Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Ruushka & Mareykanka oo sii xumaaday Safaaradaha la kala qaatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

ความคิดเห็น • 27

  • @zackariaali8870
    @zackariaali8870 18 วันที่ผ่านมา +2

    Xeerka caruurta Gaza mey ka hadlaan unicef

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 18 วันที่ผ่านมา

    Subxanaallah waa dhibaato wll dhalinta Somaliyeed way dayac san yahiin ee illah ha badnaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 18 วันที่ผ่านมา

    waadmahadsantahay walal qaali suleymaan xaashi

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik 18 วันที่ผ่านมา

    Unicef waa qaashin
    Caruurataagaza ha kahadlaan

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 18 วันที่ผ่านมา

    Gaza caruurta iyo Dumarka lagu xasuuqayo wax ha ka qabteen.

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 18 วันที่ผ่านมา +1

    بسم الله الرحمن الرحيم اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤شكرن سليمان حاش جزاكم الله خير

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 18 วันที่ผ่านมา +1

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 18 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 18 วันที่ผ่านมา

    sallalahu calayhi wasallam

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 18 วันที่ผ่านมา +1

    Asalamu calaikum Wrt Walal Hahilmamin اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare 18 วันที่ผ่านมา

    Ma. Sdsfaradaha. Kala. Khatan hadii. Run. Ay. Tahay. Was. Ru. Waysd

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 18 วันที่ผ่านมา

    Unicef xaruirta

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 18 วันที่ผ่านมา

    Iran waxba ma hayaan isllaamka yaan lagu darin iran maba aha isllaam ee

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 18 วันที่ผ่านมา

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 18 วันที่ผ่านมา

    SOMAALIDA. IYO UNICEF WALIGOOD. ISMAFAHMAYAAN. WAAYO. WIIL GARTAY. INUU NAF GOOYO. MAXAA DIIDAYA IN XUKUN DILA. LAGU. XUKUMO

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 18 วันที่ผ่านมา +1

    Naredra modi ga india 🇮🇳 waxa weeye nin aad u neceb islamka ,,

  • @omarosman8749
    @omarosman8749 18 วันที่ผ่านมา +1

    Nimanki arga gixisada ahaa miyay udoodaysa unicef 😂 maxay oga hadli waayen 20kun caruuta ah ee qasa lagu laayay

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 18 วันที่ผ่านมา

    In lasaxo ayaa wanaagsan waa dhalin waddanka anfici lahayd oo cadaw duufsaday❤❤😢😂😂

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 18 วันที่ผ่านมา +1

    Unicef cauurta Gaza ma aragto miyaa dulmiga intas la,eg arka

    • @AnjcabdiSiciid
      @AnjcabdiSiciid 18 วันที่ผ่านมา

      Alaha.kaa.abaalmariyo.hadalkaaga.wanaagsan.intay diluent.ma.ogtahay

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 18 วันที่ผ่านมา

    Csw csw csw❤❤❤

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 18 วันที่ผ่านมา

    Unisef Gaza ha udoodan unisef iyagaba alshabaab abura warkoda yan lamaqlin shayadinta

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 18 วันที่ผ่านมา

    Maraykanku wuxuu ciraaq ku diley 500000 oo caruur ah hadda yuhuuddu imisa ayey ku dishey falastiin indhohoodu ma,arkaan
    Waa keliya dunida muslimka ee weliba taagta daran .
    War taga dheha doqomaha aadka u caqliga yar waa hayad yuhuudeed
    Aad u liiidata

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 18 วันที่ผ่านมา

    Ma ragaan garmadawda ahbaa caruur ah midkale anagu 15 baanku qaan gaarna sharciga UNICEF ma Haysano haday caruur u doodayan gaza ha u doodeen milcista gantaalada lagu garaacaayo😢

  • @yonisosman3784
    @yonisosman3784 18 วันที่ผ่านมา +1

    Inaa tagera shabab tahay ma Modi jirin lkn hada shabab boqal qof dilaa dilkoda ad xumaynaysid farmajo dowladisa dadki Ka shaqaynay iyo tagarashisa waa in laska hubiya waba shabab

  • @AbdirashidHassan-dm7rt
    @AbdirashidHassan-dm7rt 18 วันที่ผ่านมา

    Hadii caruur loodoodayo kuwa maalinkasta bam boominka lagugaraacayo meeykahadlaan!!!!!!

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahow.noo.hiili.dhamaantayo.waliba.uhiili.saleebaan.haashim.hawiyaha.iyo.isaaqa.ayaa.neceb.hadjust.raashiya.ka.wara.ayo