Axmed madoobe xiligaan wuxuu ku jiraa dagaal cidii aan wax ku tareynin xaq uguma lahan in sheeko aan wax ka fulayaa uusan jirin lagu dhabar jabiyo waxaan ku taageyreynaa inuu nagu sii hor kaca dib u xoreynta dalka cadowgu uu naga haysto axmedna wuu arkayaa waxaa loogu yeerayo ama la rabo in loogu yimaado inay tahay xiligii gacan siinta cadowga si uu gaabis u noqdo howl galada ciidamada dowlada jubaland ugu danbeyntii go.aanka madaxweyne axmed madoobe baan anagu ku taageersan nahay wuuna mahad San yahay m.weyne axmed madobe
Wasiirka mushaarkiis ayuu jarey AAD leedahay maa runbaa Mise ii masaqshii Weriye yaa kaa hoos baxiin Maa adiga Ka soo qaadey lacagta ay jereen ha fududaan
Suldanaka tv guuleeyso waa xogo culus wlh
NIN BAANOO DHEEGEEGSA OO ISKA HADLEEY WARZAA LA IMOW WAAR WAX gaal autobahn
Maxaad gu kala hiiliineeysaa wasiirada xaaranta ah iyo baarlamaanka baraarugeey
benaaaaaaaaale
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was horgal yaho xunka
Axmed madoobe xiligaan wuxuu ku jiraa dagaal cidii aan wax ku tareynin xaq uguma lahan in sheeko aan wax ka fulayaa uusan jirin lagu dhabar jabiyo waxaan ku taageyreynaa inuu nagu sii hor kaca dib u xoreynta dalka cadowgu uu naga haysto axmedna wuu arkayaa waxaa loogu yeerayo ama la rabo in loogu yimaado inay tahay xiligii gacan siinta cadowga si uu gaabis u noqdo howl galada ciidamada dowlada jubaland ugu danbeyntii go.aanka madaxweyne axmed madoobe baan anagu ku taageersan nahay wuuna mahad San yahay m.weyne axmed madobe
DOORASHADU MA WAXAY NOQONAYSAA KOONFURTA ILAA KISMAAYO MIYAA MISE YEELAYAAN DALALKA 34 SANO DEEQDA SIINAYEY SOOMAALIYA, MISE WAXAA LAGA MAARMAYAA PUNTLAND IYO SSC-KHATUMO?
Fahad yasiin asagaa nookeeney ethiopia 🇪🇹 yuu u waramayaa imaaraadka buu nicibyahay fahad ee ethiopia ma nimca siiciid dani waa nin ka kursigiisa dhaafiyey kharaar baa hayyah
Wasiirka mushaarkiis ayuu jarey AAD leedahay maa runbaa Mise ii masaqshii
Weriye yaa kaa hoos baxiin
Maa adiga Ka soo qaadey lacagta ay jereen ha fududaan