ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Taariikh LUNTAY OO LA HELAY 😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2021

ความคิดเห็น • 428

  • @maaweell
    @maaweell  2 ปีที่แล้ว +204

    Walaal Muuqaalkan 10k Like ah Hala Gaadhsiiyo sii Uu Dad Badan Ugaadho 💯❤️

    • @Omarahmed-ob6ln
      @Omarahmed-ob6ln 2 ปีที่แล้ว +3

      Oo waa cabsi cabsiye

    • @cadceed11
      @cadceed11 2 ปีที่แล้ว +8

      kan saaxiib 10k iyo waxan uma qalbo 50k ama 100k hala gaadhsiiyo, si uu, 1m ugaadho

    • @nimcodegan3615
      @nimcodegan3615 2 ปีที่แล้ว +2

      Film khakha modayba inu so metay csamed

    • @najaxmohammed4699
      @najaxmohammed4699 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah walky walahi gesi tahee aniga fulayad baan ahy malaha

    • @barwaqosacad8325
      @barwaqosacad8325 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah gaasi batahay wllhi aniku waan ka baqi laaha makalen ♥️😭🌹

  • @abdullahali-yw8eg
    @abdullahali-yw8eg 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallah, buurtu waxa ay u eegtahay Ahraamta, waxaana hubaal ah in qoraaladu ay yihiin kuwo soo jireen ah oo taariikhi ah.

  • @ahmedsaidahmed5438
    @ahmedsaidahmed5438 2 ปีที่แล้ว +6

    As They Know Pharaoh's " The Land Of Gods"
    Shaki Miyaa Kaaga Jira In Nebi Aadam cs Uu Ku Soo Degey Markii Janada Laga Soo Saarey SOMALILAND.
    Mid Kale Waan Hubaa Oo Calanka Somalilad Waxaad Ku Aragtaa Kelmada Tawxiidka.
    لا اله الاء الله محمد رسول الله
    Allhayaw Jano Ayaan Ku Weydiistey.

    • @diiriyetv
      @diiriyetv 2 ปีที่แล้ว

      Xamarna ma meeshii ay innamadii nabi Aadan isku dileen miyaa.

  • @asiawarsameh5020
    @asiawarsameh5020 2 ปีที่แล้ว +11

    I’m a person who loves the ancient Ansar and history.omg the sound coming out of the hole 🕳 ma runba.adba ugu mahadsantahy waxyabahd no fa idaysy bro adiga iyo asxptadi wan idiin tageera 😇

  • @aslilssechannel7117
    @aslilssechannel7117 2 ปีที่แล้ว +16

    Mnsha Allaah Dhulkenu Meli
    Caajiba ah Aya Ku,yala Wlky
    Hore Usoco 💝💝💝💝💝💯

  • @hoodoabdi3201
    @hoodoabdi3201 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Alh wlhi dhulka hoyo Ad buu u qurux badan yahy Ale ha ku xifdiyo

  • @suhurabdi5426
    @suhurabdi5426 2 ปีที่แล้ว +2

    ما شاأ الله الله اكبر الله اكبر من عجاٸب خلق الله وخلق الله اكبر اللهمارزقنا حسن الخاتمۃ اللهم صلی علی محمد لا حول ولا قوۃ الابالله 👈 سبحان ربك رب العزۃ عما یصفون ,الا اله الا أنت سبحانك انا كنا الظآلمین , عبرۃ لأصحاب العقول

  • @Ahmed-ft3bg
    @Ahmed-ft3bg 2 ปีที่แล้ว +30

    Just in case gaalada mesha gela hadey treasure ka helaan oo qaataan kawrn ( godka u qalab qaata oo kuligiis gala) 10km haduu yahay anaaba imanaya oo si wacan u baari doona tariikhdiisa

    • @saxibkasaxibki7632
      @saxibkasaxibki7632 2 ปีที่แล้ว +1

      Ana kula badhaya ee so diyar garow

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว +6

      Sxb adoo mahadsan dhulka dawladbaa ilaashatee ma cidlaad u qaadatay?? Ka soo biloow maalintii godkan la helay(1993kii) ee wasaaradda macdanta iyo tamarta laga diiwaan galiyay ninka ilaaliya dawladdaa munshaharkiisa siisa,, ogolaansho moyee lays kama booqdo,, thanks,,

    • @Ahmed-ft3bg
      @Ahmed-ft3bg 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 waa ilahy mahadiis ❤️

    • @daahircabdiraxmaan7843
      @daahircabdiraxmaan7843 2 ปีที่แล้ว

      Aahalkuu godkani saaxiib

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 2 ปีที่แล้ว +1

    taarikhda inaga lehe ha odhanina quruumihi hore ee waa dadkeni hore taarikhdoodi

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 2 ปีที่แล้ว +12

    Somaliland dhulkeedoo dhami waa Ancient history
    Somaliland waa in UNESCO, World Heritage ka lagu daro..
    Peace and Love Somaliland and Somaliland People
    The Holly Republic.

    • @haruunahmed1974
      @haruunahmed1974 2 ปีที่แล้ว

      Somalida asalkeduba waqooyi io dhulka somali galbeed bey ja kala yimiden❤

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 ปีที่แล้ว

      Halkani maha somaliland ee gobolka sanaag

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmett5835 Dhulka & taarikhdan & afkan ba Dhulkii DIR AJI . DIREED ama ina AJI Allaah ku beeray. CANFAR & OROMO ay wallaalo ku yihiin. Sheegatada Jeberti yibir ah loogama baahna Dhulkan..

  • @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937
    @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937 2 ปีที่แล้ว +47

    I am a special supporter of you, King 🥰✌️

    • @aziamohamuud9283
      @aziamohamuud9283 2 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi casiis wiilka cabdi casiis legend 🙌👏

    • @calicaddew4946
      @calicaddew4946 2 ปีที่แล้ว

      this is not englsh🤣

  • @Hebelinahebel1
    @Hebelinahebel1 2 ปีที่แล้ว +41

    Pls remove those "creepy" sounds, they where unnecessary and anoying to the ears. With all love and a support from a fellow Somali.

    • @ishowspace1
      @ishowspace1 2 ปีที่แล้ว +2

      🥴I know right

    • @sirjames3210
      @sirjames3210 2 ปีที่แล้ว

      Wlhy amba waan ka raahsaday

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 2 ปีที่แล้ว +6

    Saaxiib anigu waxaan ahay reer buuhodle meeshan anigoo yar oo fasalka labaad ah ayaanu jimcayaasha anagoo arday badan ah tegi jirnay halka biyaha lehna waa god qaboobe meeshan iyo ceelka magaaladu ceel afweyn way isu daloolaan 1976dii weeyaan taariikhda aan kuu sheegayo

    • @abdimawel2078
      @abdimawel2078 2 ปีที่แล้ว +1

      Been maad sheegin !
      Anaa hadeer ceel afweyn jooga

    • @salebansalad8922
      @salebansalad8922 2 ปีที่แล้ว

      @@abdimawel2078 inder ma deegan biciide ah baa misee scd yoonis?

    • @skinnylozano9707
      @skinnylozano9707 2 ปีที่แล้ว

      @@salebansalad8922 waxa dego sacad yonis iyo bicidle. Waxa u badan beesha axmed farax bicidle

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah waa muuqaal aad u cajiba runtii
    Hore u soco sxb cabdisamad mawel 👏👏

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah wain laidiin soodiraa toojaja waaweeyn iyo koofiyada iyo kabo Adadag inashallah wa in aad nogaa sameeysan dalxiis caruuta keeno wadankeena udalxiisno thanks walalo maweelow

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

      Maashaa Allaahuye reer somaliland waa wada heegan iyo gaadh buuxa oon geestay kaa jiraan cadaw kaaga soo dhicin, geesiyad geesi dhalay mahadsanid inantayadiiyeey oo Nooloow insh tacaalaa intay nololi jirto,,

  • @itscaska
    @itscaska 2 ปีที่แล้ว +11

    Abdisamed Mohamed Ducaale Maaweell pro keep going ❤️❤️👌

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah bro thanks for thise best muqal❤️

  • @Mohamed4333Yasin
    @Mohamed4333Yasin 2 ปีที่แล้ว +24

    Maxumid lkinse music ku haboon istcmaal, keep going

    • @kadarciise7259
      @kadarciise7259 2 ปีที่แล้ว +3

      Pro Anigaba bilowgii videoga Ayaan dhahay kuma ficna musigan hda markaa pls inta ayuunba ka dhiman sda kle Amazing

    • @Mohamed4333Yasin
      @Mohamed4333Yasin 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kadarciise7259 haahey muuqalkastba music ku habon ayuu leyhy

  • @JessePinkemen
    @JessePinkemen 2 ปีที่แล้ว +9

    abdi samad mawel duale in badan bay magaladu sugaysay aqoon yhan aduunka tusa quruxda magalada lknse aday hda ku heshay.
    keep it up buddy!!

  • @diiriyetv
    @diiriyetv 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wax laga xumaado in dad aan caqligoodu ku filnayn sawirradaa taariikhda dheer leh ay wax ku dul qoraan.

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 2 ปีที่แล้ว +2

    When I student at EilAfweyn Elementry with my teachers were going GodXardhan
    It remaind me old days
    I will thank these people

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dhulka sidano kala dalxiistayaasha lakeena lacagba lagasameeya dadkeenu qabyaaladba dawakhisey

  • @kokeee_athe2907
    @kokeee_athe2907 2 ปีที่แล้ว +2

    Maaweelll in the building hore u soco zhp

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio 2 ปีที่แล้ว

    Walaalaha Muslimiinta ah isoo booqda wanaaga ayaan faafinaya allah JANATUL FARDAWDA HA IDIN ABAAL MARIYO IF KHAYR HEL AAKHIRANA JANO WALAAL

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 2 ปีที่แล้ว +1

    GOD-XARDHANE..not far away from Eil- afweyn.
    Meesha Taariikh badanba ka muuqata...
    Well done..

  • @fatumakassim2057
    @fatumakassim2057 2 ปีที่แล้ว +8

    Video Hadalk iyo sharaxada badan aya macno uyeesho Walalkis horay usoco

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah legend maweel horw usoco aad kutageera barnamijyadada qurex bdn tayada leh uqalanta 1 million kbdn adi qays

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว +4

    This very important and Historical 👌🏾

  • @prof.mohameda.farahjaafaa2137
    @prof.mohameda.farahjaafaa2137 2 ปีที่แล้ว +3

    alla waa deegaab keygii Ceelafweyn ,,Cadan wey ka sidataa....wooooow

    • @abdimohamed8851
      @abdimohamed8851 2 ปีที่แล้ว

      Maxamed. Faarax
      Maxaad ugareebta heesta marka lagu daro lagu daro yaa walaahi hii cadan way ka sidataa. Ana cadaynmaayo hadaad adba ka gaabsatay waxa lagu daray laakiin waysala fahan sanahay labadeenu amba gaad baan ku dhashay. Weliba ceelka qaw qawle. Oo isna mucjiso kale ah. Waan ina maaweel inoo soo duubo isna

    • @abdimohamed8851
      @abdimohamed8851 2 ปีที่แล้ว

      Mohamed
      Dee intiina maad ku dartid. Marka Lagu darao lagu daro cadana way ka sidataa
      Ana ku cadayn maayo hadaad adba kala gaabsatay se labadeena iyo intii ceelka ku kortayba waysla naqaanaa. Anba. Ceelka qawqawle ayaan ku dhasshay gaar ahaa kurta yar ee dhinaca jid cisalle ka xigta ee geedaka weyn ee dhicir iyo berde ma xasuusto ada e dhanka kale kaga yaalo dhakadeeda ayaan ku dhay oo waraabaha gaadeed waxbaanu isu nahay mar hadaan ba ku dhex dhay. Qiso cajiibina way dhacday habeenkii aan dhashay subaxdeedii.
      Wallaahi walaakay oo ilaa 10 jir ah baa ceelka biyo looga dira saa wuxu ugu tegey 3 waraabe oo hareeaha ceelka fadh fadhiya markay arkee intay qos qosleen. Ihi hih hihi bay istaag taagee isna kama biqine biyihiisii buu iska soo dhutay iyagoo hareeraha kajooga wuuna iskagasoo dhaqaaqay kawaran

  • @ancammahamed9227
    @ancammahamed9227 2 ปีที่แล้ว +5

    Waaw wll horay usocda waa lobahnaa in aan barano melaas okale tariiqdana xusto Wana jeclahay inaan imaado meelaha batiyaha ah oon waxbadan kabarto insha allaah

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 2 ปีที่แล้ว

    waa wadan qani ah oo dadkii lahaa ka gaajoonayaan.horee ha loo socdo

  • @abdirahmanahmedmohamed1830
    @abdirahmanahmedmohamed1830 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa muuqaal Qurruxda badan.

  • @drsnourabintuducaleh5691
    @drsnourabintuducaleh5691 2 ปีที่แล้ว +5

    its amizing cabsi cabsi musica sarty😀😀😀😀🙃

  • @jadensmith3504
    @jadensmith3504 2 ปีที่แล้ว +12

    🗣Keep going brother 💚 🤍 ❤ 🤚

  • @ahmedabdirisak4295
    @ahmedabdirisak4295 2 ปีที่แล้ว +2

    Godkan yaraantaydii baan ku ciyaari jiray , meelaha qaar waxay u samaysanyiihiin sida qolal ka oo kale ,
    Wuxu ku yaal gobol ka sool degmada xudun ayuu kudhawaad 20 Km u jiraa.

  • @barwaaqobedriya3511
    @barwaaqobedriya3511 2 ปีที่แล้ว +15

    Bisinka meeshani waa cabsi wlhi naga geesisanid wllo mahad sanid keep going maaweell 💯👑❤

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa halkee walaal waa dalkee

    • @kingjabra634
      @kingjabra634 2 ปีที่แล้ว

      @@xaajimasaleh8837 soomaliland weeye

  • @barwaaqocabdi6255
    @barwaaqocabdi6255 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi hadii ad filim ku soo matali lahayd cajiib bay ahan lahayd waliba agtar badu egtahay yaa maaweell

  • @xariirfaarax6316
    @xariirfaarax6316 2 ปีที่แล้ว +13

    Dhulkeena HooYo ❤

  • @maslahkarama7163
    @maslahkarama7163 2 ปีที่แล้ว +2

    Nin Jira Alle caqliga iyo kartida hakuu siyaadiyo

  • @asadabdi8481
    @asadabdi8481 2 ปีที่แล้ว +12

    It's Amazing 🥺🔥

  • @farhiyahassan9229
    @farhiyahassan9229 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah wa mel ad uqurxon o tariqi ah

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah anigu cabsi ayaan ku daawadey
    Allahu akbar illaahey mucjisadiisu badanaa

  • @mascutt1055
    @mascutt1055 2 ปีที่แล้ว +3

    This Video Deserves more than 10K

  • @axmedcolhaye208
    @axmedcolhaye208 2 ปีที่แล้ว

    Godxardhane hallelujah kuyalaa

  • @barwaqosacad8325
    @barwaqosacad8325 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah muuqaal qurux badan runtii wllhi

  • @JessePinkemen
    @JessePinkemen 2 ปีที่แล้ว +2

    caruurnimadii jimce kasta wn tegijary godka. very golden memories

    • @sundus5757
      @sundus5757 2 ปีที่แล้ว

      Wan ku jeclahay🥺

    • @SomaliCamelBoy
      @SomaliCamelBoy 2 ปีที่แล้ว

      Bahalo ma joogaan

    • @ahmedzawaaj4293
      @ahmedzawaaj4293 2 ปีที่แล้ว +1

      @@SomaliCamelBoy fulaysanidaa🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah Subxaanallaah waa cajiib walaahi waana taariikh wayn meelo badan oo sidaas ah baa ku yaal dalka oon la ogaan shaqo fiican baad samaysay wl mahadsanid

  • @mahamoudahmed4831
    @mahamoudahmed4831 2 ปีที่แล้ว +4

    masha allah waa tariikh ween

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 2 ปีที่แล้ว

    thanks mr maaweel

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw cajiib horey usoco wll qli

  • @apdinasser4131
    @apdinasser4131 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh
    Shaqo wacan
    Csamad Maxamed maaweel

  • @hamzezuldan4917
    @hamzezuldan4917 2 ปีที่แล้ว

    Walaal maaweel guuleys0

  • @haboonjamal5392
    @haboonjamal5392 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah tabarikalah

  • @Mirre5658
    @Mirre5658 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @fadxiyadaahirfadxiya5366
    @fadxiyadaahirfadxiya5366 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalla dhulkan wa.melaha lobahan yahay aniga manta igu horaysa cabsiba kujirta balse wa mu him ee hala shergareyo saxibayal

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 ปีที่แล้ว

    Wow thati s incredible. Thank you

  • @faaisaseed9402
    @faaisaseed9402 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC Habo hore u soco

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 ปีที่แล้ว

    masha Allah meelo badan oo tariikhiya ayuu dalkeena leeyahy

  • @hafsaali6083
    @hafsaali6083 ปีที่แล้ว

    Ilaah ha inaga bad baadiyo

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 2 ปีที่แล้ว

    Waa Asaartii qadiimiga ahyd. Waxay exact isku mid yihiin Laas geel. Iyo kuwan kuyaala Gacanlibaax specaley Isku dar. Iyo Kuwa shiikh Kuyaal 4000 Sano ay ku qiyaasen Geologiyiintii fransiiska iyo kuwii Spain ee 2014 kii yimi

  • @nimcoesse5699
    @nimcoesse5699 2 ปีที่แล้ว +1

    Bismillaahi godku foga☺

  • @jamaYare22
    @jamaYare22 2 ปีที่แล้ว +5

    dhawaqa codka saaran waa laga wacnaa inaad saarto video aad taariikh ku soo gudbinayso marxalad kastoo ay tahay

  • @nimcohussein1897
    @nimcohussein1897 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallh warmeesha wankacabsdayoo
    San udaawanaayy mobilkii gariiray
    Naxdindarteed wan tuuray Subxanallh

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 2 ปีที่แล้ว +6

    Kkkk waad baqbaqaysa wa waxa laga baqo masha Allah wa meel cajiiba Lasgeel ba meeshana ka daraan

  • @maxamedcabdisiciid6377
    @maxamedcabdisiciid6377 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa muuqaal cajiiba lkn kadaa musika cabsida ah

  • @zakimaano7186
    @zakimaano7186 2 ปีที่แล้ว +6

    It’s very interesting
    Lkn bro qayladan inad ka reebto ayay ahyad
    Si aan u maqalno natural sounds while you are in it

    • @moheid2670
      @moheid2670 2 ปีที่แล้ว

      Plz the sound scary qodka ka baxaya use sound ku Gabon ancient ka

  • @osmandegelleh4532
    @osmandegelleh4532 2 ปีที่แล้ว

    Waa muqaal taariikhi ah.Fadlan soo duub ilad, bixin iyo godmo-biyo cas waa meelo soo jiidasho badan ee gobolka Sanaag!

  • @Masalaawi
    @Masalaawi 2 ปีที่แล้ว +1

    sii wadaa guurista taariikhda wll

  • @cadceed11
    @cadceed11 2 ปีที่แล้ว +3

    walaahi waxaan xasuustay muuqaaladii cabsida lahaa een hollywood ka ku daawan jiray, somaliyeey muuqaalkan 50k oo like hala gaadhsiiyo, kabadan buu uqalmaa, maan moodayn meel noocan ahi inay kutaalo, horay usocosaaxiib

  • @ayaanlecilmi2543
    @ayaanlecilmi2543 2 ปีที่แล้ว

    Niyo waa muulqal wangsn Isha allh 1ok iyo kabadanba wuu gaadhayh

  • @mustafabdifatahomar1105
    @mustafabdifatahomar1105 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa waxa aynu ubaahanahay dunida ineynu tusnaa, waadna mahadsan tahay

  • @Noredin20
    @Noredin20 2 ปีที่แล้ว

    Waa xagee meeshan . Ma sanaag ba . Where is it?

  • @hanyuucabdi9377
    @hanyuucabdi9377 2 ปีที่แล้ว

    Masnha allha sxb wn kula socdaa soo badi meelha dhulkena kamidka ah ee qadiimga ah, dhulkena waa cajiib wllhi..🙈👍🥰🥰🔥🔥🔥🔥

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 2 ปีที่แล้ว +2

    Music waa waali naxdin nagu dishayba nio😁🤣

  • @qaarixuseensiciid7051
    @qaarixuseensiciid7051 2 ปีที่แล้ว

    Guulayso abti

  • @khaledTV0
    @khaledTV0 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend mawel

  • @hibaaqmubaarig452
    @hibaaqmubaarig452 2 ปีที่แล้ว

    Thanks my brother

  • @hodangafadi9374
    @hodangafadi9374 2 ปีที่แล้ว +12

    This place looks interesting and scary

  • @sahramohamudali8089
    @sahramohamudali8089 2 ปีที่แล้ว

    Bismilah walalo wan ba naxe walal ilahey ban kugu dharshe melahan o kale iska ilali

  • @mubaarikzaytuuni9927
    @mubaarikzaytuuni9927 2 ปีที่แล้ว +4

    It's Amazing

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wllkay hore usoco 😍

  • @aqoonsichannel6098
    @aqoonsichannel6098 2 ปีที่แล้ว +3

    Good job ayad qabatay maweel fitness

  • @mustafeaxmed6279
    @mustafeaxmed6279 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallaah sxb

  • @ousmanibrahim2137
    @ousmanibrahim2137 2 ปีที่แล้ว

    Andi Salam your are talented man

  • @somalilandarchaeologicalas7722
    @somalilandarchaeologicalas7722 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal meelaha kale ee aataarta ah ee bariga kuyaala soo duub

  • @cabdiqanidiinaarproducatio5285
    @cabdiqanidiinaarproducatio5285 2 ปีที่แล้ว

    Waligay maan maqal waad ku mahad santahay sida wanaagsan ee aad dhulka nokala bartay

  • @mhmh892
    @mhmh892 2 ปีที่แล้ว

    Meeshan oo kale aduunka waxa ugu fadhidaa qiimo badan . Malaayiin lacag ah ayaa laga samaynkaraa Goob Turist ayaa laga sameeyaa waa nasiib daro inn aynan dhaqaale lagalin

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics ปีที่แล้ว

    Share for him . I think this is fascinating

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 2 ปีที่แล้ว +1

    Bilaawga muuqalka odaygii baad horror nooga dhigtay soo anigii mooday horror

  • @Top_G_forever
    @Top_G_forever 2 ปีที่แล้ว +5

    C/samadow surviver bad tahy😂😂😂😂😂

  • @aniisbetter
    @aniisbetter 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep going bro 💪

    • @sundus5757
      @sundus5757 2 ปีที่แล้ว

      wan kujeclahy 🥺❤️

  • @Somalifacelesschanel
    @Somalifacelesschanel 2 ปีที่แล้ว +7

    The place itself isn’t scary but the soundtrack he used which is probably a Horror movie soundtrack made it look and sound very scary.
    i specially didn’t liked the sound he used but many thanks for this lost place of our very own country.
    for future reference please try to fill more Info in the gaps instead of using such scary tracks

  • @burjilibax
    @burjilibax 2 ปีที่แล้ว

    Wa taarikh duugeen
    Loo bhn yhy in la illali
    Lana baadho si cilmiyeysan
    Masha Allah

  • @abdidjibril6612
    @abdidjibril6612 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan muzigada
    Ducumentiga ka badila wanaxdin

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 2 ปีที่แล้ว +2

    Long time keep going bro

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 2 ปีที่แล้ว

    Waa taariikh iyo aasaar hore. Lkn hal talo waa in dadka laga ilaashaa taariikhdaas iyo musawirrada dhagxaanta dhadhaabta ah ku dul qoray inay iyaguna ki dul qoraan mD kale magacyadooda. Waxba soo kordhin mayso intaan tago inaan magaceyga Abdiaziz ku dul qoro. Wuxuu tirtirayaa musawirro hore iyo taariikh la raadraaci lahaa.

  • @bandiirashow1204
    @bandiirashow1204 2 ปีที่แล้ว

    Sxb sounds nucan ah kadaa Aad muqalda sareyso ileen horor Noma sodaneysidee Thnks

  • @hamdakawir3936
    @hamdakawir3936 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah

  • @petkovaivoda2821
    @petkovaivoda2821 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro its nice experience

  • @The-Black-Star-of-Somaliland
    @The-Black-Star-of-Somaliland 2 ปีที่แล้ว

    Waa muuqaal xiiso leh lakiin dee codadkan aad background ka uga dhigtay ayaa kharibay
    Godkani waxa uu la mid yahay godkii ku yaalay dalka Thailand ee Tham Luang Nang Non cave in northern Thailand. kodaa waxa lagasoo badbaadiyey 12 ciyaartoy yaryar iyo tababarehoodii sandkii 2018 intay galeen godka ayay biyo kaga daba galeen kadib markii roobab laxaadleh ka da'een deegaankuu godku ku yaalay inkastoo kani uu dhulka sare u dhawyahay meelo kaloo laga galo ama laga baxaba leeyahay lakiin muuqaalka la sameeyey intii samata bixintu socotay hadii aad daawato habeenimo hurdo laba indhood isku keeni maysid 9 cisho waa la baadi goobayey god madow oo biyo ka buuxsameen iyadoo la dhex-quusayo 8 cishana waa lagusoo samata bixiyey yaryarkaa.17 cisho ayey ku qaadatay ina lasoo badbaadiyo.