doodi ugu adkayd oo maxamed abiib ka dhalatay !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 13 วันที่ผ่านมา +2

    Guuuuuuuul somaliland

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase 13 วันที่ผ่านมา +2

    Guul Somaliland! Ina abiib ha la xidho ! Waa hadhaagi
    ina qaliif 🎉🎉🎉
    Waxa dhegta loogu sheego ayuu ku hadlaa... Waa sameecada Huwanta oo la inoogu reebay

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 13 วันที่ผ่านมา +2

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland is not easy

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 13 วันที่ผ่านมา +2

    Mudane madaxwen muuse biixi cabdi xildiid ilahay haku xafido maxuu doqon ciilay

  • @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
    @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa 13 วันที่ผ่านมา +1

    Smaron maha inabib samaron viva❤❤❤❤

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 13 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuul guuuuul somaliland keep going viive

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 13 วันที่ผ่านมา +1

    Guul somaliland insha Allah

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw 13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤Guul Somaliland cadawga iyo wixi qadiyada somaliland kaso horjeda la xidho ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 13 วันที่ผ่านมา +1

    Kan mucaaradka u hadlayaa waa iimanlaaweysshii hungurugu qaatey.

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 13 วันที่ผ่านมา +1

    SOMALILAND mashruuc la isu soo qaadan Maayo.. C/RIZAQ khaliif aya ka Hoos baxay . Wixi danbe Hargeysa lagu qabanaya . DAAHIR rayale siyasiin SNM aha oo waaweyn ayu xidhay . Weliba bila sabab

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 13 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland ma waxa lagu wada yeelanaya Duminteeda. DAAHIR RAYAALE isagu DAD ma Xidhin.. imisa SIYAAASI oo SNM aha ayu xidhay DAAHIR RAYAALE.?, Isaaq gaar wax u wada leh mee ??

  • @Sabariinmaxamedcali-fi8ww
    @Sabariinmaxamedcali-fi8ww 13 วันที่ผ่านมา

    Muse kahore yawa kasayey somalilnd

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 13 วันที่ผ่านมา

    Heego isma dhageeystan waa sida dumarka hinaase qabo 😂😂😂😂😂

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 13 วันที่ผ่านมา

    maxamed hadiilaxidhay manabiba dadkaba waalaxidha

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 13 วันที่ผ่านมา

    Dahir Rayaale oo kuwii dalka u soo halgamay ugu mihiimsanaa Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo jamaal caydiid Mandheera u diray bilo dhan Samaroon yaa xagxagtay

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 13 วันที่ผ่านมา

    Nin kaasi gudcurbuu buu gudaysaa waxaana haya xanuun Musse biixi ah wanaagana wuuka idho laayahay

  • @Abdi-h4y
    @Abdi-h4y 13 วันที่ผ่านมา

    Kan,madhiladhashay

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 13 วันที่ผ่านมา

    Samaron waxbakama maqna waxay soomaalilanta kaleba haysdan wayhasdaan balaayuunba kamaqan

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 13 วันที่ผ่านมา

    Markii siciid cilmi rooble, Ibraahim mahdi buubaa iyo dhakool la xidhayay xikdhibaanimadu miyaanay isku mid ahayn maxay reero u noqon waayeenragaasi ma fataatiir bay ahaayeen kuwaasi

  • @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
    @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 13 วันที่ผ่านมา

    Nina sharciga kama wayna

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 13 วันที่ผ่านมา

    Waar anaga boorame baa laascaanood oo kale noqonaysa hanoogu so celcelininaee waxna noo sheega samaroonow. Balmay noqoto tonan laascaanood dee. Sharaf iyo wanaag iyo walal nimo iyo tolnimo ayaan idinkula dhaqanaaye haday idin deeqi wayday idinka yaqaana waxa idiin dan ah

  • @abdulkadirashur6219
    @abdulkadirashur6219 11 วันที่ผ่านมา

    Somaliland waxa dili dhilooyinka beesha sacad muse. Gadubursi iyo beesha sacad muse dagaal ayee kula bixi.

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 13 วันที่ผ่านมา +1

    Muse biixi iyo Huwanta wada shaqeyn ayaa ka dhaxeysa oo ah in qaranka la dumiyo...wax barta oo wax fahma

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 13 วันที่ผ่านมา

      Adero huwan taa dibada iyo taa kudaha waa laa ogyahaye ee waaxba muuse aya kuu walaniina ranking sii caad uu yiidhi yusra harti aya nahaye iyo kuuwi ina khalif diifacaye iyo tuugta lascanood iskuku imataye