deg deg axmed madobe oo shirka iskaga baxay xasan shiikh na eedayn culus dusha uga tuuray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul guul jubland mudane madaxweyne xori usoco guul guul guul

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul guul axmad madoobe. Buntland waa in ay kamid ahaataa go.aanada masiiriga ah

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Axmadoow jubalnd iyo shacabkiba god baad kuriday
    Dushana waad uga fadhisaa
    Ee adigu naga hor wareeg

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mshaa allah geesi geesi dhalay
    Dhiigu biyo maha❤❤❤❤❤

  • @axmedxasan5916
    @axmedxasan5916 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dad
    Kaan
    Hawiye
    Ayaa
    Layiraahdaa
    Iskadhicin
    Mooyee
    Xishood
    Male
    Raga
    Baa
    Kaadan beeyee
    Shab dhacso
    Madaxweene
    Axmed
    Maxamed
    Islaam

  • @abdiisse7528
    @abdiisse7528 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul guul guul mudane A/Madoobe

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Geesi

  • @AbdiMahamad-s3s
    @AbdiMahamad-s3s 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sifiican ayu uhadlay madaxweynuhu

  • @salmaansamadoon8035
    @salmaansamadoon8035 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wa wagii farmajo ee xasan ma aheee umada wax run ah lawadaag beenta jooji

  • @HaniHassan-j5c
    @HaniHassan-j5c 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Axmad madoobe qofkii hadalkiisa ku qaracmi asagay utaalaa

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    siyaasadu waaqamaarka oo kale ee xasan shiikh kuqamaar oo dhamaantood xabsigadhig afar kalene umagacaaw kuraastooda

  • @AbdulaahiAbdinaxar
    @AbdulaahiAbdinaxar 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤

  • @raghesiad4296
    @raghesiad4296 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA XILLIGII FARMAAJO

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cagdheerta Puntland waxa ee afar sanno kahor aragtay beey hadda arkeen. Waligood Waa arragti Gaabanyihiin Oo Siyaasadeey ka aradanyihiin.

  • @anabwarsame4305
    @anabwarsame4305 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA WAQTIGII FARMAAJO.

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.shaa alaah waa xikmadii oo qofah guulayso geesi doorkan reer jubalaanow libaaxaas doorta mar labaad oo si xor iyo xalaala usiiya codkiina sharciyadii buu ku istaagaye raganimo xalaali waa hadh cad

  • @AbdiMahamad-s3s
    @AbdiMahamad-s3s 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walhi waa geesi

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    RIYO AYEEY ILLA TAHAY
    WALLEE GARGUURTE WAA LA SOO QABTAY RAG RAG DHALAY AXMED MAWOOEDE

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha Allah guul guul somaliland cidkasta oo somaliland faragelisaa way jabtaa

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waqtigii farmaajo weeye😂😂😂

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waahadal hoore xiligii farmaajo hadal laso jarjaray

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascw Adeer Axmedoow Markaat diito doorasho qof iyo cod ah Xagee ku socoda ma shacabkaat kaf dhuun gashey ku noqon Allaahoow Site roon Allahayoow talada Adega ayaan ku dhiibanay hataanu nahay shacabkii

    • @HusseinDimbil-x3m
      @HusseinDimbil-x3m 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Intee joogtaa doorasho qof iyo cod ah

  • @deeqmaxamuud7175
    @deeqmaxamuud7175 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tani hadda Ma Ahan waa xilligi Farmaajo
    Kaadibiin Ayaad Tihiin

  • @cabdiraxmaanmaxamed9235
    @cabdiraxmaanmaxamed9235 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kkk khufbadaani waa tii axmed madoobe kulahadlaayey tiihore ee hogaamiye fahade ma mid hada sh ayaa nooga dhogteen

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Really meel Fog buu Ka hadlayaah ninkan wallow Aan Ahay mucaaradkiisa balsa Ogow, Qodobada Qaar yes arinta Somaliland
    Doorashooyinka
    Iyo ladagalaanka Shabab.

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalkaan waaa hadal hore waana waqtigii farmaajo lakiin waqtigaas iyo maanta kebab daran

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tan waa tii dawladdii farmaajo ee sxb keen sheekadan hadda taagan ee xasan gurguurte iyo A. Madoobe xamar uga socota

  • @Jigjigawi-uj4se
    @Jigjigawi-uj4se 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allahy akbar

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ADIGU KEEN WAXAAN FADARALKA AHAYN

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1oz 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ahmed kismayo ogadeen iyo absame bale iyo majerteen

  • @zola2487
    @zola2487 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuqaal hore weeyaan

  • @imraanabdirahman4165
    @imraanabdirahman4165 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa war jarjaran

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv ชั่วโมงที่ผ่านมา

    OO ADIGU DIMUQRAADIYADA AAD SHEEGANAYSAA MAXAY TAHAY 15 SANO KU DHAWAAD AYAAD MEEL ISKA HAYSATAA OO WAX KULA TARTAMAY IYO WAX JUUQ YIDHAA AANAD OGOLAYN . DADKII SOMALIYEED EE KISMAAYO DAGANAA EE REER KASTA LAHAANA WAXAAD DUL KEENTAY DAD AAD GODAY IYO JIGJIGA KA SOO URURISAY IYO KIINIYAAN OO U DAWLADAYNA .

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan Somaliya ma aha waayo waa itoobiya,somaliyana in la xoreeyo mooyane,in cal laga weydiiyo ma aha,waa a dhibaatoyinka Somaliya haysta ee Dariiqyada xun ee ummada laga dhaadhiciyey

  • @MuxidinHared
    @MuxidinHared 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    fahad yaasin aya kushegay waxa tahy kansarka somaliya kujiratay

  • @MuslimLifeCoach-q3d
    @MuslimLifeCoach-q3d 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fahad Yaasiin Ayaan ka qoray
    " Mudane Ahmed Madoobe Waa Kanser ka Siyaasada Somaaliye sanadahan"

    • @kingcayfo7470
      @kingcayfo7470 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadu nacab lenoqan wayay
      Makansarba kkkkkk

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xuquqda donayo ama ka hadlaya waa maxay wadankaba gumaysi ayuu ku haysta muwaadin ma aha,waa qaxooti sharci aan ku lahayn oo boob a wadanka ku haysta.

  • @AdenKhaireh
    @AdenKhaireh 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warya awalba adigu kansar bad ahay

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada fedaraalka soomaaliyeed waxaa looga fadhiyaa ineey gacan bir ah ku qabataa kooda maafiyada ugus ee qawaarijta arxanka Daran iyo jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya ee caqabada ku ah😂😂😂

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahada mise wa barigii faramajo?

  • @hassanmaalim7008
    @hassanmaalim7008 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkk benbadana
    Shababadabeh

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ADEEROY NIDAAMKAN FADARALKA MUU AHAYN MIDAYNU INAGU FIKIRKEENA KU KEENAY EE WUXUU AHAA FIKIR REER GALBEEDKA SOO SAFAARIYEEYEEN HADAFKII LAGA LAHAANA WAAKAN IMIKA INA DHEX YAAL KHILAAFKAN AAN MEELBA KU SALAYSNAYNN
    IYO COLAADO SOKEEYE OO AYNU KUKALA TAGNO

  • @IsmailMohammed-v5w
    @IsmailMohammed-v5w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhawaqiiida Asmamta Cabudayo Demuqradiyada Cabudayo Waxan Leeyahay Ķu Kala Taga Shacabka Somaliya Maba Xukuntaan Ogaaada Bari Baanu Idinka Nahay Idinka Iyo Asmamtiina Aad Cabudaysan Ilaaa Kitabka Alleh iyo Sunadiisa Ka Qaadanaysan Waxba Ma Wadaagno Warkiiina Waxba Nagama Quseeyo Isku Madha Baanu Idin Leenahay Yaa Dhawaqiiid

  • @abdullahiabdirisaq7499
    @abdullahiabdirisaq7499 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waqtigii farmaajo ayuu ahaay shirkaan jaraid lkn markaas wuxuu ahaay kansar kudhex nool somaliya oo dowlado shisheeye ushaqeenaayo lkn waqtigaan waxaa lasoqatay warkii hore oo hada sax noqday kkkkkkk waa somali dhaqankeeda shalay muu qaldanaay mase maanta?

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Arintaan hadda ma aha ee waa waqtiga Farmaajo. Waxaa looga faa’iideysanayaa sida arin cusub. Caruurtii farmaajo ayaa rafanaaya.

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkan WAA warhore waagi ama xiligii farmaajo uu rabay kudarsashada .
    EE Dadka beenta kadaaya

  • @siradm
    @siradm 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Goormad ku heshiinaysaan? Markad dhimattaan? Ilaahay swt kii shar wada iyo dan gaar ah inuu naga dhexsiibo

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    axmed madoobe markiihoreba taariikh fiican maleheyne alshabaab ayow kudhaa ufadhijirey xasan turki ayow gacanyare u ahaay kadibna 15 asaga iyo ciidamada keenya ayaa dekeda kismaayo canshuurta kaqaadajirey dhuxushana kawadadhoifsajirey mooryaan diimeed ayow katirsanaay ee halaxiro jaajuuseyka

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dastuurku ma Kitaab Quraan baa?
    Hadii la bedelo oo laga wada tashado ma denbii baa?

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaaheey umada ha idinka qabto

  • @ABDIQADIRMUHUMED-y8v
    @ABDIQADIRMUHUMED-y8v 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa gorma

  • @hassanabdikariim2256
    @hassanabdikariim2256 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb waa beentaa hada maahan hadalkaan waa farmaajo waqtigiisa

  • @burhanibrahim2687
    @burhanibrahim2687 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesi in aad tahey waan ogaa
    Haasan darood Ayu rabey in uu baa bi I you balse waad ku fahantahay
    No matter what happen
    Juba land baad xukuntaa hassan oo xamar xataa cukumin yuu kuu tallin
    Guuleyso geesi daarood

  • @deeqoadan8424
    @deeqoadan8424 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalkan wa ki hore

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muxuu kismaayo u qabtay bal taa ha lawaydiyo wax aan ahayn timaha oo uu madowaysto mooye

  • @kaysecismaan1527
    @kaysecismaan1527 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaad dadka war ugadhigaysaa Waa waahore

  • @CMC760
    @CMC760 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    somalidu inay dad walan tahay
    waxaa u cadayn. ah wax ma hubsadaan. goorma ayaa la duubay muuqalkan bal is waydiiya taas

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa cajiib Ogaadeen Kismayo ka talinaya.ninkan hadlayaa Dhagaxbuur ayuu ka yimid siduu Kismaayo u xukumi karaa.Su'aashaa iiga jawaaba

    • @noordinkhalid7213
      @noordinkhalid7213 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hooyada weydi garaco wuna kutalinaa

    • @Ikismn123
      @Ikismn123 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ILMA YAR xageed kismaayo kadagtaa xabad ayaa laga ga saaray

    • @MaxamuudFarax-f8g
      @MaxamuudFarax-f8g 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      in uu kismaayo
      Xukumo
      Waxaa keenay
      Qadar ilaahay

    • @noordinkhalid7213
      @noordinkhalid7213 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Ikismn123 hhhhh ilkar misee mj oil ayaa cilan apty xafadha dalxiska kujoga waxad qadi karto yar ilmo garac

  • @abdullahikeerowabdi4252
    @abdullahikeerowabdi4252 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuleso

  • @KhadarHassan-qv1ye
    @KhadarHassan-qv1ye 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaakilka ina haystaa waa dagaal ogayaashan gobolada haysta oo la iska qabto mooyee Soomaaliya hagaagimayso,shalay alshabaab uu ahaa maanta dawladii ayuu u carqaladaynayaa inaadeerkii oo kibir iyo edebdaro u maqan oo u xanaaqsanaa maxaa raysal wasaare la siin waayey,aar soomaaliyey ha la iska qabto nimankan intaan wadan burburin ama gaalo qaadan.

  • @caaqil9440
    @caaqil9440  6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sxbayaal chanelka subscribe noo saara thanks

  • @CabdiMaxamed-ei9di
    @CabdiMaxamed-ei9di 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wale waxbaso salakleh

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma xishoode madoobe baaba sharci ka sheekeynaya walee soomaali wey baday hadaan joogi lahaa booska xassan shiiq madoobe abaalkiisa baan ka waraabin lahaa laakin xassan shiiq jileeciisa buu ugu wacan sidaan dalka

  • @selenafan786
    @selenafan786 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya ayaad kursiga ugu fadhidaa iyo shabaab Ogaden itoobiya weeye

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuug aan Somali ahayn waaye wasaqa umad soomaliyeed buu ku soo duulay

  • @Ahmedguray1552
    @Ahmedguray1552 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan iyo danay itobiya aya wadata walahi war kuwaan inla toogto unbay istahilan farmajona sidaan unbay ugaso horjeeden

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    G

  • @KaligiisDuul
    @KaligiisDuul 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    𝔸𝕒𝕕 𝕚𝕪𝕠 𝔸𝕒𝕕 𝕤𝕠𝕞𝕒𝕒𝕝𝕚𝕪𝕒 𝕚𝕪𝕠 𝕤𝕠𝕞𝕒𝕒𝕝𝕝𝕒𝕟𝕕 𝕒𝕪𝕒𝕜𝕒 𝕚𝕤 𝕗𝕒𝕙𝕞𝕚 𝕜𝕒𝕣𝕒 𝕘𝕒𝕒𝕝𝕠 𝕕𝕒𝕟 𝕜𝕒𝕝𝕖 𝕟𝕒𝕘𝕦 𝕨𝕒𝕕𝕒𝕥𝕠 𝕚𝕤 𝕙𝕚𝕤𝕙𝕚𝕚𝕟𝕠 𝕞𝕒𝕣𝕒𝕓𝕥𝕠