Mahadsanid wllo wax badan oo aanan horay u aqoon ayaa halkaan iiga iftiimay maanta kugu soo biiray insha allah waan kaa faaidaysan doonaa allaha ku karaameeyo
Asc wll waan ku salaamay wll barnaamijkada aad bu u wanaagsan yahay horay u soco wll mar noga soo diyaari sida jinada lo aburay iyo maclumaad badan mahadsanid
Asc walal halkee Ayaan ka daawan Kara doodi Dr zakir vs hinduugi millionaire ka ahaa ee Dadka hinduga qaar gaadhsiiyeen ila darago God ay ugu yeedhan, iyadoo dhameystiran sideen ku hela iso jawaab please wllo mahadsanid in badan.
ASC sxb sidee ku heli karaa doodi Dr zaki iyo Sri Sri abka waan soo dagsady saas ay tahay mana arag waad kasaarty aan filaa ee hadan Mel kale kahelayo isheeg reply igu reeb waxii muhiim
Mzha allh poe qudpooyinka dr zakir no zoo badi zi aan u barano cilmi fara badan oo naga maqna ama anan ogayn Tnx KhadaR💖
Msha allH alle hka apaal mariyo wanagad noo zo gud binayzo
Jazakallahu khyr
ii soo ducee fadlan shiikh
anigu aad ayan kuu salamaya turjumaha oo ah wl qliya inoo badi oo hadaalin wl khayirkaa
Mnsha Allah
Masha Allah jazaakallah khayr
Mashallah ilhay hakaa abaal mariyo
M.a Allaah hakaa Jazaa mariyo Dr zakin
Masha allaah tabarakalaah wll allaha ku xifdiyo jizakallaah keep going wll
Jazaakallaho kheyran
taasi dhibmaaha kuma kala duwana asaaska diintu kudhisantahey laakiin waxay kukala duwan yihiin waa masaaisha fiqiga taasina waxaugu wacan fahanka culimada waayo illaah wuukukala fadiley xaga maskaxda iyogarashada taasi oo ah waliba masaa ilka aan daliilku cadeyn waxaanad kukala saareysa adoo afartaba barta deedna waxaad ogeyneysaa daliilka mas aladan lagu soo dhise iyo sidey xujada ukala cus kanayaa. waanad oganeysa mida saxan
soomaaligeey diinta alabarto
Jazakallahu khyr
ADIGA turjumayna illlaahy hakaa Abaal mariyo Aboowe
Thanks bro no zo badi vedeoyadan
Mahadsanid wllo wax badan oo aanan horay u aqoon ayaa halkaan iiga iftiimay maanta kugu soo biiray insha allah waan kaa faaidaysan doonaa allaha ku karaameeyo
Ilaahay ajar haka siiyo
Hormar wacan ❤❤
Masha alah ale ha ku xafido pro
JazakAllah
Keep going
aad iyo aad ayaan kuu dhagaystaa
Maasha Allah
Thanks 👍 brother
*Masha allah welibana an kusiidaro culimada dadaalkoda xadiith waxa jira dhahaya haduu dadaalo kadibna uu asiibo masallada inuu labo ajar leeyahay blse haduu khaldana in hal ajar kaliya helayo, marka shuruuda waa dadaal*
Somaalidu waa shaaficiyo❤👍
Mataqana waxay tahay shaaficiyo
Wll noosoo badi maasha allaah aad baanu kuu fahanay
M.a zxp
Adbad u mahadsan tahay wll kaalintad noogu jirto
Masha allah
Asc wll waan ku salaamay wll barnaamijkada aad bu u wanaagsan yahay horay u soco wll mar noga soo diyaari sida jinada lo aburay iyo maclumaad badan mahadsanid
😂
Omg
Asc sxb side tahay..
Walaal waxaad so galisa doodi Oxford University uu ku qabtay Dr Zaki Soo gali
Aaway bro wada sheekeysigii diimaha imam omar iyo mxaa qaldan wll umajedee adoo mahadsan isoo jwab
Color name
Asc walal halkee Ayaan ka daawan Kara doodi Dr zakir vs hinduugi millionaire ka ahaa ee Dadka hinduga qaar gaadhsiiyeen ila darago God ay ugu yeedhan, iyadoo dhameystiran sideen ku hela iso jawaab please wllo mahadsanid in badan.
telegram ka (Sida whatsapp ka ookale ayaa loo isticmaalaa) ma ognahay kuqor kadib join dheh oo daawo
Waan isticmaala telegram ka oo iq option ka Ayaan ka Barta, mahadsanid wll
ASC sxb sidee ku heli karaa doodi Dr zaki iyo Sri Sri abka waan soo dagsady saas ay tahay mana arag waad kasaarty aan filaa ee hadan Mel kale kahelayo isheeg reply igu reeb waxii muhiim
Telegram ka ma ognahay kuqor kadib join dheh oodaawo
@@jawaahiri ilaa hada maku jirtaa walaalo
Asc wll sidee English Ku bartay aniga. English ka waan Ku wareeray ee dadaa soo madhay ii sheeg fadln
Hadad jeceshahay sakir nik wax kastoo ku sabsan isoo booqo
Beenta dadka kadaaa ck balayaa meesha ku haysaaye
Mansha Allah
Mansha Allaah