SUBXAANA LAAH DHIBKA EEY KA SHEKENESO LOMA DULQADAN KARO 😭😭😭🤯😱😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Subescrbe like 🤗

ความคิดเห็น • 70

  • @AhmedRoble-m4n
    @AhmedRoble-m4n วันที่ผ่านมา

    Subxaan'Allah qoysaskii samaaliyeed qurbaha aad bee ugu dhiban yihiin. Ragg badan oo samali ahna wee waasheen

  • @IiseAliAlasow
    @IiseAliAlasow 2 วันที่ผ่านมา

    Gabadhaan aqiidideeda ayeey ku fogeeyeen waa gabar wanaagsan waali iyo ayadane waa kala dheeryihiin wlhi waa gabar aqiido wanaagsan

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 หลายเดือนก่อน +3

    Waa gabadh aad u aqli badan omg 😱 miskiin Xasbunallah may Allah help them ‼️‼️🤔🥰🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️

  • @aminaluckycooking6136
    @aminaluckycooking6136 12 วันที่ผ่านมา +2

    Yaa rabi qalbiga uqabooji

  • @letsplay8629
    @letsplay8629 17 วันที่ผ่านมา +2

    Subhanallah dumarkii waa lagu dhibay aduunka

  • @mahadmahad1055
    @mahadmahad1055 22 วันที่ผ่านมา +2

    Yaa rabbi, ilaahow qalbigaada kuu deji ,dhaawac weyn baa Ku gaaray ee alle talada saaro.adduun waxaan joognaa qiimo beelay.

  • @noname-ii3wb
    @noname-ii3wb หลายเดือนก่อน +2

    Illah ha aga dhigo saqiirkii u shafeyco aamiin.illah qalbiga ha u dajiyo aamiin

  • @AhmedrastaHussein
    @AhmedrastaHussein 10 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SCW soomali yeey family siiba gabdhaha soomaliyeed iyo caruurtuda halasku dhoowro oo
    Waxaa loo bahan yahay family advisor media ama office locations
    Wadamada lajoogo Reer Galbeedka Ama madarisyada laga opening Qatar ween Caafidaad Daro Ballaran iyo carurta DhaQan Roganta somali waxa NoQonay Dibigii cadaa gaduudna madobaa ??

  • @CaliCibaar-dh3mq
    @CaliCibaar-dh3mq 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaaheyhakaa qabto kuwa gaalada kuugu yeeraayo ilmahane alaha kuudhowro

  • @ZaraZara-ch8sy
    @ZaraZara-ch8sy 10 วันที่ผ่านมา +1

    , 😭😭😭😭😭

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 5 วันที่ผ่านมา

    Iska dil kaliya ma aha.
    Maxuu wiilka udiley?.
    Hablahayow, isdajiya .
    Gabadhaan aawey, aabaheed intey meshaan imaanlaheyed.

  • @mhassan4506
    @mhassan4506 3 วันที่ผ่านมา

    Islantaan waa island xanunsan malaha xitaa hadey hooya la Sakata ilmaha kale aabe markasta waa libaax waxas ma sameeya ama maba oga

  • @FartunWarsame-u8b
    @FartunWarsame-u8b 4 วันที่ผ่านมา

    Naagta ka hoos hadlaysa 3 Ciyaal laga qaatay, gaalada haysata..gabadhan yartana baday ku ridaysaa.

  • @hodanabdilahi8694
    @hodanabdilahi8694 17 วันที่ผ่านมา +2

    Meel walaba hooyo caruur haysta ku dhiban sorry 😢😢

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 12 วันที่ผ่านมา +1

    I am sorry sis Wlhy wax ka xun maleh kii kula dhashey iyo tii kula dhalatey. Waxaan maqli jirey ma ciil walaal baa ku hayo mise cidi hoosteed baa malax kaga jirta. I am sorry sis aad baan uga xumahay 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @samiraissa-cn3pz
    @samiraissa-cn3pz 17 วันที่ผ่านมา

    Subhanaallah

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 19 วันที่ผ่านมา +2

    Qalbiga alha u dajiyo

  • @SamiiraSaleban-fd7hi
    @SamiiraSaleban-fd7hi 5 วันที่ผ่านมา

    Mama ha oyin wey idnqee ohintada ha oyin aMu ilhey dhibka waa ka saara
    Waalidka ninka kugu xumynyaan
    Ilaahey kama siiyo gaalo

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned 21 วันที่ผ่านมา +3

    Subhaana Allah

  • @HiboMaxamed-w9f
    @HiboMaxamed-w9f 4 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalh wllhi gabar dhowrsoon maxuu nin gun ciiily sorry 😐 wlhi ilnteeeda 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Abdullah-xs1lt
    @Abdullah-xs1lt 11 วันที่ผ่านมา +1

    edada hadey galada ka badbadisey miyad dacwo uqabta umado dhan mawada qaldana adiga qashin ah

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned 21 วันที่ผ่านมา +1

    Haooyin habaryar

  • @mhassan4506
    @mhassan4506 3 วันที่ผ่านมา

    Islantaan saan arka waa islaan isku buuqday tankale hablaha markii lafura Maxey u washaan

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 23 วันที่ผ่านมา

    bisinkow, gabadha dhib badan haysta ee Allow ilmaha u badbaadi.
    Somaliyay ilmaha wadankii ku soo koriya inta aysan gaalobin

  • @MaxamedCali-r3i
    @MaxamedCali-r3i 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry my sister

    • @ElmiGouled
      @ElmiGouled 3 วันที่ผ่านมา

      Sorry dear
      Ala helps you youngest sister

  • @ahmedjama-r1g
    @ahmedjama-r1g 15 วันที่ผ่านมา +1

    ajaniib intaad racdaan ayaad hadana oyaysaan kkkk

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 19 วันที่ผ่านมา

    Sorry Mami inshalaaah wada guulesan niyada qeer u sheeg mami ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DHAAYOARAGCHANNEL
    @DHAAYOARAGCHANNEL 4 วันที่ผ่านมา

    Wlhi dad maaha haday gabadha murmeen maxay tahay sababta ay u wacayaan gaalada

  • @axmedhhashi428
    @axmedhhashi428 22 วันที่ผ่านมา +1

    Daahiroow kalaqaad arimaha

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 14 วันที่ผ่านมา

    Axx 😭😭😭 family qaar see u xunyihiin

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 14 วันที่ผ่านมา +1

    Amuurahada allaha sahlo abaayoy

  • @Jamadjano
    @Jamadjano 20 วันที่ผ่านมา

    Ilmaha hadii lagaa qaado makuu soo calaaya haska dhiiban

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned 21 วันที่ผ่านมา +1

    Sax

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 14 วันที่ผ่านมา

    Waa runteed waa u tuuba raacayan

  • @letsplay8629
    @letsplay8629 17 วันที่ผ่านมา +1

    Daahir ka daa gabadha waxaa dilayey

  • @Jamadjano
    @Jamadjano 20 วันที่ผ่านมา

    Ilmaha haloo badbaadiyo

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 14 วันที่ผ่านมา

    Sheekada meel ka socoto man garan

  • @letsplay8629
    @letsplay8629 17 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 14 วันที่ผ่านมา

    Waxu xaasidsana ilaahey owlaadada hakuu daayo

  • @naimaabdirhman1728
    @naimaabdirhman1728 2 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 hadii familygaagu cadawa kugu noqodaan wlhy waligaa ma guulaysanaysid 😭😭

    • @Aliya-vv9pz9gd7l
      @Aliya-vv9pz9gd7l  2 หลายเดือนก่อน +1

      Aad io aad 😢😢

    • @ElmiGouled
      @ElmiGouled 3 วันที่ผ่านมา

      Bismillaahi mesha dhibaa kasocotee xaaa Si aaa ladhahey

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 14 วันที่ผ่านมา +1

    Tas wa murder Norwegian halo geyeyo

  • @axmedhhashi428
    @axmedhhashi428 22 วันที่ผ่านมา

    Mafahmin gabadha ma caruurta aabohood ayey kadacwooneysaa mise familkeeda

    • @aminasalad7410
      @aminasalad7410 17 วันที่ผ่านมา +2

      Walaal anigu waxaan u fahmay. In. Rerkodu. Askarta u waceen. Si loga qado madama ay ninku dilay madama ay. Kala qabiil yihin. Sidaa baan u fahmay Alle baa og wxaa walba

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 26 วันที่ผ่านมา

    May la xiriirte masaajida

  • @kulmiyebare8
    @kulmiyebare8 18 วันที่ผ่านมา

    Sh minshawi baa la dahaa

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 19 วันที่ผ่านมา

    Maxey qof walba uga cabaneysaa hadey qof hagaagsantahay waa qof xanuunsan caafimaad alaha siiyo hooyo aabe walaalo eedo ninkeedii what is wrong?

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 26 วันที่ผ่านมา

    Asc ee iisoo diraa telefanka gabadhaan

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan หลายเดือนก่อน +2

    Waayadan danbe familadi ba la iska soo galey Illaahow gabadhas u hiili 😢

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 22 วันที่ผ่านมา

    ilmaha kala carar gaalada ee wadan kii gay. ilaah iyo Somali da ku kalsoonaw

  • @Jamadjano
    @Jamadjano 20 วันที่ผ่านมา

    Ilmaha ilaalso habayar

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 หลายเดือนก่อน

    Ax abaayo mcn ilaahay ayaa saqirayo dhib kasto ad marto waa iga oy siisay 😭😭😭😭

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned 21 วันที่ผ่านมา

    Habawaayartahey

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned 21 วันที่ผ่านมา

    Habaryar iskukasoonaaw waadqurxbasantahey

  • @ifrahabdirizak1802
    @ifrahabdirizak1802 24 วันที่ผ่านมา

    Waan ka xumahay 😢

  • @AyaanMohaned
    @AyaanMohaned 21 วันที่ผ่านมา

    Xudeyfi

  • @ismaacilmaxamed993
    @ismaacilmaxamed993 หลายเดือนก่อน

    Edo iskada warka
    Kahadal cida ad is haysam
    Dadkina. Gadalka dhiho

  • @Jamadjano
    @Jamadjano 20 วันที่ผ่านมา

    Danaaba waalayso oo waxa walban sheegaso

  • @user-ke6gx6kt2l
    @user-ke6gx6kt2l 17 วันที่ผ่านมา

    sori.abaayo

  • @sahrociise
    @sahrociise หลายเดือนก่อน

    Asc❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedCali-r3i
    @MaxamedCali-r3i 14 วันที่ผ่านมา

    Sorry my sister

  • @MaxamedCali-r3i
    @MaxamedCali-r3i 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry my sister