Vlog: Aan kaa dabageyno sida Muqdisho looga ciiday. Adigu halkeed ku ciideysatay? Jiil Media.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มิ.ย. 2023
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

ความคิดเห็น • 45

  • @Rusheye
    @Rusheye ปีที่แล้ว +37

    Wax walbo waxaa ka macaan Qur,aanka Allaah yaa igu raacsan saxibiyaal ❤️❤️👋👋

  • @omar_hassan7158
    @omar_hassan7158 ปีที่แล้ว +4

    Kan muuqaal waa dhaafay m.a horey usocda
    Team jiil media❤❤

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud ปีที่แล้ว +9

    Asc walalahayga qaaliga ah ee soomaliyeed wllyal wxn soo gudbiya qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤

  • @MohamedJamac-io8zz
    @MohamedJamac-io8zz ปีที่แล้ว +5

    nairobi

  • @Dhinbils
    @Dhinbils ปีที่แล้ว +3

    Dhamaan waxn u rajaynayaa Dadkeena horuumar fcn .nabad iyo cafimaad waara ❤❤❤❤ love you my people and i hope everyone had great eid and fun
    Xasuusnaw in ay muhiim tahy in aad kuwada noolano si galgacal jacayl iyo naxariis leh

  • @wllmohaFilms
    @wllmohaFilms ปีที่แล้ว +3

    Muuqaalka waan kahelay Gaar ahaan muuqaalka Abdi aziiz❤❤

  • @ahmedgurayqaws7033
    @ahmedgurayqaws7033 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid jiilmedia
    Horow socda jallayal
    Casimada umada somaliyed muqdisho❤✋Eid Mubarak

  • @JabLibaax-zp4iz
    @JabLibaax-zp4iz ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah is badal wayn ba ka dhacy muqdisho Alle ha ugu wado ❤ 7 sano kahor jahanamada ifkay ahyd

  • @user-zd4by3ge8e
    @user-zd4by3ge8e ปีที่แล้ว +1

    Jiil media future of somalia❤❤❤

  • @apdirashiidamiin
    @apdirashiidamiin ปีที่แล้ว +1

    M.Alllh muqdisho Cadi Mahaaaa❤💯

  • @Muhima2495
    @Muhima2495 ปีที่แล้ว +1

    masha allh qaabka muqaalada waan jahelay hore usocd

  • @Abdalle1-m7h
    @Abdalle1-m7h ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin Jiil media.

  • @fartuunqalbisafi6745
    @fartuunqalbisafi6745 ปีที่แล้ว +2

    From Kenya

  • @user-ny7hs7zc9g
    @user-ny7hs7zc9g ปีที่แล้ว +2

    Jaandheer ayaaladhahaa 😊🎉🎉

  • @sadpoi7629
    @sadpoi7629 ปีที่แล้ว +1

    Waqti ba galy wale ❤any way you are best😊

  • @Caliya7
    @Caliya7 ปีที่แล้ว +1

    Ilmahaan xiligii qoriga ayey kuciiden anaga like ilmahan waalidkod waxaan kuciidney buufin. Iyo firinbi then dadka jidka maraya, deriska iyo qaraabada lacag ayey nasiinjireen.

  • @maahir2339
    @maahir2339 ปีที่แล้ว

    10/10 video u did it

  • @farahadam3869
    @farahadam3869 ปีที่แล้ว

    M.a you are talented group waxan jeclan lahay inan idinku so biiro I.a one day will come dream ❤

  • @ladanwicif
    @ladanwicif หลายเดือนก่อน

    After a year ciida carafo waan joognaa❤😂

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 ปีที่แล้ว +1

    Nice 👍

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @abdiwahab123
    @abdiwahab123 ปีที่แล้ว

    Hampalyo bahda jiil media horay uu socda

  • @XamdiMoha-yc8iv
    @XamdiMoha-yc8iv ปีที่แล้ว

    Happy ciid🎉🎉

  • @nimcocumarckiriin961
    @nimcocumarckiriin961 ปีที่แล้ว +1

    Wallaaho yutubkinaana kuciidesta m.a guulesta

  • @user-pu6ur8gr7x
    @user-pu6ur8gr7x ปีที่แล้ว +1

    Nairobi

  • @nadacsalaan-hz6we
    @nadacsalaan-hz6we ปีที่แล้ว +1

    Soomalilan magalada hargasa🎉🎉🎉❤

  • @apdirashiidamiin
    @apdirashiidamiin ปีที่แล้ว +1

    Meel Laguu Eiido Meel Igu Wacaaan🎉💌💫

  • @nuurxasan6182
    @nuurxasan6182 ปีที่แล้ว +1

    Mnshllh

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf ปีที่แล้ว +2

    Naasir rooble

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia ปีที่แล้ว

    TEAM AAN JECLAHAY IN MAALIN UUN AAN LA SHAQEEYO

  • @khaledkhaleda4724
    @khaledkhaleda4724 ปีที่แล้ว

    cid Mubarak

  • @user-rl1xp4eb6c
    @user-rl1xp4eb6c 6 หลายเดือนก่อน

    5❤🎉

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 ปีที่แล้ว +1

    Beentis ciyaarta wilisaqo la dhaha kan gacmaha na jaweysi

  • @sahracali9105
    @sahracali9105 ปีที่แล้ว +1

    Waqtiga Dib halooceliyo😅😅

  • @hoodohirsi8733
    @hoodohirsi8733 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha kale maxaa helay kuma jiraan ee😊

  • @dhayiba5423
    @dhayiba5423 9 หลายเดือนก่อน

    Buurtinle❤❤❤❤😂😂😂

  • @aminaahmedhaaji5228
    @aminaahmedhaaji5228 ปีที่แล้ว +1

    Dooradi goorme isku badashe hilib 😂😂😂😂

  • @user-yg3lc7sr9d
    @user-yg3lc7sr9d ปีที่แล้ว +1

    way fcna laheed meelo badan in ay ku tale laheed igu yaran 3meel oo beero ah iyo labo bad le ku tala meelahi le loo naqda

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣codadka