Quruxda miyiga iyo Geela (rati qooqan)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Xiliga beri samaadka ee duunyadu dharagto (muuqaal cusub) Baadiyaha somalia

ความคิดเห็น • 48

  • @Bashir-h9z
    @Bashir-h9z หลายเดือนก่อน

    Geela reer xildiid mashallah

  • @oman1488
    @oman1488 4 ปีที่แล้ว +5

    وين هذا؟
    مكان جميل و حيا وخير
    الله يبارك فيهن و في اهلهن عطايا الله

    • @shuidongliu97
      @shuidongliu97 4 ปีที่แล้ว +2

      Oman && هذا الصومال الله يبارك فيك

    • @mohamedsharaf9142
      @mohamedsharaf9142 3 ปีที่แล้ว +1

      في الصومال

  • @Suldansaid
    @Suldansaid 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah walal dhulka hooyo

  • @عليالعلوي-ع8ع
    @عليالعلوي-ع8ع 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك الله
    ربيع خضار وعطايا الله

  • @ahmedyare3643
    @ahmedyare3643 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah rer magaal liita caqli male isku siidaa kulahaa waa iska caruur rer magaalku

  • @aminaahamed3918
    @aminaahamed3918 2 ปีที่แล้ว

    Waa maxay kan yar ee geesiga ah

  • @raageyare681
    @raageyare681 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninka duubaya sheikh cabdirasaaq xaashi miyaa mise waa mid u cod eg

  • @roodaguhaad5297
    @roodaguhaad5297 ปีที่แล้ว +1

    Sumada awrka kutaala yaa iska leh

    • @Bashir-h9z
      @Bashir-h9z หลายเดือนก่อน

      Rer xildiid zxb

  • @kadardirie6905
    @kadardirie6905 3 ปีที่แล้ว

    Geyigoo Gu'gu hooreey Oo barwaana taallo Dhirta saaca ka muuqdana Quruxdoodu ifayso! Barqabkuna geela ku qooqey oo rimaydiina agjoogto ramadkiina Ka foofey Nirguhuna gii'da hayaan Allow maalin barwaaqo'ah geyigii Aan neefta iyo laydha neecowda ku qaato anoon iil la'igeyn 🤲🏽🇸🇴🤦🏾‍♂️

  • @kadraali9180
    @kadraali9180 3 ปีที่แล้ว

    waxaa duubay videogaan shiikh cabdi risaaq xaashi oo ree menisota ah .waa dhulka wardheer

    • @awilabdi602
      @awilabdi602 ปีที่แล้ว

      Waa dhulka galaadi

  • @rayan781
    @rayan781 2 ปีที่แล้ว

    Www masha allah miyiga

  • @wiilkareerxaaji8577
    @wiilkareerxaaji8577 2 ปีที่แล้ว

    Kaadibu isla dhacaya (wu dhabi shaxanaya)
    Wu u dharanaya (wu caramaya)
    12jina hoganku haya baarqab dobinaya 40jirna waka carayaya adun
    Reer magalka halaga qabto af somaliga

  • @saedabdinssaer9191
    @saedabdinssaer9191 2 ปีที่แล้ว

    Ratiga waxaa ka qoorsan ratiga kle oo dhaanka la socda ratiga geela ku jira waa rati gaaban

  • @AhmedSahal1
    @AhmedSahal1 2 ปีที่แล้ว

    Yadawanaya 2021/12.26.

  • @bashircambe-jr8765
    @bashircambe-jr8765 4 ปีที่แล้ว

    Waryee gacmo dheere codkaada waa garte iiwaran niyohow

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan aad ulayaabaa somalida iga oo miyi kuwada dhashay oo geel jire wada ah ayay misna iska dhigaan dad aan waligoodba miyi arag mana garanaya waxa ay kawadaan amabq kafaa'idayaan dhaqanka noocaa ah meeshii aad aduunka kale way kufaanaan dadka miyiga kudhashay waxayna aaminsanyihiin inay kawacan yihiin kuwa magaalada kudhashay! ee waxaan idin oran lahaa somali maryooley isku xishooda reer magaal waxaa ah bisada iyo eeyaha oo meelkasta oo tuula amaba magaalo weynba anan laga waayine!

  • @ahmedk5064
    @ahmedk5064 4 ปีที่แล้ว +1

    Ugas Xassan miya qofka la jira Geela

  • @hajiawalle676
    @hajiawalle676 4 ปีที่แล้ว +12

    Waar ninkan soo duuubayaw Kaadibuu isla dhacayaaa ha odhan waxad tidhahdaa " wuu dhibi-shaxanayaa " sidaa dheh

  • @mrdhalb9694
    @mrdhalb9694 4 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله على الربيع الزين

  • @gamasb8222
    @gamasb8222 4 ปีที่แล้ว +1

    Wuu xanaaqay kulehee? Af Somali halkaas buu dadkii ka marayaa. Caamo iyo culumaba af Somali kala tage

    • @wiilkareerxaaji8577
      @wiilkareerxaaji8577 2 ปีที่แล้ว

      Kadibu isku sayrinya kan leh ka waran

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 2 ปีที่แล้ว

      @@wiilkareerxaaji8577 lol dee wa iska saas af majiro

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 4 ปีที่แล้ว

    Labada awr ka geela ku jiraa yar

    • @jamacmaxamad6335
      @jamacmaxamad6335 4 ปีที่แล้ว

      Hadiii laysku siidaynlahaaaa waxaan umalayn in ladililahaaaa kan gela kujira

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 4 ปีที่แล้ว +1

    Kaadi lama dhaho.
    Waa dhibi

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 4 ปีที่แล้ว

    Hhh ratigii qoodha ahaa maaha waxaad dhahdaa baarqabka ahaa

  • @user-ic7es6jr7p
    @user-ic7es6jr7p 4 ปีที่แล้ว

    لماذا جمال الخليج عندما تهتاج ماتوكل الناس الذي حواليها...نحن جمالنا توكل من حواليها الا صاحبها ولكن يكون حذر

    • @abdirhimabdullahi8821
      @abdirhimabdullahi8821 4 ปีที่แล้ว +1

      Somalia🇸🇴this is my country not khaleej 😁😂

    • @faaisogeedi3308
      @faaisogeedi3308 4 ปีที่แล้ว +1

      هنا الصومال وليس الخليج

  • @ayubabdi3694
    @ayubabdi3694 4 ปีที่แล้ว

    Ma dhulka la haystaa

  • @jamaabdi5255
    @jamaabdi5255 4 ปีที่แล้ว +1

    Geel aqoon daro ratigu ragiina ayuu arkay

  • @husseingodana4238
    @husseingodana4238 4 ปีที่แล้ว

    Very nice

  • @jamaabdi5255
    @jamaabdi5255 4 ปีที่แล้ว

    Waa meel barwaaqo

  • @Manaf_4
    @Manaf_4 4 ปีที่แล้ว +1

    Isku fasaxa noh beerka ha iska garacaane😂

  • @amaxmaxamed280
    @amaxmaxamed280 4 ปีที่แล้ว +1

    Nacas rati awor dhe

  • @abdiqadarxaadsan3278
    @abdiqadarxaadsan3278 4 ปีที่แล้ว

    Waxa gee halka.n waa soona doolo ama mudug glduud sexdaa midkood weye

  • @teqnnequepro9273
    @teqnnequepro9273 4 ปีที่แล้ว

    Xxt