Dhalinyarada Soomaaliyeed ee duuliyaha ka ah Diyaaradaha isaga kala goosha Gobala

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 97

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah tabaarakallah guul,gobonimo iyo horumar waara
    Yasmin adigana samee sida uu ugu abaalgudey captanka dadkii soo caawiyey dhalinyarada u baahan tababarka

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 6 ปีที่แล้ว +9

    Somaliya way horumartay,Masha allaah.💙💙👍🇸🇴🇸🇴💙

  • @mumtazmumtaz7248
    @mumtazmumtaz7248 5 ปีที่แล้ว +9

    Mansha captain amin my former primary classmate am so proud of u keep on inspiring young somalis n Yasmin go on the sky is the limit.ilxuun idhin ma aragto😍😍😍😍

  • @hejdsnsvwjan5972
    @hejdsnsvwjan5972 5 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah beyloodkaan waa soomaali dhabaa oo horumarinaya dalkiisa hooyo. Isaguna naftooda wax u qsbsadey waxaa wax lagu farxaa sidii wax u barey gabdhaha soomaaliyeed noolow noolow

  • @mariamufs2023
    @mariamufs2023 5 ปีที่แล้ว +13

    We are proud of u captian amiin and yasmiin

  • @makoahmed8294
    @makoahmed8294 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah guul Somalia hor usocda Allah ha idingargaaro Allahuma aaamiiin I am proud of all Somali women and men pilotsa masha Allah aad iyo aad baab ugufarxay Somali gabdhohooda iyo wiilashooda duuliyaha Alow ugargaar aaamiiin ya Allah anigu Somali galbeed baan ahay I love Somali inay midowdo ay iskaashato anigo yar baan USA imaaday viva Somalia one day I will visit Somala

  • @abshirhassan3848
    @abshirhassan3848 5 ปีที่แล้ว +1

    Great job mashlahu horay u socda Somali hormartay dhalinyaro wadankiina ka faaiidaysta! Guul iyo gobonimow

  • @ahmedabdu6963
    @ahmedabdu6963 5 ปีที่แล้ว +7

    Captain you are very brave man, allaha ku xafido, we need more people like you, I like your idea of starting holiday getaways at Hobyo and other places in our country.
    Long life capt.
    And it's very good that you are helping your community,
    Well done Yasmin, wish you success.

  • @diirieabdullahi5702
    @diirieabdullahi5702 5 ปีที่แล้ว +4

    Bravo Jasmin. Thanks to captain Amin

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaan waa reer #Sajuu mashallah waa dadkeenii guuleysta luqada lakini, Waad bahdisheen ee barta

    • @suldanhajjinuur5218
      @suldanhajjinuur5218 5 ปีที่แล้ว

      the important thing is that they are giving back to the society....Rer Wajeer are doing something for the people of somalia

  • @MohamedHassan-tk3ly
    @MohamedHassan-tk3ly 4 ปีที่แล้ว

    Somalida Kenya halo duceeyo saxiibyaal wa dad wadani ah.

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 5 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalida waqtiga isaga dhumineyso barashada siyaasadda, indhaha ha fureen.

  • @hawabuwabuwa1369
    @hawabuwabuwa1369 5 ปีที่แล้ว +4

    War captain gabadha afsomaliga kadhis halaguu duceeyee!

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 5 ปีที่แล้ว +2

    Duuliyayaadha GEESKA Africa sida jabuuti kenya Itopiya Somaliya waa wada Soomali

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha
    Allah
    Geesiga
    Amiin?

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha
    Allah
    Soomaliya
    Guull?

  • @fartondiini4716
    @fartondiini4716 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallha mashallha my Allah bless you my dear sister

  • @ismahanmohamed7956
    @ismahanmohamed7956 5 ปีที่แล้ว +5

    Kabtan amin wan ubahanahy intee ka heli karaa wana raba duliye in aan noqdo plz 🇸🇴✈️❤️💯

    • @mumtazmumtaz7248
      @mumtazmumtaz7248 5 ปีที่แล้ว

      Go on sis

    • @gaabow1000
      @gaabow1000 5 ปีที่แล้ว

      Ismahaan u ogoloow captainka garoon kaaga inuu ka duulo kuna soo dago

    • @SharaafatAli4660
      @SharaafatAli4660 5 ปีที่แล้ว

      Ismahan Mohamed Kabtankaan waa nin rer Wajeer ah anigaana garanaaya. Igala soo xiriir fb @Husni El-Sharaf

    • @mohamedabdullahi562
      @mohamedabdullahi562 4 ปีที่แล้ว

      M.a wan kuso dhawenaya walalo ee waxn ku haya arday ku mideysan dulimadka oo somali ah ee maxd kaledahy

  • @masaboqueenmysister1240
    @masaboqueenmysister1240 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allha hori u soco walal

  • @amaadin12
    @amaadin12 5 ปีที่แล้ว

    manshaa allah aadbaan ugu faraxsanahay hor markiina

  • @dfghbbcgghjm5356
    @dfghbbcgghjm5356 5 ปีที่แล้ว

    Ilahow walal ku nabd gali guulaysta inshallahu shabab way jabtay inshalhu walaal guulysto

  • @hassanmohamud732
    @hassanmohamud732 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah guul wadankayga labaad.....

  • @mommysqueem3793
    @mommysqueem3793 5 ปีที่แล้ว +1

    hormar wacan🇸🇴🇸🇴

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allaah aad baan walaahi ugu faraxsanahay inaan arko soomaali dayuurado wada oo heeskan gaadhay. Insha allaah somali airlines na somali baa inoo kaxayn doonta.

  • @daauudabdimahad1934
    @daauudabdimahad1934 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah guul somali weyn
    Jaalayaal cirka sootaabta

  • @makoabdi7516
    @makoabdi7516 5 ปีที่แล้ว

    Mashaallah illaah idindhowro wiilasha somaliyeed

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 3 ปีที่แล้ว

    Proud of you guys Mashallah

  • @mohamedmalin120
    @mohamedmalin120 5 ปีที่แล้ว

    Horay usoco sxb mahadsanid

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 5 ปีที่แล้ว +3

    Diyaaraduhu waxay noo noqdeen basaskii gobolada

  • @cfitaaxdaahir2557
    @cfitaaxdaahir2557 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 5 ปีที่แล้ว +3

    *I am somali air force pilot in russia Waad fiicantihiin lkn diyaaradahan aad isticmaalaysaan waa antanov-12 antanov-24 antanov-26 iyo antanov-32 waana halis marka more checking sameeyay marka Kasta*

    • @updxlimmuktar9377
      @updxlimmuktar9377 5 ปีที่แล้ว +1

      Wx barasha miyad ujokta wll scml somali airforce pilot mxa geye russia

    • @duuliyekastamtv3017
      @duuliyekastamtv3017 5 ปีที่แล้ว +1

      @@updxlimmuktar9377 waan kashaqeeyaa wll way ii dhamaatay waxbarashada thanks

    • @updxlimmuktar9377
      @updxlimmuktar9377 5 ปีที่แล้ว +1

      Hee dalka myd wx usobarate mse russia wllo scml

    • @updxlimmuktar9377
      @updxlimmuktar9377 5 ปีที่แล้ว

      Madama atahy airforce somali ah dalk aya kupaxn imadetha wllo

    • @duuliyekastamtv3017
      @duuliyekastamtv3017 5 ปีที่แล้ว +1

      Somali diyaarado malaha wll anna shaqadayduna waa airforce pilot teeda kale lkn ramadaanta ayaan soobooqdaa Hargeisa oy caruurtayda iidaganyihiin thanks

  • @somaliboy8613
    @somaliboy8613 5 ปีที่แล้ว

    Waa dhiiri galin fiican

  • @shukriaspu1836
    @shukriaspu1836 5 ปีที่แล้ว

    Proud of u yaska cadey

  • @saidhassan3576
    @saidhassan3576 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah

  • @shukrimahamud75
    @shukrimahamud75 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha. Allha wali soomali

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 ปีที่แล้ว

    Very impressive and encouraging to all somalis.😂😂😂

  • @khadraali4619
    @khadraali4619 5 ปีที่แล้ว +4

    these guys somali Kenyans wexey kasoo jedaan kobolka waqooyi bari

  • @mukhtaarmohamed1250
    @mukhtaarmohamed1250 5 ปีที่แล้ว

    zxb waa idin salaamay weligay ayaan kuhaminaayey inaan noqdo Pilot inaan kiciyo diyaarad pls iisheega school lagu dhigto

    • @limbokidshanshi7720
      @limbokidshanshi7720 5 ปีที่แล้ว +1

      walal aniga ayaa dulinmda mar daw kaqalanjibayay.waxaad kaheli krtaa kenya

  • @mahamadomar4993
    @mahamadomar4993 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah allaha idin la jiro

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 ปีที่แล้ว

    Ma Shaa Allah

  • @sahraahmed8500
    @sahraahmed8500 5 ปีที่แล้ว +1

    Warsomaliyey dhukeeni inlamaro masala ino diday dad ankabadnayn 500 ila 600 oo 20 000 oo absimon ee an wadankeena aan ka xoreysano intan iska dhafno beesha calamka

  • @feisalraabi7387
    @feisalraabi7387 5 ปีที่แล้ว

    waa fikrad wanaagsan waan a wax ilahay laga helikaro waxyaalo waxaa jira aad moodayso in ayna is qbanay oo hadii la tijaabiyo wax noqon kara qof soomaaliyeed oo diyaarad wada oo hadan aan dalka gudihiisa wax ku baran oo intaasoo magaalooyin ku dagay oo arday na wax bara wa la soo koobo karo maha

  • @abdikadirraage6941
    @abdikadirraage6941 5 ปีที่แล้ว

    masha allh

  • @edomacaanhussein5186
    @edomacaanhussein5186 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @jamavision8774
    @jamavision8774 5 ปีที่แล้ว +2

    manshaAllah I am very proud of you guys

  • @abdulahisalaaddinaar3400
    @abdulahisalaaddinaar3400 5 ปีที่แล้ว +2

    kaptain amiin Io yaasmin wado fcn aya u tihiin somali wxaadna mudantihiin ku dayasho weyn Wna ini zugeynaa Xafuun caluula qandala melaha dalxiizk ku wnaagsan

  • @hamzanotakeoff9464
    @hamzanotakeoff9464 5 ปีที่แล้ว +15

    hoyo waxay tiri makubali kari kulaha somali sujuu 😂😂😂 waxay kawada hoyo kamayelayo ayay tiri sikubali kiswahili waye 4:00 ila maqal hada maqashana like wac kusi Aniga hata sujuu wan ahay lkn afsomaliga igaga muhimsan kiswahiliga😂😂

    • @suldanhajjinuur5218
      @suldanhajjinuur5218 5 ปีที่แล้ว

      sxp they are proud Rer wajeer...Atleast rer wajeer did something for somalia....

  • @rabiileomar7395
    @rabiileomar7395 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha ciseeyo. Soo saar dhalinta . Geesi amaan mudan

  • @Yusuf-yq6yd
    @Yusuf-yq6yd 5 ปีที่แล้ว

    Somali suju weeye mashaa alaah

  • @mohamedabdi1441
    @mohamedabdi1441 5 ปีที่แล้ว

    Somalia hanolato ❤

  • @khadraali4619
    @khadraali4619 5 ปีที่แล้ว +4

    she is not the first one but we are proud of you

  • @jamaalhasan2892
    @jamaalhasan2892 5 ปีที่แล้ว

    Walligay hamigayga ayay ahayd shaqadaaas

  • @nimoali4218
    @nimoali4218 5 ปีที่แล้ว +1

    ManashAllah well done captain Amin and Yasmin

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 5 ปีที่แล้ว

    Gabadhu ma soomaali kenyaa

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 5 ปีที่แล้ว

    Duulinimadu waa wax aan fududayn si dhab ah in loo fiiriyo na weeye.

  • @zahrabaar7414
    @zahrabaar7414 5 ปีที่แล้ว

    War.shiiq.iyo.cadalaa.ka.qurux.badan.dalciiska.ee.baylodka.haka.tegin.dhulka.quruxda.badan.oo.kii.arkaba.nicin.kuley.ma.leh

  • @sacdiyoxassan4574
    @sacdiyoxassan4574 5 ปีที่แล้ว

    Barashadeda maba rabee inta saranahaba kurbo igu filan ilaahow nagu amaanso inta wadane ku amanso

  • @abdikadirraage6941
    @abdikadirraage6941 5 ปีที่แล้ว

    wall

  • @axmedxuseen7938
    @axmedxuseen7938 5 ปีที่แล้ว

    yaasiinkoow somali duuliye ah wacadlaaan aamineen fudeetdkooda kkkk

  • @LaxVFX
    @LaxVFX 5 ปีที่แล้ว

    5

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 6 ปีที่แล้ว +3

    0:58 Kiswahili ayuu kuhadalayaa 😂😂😂 malaha. Maxa cirka Somalia soo Xamar lagama maamulo? Line ka uu racayo Muxuu Kiswahili ugudhegayaa.

    • @khadraali4619
      @khadraali4619 5 ปีที่แล้ว +1

      he Is communicating air traffic controllers in Juba land that could be military bases surrounding the area

  • @smeokey9239
    @smeokey9239 5 ปีที่แล้ว

    I happen gril

  • @mohamedabakar7608
    @mohamedabakar7608 5 ปีที่แล้ว

    E

  • @abdikadirraage6941
    @abdikadirraage6941 5 ปีที่แล้ว

    ok

  • @mukhtaarmohamed1250
    @mukhtaarmohamed1250 5 ปีที่แล้ว

    waan idin baryaa icaawiya yaa meel ku kasaaya meel lagu barto ama se dalka ugu fcn ee lagu barto kicinta diyaaradaha kuwa dagaalka hadaad haysaan noocey doonaaanba hanoqdaaaane igalasooxidhiidh pls mukhtaarlife@gmail.com

  • @maxedcilmi9738
    @maxedcilmi9738 5 ปีที่แล้ว

    .mt

  • @umrumr7437
    @umrumr7437 5 ปีที่แล้ว

    Hadal dad hore xaala
    sha sida baqtigaa looqarsada doorada xaarka waa wada cuntaa aftirtir ayey isdhertahay midida iyo lafta lees
    L
    Masaro geedka qolofka lagama
    qado hadalda danbe qob moos loodhigay jawan loodhigay aba lagu xaqay shatiga
    Lagugashtay kurayadaha shatiga lagu gashan jiray

  • @fardowsaguled3732
    @fardowsaguled3732 5 ปีที่แล้ว

    Waasaqiin waye

  • @husseinishaaqmohammed5943
    @husseinishaaqmohammed5943 5 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @maxedcilmi9738
    @maxedcilmi9738 5 ปีที่แล้ว

    .mt