Faarax Murtiile Iyo Farxiyo Fiska - Hees Cusub Hibo 2012 ( Official Video )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 493

  • @mohaahazzan3954
    @mohaahazzan3954 ปีที่แล้ว +3

    Heestan hada kahor gabar hibo ladhihijirey ayaan uqaadey kadib waxaa kuiri adaan kuu sameeyey hdana waa xaskeyga❤❤❤❤

    • @Seynabcadey-t1t
      @Seynabcadey-t1t 9 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah Allah ha idiin barakeyo inshallah isku wara ubad baariya nakala hela inshallah cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban Allah ha idiin siyo wada Jira oo nabad gala

    • @khaliildayib1962
      @khaliildayib1962 4 หลายเดือนก่อน

      Literally been ayad u sheegtay 😁 lakin been lagu najaxay weeye ilaahay ha isu kiin barakeeyo. 👍

  • @issehayata1971
    @issehayata1971 4 ปีที่แล้ว +9

    Abwaan faarax mirtiile qof qalbi wangsan soomaali🇸🇴 oo dhan ay wada jeclyhin all haku cafiyo abwan 👏

  • @qanciyeqalbiqaran5276
    @qanciyeqalbiqaran5276 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan waxay dib iigu celisaa xasuusihii magaalada Nairobi xaafada Islii iyo asxaabteydii faraha badneed ee waagaa😭😭 sido kale heestaan waxay soo baxday 2012 waana sanadkeygii iigu danbeeyey ee aan Nairobi ku qaato. Alla yaa waqtiga iyo xasuusaha qaar yaa dib noogu celiya.

  • @armaniaynashe2288
    @armaniaynashe2288 11 ปีที่แล้ว +15

    To all the haters hating on OUR beautiful SOMALI skin. They say “Haters don't really hate you, they hate themselves;
    because you're a reflection of what they wish to be”
    VIVA SOMALI

  • @bahzandeeqa1022
    @bahzandeeqa1022 4 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah heestan waxan dhagaystay iyadoo markaa dabka laga soo qaaday oo wali suqa sogalin 2012 goor galaba aniga iyo ardaydii iskuulka oo soo dhawaynayna arday reer hargaysa ahaa oo aan wada qqaadanaynay tartan aqooneed allah anagoo wadana baabuur aad ubadan waxan kaga hortagnay cantroll ka burco aan kuso dhawaynay anagoo si qurux badan u diyarsan masha allah xasuus qaalia cawana waxan dhagaysanaya 8 sano kadib malintaa 30.01.2020

  • @naste1
    @naste1 2 ปีที่แล้ว +3

    Hooya markay howsha qabsaneyso shidan jirteh xasuus walhi marka maqaan micnaheda mantana wakan aduun walhi💃🙄😭💛

  • @kulmiyekaka4194
    @kulmiyekaka4194 4 ปีที่แล้ว +12

    After 7 yrs xita ma ilobn
    6 yrs qoftayda kuso xira galiyy
    Arooskey wan ka daray

  • @falkhal6848
    @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +19

    Heestan xasuus bay igu leedahay😂waagam dugsiga sare dhigan jirey Ban dhegeysan jirey hadana master ban wadaah😂🤣yet am listening it.😂😂🤣

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi 4 ปีที่แล้ว +1

      Wow masha allh allh kugu anfaco cilmigada

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Kadir_apdi boqortooyo mahadsnid adigana sidoo kale walale.

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi 4 ปีที่แล้ว +2

      @@falkhal6848 insha allh wll

    • @apdullahicarab2461
      @apdullahicarab2461 2 ปีที่แล้ว +1

      Eebbe hakugu anfaco cilmiga. Kula Mid baan ahay 😍

    • @mascuudahmed3352
      @mascuudahmed3352 8 หลายเดือนก่อน

      ninaa xanfareesha abihii kasoogaaratay asoow wiilki yiri waanootahay cml😂 ma inaan abihi lokeeninaa 😂

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heesti kobaad oo talefan kayga ah ku xado ayay ahayd 2015, caashihi balbalaarka ahaa oo waliba madow ah xasuusay yelkadaa dhalinyaradi aan isku xafada ahayn ayaan aad uxashustaa marka hestaan maqlo iyo garomadaydi banooniga iyo xafadaydi nolasha cajiib weeyo

  • @mascuudahmed3352
    @mascuudahmed3352 8 หลายเดือนก่อน +1

    waxaan halkaan kasalaamaya rajib dayib urduqaan 😂❤❤❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴👍❤❤❤❤❤❤❤🙏🇹🇷

  • @CkariimUmar
    @CkariimUmar 6 หลายเดือนก่อน +1

    Habeen anu dawanaynay ciyaar final champion oo ay wada ciyarayeen kooxdayda madrid iyo atlatico ayanu 4 jeer ku ceshanay 1hour ciyaarta ka hor mantana 10 kadib kooxdaydii oo hadana final champion jogta dawanaya
    Xasuuso wayowayo 😢❤

  • @CabdinaasirMaxamed11
    @CabdinaasirMaxamed11 ปีที่แล้ว +1

    Legend farax murtile heestan waso raadiyey 18/10/2023

  • @anisaumumumtaaz5478
    @anisaumumumtaaz5478 4 ปีที่แล้ว +3

    Alla heestan 2013 maxaa dhegaysan jirey Kama caajisi jirin wlhi nolada farax murtile iyo fiska😘😘🙏

    • @ismailidris1266
      @ismailidris1266 4 ปีที่แล้ว

      I can listen 100x a day, relaxes my mind

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Allaha ku Xifdiyo. Faarax Murtile waxaad tahay Mu, Alifka Somaliyeed ee Igu horeyay ee aan heesahiisa & laxankiisaba I Taabtan Mahadsanid walal.

  • @gubaabomedia5270
    @gubaabomedia5270 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadacwaxan daawanayaa 2021 20 6 waxan waxanan dhagaysan jiray 2010

  • @abdiazizmohamed646
    @abdiazizmohamed646 3 ปีที่แล้ว +2

    2013kii ayay ahayd heestaan ugu jeclaa maanta 7sano kadib ayaan dhagaysanayaa

  • @cashawarsame6213
    @cashawarsame6213 3 ปีที่แล้ว +8

    *Faraax Murtiile and Farxiya fiska two Somali Legends 🙏👑*

  • @MohammedDeq-y8v
    @MohammedDeq-y8v ปีที่แล้ว +1

    Farax murtiile legend xsus wye hsta 2017

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxan fanaanii murtiile iyo fiska wlhi anoo yar waxan xasuustaa aroos wllsht mcn ii wady baa laga daaray waayo waayo waqtiga wuu is guray alx

  • @abdijabarhareed7608
    @abdijabarhareed7608 4 ปีที่แล้ว +15

    2021 Yaa iladawanoooyo #Like

  • @abdirahmanmohamoud44abdira7
    @abdirahmanmohamoud44abdira7 3 ปีที่แล้ว +34

    19/ January/ 2021 who is still listening faarah and farhi's song

  • @MrXamarawi
    @MrXamarawi 12 ปีที่แล้ว +2

    walahi waa run gabdhaha aduunka ugu quruxbadan anaga ilaah nagu manaystay
    waa ilah mahadi in an somali ahay alxumdulilah. i love somalia
    inshlah
    arooskayga ayaan inaga casuma oo ka dhici doona xeebta liido . murtile iyo fiska

  • @Cabdalllah
    @Cabdalllah ปีที่แล้ว +1

    2023 ban dib udhagaystey ❤

  • @ReerHawd
    @ReerHawd 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestan Wxn Dhegeysan Jiray 2013 Anoo Arday ah Banano Boarding School Gashamo Ethiopia 🇪🇹 Maanta ayay igusoodhacday Janalkana mid soo shaacbaxay maaha

    • @drayaanmohamed9877
      @drayaanmohamed9877 4 ปีที่แล้ว

      Hesihi barigas la qadi jiry wxka mcn maleh kuwan waba eber

  • @c2jboy304
    @c2jboy304 4 ปีที่แล้ว +4

    2012 Anoo laaag usocdo bee noo daarneed❤❤
    Am listening 2021 this is best best song❤❤✅

  • @sagalahmed9899
    @sagalahmed9899 3 ปีที่แล้ว +1

    heestani waa xasuus qaaliyaa markan yaraa ayan dhagaysan jiray haboryarty mopilkeedi 😘💙🥺

  • @berlulaadam2189
    @berlulaadam2189 12 ปีที่แล้ว +1

    me like dis song walah.....xishodka hablaha huwane hagoogta asluubta xiran hooyadi ku soo korisay baa hufna lagu dheehayoo horjooga iyo haybadana hidaha diintayniyo hibo iyo qurux ba au dheer ..haweenka soomaliyeed hor moodkoodii bay noqdeen...ya aslaam ninkii i hela ba awalee cawo le....

  • @landachanel6529
    @landachanel6529 4 ปีที่แล้ว +17

    2020 hablo majiraane 2012 hablo uqalma heestaa jiray inta igu raacsan like jag kusii

    • @hamdisiciid29
      @hamdisiciid29 4 ปีที่แล้ว +1

      maxay ujiriwayeen wlle naga xishod😒

    • @miirabbe7220
      @miirabbe7220 3 ปีที่แล้ว

      Wee jiraan

    • @farxiyocali3311
      @farxiyocali3311 6 หลายเดือนก่อน

      2024 kadaran🙄😔

  • @aliyarow8593
    @aliyarow8593 12 ปีที่แล้ว +4

    Hooyadii soo kurisaybaa xobnahan lagu dheehayoo horjoogiyo haybadana hidaha diinteeniyo hibo iyo quruxbaa u dheer man keep it up

    • @abdirahmanabdilahihersi7969
      @abdirahmanabdilahihersi7969 ปีที่แล้ว

      You commntd bfre 10 yrs this song ,can you remmber😊

    • @Yartaa_dheer1
      @Yartaa_dheer1 17 วันที่ผ่านมา

      @@abdirahmanabdilahihersi7969you commented 1 year ago can you remember

  • @legandsadakraja7783
    @legandsadakraja7783 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan Walahi Waa Xasuus😭
    Farahow Reer Hiiraan weygugu dhaartaan waliba si dhabe gutageran balse 1 hees umaso qadin abwaan
    Wali waan kusugnaa👋

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 11 ปีที่แล้ว +6

    Faarax murtiile wax weynbuu ku biiriyey fanka somalida, heestan iyo heestiisa kale ee guriceel labaduba waa hit.

  • @afdhuubsamatar6315
    @afdhuubsamatar6315 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah heestaan waxaan ku xasuustaa markii xaas keygii hore aan masafeynayay ayaan impiry ka shidany

  • @faizadakash5590
    @faizadakash5590 4 ปีที่แล้ว +1

    wan ilmeynaya😭xasus igu qaliya malmihi igu quruxda badana family geyga iyo asxab an ad u jeclahay ku xasusta magaladeydi garissa cadey ayado cajal DVD ayan ka dawan jirnay markay so baxday 2012 waxan ahay safar insha Allah 24 ga bishan wan sugi la ahay intan kala kulmayo family ka iyo asxabteydi

    • @amanofficial5824
      @amanofficial5824 4 ปีที่แล้ว

      Ayago nawad qawo Alla haku geeyo

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 4 ปีที่แล้ว

      @@amanofficial5824 h amiin shukran xbbti

    • @amanofficial5824
      @amanofficial5824 4 ปีที่แล้ว

      @@faizadakash5590 magaca ma gawar buu u egyahay ani wllka ahaye

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 4 ปีที่แล้ว

      @@amanofficial5824 cafwan wll amino ayu ilaa noqday se fcn uma firinn

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 4 ปีที่แล้ว

      @@amanofficial5824 subscribe ka ne wan ku saray wll

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 4 ปีที่แล้ว +2

    heestan iid aan si waalan wajaale ugu mirqaamay ayaan ku xasuusta 2013 iyada oo cusub

  • @mascuudahmed3352
    @mascuudahmed3352 8 หลายเดือนก่อน +1

    xanfareesha markeey kusoogaarto saa saaa leeska dhahaa waanootahay camal 😂

  • @xareedaxmed7808
    @xareedaxmed7808 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan dhagaysanayaa 31 / 12 /2020 habeen khamiisa uguna dan bayso sanadkan waxaanan heestan bartay waagaannfasaxyada ku tagi jiray miyi

  • @drshanidaahir
    @drshanidaahir 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaxaan daawaday hada intaan idinka salaamay

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 4 ปีที่แล้ว +4

    Million views inay gaari wayso waa qalad heestaan

  • @hanadyare3603
    @hanadyare3603 11 ปีที่แล้ว +25

    asxan fanaaniin faarax mutiile & farxiyo fiska asxan hees viva somaliweyn

  • @adnanosman7572
    @adnanosman7572 4 ปีที่แล้ว +1

    2 .11.2020 malin talado yaaa ila dhagaysanaayo fiska cod macanaa naagta waa mucjisada fanka hda jiro wlh heesa heeda lama daalo kaba siidaran erayada quruxda badan farah murtiile

  • @princejuba
    @princejuba 12 ปีที่แล้ว +12

    Faarah murtiile fananka weyn guuleyso, waan taageera heesahaga iyo sida degen ee aan isla weynida ku jirin ee aad masraxa ka muujisid, fiskana waa fanaanadaan ugu jeclahay kuwa maanta jira

    • @najaxdimound4027
      @najaxdimound4027 4 ปีที่แล้ว

      After 7 years ago ,where are you kkkkkk 2020

    • @princejuba
      @princejuba 4 ปีที่แล้ว

      @@najaxdimound4027 iga fiiri Facebook waan jooga 😋😋

    • @najaxdimound4027
      @najaxdimound4027 4 ปีที่แล้ว

      Ooo ma noo shahay kkk

    • @najaxdimound4027
      @najaxdimound4027 4 ปีที่แล้ว

      OK not bad,these deceases is faking kk, but I don't what written on your Facebook

    • @najaxdimound4027
      @najaxdimound4027 4 ปีที่แล้ว

      What name do u use in facebook

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 4 ปีที่แล้ว +7

    2020 ayaan Dawanayaa xasus wye 👌👌

  • @mohamedomar384
    @mohamedomar384 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaad ixsuusisay nulashey dii kitaali ee kenya mahan mit aan iloowi karo danakiil noolow ❤❤❤❤❤❤❤

  • @osmangrealish149
    @osmangrealish149 4 ปีที่แล้ว +7

    One of the greatest in history of somali song farax murtiile farxiyo fiska 😣😰😗😭😭😭😭❤❤❤❤

  • @cismaanboqormaxamuud5305
    @cismaanboqormaxamuud5305 2 ปีที่แล้ว +2

    19/august/2022 who is still listening this song.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +6

    heestan wa hees qiimo leh mar walaba waan jecelahay inaan dhegaysto like inanta sawirkeeda waa qaawani

  • @mohamedcabdirashid130
    @mohamedcabdirashid130 4 ปีที่แล้ว +6

    Maxaa dhaqan leh waa qaqawan tihiin dumarka display yaala farxiya fiska

  • @AnfacD
    @AnfacD 12 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Waa hees aan caadi ahayn Faarax &Fiska waa mahadsan tihiin Wiilka tumay Tks All.

  • @xariircadeofficial9672
    @xariircadeofficial9672 3 ปีที่แล้ว +11

    2021 like ta ha ila dhaafin walaal________🥺❤👋
    Xasuus wlhi heestan
    Now i am in gaalkacyo ______ Sunday/28/02/2021

  • @bileabdimaxamed1417
    @bileabdimaxamed1417 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waqti badan laso qatay ilaahow noo Naxariso 😥😥😥

  • @qosoliyoqaraaxotube6319
    @qosoliyoqaraaxotube6319 4 ปีที่แล้ว +54

    2012 anoo yare dhagesan jirey cml 8 year ka sowaregatey
    2020 ita dhageysaneyso like sare
    👉❤👍👍

  • @mascuudahmed3352
    @mascuudahmed3352 8 หลายเดือนก่อน

    heestaaan waxaan ku xasuustaa xamdaaniya jida

  • @naaneeynuhaal9765
    @naaneeynuhaal9765 11 ปีที่แล้ว +2

    masha allaaaaaaaaaaaaah abwaan faarax murtiila afkaaga caano dhaay ah lagu qabay allahana ku dhowro waa ka baxsatay runtiii

  • @abdilleelmi831
    @abdilleelmi831 11 ปีที่แล้ว +7

    xishoodka hablaha huwane, hagoogta asluubta xiran, murtiile nice song

  • @x-tttabdi50cent62
    @x-tttabdi50cent62 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninki helaa Cawale
    😭 Hadalo fiska lagu dhaho wey ahaden
    Fiska❤️👑❤️

  • @xariirAlitube
    @xariirAlitube 3 ปีที่แล้ว +2

    22 September 2021 yaa usoo xiisay heestan

  • @maryamamaxamuud3581
    @maryamamaxamuud3581 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus anoo yar 2013 dhegaysan jiray

  • @mohamedibnufarhan1609
    @mohamedibnufarhan1609 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan dhagaysanayaa 20/9/2020 time 12:00 habeenimo

  • @shafikhayrkahaiidhin4113
    @shafikhayrkahaiidhin4113 11 ปีที่แล้ว +4

    waxaasa fanaana inkasto markaan daawado aan yara boodo hadana audio ahaan waa axyaa hees

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 4 ปีที่แล้ว +3

    It was great 7 years ago ayaa lasoo publish gareeyay welina kama haagayo because of 👇 ✨✨✨✨✨✨✨✨✨✨✨✨✨✨. HOOYADII SOO KORISAYBAA HUFNAAN LAGU DHEEHAYOO HORJOOGIYO HEYBADDANA HIDAHA DIINTEENA IYO HIBIYO QURUXBAA U DHEERE HABLAHA SOOMAALIYEED HAWEENKA ADUUNKA JIRA HORMUUDKOODI BEY NOQDEEN + HIBANE QURUXBAA U DHEER NINKII HELAABAA CAWA LEH 🌟🎧❤️🧕✌️

  • @Blacktolite
    @Blacktolite 4 ปีที่แล้ว +21

    This is classed a classic in 2020🎻🎺🎹🎹🎹🎶🥁🎸👌❤️💯

    • @7poi824
      @7poi824 4 ปีที่แล้ว +3

      Sido kle 2013ki heeskle telka iiguma jirin wlhi

    • @anoxmous1876
      @anoxmous1876 4 ปีที่แล้ว +1

      Vvvvvg n bbbbvvv bvbvvvvvv BBC vbvvbbvv TV TV b

    • @kalamjalam2400
      @kalamjalam2400 4 ปีที่แล้ว +1

      Sidokali 2020📸💖💖💖💖💖💖💖💉💓💋💋💋💉💉🇸🇴🇸🇴

  • @LALAROCK786CLUB
    @LALAROCK786CLUB 12 ปีที่แล้ว +4

    mahadsanid, amanta gabdha somaliyeed walalo Farah Murtiile.

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +7

    Classic Song!
    Music-ga heestan aad ban u jeclahay 😍

  • @faysalcabdilahi3694
    @faysalcabdilahi3694 4 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo
    Wxn dhagaysan jiray 2014

  • @Amiira-qalbiwanag
    @Amiira-qalbiwanag 6 ปีที่แล้ว +17

    2019 ya dawan donah
    fadlan iwac markas💑

  • @abdullahi2235
    @abdullahi2235 11 ปีที่แล้ว +7

    woow faraha murtiile & farhiya fiiska this is what i call faniin inba caadi ma ahan

  • @kurleegburleeg1602
    @kurleegburleeg1602 4 ปีที่แล้ว

    Heestan waxan dhegeysanayey 22 April 2013 galab khamiisa xasuus

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +2

    inaba caadi maaha heestan Music-keda👏

  • @bashirismail2730
    @bashirismail2730 3 ปีที่แล้ว +6

    2021 still listening this wonderful songs

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +2

    Hees xusid mudan. Old is gold.

  • @miirabbe7220
    @miirabbe7220 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa dhagesa noyo 2021

  • @zaamiyamouse9373
    @zaamiyamouse9373 6 ปีที่แล้ว +41

    After 6 yaers weli kama xiiZa dhixiN ya ila dhagysanaYa isla nOw

  • @afnaanfarah633
    @afnaanfarah633 11 ปีที่แล้ว +20

    farah waa fanaan aad uqaaliya waxaa uu umanaa habalaha somaliyeed si aan lasoo kobi karin ilaahoow ku daa i like this song

  • @maxamadcabdulaahimacalinxa8354
    @maxamadcabdulaahimacalinxa8354 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan idin salamay farax murtile iyo farxiya fiska

  • @adanharednor3192
    @adanharednor3192 3 ปีที่แล้ว +4

    2012 upto 2021 still listening

  • @hibomohamoud4116
    @hibomohamoud4116 6 ปีที่แล้ว +21

    I'm not tried listening to this song❤❤❤❤❤❤❤

    • @yaasmiinhaybe7435
      @yaasmiinhaybe7435 4 ปีที่แล้ว +2

      Hibo wlle waxan kujecelhay
      Ismaacil

    • @foosiyamuqtar8867
      @foosiyamuqtar8867 4 ปีที่แล้ว

      @@yaasmiinhaybe7435 kkkk

    • @khaliildayib1962
      @khaliildayib1962 ปีที่แล้ว

      Hibo-na quruxbaa u dheer ninkii hela-baa cawo leh 😅😊

  • @mascuudahmed3352
    @mascuudahmed3352 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤🇸🇴👍👍🇹🇷🇪🇹🇧🇭🇸🇦🇸🇦😂 ilma boqotooyo waaan idin salaamaya asxaabt udhalatay iyo inta kuudhaxnool❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤ ramaadaan kariim❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇦🇹🇷🇧🇭🇪🇹❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🙏 urduqaaan nolaaw 🙏🇹🇷 janadaa nobalama😂❤❤❤❤❤❤❤🇹🇷🇸🇴👍

    • @mascuudahmed3352
      @mascuudahmed3352 8 หลายเดือนก่อน

      🇹🇷🇸🇴 sinama umakala harneee 😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤ guuul urduqaan❤❤❤❤

    • @mascuudahmed3352
      @mascuudahmed3352 8 หลายเดือนก่อน

      😆💪💪💪💪💪❤❤❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷💪💪💪💪💪💪💪 urduqaan ❤

  • @mustafabdifaroole4660
    @mustafabdifaroole4660 10 ปีที่แล้ว +5

    masha allaaaaah farxiya fiska iyo farax murtile waadka bax sateen

  • @cabdullahixuseen8141
    @cabdullahixuseen8141 4 ปีที่แล้ว

    heestan 2015 anoo 13 jir ban dhageysanjiray hdana anoo 18 jir ban soo radiyay 2020

  • @mohameddauudciisemohamud3822
    @mohameddauudciisemohamud3822 4 ปีที่แล้ว +14

    2020 hadad dhageysanyso saar👍🏿

  • @ahmedjeylanibinkoo6394
    @ahmedjeylanibinkoo6394 4 ปีที่แล้ว +3

    Wxan dagesnaya 11/ 8/2020
    Mombasa (Kenya)
    Xasus jcl. Com

  • @abdiwalixasa4545
    @abdiwalixasa4545 3 ปีที่แล้ว

    3 luulyo 2021 an soboqdqy hees xusus leh

  • @ezzza93
    @ezzza93 12 ปีที่แล้ว +3

    finally i found this song i watched little preview of it and i was searching for it like crazy i loved it .....great song and murtille man u have this incredible voice and so is farxiya

  • @omarhusseen4501
    @omarhusseen4501 4 ปีที่แล้ว

    ABWAAN FAARAX MURTIILE. IYO FARXIYA FISKA. INABA CAADI MA AHAN HEESTA IYO CODADKA.

  • @kingasadlove3411
    @kingasadlove3411 3 ปีที่แล้ว

    25/11/2021/ 11:15 , inta iga danbesa👍

    • @naaj2846
      @naaj2846 3 ปีที่แล้ว

      Alaaaa ❤️‍🔥🥺

  • @maxamedaxmed4881
    @maxamedaxmed4881 5 ปีที่แล้ว +14

    6:2:2019 yaa ila dhageysanya axsan hees aan xiiseeyo

  • @hazanmoha6845
    @hazanmoha6845 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 still listining farah muurtile legend somaalia #like

  • @osmangrealish149
    @osmangrealish149 4 ปีที่แล้ว +1

    Hibiyo qurux baa u dheer ninkii helaa cawaleh

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 ปีที่แล้ว +2

    2021 yaa dawanaya

  • @Hooda36
    @Hooda36 12 ปีที่แล้ว +3

    dadka soqoreya cayda Iyo Edeb darada joojiya aflagadada mafiicna faarax murtiile Iyo farxiya fiska afkiina Caano geel Iyo subag sixina laguqabey maanshallaah beautiful song waa hediyo dhaqan,

    • @Fawziamuuse
      @Fawziamuuse ปีที่แล้ว

      10sank kadib tolow mad nooshay istahil sharafey alle cimriga haku barakeyo hadad noshahay hadaa dhimatayna illahey janada hoygaga haka yeelo

  • @mohamedomar384
    @mohamedomar384 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku noolahay Kitchener canada

  • @mohamedadan9458
    @mohamedadan9458 4 ปีที่แล้ว +5

    Nice song murtile our ladies are best and top always we love them I'm somali Kenya. 👌🇰🇪😘

  • @sayidburaale7714
    @sayidburaale7714 5 ปีที่แล้ว +1

    2019 yaa dhagaysanaya heestaan hibo😆😆

  • @ksk4ever1
    @ksk4ever1 12 ปีที่แล้ว +6

    heestii ugu fiicneed aan maqlo 2012 weyaan Farax murtiile iyo fiska

  • @ibroqeybaroalii3602
    @ibroqeybaroalii3602 2 ปีที่แล้ว

    Am still watching 16/10/2022 at 23:39p.m,.....my remembrance back to 2012

  • @naimaa.rooble3158
    @naimaa.rooble3158 11 ปีที่แล้ว +13

    am soo in love with this song omg ♥♥♥

  • @qolaabahmed1916
    @qolaabahmed1916 4 ปีที่แล้ว +3

    ana ciyaLa dawan jirey heestan erayadeda man fahmi jirin macnahoda

  • @mascuudahmed3352
    @mascuudahmed3352 8 หลายเดือนก่อน

    filaartaas nin lagu gamay oo hakadiiday toloow asagu xoowgamay😂😂😂😂😂

  • @husseingalaydh8531
    @husseingalaydh8531 4 ปีที่แล้ว +1

    03 02 2020 Baan dawanayaa kama xiisa dhaco

  • @quaesitor
    @quaesitor 11 ปีที่แล้ว +3

    maashaa shaallaah
    murtiileh iyo farxiya fiska laba fannaan aan labadaba jeclahay heeska la qaadayo oo magacagii wata habalyo muuqalna u sameeya