DHIBKII IGASO GAARAY DHAQAATIIRTA IYO BAARITAANKI LA IGU SAMEEYAYالحمدلله يا رب🤲🏻

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 158

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  2 หลายเดือนก่อน +8

    Waankan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    wa.link/sktoqr

  • @abdihakimmayow3552
    @abdihakimmayow3552 2 หลายเดือนก่อน +17

    ila iyo hada ma fahmin xanuuka laga geley oo aad qaliinka ugashey bal si loo fahmo si fiican noogu balaari adigoo mahadsan ilaahey ha ku caafiyo iyo inta xanuunsan dhamaan Aamiin yaa rabi

    • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
      @gabadhangoormeeaarsaneekha317 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hlke laga Qalay wali ma fahmin xanuunkada

    • @saamiyaawaale
      @saamiyaawaale 2 หลายเดือนก่อน

      Kula mid ban ahay ila hadal wan fahmi la ahay

  • @Motivation4you82
    @Motivation4you82 2 หลายเดือนก่อน +6

    Masar masaas bay uxumaatay illaahay ka badbaadi dadkeena

  • @SaadHassan-o8e
    @SaadHassan-o8e 2 หลายเดือนก่อน +4

    Rabbi ha idin xafido .war aan eexlahayn ayuun baad soo galisaan .somalidana waad wacyi galisaan.hufnaan guul guuleysta wl

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay haku Cafiyo Cafimaad so deg degah oo dhiiga iyo dhuuxa iyo dhimiirka ku raacah hakusiyo idiin kodhana ha idiin xifdiyo Subxaan Allaah
    Ilaahayow xaqa nagu suug ❤❤❤

  • @LIBAANMohamud-sk7by
    @LIBAANMohamud-sk7by 2 หลายเดือนก่อน +5

    Allah haidinkadigo kuwa janatul Firdausi kukulman damantod

  • @issamugaza8692
    @issamugaza8692 2 หลายเดือนก่อน +2

    Insha Allah Walal adiga iyo famil kaqu baa ilahey ha ciidin Aficiyo

  • @anabmohamed4036
    @anabmohamed4036 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar 🎉 Allah cafimad degdeg ah oon xanuun kadambay haku siiyo, wixii dhib ah ood soo martayna dembi dhaaf hakaaga dhigo. Allahuma Ameen.

  • @ifrahwais6568
    @ifrahwais6568 2 หลายเดือนก่อน

    Arab waxu ilahay yuhud ugu saliday wa naxaris daradoda ilahay cafimad hakusiyo adi iyo umada muslimkaba walahi waa calolxanuun

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma sha Allah edo Abdullahi qawlka ilaahay ciyaar ma aha Allaha ku gugumaso celiyo canuun aan jirin hadana waxaad abdullahi ku akhrisa biyo 41 Fataha markii warba biyaha kutuf marka 3qul huwala axad iyo 3 qul acuudu birabil Falaq iyo 3qul acudu birabi nas iyo 41 La Ilaaha il la anta subxaanaka in nii kuntu mina daalimiin iyo sidii si la eg 3 surah ikhlas 3Falaq iyo 3 Anas ok nin ba biyo loogu akhriyo wax ba laga waayay w Ruqiya aad uqoima leh

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

      Maashaa Allah xppt ilahay abaalkaga jano haka dhigo o ajar hakaa siiyo
      Alllaahuma amiiiin yaarabi
      Screen shot kaqatay wan isticmaalaya hada jiro kasoo kacay waligey majirwn laakiin 7bari sariir saarnaa 45 marina bukaan socod ahaa alx hada waan dhaama laakin wardiga kama charging karno shukran

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 2 หลายเดือนก่อน +1

    Africa waa un africa ama carab ha ahaato ama madow waa wada qowleesato ilaahoow caafimaad adigaa haya ee ha inoo baahin hosbitaaladan cadawga ah😢😢

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 2 หลายเดือนก่อน +2

    Annagaa naga aarsanoysiin ilaa hada vediogaan dhex ii marooyo wixii lagaa helay ma ogi😢😢😢.

  • @anisoaxmed9501
    @anisoaxmed9501 2 หลายเดือนก่อน +13

    Allah akbar Allah Allah akbar Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah

  • @BishaaroabdiSalaad
    @BishaaroabdiSalaad 2 หลายเดือนก่อน +8

    Scw scw rabi ha idin xafido famil qurx badan m.a

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx3968 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha ku cafiyo walalkey cafimaad taam ah Allaha ku siyo amiin yaa rabi

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 หลายเดือนก่อน

    Taada aa wax ka dhinned Alxamduli'Allah reerkaada Allah kaama dhex bixiyo inta xanuunsan Allah SWT ha caafiyo inta caafimaad ka qabto Allah ha siyaadiyo cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban Allah ha na wada siiyo Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej 2 หลายเดือนก่อน

    Waa idin salaamay Allah ku caafiyo.waxaad akhrisitaa salaatul Ibrahimiya.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 หลายเดือนก่อน +1

    wcs mansha allah scw Alxamdulilah🤲🤲🤲❤️❤️❤️

  • @nasiib-h1l
    @nasiib-h1l หลายเดือนก่อน

    Allaha ku caafiyo

  • @fali8070
    @fali8070 2 หลายเดือนก่อน

    Manager Sacdiyo xirsi sheekhul kuli wax eey dhaaftay majiraan😂😂 Masha Allah

  • @ambiobarre4483
    @ambiobarre4483 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Cabdulaahi iyo Maryan
    Sideeh Tiihiin

  • @KhadijaAbdi108
    @KhadijaAbdi108 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku cafiyo walalkey.cafimaad

  • @naciimoCilmi-w3q
    @naciimoCilmi-w3q 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ku Cafiyo Wall Alle Ayaa mahada iska leeh😢

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah aloow cfimaad taam ku sii iyo denbidhaaf kaaga dhig

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aaaaamin Aaaaamin Aaaaamin Aaaaamin yaarabi 🤲

  • @HALIMOMAHAD-n8c
    @HALIMOMAHAD-n8c 2 หลายเดือนก่อน +3

    Scw. 🤲🤲🤲🤲

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @HodanAbdi-b6w
    @HodanAbdi-b6w 25 วันที่ผ่านมา

    masha Allah

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wlh waa xanauun hada ka hor intan cusbital aaday qaliin baan laha waxan arkay mayd la Soo bixinya waaniga xunuunkiiba ilaaway waa cararay

    • @ilwaadqurux8281
      @ilwaadqurux8281 2 หลายเดือนก่อน

      Miskiin nafta Waa mcn wlh mel yar hade kuxanuunto Wal wal ilahey janadiisa hanageyo asa na aburte

  • @Marymaabdi4444
    @Marymaabdi4444 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haku caafiiyo wllo

  • @UmuSara
    @UmuSara 2 หลายเดือนก่อน +2

    صل الله عليه وسلم

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 หลายเดือนก่อน

    bisinka walaal Allaha ku caafiyo, halow badan bay idin mariyeen, khayir Allaha idinkala kulan siiyo.

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha idin xafiido wll❤❤🎉🎉

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 หลายเดือนก่อน

    Ingariiska waxey yiraahan ( WHAT IT DOESN'T KILL YOU MAKE U STRONGER )

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 หลายเดือนก่อน +1

    ALLXAMDULILAAH. ALLE HAKU CAAFIYO AAMIIN YAARABI MAASHA ALLAH FAMLI QURUX BADAN ALLE HAYDIN XAFIDO DHAMAANTIIN AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aishaabdinour4506
    @aishaabdinour4506 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar walahy abdullahi isber parts ayu ka badbaaday alle ayaa ka wayn alx hadadba ado cafimad qabo no hojoogto aduunki clones ayaa layska wada dhigaya alle aya idinka badbaadshay balada

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaaranta iskadaa ok iyo beeenta

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 หลายเดือนก่อน

    Ameen yaa Allah 🤲

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 2 หลายเดือนก่อน

    Sey iigaleen dhaqaatiirta masarida intabadan waa nahabiin lacag ahana maba naxaan hada kohor ayey ilmo igu qaleen ay fashaad igasotageen ku sakaradey ilaa calooshu ifuratey dheecan toban bari kadib alxmlh alle waa icaafiyey

  • @mahdimahameddiriye9992
    @mahdimahameddiriye9992 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku caafiyo aamiin

  • @AnisoxussenCabdulle-gu7ng
    @AnisoxussenCabdulle-gu7ng 2 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahey haku caafiyo walalkey

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masaaridu waa tuug ilaahay ka furtay oo been ku shaqaysta 😢😢😢😢lama aamino lacagtay aad ujecelyihiin

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

      Wll haa aadbay u lacag jecelyihin lkn soomalida bartay wax walba lacag ayay ku furtan

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 2 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 2 หลายเดือนก่อน +1

    xanuunka lagugu soo sheegay oo saas u dhibka badan muxuu ahaa wll

  • @sahraali1650
    @sahraali1650 2 หลายเดือนก่อน

    walalakay Allaha ha kucaafiyo 🎉🎉🎉Amiin Amiin yaa Allah

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 2 หลายเดือนก่อน

    wa fuyuus kaas amazing shaqo wacan

  • @umimohamed384
    @umimohamed384 2 หลายเดือนก่อน

    ilhy haku saidiyo cfmka lkin waa laidika rabe inaad emrjnsiga aad ka bilowdo oo xlda lawagto wali o wiljer ayaa lagu fadhistaa sidey kuvu fuduxeyan dhib mlhn maa clesh

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha kucafiyo walalo

  • @MalyunAbdulle
    @MalyunAbdulle 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallh taariiqdaas aniga cunugii iguhoreyay ayaan masar kudhalay alx adigane wamurugsaneed subxanallh adunka saasaa lookaladuwanyahay ilahow noonaxariiso

  • @fahimafahima9268
    @fahimafahima9268 2 หลายเดือนก่อน +4

    Reer swedan aya idiin maleeyni jirey mise scandanivainka,Allaah haku caafiyo walal hadelkadana xadid insha allh

  • @bashaayiralkheer825
    @bashaayiralkheer825 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkudaba Way dhibaan lacag jacel masari masar ilaahaw ha nagu xanusen yaa rabi dadka kelyahay ka la baxaan

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

    Xanuun ma jira iyadon la ogaan qaliin lagu ogaanayo waligay waa iikoow

  • @z-1il
    @z-1il 2 หลายเดือนก่อน

    Ameen yaraab 🤲🏾

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs shaydaan ayaan bukoon alle ku xamdi naq
    Sokorta iska yaree iyadaaba cudur ah anigaba 2bilood jiranaa macan la igu so shegay kaniinka macanka maqaadan 3bari kabacdi waan jojiyay alx sokorti jojiyay waan socdaa alx waan caafimaaday ale mahadii ekfishin xumaaday walayga helay cudurkena waa sonkor hadaan somali nahay

  • @abdullahisheikh5429
    @abdullahisheikh5429 27 วันที่ผ่านมา

    Amiin

  • @nasrasayid5244
    @nasrasayid5244 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin aamiin

  • @xawocali6022
    @xawocali6022 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I love you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lulafarah2038
    @lulafarah2038 หลายเดือนก่อน

    Carab masari baa ugu xun ba ulagee ilahey maser naguma jirisiiyo waa cawaan tuugo.

  • @SamsamAxmed-t1f
    @SamsamAxmed-t1f 2 หลายเดือนก่อน

    Dhiigi yaraab wey ka lasteen cbdullhi

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 2 หลายเดือนก่อน

    Asc.walalayal.wa.ka.nshay.abdulahi.Allaha.ku.caafiyo.walalkey.maRyanair.aad.ayang.u.salama.Allaha.ku.caafiyo.

  • @fali8070
    @fali8070 2 หลายเดือนก่อน

    Saas waaye qaliin dhan aduunka dhan waaye waa idinku cusubyahay qaliinka alxm dhaha

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 2 หลายเดือนก่อน

    Masaridu waa dad qalato manaxaan

  • @ShukriSharafAliali
    @ShukriSharafAliali 2 หลายเดือนก่อน

    waa xaaraanta iyo beenta aad biilaneeysaan

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahyba wax badbadiya wall somaliyay dhulkiina hakatagina Alx anu ilaahyban baryaya inanan katagin dhulkayga

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 หลายเดือนก่อน

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @nasrasayid5244
    @nasrasayid5244 2 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @NasroNasro-c9j
    @NasroNasro-c9j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Agga war c.lahi wll wixi laga qaly maba adan noshegine hadana maxanunki laga helay baad lacag nagaga samaynatsaa😂😂

  • @miskimaxamed7
    @miskimaxamed7 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah allaaha akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @امليندا-م1ر
    @امليندا-م1ر 2 หลายเดือนก่อน

    Wll ilhey haku caafiyo basabor nocee basabor somali hadaan heysto on sogalo fiso sogalitan maleysaraa

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oo maxay Kaa heleen oo keenay qaliinka ma qabsinbaa wll

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 2 หลายเดือนก่อน +2

    scw scw scw ❤

  • @Umuabdimalik-i6d
    @Umuabdimalik-i6d 2 หลายเดือนก่อน

    Wll abdulahi maxa laga helay ugu danbayn olaga qalay allaha ku caafiyo

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 หลายเดือนก่อน

    dhegiista waxa lagaa qalaayo magiciisa weli mayidan sheegin

  • @maryan3892
    @maryan3892 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adduunka dhan baa sidaas u shaqeeyo waxa dhici doono bay markaste hor mariyaan

  • @ShukriCilmi-i9b
    @ShukriCilmi-i9b 2 หลายเดือนก่อน

    Allaa yashfiik

  • @SeynabGahnug
    @SeynabGahnug 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaarabi

  • @NacimoCarabmocow
    @NacimoCarabmocow 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahaya haa kucafiyo qurabo waa nacasa

  • @caashacabi6526
    @caashacabi6526 2 หลายเดือนก่อน +3

    Scw scw scw

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oo maxaa ku ogolaateen qaliinka?

  • @homemadeafrica
    @homemadeafrica 2 หลายเดือนก่อน

    Qaybtii kale aaway

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 หลายเดือนก่อน

    Allahuma aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @BintuAhmed-wc6zh
    @BintuAhmed-wc6zh 2 หลายเดือนก่อน

    Masar wan uso socdey lkn waban niyad jabay markan dawdey videoga hore 😢

  • @ahmedsafka6054
    @ahmedsafka6054 2 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @fahmoali7674
    @fahmoali7674 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal iska ilaalsha kilyahay yaan lagaa baxsan😢

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekadaan lama fahmin

  • @AliAi-y1j
    @AliAi-y1j 2 หลายเดือนก่อน

    Hospital free miya iyo ku UN

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qahira. Dhibkii ciqaamadaan kunebcaa iyo. Rafaadkii weli mahilmaamin xataa Mar dhuuntu ixanuuntay saasay iirafaadiyeen

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

      Carabta waaxasad badankood

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 หลายเดือนก่อน

    Alahu masali wasalam calayd Amiin 😊

  • @dontbeblue6
    @dontbeblue6 2 หลายเดือนก่อน

    Amiiiiiiin ya Allah

  • @naciimoCilmi-w3q
    @naciimoCilmi-w3q 2 หลายเดือนก่อน

    Dalkena wax dhaamo malahn Nabad allah noka Dhiigo 😢

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 หลายเดือนก่อน

    AlhamduliLLAH

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 หลายเดือนก่อน

    Waa lagu jabeh waa yaabe

  • @zinabnoor1748
    @zinabnoor1748 2 หลายเดือนก่อน

    الله نجاك منهم قل الحمدلله

  • @fali8070
    @fali8070 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax hospital ku caawinayo waa isaga in laguugu baara not hospital kii kale

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 2 หลายเดือนก่อน

    SubxanaAllah dhibadanaaa

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 หลายเดือนก่อน

    Haye waa kheyre

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 หลายเดือนก่อน

    Alxamdu llaah

  • @xamdicabdulaahi-x7f
    @xamdicabdulaahi-x7f 2 หลายเดือนก่อน +4

    asc maad istakhaaraysataan si arimuhu idinkugu fududaadaan walaalahayoow❤😊

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 2 หลายเดือนก่อน +1

    10 qof in ay ka daran yihiin aa laga yaba c/llaahi wlky emergenza wey kala dhib badan yihiin nambarey kala leyihiin

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 หลายเดือนก่อน

    Sallalaahu Caleyhi wa Sallam ❤