lix sanno ka hor iyo maanta aad baan u kala duwanay''Naciima abdirahmaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha alllllah ilaaahow dadka somaliland barakeeee oo xiftiii❤

  • @MuhimMohamedMohamoud
    @MuhimMohamedMohamoud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allahuma barik caqliga iyo cafimadkaba ilahay haku dayo.

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k 2 หลายเดือนก่อน +3

    Naima waa inan aan jeclhay oo fariida role modal bay ii tahay mlin uun halka wan soo gaadhi doon
    Carro edag media wad mhdsantihiin marwalba sida nogu soo casuuma dadka waxtarka leh❤❤❤

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 2 หลายเดือนก่อน +3

    Meheradeeda spa io teeda dharkuba xalakay ku taal aniga waa markii u horeyse aan arko lkn mashallah waan ka helay ee xalkee talow loogu hagaagi kara waxay ahayd cid kaste oo faido leh oo la keeno channel kan lagama reebo meel loogu hagaagi karo plz sheega meesha loogu hagaagi karo qof kaste

    • @user-vc9hz2rr4v
      @user-vc9hz2rr4v 2 หลายเดือนก่อน +1

      Walaal snapka ku qor naimadesign waad helysaa

  • @NasraMahamoud-gw2fu
    @NasraMahamoud-gw2fu 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alh niciima aniga 2019kii ayaan toobkugii qalan jebinta lay sameyey ilaa.hada waan haystaa mara la midana weli maan arag ❤

  • @user-zl3dd6uc5n
    @user-zl3dd6uc5n 2 หลายเดือนก่อน

    Maashllaa wllo allehganacsigaagu inuu allehkuubarakeeyo❤

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @Dfuhdjkvshknbcs
    @Dfuhdjkvshknbcs 2 หลายเดือนก่อน

    Allahuma barik caqliga Allah ku barakeeyo

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah

  • @Aizha959
    @Aizha959 2 หลายเดือนก่อน

    Mnzh alh keep going our role model naima desing 👏❤️

  • @user-hx5nq5zq5c
    @user-hx5nq5zq5c 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah our role model naimaaa 🥹🥹

  • @user-zl3dd6uc5n
    @user-zl3dd6uc5n 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu Germany jooga shaqakasta taagnaan baa laguqabtaa markahore waxalaga eegaaa qofku inuu fifircoonyahy

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah naciiima nolow❤❤❤❤❤

  • @user-ql5ym5co6k
    @user-ql5ym5co6k 2 หลายเดือนก่อน

    Soo badiya barnaamij yadayhy

  • @hudahabeysan
    @hudahabeysan 2 หลายเดือนก่อน

    Allahuma barik❤❤ So proud

  • @raliyaabdillahi5377
    @raliyaabdillahi5377 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah hore usoco sister💖💖

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @user-vc9hz2rr4v
    @user-vc9hz2rr4v 2 หลายเดือนก่อน

    M.a sisters

  • @yusufahmed2455
    @yusufahmed2455 2 หลายเดือนก่อน +1

    Barnaamijka waxaa ka maqan wax soo saarkii Naima maxaad oogu soo bandhigi weeydaan wareysiga. Marka Naima design wax soo saarkeedii maxaad ooga faaideysan weeyday oo aad wareysigan kaliya maxuu kuu qabanayaa. Runtii qoftan ku wareysaneysana miyeey iloowday adigana ganacsigaagii waad qarisay

  • @naum644
    @naum644 2 หลายเดือนก่อน

    Marada dalka laguma sameene designkaa dalka lagu sameeyay kala fahma somali maxamed