CANADIAN BOY OO DACWADII U GUDBIYAY DAWLADA CANADA IN HOOYADII LA SIXRAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 28

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 14 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha caafiiyo hana uu gargaaro hooyo macaan Aamiin

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 วันที่ผ่านมา +2

    YES.....YES....MAXAMAD TAG TV. DOWLADDA HA KU ARAGTO.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 วันที่ผ่านมา +1

    XASSAN, MAXAAD XABIIBA U BARYEYSA, TV QARANKA TAG, WADO TURJIBAAN, AAD HUBTO, DOWLADDA HA KU ARAGTO.

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 13 วันที่ผ่านมา +1

    Illsha allah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 วันที่ผ่านมา +1

    DOWLADDISA AYA SHARCIGIISA SIINEYSA, SHARCIGA CANADA WA NAQAAN, ISAGA HA CODSADO.

  • @amransulemanamran9331
    @amransulemanamran9331 11 วันที่ผ่านมา

    Allahayoow wiilkan yar hooyadaiis allaha ucaafiyo xaqiisana allaha siiyo amiin amiin yaarabi

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 วันที่ผ่านมา +1

    MAXAMAD LABA CUNUG KALE AYA KU AABA AH, NINKA SOMALIA JOOGO ISAGANA SEDDAN KALE.

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 14 วันที่ผ่านมา +2

    Haddii ay xanuunsan tahey hooyadaa waxaad tiraahdaa hooyo dhaqtar ayey u baahan tahey.xasanow waa maxey kiiska. Dhanac kale ayaan u roggaa

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 วันที่ผ่านมา +1

    AAWAY TOLKA SOW RAG MA LIHIDIIN, GABADHA RAADIYA DAD CIDDI U XIGTA.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 วันที่ผ่านมา

    HOOYADA WA LA HANDADAY, WARQADAHAGA, POLICE KA OO KALIYA U DHIIB,

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 วันที่ผ่านมา +1

    MALA GADDINAYO, XASSAN QAYAANADDA JOOJI, QOYS 14 SANO LA BAHDALAY, MAXKAMAD AYEY KU KALA BAXAYAAN.

  • @NasroTahliil-f6b
    @NasroTahliil-f6b 14 วันที่ผ่านมา

    Alaha.garab.istago.maxamed

  • @JiineyCadow
    @JiineyCadow 14 วันที่ผ่านมา

    Wacebata😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ahmedshire-m6y
    @Ahmedshire-m6y 14 วันที่ผ่านมา

    Gr8t brda

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 14 วันที่ผ่านมา

    Markaad sharci hesho wax walba wey kuu dhamaan si hoose ayaa loo soo qaadi doonaa inshallah

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 วันที่ผ่านมา

    na hawalina wilka yar magic lahayne isaga iyo hooyadiisba waxa laodhan doonaa way walan yihin markasa caruurta laga qadiye hooyaday way xanuunsatay ha ku joogo ubadkana ana okay oo hayn kara iyo hooyadayba ha yidhahdo

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 14 วันที่ผ่านมา

    Madowga muslimka ah bas looshego ininka waxalaga yaabaa in uu rerkisa helo haduu helo. rerka somalida ah way baqayaan oo sinayaan sharcigiisa

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 14 วันที่ผ่านมา

    Mahamadow iska ilaali arinkan hoos u dhig wax walba ha sheegin

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 13 วันที่ผ่านมา

    Waxa wiilkaan iyo dadkaan isku dirayaa ibnu xaaraam waa dad noolasha ka dhacay war wax walba wey dhacaan lkn xalka ayaa lagu dasaalaa
    Sabarkana wuu fcn yhy

  • @kafaayaabdilahi
    @kafaayaabdilahi 14 วันที่ผ่านมา

    Hooyadiina ma xanuunsano lacagbaa loo soo dirsaday waar waxaan canada lacag ooga helimaysidee wakhtiga ha iska lumin

    • @raysiyobarwaaqo3804
      @raysiyobarwaaqo3804 14 วันที่ผ่านมา +2

      Adigu ma team evil xabiibo ayaad tahey

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 14 วันที่ผ่านมา

      Xata hoyada xanunkeda ma inkirten

    • @hodanahmed1456
      @hodanahmed1456 14 วันที่ผ่านมา

      Team xabiibo maa tahey

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 14 วันที่ผ่านมา

    Wiilkana Reboodka wa gudbiyee
    See U furtamine se lo Babinaya ?

  • @sahrawarsame9618
    @sahrawarsame9618 14 วันที่ผ่านมา

    Adiga Bacar ha ku gelin hooyadaa iney jirantagay gaaladu wey ogtahay Darla hada savanna kuu tumayo beri ayey kaaga baxayaan

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 13 วันที่ผ่านมา

    Wax aad awoodaan malahan xabiibana
    Ma idin la hadleyso aal kuliista yaal ayaa thin