1

      Haa wlhi runtaada wye

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f หลายเดือนก่อน

      @@farxiyocllaahixusen1327iyage Views ku raadsane mee wlsheed ku raasato

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f หลายเดือนก่อน

      @@farxiyocllaahixusen1327iyage Views ku raadsane mee wlsheed ku raasato

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 หลายเดือนก่อน

      ​@@farxiyocllaahixusen1327naa wad edeb daranthy ma qasab baa lgu leeyhy diidi karin mxay tahy qofku wax u qarson wu yelan kara shaqa la'an ku hyse

  • @user-bf3iq5uq2b
    @user-bf3iq5uq2b หลายเดือนก่อน +12

    Naa boqorkeyga gormee cadi udhahee 🤴🏻):emojigan wa nacne😭😭😭😂💕

    • @HoodoAadan-ns4vm
      @HoodoAadan-ns4vm หลายเดือนก่อน +3

      Ala see wax yeeshayy😂

    • @user-ehqueen
      @user-ehqueen หลายเดือนก่อน +3

      Waa iga qoslisey wlh 😂😂😂 thanks😅😅

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 หลายเดือนก่อน +5

    Hampalyo cadnan 100k intaaa inkabadan kurajaynayna is waydarsi kadhacay dabal deg kaqurxon man arag ❤🎉

  • @jamaadcismaan
    @jamaadcismaan หลายเดือนก่อน +22

    samiya waan kaaqabnaa hadaa nahay team cadnaan give tigiisa thanks❤

  • @BarwaqoAhmed-mg4rk
    @BarwaqoAhmed-mg4rk หลายเดือนก่อน +10

    Samia big respect wlalo❤❤

  • @Qoraxdiii
    @Qoraxdiii หลายเดือนก่อน +7

    Team Cadsam one like ❤

  • @user-dj3lg7tt8z
    @user-dj3lg7tt8z หลายเดือนก่อน +10

    Samia romantic weeye hadaloeeeda

  • @CashoCuud-mg1jp
    @CashoCuud-mg1jp หลายเดือนก่อน +12

    Wlhi samia waan ku taageeraa❤

  • @LiibaanbashiirAhmed
    @LiibaanbashiirAhmed หลายเดือนก่อน +5

    Waxaan ku rajeynayaa inaan hadafkaaga ka dhbayso ayaa ku rajeynayaa illaahi waxaan kaaga barya inaa hadafkaaga inuu illaahi sida ugu dhaqsiyaha badan❤❤

  • @abdirahmanmahamed7957
    @abdirahmanmahamed7957 หลายเดือนก่อน +7

    Samia ina ader wn ku salmay
    Halkad joogto horay uga soco

  • @XAMDAMAXAMUDYUSUFXAMDA12-jh6si
    @XAMDAMAXAMUDYUSUFXAMDA12-jh6si หลายเดือนก่อน +13

    Ayye sida mnt dhan u sugyey😂❤

  • @nimcojamac8138
    @nimcojamac8138 หลายเดือนก่อน +7

    Samai giftiga wx malaga qaban karo masha Allah 😂❤

  • @HamdamahdiAli
    @HamdamahdiAli หลายเดือนก่อน +17

    Inuu hab siiyo waxyar uga dhineed🎉❤😂😂

    • @Qoraxdiii
      @Qoraxdiii หลายเดือนก่อน

      Masheege marka😂😂

    • @HamdamahdiAli
      @HamdamahdiAli หลายเดือนก่อน

      @@Qoraxdiii Haa ila arka cml😂😂

  • @MunishInaabdala
    @MunishInaabdala หลายเดือนก่อน +9

    Cadnaanow miya heesta mese anili umaliynaaya dadow❤😅

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy หลายเดือนก่อน +1

      Xataa samiya sasey umalesay kaliga maaha😂😂😂😂

  • @user-yg3xn3ug5w
    @user-yg3xn3ug5w หลายเดือนก่อน +21

    inta marka Abeera soo laabtay faraxday love

  • @Bellingham22-hn5mt
    @Bellingham22-hn5mt หลายเดือนก่อน +23

    Cadnaanow cadnaanow noloshaydii baad tahee😂❤❤

    • @RaxmoRuney
      @RaxmoRuney หลายเดือนก่อน +1

      Adi iyo anyiga sem😂😂

    • @Bellingham22-hn5mt
      @Bellingham22-hn5mt หลายเดือนก่อน

      ​@@RaxmoRuney hye samia 😂😂

    • @nimcojamac8138
      @nimcojamac8138 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @NajaxAbdi-qi8fg
      @NajaxAbdi-qi8fg หลายเดือนก่อน

      Saa u fikiray u fikirty😂😂

  • @hawoyare1587
    @hawoyare1587 หลายเดือนก่อน +9

    wlldhei sida ku jeclhy le guuleyso Abyo Adi iyo cadnan

  • @Salaamyuusuf-sf8ib
    @Salaamyuusuf-sf8ib หลายเดือนก่อน +3

    Wall mad isguursataan intan haa niigu filnaato qarsoodi ee naga dadajiya guurka wandaalay saaan niisugaynay

  • @user-su6in3yu5m
    @user-su6in3yu5m หลายเดือนก่อน +7

    Samiya waan kaa filayay intaaa & in ka badan qli keep giog🎉🎉🎉 cadnaan hamplyo

  • @abshirtariikh6840
    @abshirtariikh6840 หลายเดือนก่อน +8

    ONLY TAEM ABSHIR TARIIKH LIKE ❤🎉

  • @iidodayibiido9764
    @iidodayibiido9764 หลายเดือนก่อน +17

    Heestu wxay mcadeyd cdanaanowwww😂😢🎉🎉🎉

  • @RaxmoRuney
    @RaxmoRuney หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allaha ❤samia wa kaheyna mahasanid 💐😩👏 labadina Allah idin barakeyo ❤ congratulations 🎉🌹🎇🎁🧨 hambalyo hambalyo mar labad

  • @BushroBilan-ro4xb
    @BushroBilan-ro4xb หลายเดือนก่อน +4

    Vedio hada wax ana maqal hadhow tiktok ugu tagaa yaab❤😂

  • @nuuraaadan
    @nuuraaadan หลายเดือนก่อน +6

    kerp going samia wll sa isu garap tagnada isu dhiri galiya m,a hambalyo hambalyo adnaan ❤

  • @Nalkabbe1235
    @Nalkabbe1235 หลายเดือนก่อน +5

    Congratulation jack cadnan you deserve it more and more

  • @rasackquenchailearn
    @rasackquenchailearn หลายเดือนก่อน +3

    You deserve more than 300k insha allah you people won't fail u I guess

  • @xasanodawaa3416
    @xasanodawaa3416 หลายเดือนก่อน +11

    Qofki ugu horeye maugu like badnan kara ❤

  • @samiramohamed3115
    @samiramohamed3115 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah toob quruxbadan wadata sidaa baa laga raba
    Style waa muhiim dhartayo leh inuu xidhow oo qurxoon idhaha soo jiidanaya ilee gabadh quruxbadan tahy Samia qurux guul ilaa 1 million ❤❤

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 หลายเดือนก่อน +2

    inta samiya iyo cadnaan isla jecel one like 1000 I.n ❤❤❤

  • @ahmaddahirbareguleed5110
    @ahmaddahirbareguleed5110 หลายเดือนก่อน +3

    M.a gabar qalbi wngsn Aya thy ALLH ku sharfo sister ❣️