ABWAAN NAGEEYE CALI KHALIIF OO LA SOO HELEY & WAREYSI SIR BADAN KASHIFAY OO UU BIXIYAY.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • KALA SOCO YUSUF ABDI SHIRE, WARAR, BARNAAMIJYO, VLOG, MUSIC, MADADAALO & WAXYAABO KALE.
    / yusuf.shire22
    -------------------------------------------------
    | Facebook | / yusufabdishire22
    | Instagram | / yuusuf.shire
    | Snap-chat | @Yuushire
    | Email : info@raadproduction.com
    | Mobel : +254790100052.
    #Abwaan Nageeye #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia #XogtaShiineMedia #KalsantvMainOffice #DalJireTv100 #safiirkaislaamka #Darwiish391 #GaylanMedia #nadaarashow #HBNOnlineTV #DalsanTV #UniversalTv #MMTV @HoryaalTV #SBC #BRITSOMALITV #XasuuqaQaza #DagaalkaFalastiin #Yuhuud #Somalia #Puntland #jubbaland

ความคิดเห็น • 85

  • @libana4081
    @libana4081 8 หลายเดือนก่อน +6

    Asc,Nageeye caawaa iigu horeeysay maqalkiisa dhan, balse 90 minutes interview aan dhageeystay wal walbo uu ku dhaliiley madax ku sheega somalida & gaalada100% waan ku raacsanahay koley qof fikradaas dheer leh oo somali ah waa nadir ❤️❤️ Minnesota 🇺🇸

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 8 หลายเดือนก่อน +12

    Anaga dhan baa aamisan In ciidamada shisheeye wadanka laga saaro.Cadawga wadankana laga difaaco. Waa damiir xumo ninka doonaya shisheeyaha wadanka ku laayaan shacabka

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 8 หลายเดือนก่อน +14

    Waar isagoo nool oo hadlaya natusa waxad dhuraysa garanmayne

  • @WAGARPODCAST
    @WAGARPODCAST 8 หลายเดือนก่อน +4

    Kooxdu haday qaraxa joojiso waanu ku biiraynaa😅🎉

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 8 หลายเดือนก่อน +3

    Inti xambaarsaneed hami umadeed iyo dadnimo waxa ay iska xaadiriyeen dhulka halyeeyada , waana kuwa aan ku xasuusano awoowayaasheen , dhulka ay joogaana waa dhul ka maran gaal shisheeye , dadkuna ay ku noolyihiin Amni .
    .
    Waana kuwa umaqan umadda soomaaliyeed waadna arkidoontaan hadii Allah cimri nasiiyo cidda wadanka difaacda , ma dowladda federal mise .

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dee wa run ma diideysa in ay daba dhilifyihin

  • @ShukriOmar-d1m
    @ShukriOmar-d1m 8 หลายเดือนก่อน +1

    Yusuf abdi shire ❤❤

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 8 หลายเดือนก่อน

    At: (20:50) sawirkaas wuxuu u egyahay qof dhibaato iyo murugbadan kujira (Indhihiisa laga arka).

  • @KhaliifMaxamad-kt1je
    @KhaliifMaxamad-kt1je 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qadiyadiisu waa tii sayid maxamed cabdile
    Akhriya buugiisa dabad wareeg

  • @xoogsadeUK
    @xoogsadeUK 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cajiib!!!
    Maxaa sir ah oo aad ka sheegteen, ninkiis wanaag ayaadbun ka sheegeet
    Beenta halaga daayo

  • @ZainabIsmail-wg2fh
    @ZainabIsmail-wg2fh 8 หลายเดือนก่อน +1

    Isaga inuu yahay qofka qoraalka sooqoray yaa og horta manoolyahy mise dhintay taa baabulshada still kadhadhicilahaa

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 8 หลายเดือนก่อน +3

    Alx ahduu noolyshay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 8 หลายเดือนก่อน +1

    WAAR NIINKA LIVE TUUSA HAADI KALE REWAYDA NAAGA DAAYE AWAALBA IDINKA MIIDHMIDHYSTA CARUUR DAAD KUU SOO TAABCAN OO KABO ANUU LAAHEYN UU GEELYE BEENTE JOOJYE WAA DIISHAN MARKII
    HOORANA IDIINKA WAALYE

  • @FardawosayCabdi
    @FardawosayCabdi 8 หลายเดือนก่อน

    Manshalahh.taaliban.ookale darilahay..ayan.unoolnahy 3:05

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 8 หลายเดือนก่อน +2

    MAQAL IYO MUQAL NAGEEYE SOO SAARA, HADDI KALE NAGA JOOJIYA BEENTA.

  • @AbdilahiHaji-n7k
    @AbdilahiHaji-n7k 8 หลายเดือนก่อน

    Maxaa la sher gareeyaa been bd dadka ku afuufaysaaye

  • @Mohamed-t2y
    @Mohamed-t2y 8 หลายเดือนก่อน +1

    ASC:::: YUSUF , FAR AYAA KU GODAN. HADALADIISA !

  • @tanadoahmed4317
    @tanadoahmed4317 8 หลายเดือนก่อน +1

    Muxu ka odhan doona in Muse Bixi siiyay Ethiopia dhul Somaliyeed.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 8 หลายเดือนก่อน +2

    War dadka hadii xoriyadooda iyo dalkooda loo ilaalin waayo meela badan beygalaayaan

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 8 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah daalimiinta qawaariijta Shabaab Naarta Alle haku fogeeyo daalimiinta umada dhibay yaawaduud Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @FardawosayCabdi
    @FardawosayCabdi 8 หลายเดือนก่อน

    War.wiilsha.soomaliyeedaw....$gabdhaw...miyaydan.wax.fahmaynin...taariikhda ...taaliban..akhriya..jabhadiii
    Soomaliya...ubo.shifto.argagixisho .
    looguyeedhijiray......
    Taarida.akhriya.ragiina.harkina.cadaw.kadar.ayaajira..geesgii
    .Sadm.xusan.libaaxii.usama.biadi..qadaafi....ragii..markiilalaayay.carabtii.walawayay..muuqoodiii....arkaaa.kafiitsada.
    dadkiina..imaatad.yahuud.munaafaq.
    .cadabkooda.hakugubanima...21.sano......yaataalibaan.lalahaa.argagixiso...haduuda.shaydanka.ah.yayna.idinsirin

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂!! LAGU CAAJISO😂HAHHHA!! BIOWE WAA NIN REER WAQOOYI AH🎉!! REER KOONFUREDKA AYAA KAGU CAAJISAA !! REER WAQOOYIGU WAA DAD DOO JEEDA ! IO KACAQLI BADAN KOONFURTA!! waa dad AAD WAX U BARYEY! soo KARTI BADAN!!

  • @Apdalla78
    @Apdalla78 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhi dayac wayn baa loo geystay ninkaas nin noocasa lama siidaayo dawlada xasan shiikh maxamuud ma ahn dawlad dadku isiman yihiin qabyalad baa looga caraya anu nin ree Puntland ah ban ahy markay ii cuntami wayday sida uu wx ku wado gurigii hoyo ban aday kana shaqeeya alx kawrn qofkan haysan guri uu kulaabto sida dadka kasoo jeeda somalidiidka musa biixi wada kale oo uu qaado buu waay dabcan 😊

  • @umu2600
    @umu2600 8 หลายเดือนก่อน

    Abwan negeye ilahay badabadi hqdu nol yahy wa wiil dhalirah bu aha

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 8 หลายเดือนก่อน

    Wixii dantiina ah maad ka hadashaan.?!

  • @najmamohamed2676
    @najmamohamed2676 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa wiil yar 😮😮

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 8 หลายเดือนก่อน

    Waar waa been abwaan nageeye way dileen niisa. Wayo muxu si live ah usoo hadliwaayey haduu nool yahay

  • @cawilabdikadir9873
    @cawilabdikadir9873 8 หลายเดือนก่อน

    Hadeer maxaad noo sheegteen

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 8 หลายเดือนก่อน

    illaa hada muuqaal iyo nama iina tusin maxaa hadba war noogu keeney

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 8 หลายเดือนก่อน

    Ciidamada shisheeye Waa tii lagu guuleysatay inuu General Odawaa ay Amar
    Ka qaataan lkn waxaa jaaniskaas lumiyay Dowlada
    Hada joogta iyo Rooble Baahane oo isaguna qasay
    Guushaas

  • @umu2600
    @umu2600 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahay badbadi anagu ma ogun halku kusuganyihin

  • @dhhol77
    @dhhol77 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas wu saxan yhy xaquna ku taafan yhy wxba somaliyey runta ha iska indha tirina gumeysi baan ku jirnaa waana qasab inaan la dirirnaa😬😡⚔️🗡️

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 8 หลายเดือนก่อน

    Run miyaa sidee ku dhici kartaa
    Negeeye inuu khawaarij noqdo???

    • @SamiirCumar-l1m
      @SamiirCumar-l1m 8 หลายเดือนก่อน

      Wuu noqday fiiri oo daawo wareesigiisa

  • @abdifatahhashiogle.5751
    @abdifatahhashiogle.5751 8 หลายเดือนก่อน

    Asagoo Hargeisa oga soo carare somali kala go eedha xamarna uu joogey damuljadiid ayuu ka carare

    • @shukrihazzan2366
      @shukrihazzan2366 8 หลายเดือนก่อน

      Sheekadaan aniga waxey iila muuqataa in loo geeyey kooxdaan waxa kloo meesha yaala ma jiraaan

  • @mohamednorahmed3363
    @mohamednorahmed3363 8 หลายเดือนก่อน +2

    Nimanyahow dadka nocaas ah o khiyaanada kasameysan warkooda umada kadhaafa, abwan Maha, haldoor Maha wax u yahay malaha, wa qof khiyaaney dalkisi, dadki iyo dintiisiba, e Naga daya, warar kale o muhiim ah nooso radiya

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle 8 หลายเดือนก่อน +1

      Kuwa gaalada daba ordaya ee wadanka gaalada ku soo hogaamiyey miyaa haldoor ah hadii uusan isagu aheyn , muxuu wadankiisa ku khiyaanay ?
      Caqliga fuuntada meesha kala tag.

  • @hamzamediaofficial5284
    @hamzamediaofficial5284 8 หลายเดือนก่อน

    Abwaanku waa qoloma
    ma
    Isaaq baaaaa

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 8 หลายเดือนก่อน

      Isaaq garxajis habar yoonis isaxaaq weeye,laandheere banaan dagay

  • @MahdiHassan-i9w
    @MahdiHassan-i9w 8 หลายเดือนก่อน

    gidigiina ayaaba wada al shabaabee mida kale Heshiiska bada somaliland iyo ethiopia yaa wax kabadali kara ama dawlada shababku ka buuxo mise idinkaa nagusoo dhuusaya mida kale nageeyaa cadhooday maxay tahay isagaaba ethiopia waxkasoo bartaye markaa gaalo may ahayn miyaa macalinkaagu haduu shabaab noqday adna shabaab ujnbaad tahaye kab iyo xaarkeed

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 8 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho waa ayaan daran tahay
    Qashinka oo dhan waa lagu shubi jirey

  • @anizaabdulkadir6831
    @anizaabdulkadir6831 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaa hada maqal iyo muuqaal midna kaama heyno walalo. Nageeye dhurwaayadi dadka qalan jiray ayaa ku yaacay

    • @SamiirCumar-l1m
      @SamiirCumar-l1m 8 หลายเดือนก่อน +1

      Walal hada fiirsanayay wuu noolyahay

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 8 หลายเดือนก่อน

    Manshllah abwan nageeye allaha xifdiyo ragii Ethiopia naga difaaci lahaa ayuu u tagay dalinyara somaliyeedna alshaab waxy noo sheegi jireen wallahi manta ayn aragnaa

    • @hannanhappy4746
      @hannanhappy4746 8 หลายเดือนก่อน

      Caqligaga ma kas ba mise shabab baraha bulshada dhex joga batahy alshabab sow kuwa dadkeenii shacabka ahay dhameeyay a kuwa ruux soba dhigay o Sandra ka hor hiiran ku gowrecey sodanka ruux sow kuwa mahan malin kasta shacabka laaya Ethiopian shabab ba noga daran marka hore waa in an ka taqlusna kabcdina an Ethiopia u soo jeesana alshabab xitaa yuhuuda way ka xun yihiin

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 8 หลายเดือนก่อน

    Xaggee loo afduubey ninkaas??

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 8 หลายเดือนก่อน

    😅 kii soomaliand kusoo waashaaba intuu xamar waxoogaa gacan marisa ka sii shaqaystuu u gudbaa meeldaran kuwa reer xamarku iyagoo is leh soomaliand ku xumeeya yey dabku dhacaan😅

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 8 หลายเดือนก่อน

    stop fake news man 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 8 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan kudahaya share gareeya yaa rabaha waxa loosoo diray qofwalba asagaa qodaaya telephone kiisa

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 8 หลายเดือนก่อน

    Kkk 😂😂😂 war yad baraysa ABWAANKA Nageeya waa.geesi halkad geesin tuug yahay war beenta joojii waad waalanysan Hawiyo xagad geesin inak miyazd disheen all war xumaa war waalaydinka rabaa😭

  • @cabdiphataaxdiirane
    @cabdiphataaxdiirane 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaa iyo uu isagu muuqaal iska soo duubo ma rumaysan karno waxan.

  • @farhia2984
    @farhia2984 8 หลายเดือนก่อน

    Nageeye in uu halkaa aado waxaa ka fiicneyd in uu ciidanka qaranka ku biiro haduu diyaar u ahaa difaaca dalka maxaa yeeley iyagaa u taagan difaaca dalka wax badana wuu u qaban karey lakiin kooxdaa waa koox isu urursatey in ay umada dhibaateeyaan bara kiciyaan dilaan aqoonyahankooda iyo wax garadkooda hataa hadey dal difaacayaan waxaa aad u badan dhibaatadooda ilaahey hasoo hadeeyo xaqana ha tuso

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 5 หลายเดือนก่อน

    Awalba wax jiro ma ahayn kaas

  • @FardawosayCabdi
    @FardawosayCabdi 8 หลายเดือนก่อน

    Soomali..hurudoy.tos.tos.calamkaraac...sida..hahuuda.nasaara..ha iskucunineee.. 29:36 lkn..hada.way.isdayeen.aday
    .kucunayan.sida.kaluunka..wayna.iskukiin.dirayaan...wad.hurudan.

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 8 หลายเดือนก่อน

    Anigu uma malayenayo in nageeye Noolayahaye hadaaye run tahaye na tusiya wixiis ayaa la is ticimalayaa waxaan waa been nageeye xamar ayaa la gu dilaye na tusiya

  • @subaydahassan6472
    @subaydahassan6472 8 หลายเดือนก่อน

    Waar beenta joojiya ninja mar horaad khaarajiseen

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 8 หลายเดือนก่อน

    Beenta joojiya ninkaas mahad salaad oo la shaqeey alashabaan ayaa uu u xiranyahay

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 8 หลายเดือนก่อน

    Waa beentis waa qaawariigi kumarmarsisanayo ciidama shisheyo aadigaba ferkugugodantaha ninkan halabaro qalibiga oow kalajira ninkan halabaro

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 8 หลายเดือนก่อน

    Wiilkaan waa la iibsadey waxaa kloo dhan waa boor isku qaris

  • @KhaliifMaxamad-kt1je
    @KhaliifMaxamad-kt1je 8 หลายเดือนก่อน

    Diintiisa ayuu u jihaadi

  • @najmamohamed2676
    @najmamohamed2676 8 หลายเดือนก่อน

    1992

  • @zakiyare6429
    @zakiyare6429 8 หลายเดือนก่อน

    MORYANTAN WAX KA CAWANSAN WALIGEY MA ARAG. Nin aan nolol iyo geeri midna lagu ogeen ayay no falanqeynayan sidi ayago dadka ka aqli badan. Adeer dameerkaga iska burso tuugadi wax ka dilay ayaa tihin moryanyahay moryantu dhashay 🐴🐴🐴

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 8 หลายเดือนก่อน

    Heshis beena maxaa loga hadlayaa?

  • @FayssalElmi
    @FayssalElmi 8 หลายเดือนก่อน

    Beenta nagadaya waxan rumysanyna markan aragno isaga

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx 8 หลายเดือนก่อน

    Kadabin qashin ah alshabab qofki u taga maba qariyan beeb beeni dhashay

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 8 หลายเดือนก่อน

    Asiga Ethopia ayu ku dhashay waxna kuso bartay maxaa cadow ethopia ugu dhigay asiga

    • @Bashe12
      @Bashe12 8 หลายเดือนก่อน

      Ethiopia waa cadoowga Somaalida.

  • @daadiramiin1678
    @daadiramiin1678 8 หลายเดือนก่อน

    been baad meesha ku haysaa adeer

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 8 หลายเดือนก่อน

    Sheeko alshabaab

  • @HalimaMohamed-th2yv
    @HalimaMohamed-th2yv 8 หลายเดือนก่อน

    Ben low ayaa d tahay

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 8 หลายเดือนก่อน

    War beenbaad sheegeysaa aawey isagoo hadlaya

  • @abduge1237
    @abduge1237 8 หลายเดือนก่อน

    Waxay war ka dhigayaan bal eega. Wiil yar oo argagaxiso ah oo ku biiray koox xagjir ah oo gacan ku dhiiglayaal ah. Wuxuu yahay ma jirto. Waa danbiile

  • @Sirad47
    @Sirad47 8 หลายเดือนก่อน

    Waxba ma haysaan. hadal dhur keliya ayaad ka shaqaysaan.

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 8 หลายเดือนก่อน

    Beenta

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 8 หลายเดือนก่อน

    Daaroodoow beenta dhaafa

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 8 หลายเดือนก่อน

    Beenaale

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 8 หลายเดือนก่อน

    Dawladaa iyo khawaariijta ha is garab dhiginina

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 8 หลายเดือนก่อน

      Sheeko walee dawlada soomaalia ayagaa lashaqeeya ama laqaraabata

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wiilkaas nin fariid ah buu ahaa laakiin soomaali wanaag iyo qofnool lalama rabo