DHAQTARKA & MAGAFAHA:-Sheekada Dhaqtarkii Tahriibay ee la marsiiyay Ciqaabtii Magafaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 54

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 5 หลายเดือนก่อน +14

    Walal ilaahay baa ku soo badbaadiyey ee istiqfaarta badso iinsha Allah noloshu wey kuu hagaagin idanka ilaahay

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 5 หลายเดือนก่อน +14

    Tahriib In Aadi Ma Aheyn Waa Dalkaada Ayaa Kuu Baahnaa Yurub Wax Ma Yaalaan nin Walboo Wadankaa Wax Kuu Dhaamo Maleh 🇸🇴😭

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤ alxamdulilaah hadu alle ku nabad keenay dalkaga ❤❤

  • @AnisaMoha-c1k
    @AnisaMoha-c1k 5 หลายเดือนก่อน +2

    M.a shaqo wngzn Allh ku sahlo dr mahad wadankaaga wax ku tahyy in kastoo dhanka shaqada wadanka ayy liidato Ani sanad ka hor jmcad dhameeyey ilaa hdda guriga fadhiyaa hooyo iyo 8 carur ah baa isugaysa subx kasta shaqo ma raadsatid igu hayan Anna wan daalay oo ka niyad jabay mlin iyo hbn fikir ban ku dhamysta yaa Allha risiQ xalal ah ban ku waydiistay😢❤

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waad heleeysaa,wllo insha Allaah illaaheey talo saaro istigfaartana badso

    • @SomGrl88
      @SomGrl88 5 หลายเดือนก่อน

      Wllo ganacsi yar abuuro, shaqo iyo mushahar faaido male. Goodluck!

  • @messil8080
    @messil8080 5 หลายเดือนก่อน +1

    maansha allaah illaahay ha xiftiyo dr risiqa hau wasiciyo

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah ilaah baa mahadleh

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ciilbadana marka aad daalkagii hooyo ku hadhsan weeydo ka shaqaysan karii weedi ku nabad geeli weedo 36 saano dhaliinyaradi badhna laa qarxiiyo badhana laga qaxiiyo oo habqankodi hadu kan dheergto allah ciiliyo calolxumo badana😭😭😭😭😭😭😭

  • @ugasohassan5973
    @ugasohassan5973 5 หลายเดือนก่อน

    Alxdulilaah alxdulilaah alxdulilaah

  • @AbdisalanMuhiyadin
    @AbdisalanMuhiyadin 5 หลายเดือนก่อน

    Maga fe adi maaaxaaa kuu getay

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 5 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 หลายเดือนก่อน +3

    walaalahaaga aabahaaga ayaa dhalay ee adiga ma dhalin asagaa laga rabaa inuu korsado

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid. Eraygaas ayaan isku nacnay reerkeeygii oo dhan xitaa aabe iyo hooyo

    • @bestrong5233
      @bestrong5233 5 หลายเดือนก่อน

      Absolutely

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 5 หลายเดือนก่อน

    subxanallah ! ilaah baa mahadleh 😔❤

  • @NajmoReermagal
    @NajmoReermagal 5 หลายเดือนก่อน

    Allow aan tahriibin 😢😢

  • @umumahmadumumahmad7856
    @umumahmadumumahmad7856 5 หลายเดือนก่อน

    Allh hakuso dadajiyo shaqo khayr badan wadguulaysan insha allh kudada wuraanka iyo salada iyo digriga waxad arki adigo gulaysta garabkaga allh hagalo wll

  • @Umo580
    @Umo580 5 หลายเดือนก่อน

    MAANSHALLAA ♥️

  • @HamdiJama-rj3fi
    @HamdiJama-rj3fi 5 หลายเดือนก่อน

    DR dhaqtar tah riibay waxaa kudhacay wax barashadii laka bixiyay oo larabay wadan Kisa inu wax uqabto

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 5 หลายเดือนก่อน

    Alla ku mahadleh

  • @fataha1
    @fataha1 5 หลายเดือนก่อน

    Hadii Dhalainyarada wadankooda shaqo loofa Abuureyn maxay tahay Dowladnimada la sheeganayo Yahuu
    Ilaahay Somali dowlad Rabbi ka baqeysa ha u keeno

  • @aboosto8773
    @aboosto8773 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qof dhakhtar ah ma tahribe ee amu nurse ahaa

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hduu professional yuu yahay maxaa tahriib ku watay

  • @esteban_rodriguez4
    @esteban_rodriguez4 5 หลายเดือนก่อน

    Wadan uu dhakhtarki ka tahriibayo maxa yaala,

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asago saan uqurux bdn maxu cadaab kadoonay

  • @YahyeAbdikadirHussein
    @YahyeAbdikadirHussein 5 หลายเดือนก่อน

    M a

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yurub islaam nacay ka maanta ka dilaacay yaa la socda

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 5 หลายเดือนก่อน

    Ax

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 5 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalidu waa islaam uun inkastoy wadankoodii nolosha ka rideen hadana markaad u qayshato waxaa ku jira dad muxsiniina

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 หลายเดือนก่อน

    Adigu Tahriibka Maxaa ka Aaminsantahay?
    Dhacdadaanna Kadibna maxaa iska kaa bedeley?

  • @marshalcoffe
    @marshalcoffe 5 หลายเดือนก่อน

    jaahilinta baa waxan run moodaya waxan wa been iyo mashruc yaabka adunka lakin dadka indhaha ama dhagaha ka fikira run bay moodayan yaabka adunka lakin dakd aqliga ka fikira way fahmi karan waxan wa mashruc iyo been walaahi

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 5 หลายเดือนก่อน +1

    Carab aa nahay haniga saarto! Somali walee waa umad wareersan.

    • @LakshaDeirwa
      @LakshaDeirwa 5 หลายเดือนก่อน

      waxa aad ka sheekeysaysid iyo arrinkan maxa iska qusaya. aqli lixsaacow

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 5 หลายเดือนก่อน

      @@LakshaDeirwa adi aqligaaga waa meqo saac! Farah daacadis wa ubaranay! Say something original sxb hadii kale go sleep!

  • @abobasement346
    @abobasement346 5 หลายเดือนก่อน

    wadankah waxaa helay mangafeh iyo moryan sorry somalih idinkah u sabab u ah waxad doraten tugoh

  • @wizzshaka561
    @wizzshaka561 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu baxay lacagta walaka bixiyey umalena maxu usolabtay bal 1:17

    • @Gureeymahdi44
      @Gureeymahdi44 5 หลายเดือนก่อน

      Sbbto uso labtay miyaa ogthy wll fudedka dhaf

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 5 หลายเดือนก่อน

      Magafayasha markay lacagta kaa helaan doon bay kula sugayaan
      Haday doontaasi listigi buuxiso waa fuulaysa
      Hadii lawaayo waxaa 50% ugu jirtqa khatar inay koox kale xoov kaaga qaatan kuwaas kale

  • @FatimaIbrahim-m5o
    @FatimaIbrahim-m5o 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wll hadaa adoo wax yaqaan tahriibto anagoo wax aqoon ah laheey maxaa nalaga sugayaa ina adeer

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 5 หลายเดือนก่อน

    Hasssen shiikha gaaraguurta somalida gumeeyey😢?

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 5 หลายเดือนก่อน

    6 sano side free logu shaqen qof wax bartay somli wa meyl dhimaty wlhi qofki wax bartay hado shaqo Helen shaqdi qabil lugu bixinyo wax la jogo ma ahn somli adgo tahribyo ina dhimto ay ka ron siyasint allh naga qabto tugad

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 5 หลายเดือนก่อน +1

    Turkish ayaa shaqadii muwaadinkan haysta!!!!

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 5 หลายเดือนก่อน +5

    Muqdiaho who has future? Nobody has future,accept xassan gurgurteh and he’s daughters,sons & he’s family 😂😂😂 and he’s wives 🤣😂😂 so if you doctors,engineers,teachers the only option you have is tahriib!

    • @FalastiinUpduqadir
      @FalastiinUpduqadir 5 หลายเดือนก่อน +3

      qalbiyan ayaad u xanuun santahay e alle u noqo xasan un haku henne Subxanallaah

    • @Queenfatxa1
      @Queenfatxa1 5 หลายเดือนก่อน

      @@FalastiinUpduqadir bruh chill out don’t get mad I know you same qabil that’s why you probably getting mad 😂 😂 😂 😂,unfortunately xassan gurgurteh is terrorist organization leader,he’s bigger corrupt, money laundering, and he’s cartel who transport weapons and bullets 😂 😂 everybody’s knows!

    • @KaakiroBusiness
      @KaakiroBusiness 5 หลายเดือนก่อน +1

      Nin cuqdadeysan baa tahay. 😂

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 5 หลายเดือนก่อน

      You need to visit psychiatric coz you ain't in your senses dhuluufow

    • @khalid5318
      @khalid5318 5 หลายเดือนก่อน

      Hassan sheikh madax weyne ka fican wadanka masoo marin .