"Haddii aanu nahay reer Kenya waxa na soo jiitay quraanka ka socda Hargeysa, meesha aad gaadheena...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waa rijaal run sheeg ah xasidnimana ka madhan somalinimaduna dhab ka tahay alle haku barakeeyo

  • @sahrafarah6038
    @sahrafarah6038 2 หลายเดือนก่อน

    maashaa Allah Illaahey kheyrkaas iyo nuurkaas ha ku xifdiyo Aamin Aamin Aamin

  • @ashaadan809
    @ashaadan809 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Allahumma barik Allow no siiyaadi nimcoyin kaga, oo noo gaadigi daaruul Quran ❤❤❤❤

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha ku bara keeyo Sheekh, umadu markay cafimaad qabto way isu qirtaa mixii wanaagsan, wixii dhaliil ahna waa la isu sheegi karaa.

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alle ha noo bara keeyo Somaliland Ictiraafna hana siiyo baraka leh oo degdega Allahu maa Amiin Amiin waanu ka sii fiicnaan lahayne

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 2 หลายเดือนก่อน

      Amiiin amiin amiin!

  • @nevaehshalo
    @nevaehshalo 2 หลายเดือนก่อน +1

    MAA SHAA ALLAH
    BAARAKALAAHU
    SOMALILAND WAA AHLUL QURAN
    ALLAH SUBXAANALAAH TACAALAA AYAA NA ICTRAADAY
    AAAAMIIIN

  • @IfraahSagal
    @IfraahSagal 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah allow No xifti ehlu Quraan alle haynagu barkeeyo Qu.aankas Dadka dalka iyo Dunyadba allow amniga no adkey amiiin

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤masha aallaah somaliland guuul ❤❤

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 2 หลายเดือนก่อน

    Somalinimadii la sheegayey ba culimada ayey ka muuqta siday isku jecelyihiin wanaaga isku quurayaan allow 5 Somali sida ka wada dhig naxligan ka maydh

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 2 หลายเดือนก่อน

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    أحباء وإخوتي في الإسلام أرجو من الله تعالى أن يكون كلامكم فى محل الثقة انتم منّ الصومالين الكينيا ،لاننى لا أثق الشيوخ الصوماليين من كينيا……النهم يكرهون الشعب الجمهوري الأرض الصومال أو بمعنى اصح الصومالاند الحبيبه والغالية علينا جميعاً
    الكم منى ألف تحية…
    خيرا كثيراً

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir5457 2 หลายเดือนก่อน

    Mar halkan naga amaana mar kenya lacaga ka soo ururiya oo dulaan qabyaladeed nagu soo qaada alla noocyo badanaa duulkan se dad waxan fahamsan banu nahay

  • @fatuuhussein5233
    @fatuuhussein5233 2 หลายเดือนก่อน

    Alle inta uu noogu gargara wa cibadada iyo quranka lkn shar wadayaal ba nadaba socda alle ayan ku daynay alx cala kuli xaaaal

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน +1

    FARAX MACLIN HA KU CIBRI QAATO IN SOMALILAND MUSLIN KU NOOLYHAEY OO QABIILKA YAHEY TACARIFOW LAKIN AKHIRA JANO LAGUMA GALO QABIIL