MAGAALADA UGU QANiSAN BEEYADA”GEESKA AFRiCA “ Gudmo biyo Cas

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Frankincense is one of the largest industries in Somaliland, supporting up to 10,000 harvester families in the 1980s and likely far more today [15]. Both frankincense species grow in the far eastern Somaliland province of Sanaag, Gudmo biyocas, Huluul, Ceel dibir , Laasa Dhagax Guduud , Shalcaw Xiis, as well as in neighboring Puntland

ความคิดเห็น • 307

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 ปีที่แล้ว +15

    DEGMADA GUDMO BIYO CAS .
    wa degmo ay leeyihiin beesha biciide .yoonis ee habar jeclo .
    Waa degmo beero.beenyo.biyo dhac leh .
    Waa dhul qiimo leh reraha lahina wa dad goba oo lala degi karo sooryadana ki wacan masha allah

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 ปีที่แล้ว +10

    Sanaag .somaliland
    Degmada gudmo biyo cas.
    Degmada dayaxa.
    Degmada ceel afwayn.
    Degmada shalcow xeeb.
    Degmada karin.xeebta.
    Degmada gar adeg.oogo.
    Degmada xiis xeeb.
    Degmada oog .g saraar.
    Laasmuuse xeeebta.
    Degmada dhanaano.g saraar
    Degmada laasciidle guban.xeeb saxil.
    Degmada waridaad saraar.
    Degmada fiyaqyuub togdheer.-Burco
    Degmada caynaba g saraar.
    Degmada ceerigaabo .sanaag.
    Waa dhulka habarjeclo bari gaar haaan reraha MUUSE ABOKOR WAYNE.
    MASHA ALLAH AWOOWYASHAY WALE
    DEGAAN IYO DAD GOBA OO DHAQAN WACAN WEEYE WA RER ISKU
    TIIRSA

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG 2 ปีที่แล้ว +19

    Woow waa #GUDMOBIYOCAS waa meeshii aan ku dhashay waxa iigu danbaysay 21 years ago. I miss you #Gudmobiyocas❤❤ my father was one of the beeyo owners in this area, This is where all my grandfathers come from. I hope to be back soon Insha'Allah & thank you very much Mr Maaweel

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว

      maaweel ma ina maaweel shire ayaa? salaan sare Mr. Cartan, waa nin burco ku dhashay lkn asal gar adag ka soo jeeda

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 ปีที่แล้ว +16

    Mashallah waad ku mahad santahay waa qurux dalkeena hooyo a law dhawr somalilaan ❤💚❤💚❤💚❤👍😍

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 ปีที่แล้ว +4

    MUUSE ABOKOR WAYNE .
    SANAAG.SARAAR.SAAXIL.TOGDHEER.SOOL MASHA ALLAG DAD ALALE FARA IYO DEGAANBA SIYAY GUUUL

  • @mohamedarab2691
    @mohamedarab2691 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah gobolkii qaniya sanaag mar uunban iman haduu alle yidhaah waan jecelahay wlhi from hargeisa idinka soo salaamaya reer sanaagow

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhaamaan Shacabka reer Somaliland waan u ducaynayaa. Isjeclaada oo isku duubnaada. Siyaasiinta wax qalloocinaaya ama danaha gaarka leh qabiil ha ugu hiilina ee u duceeya in Rabbi soo hadeeyo oo ay waajibkooda ka soo baxaan. Aamiin.

  • @axmedabokor4427
    @axmedabokor4427 2 ปีที่แล้ว +19

    Inta reer somaliland
    Harti
    Samaroon
    Isaaq
    Iyo inta daganba waan idin salaamay
    Gulayta oo isku duubnaada waad aragtaan somalidii kale waxay fashay

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 2 ปีที่แล้ว +1

      Salaan lamidah

    • @fadkabari8554
      @fadkabari8554 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay Somali ha guuleeyo meel kastaab aan joogno oo ha is keen jecleysiiyo

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaa Salaam!!! What a scenic and pre Historic place. Boy I really congratulate you for having covered and brought to the eyes of many ppl this unknown pre Historic sites and villages in our Motherland Somaliland. Hope to visit there in Sha Allah.

  • @xassansiciid4609
    @xassansiciid4609 2 ปีที่แล้ว +19

    Best TH-camr c/samed maweel keep going sxp ❤

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว

      Mashallah bro 1million uqalma program fcn nokeen faido bdn luguna cajis bro

  • @abdifatahabdinasirahmed3234
    @abdifatahabdinasirahmed3234 2 ปีที่แล้ว +15

    Inkasta oo dadka views kaaga ahi yaryihiin hadana waxaad heysaa wado fiican maalin maalaha kamid ah pro waxaad noqomdoonaataa vlogiiste weyn marwalba dhankaaga ayaan ahey keep moving pro 💪💪❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah wa qurux kuli beeyada magacoodana M bay ka biloban malmaal maydi moxor marbush wow

  • @najaxmaxamuud5281
    @najaxmaxamuud5281 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah dhulki rer abtigay aad baan ugu faraxsanahay anon tegin baan kala bartay cabdisemed maxamed Mawel ducale hore uu soco inabti

  • @hawaelmifarah2885
    @hawaelmifarah2885 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninwalba dadkisu wax kuyahay waxan kagahelay sidad dulka somalida aad nobartay 👍

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 2 ปีที่แล้ว +1

    Adiga iyo saxiibkaa qays Somaliland indho kalaa u yeesheen. Waxaa rajeynaaya in dad badan oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba joogo dalxiis usoo aadaan intii wadan shisheeye loo dalxiis tagi lahaa.
    Kaalintiinii aad bulshada ku lahaydeen waa ka soo baxdeen. 👏 👏 bravo 🎉

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha'Allaah Tabarakallah waa magaaladi Awoowoy Sheen iyo Ayeeyo Yasheen Jogeen Illaahay Dhamaan Tood Jannatu Fardowsa Haka Waraabiyo Ameen Waa Magaalo Ducysan Oo Khayr San Oo Barwaqaysan ❤ Hore Usoco Geesi Beautiful Video Weeye❤

  • @cayuzhcalih
    @cayuzhcalih 2 ปีที่แล้ว +5

    Our legend 🙌wan ku salamy madax sare cabdizamed wllo 🤘😘

  • @baritv4613
    @baritv4613 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaasu waa nin Axmed faarax ah ayaan filaya sidaan u arko

    • @abdirizakqayz1756
      @abdirizakqayz1756 ปีที่แล้ว

      Axmed farax mesha ma dago reer yonis io biiciide io abdirixin ayunba daga😂

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 6 หลายเดือนก่อน

      @@abdirizakqayz1756axmed farax bicide ayu jeda😂

  • @shaymaadam8708
    @shaymaadam8708 2 ปีที่แล้ว +2

    Awoowo sheekh isaxaaq illllhy haw naxariisto🤲🥰🥰

  • @Khaleif7
    @Khaleif7 2 ปีที่แล้ว +1

    *dhul Qurux badan oo laga Sameeyay MuuQaaal Qiimo iyo Tayo badan Masha Allah dhulkaasu ilaahay ina Siiyay MahadsaniT Walaal*

  • @vamouz6287
    @vamouz6287 2 ปีที่แล้ว +5

    Keep going

  • @dalhamedia4959
    @dalhamedia4959 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah
    Keep going bro

  • @itscaska
    @itscaska 2 ปีที่แล้ว +3

    C/samed maxamed ducaale maawel keep up pro ❤️🤴

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah best TH-camr what a program as always u deserve more then that 1million

  • @yassinnour9122
    @yassinnour9122 2 ปีที่แล้ว +5

    Great video, thanks Maaweell

  • @abdirisakwais8100
    @abdirisakwais8100 2 ปีที่แล้ว +6

    Odaygu muu sheegin cida awal ayaanle dhashay,malaha baqdintii ay habar love habar magaado ka qabtay ayaa cunaha qabtay,adeer awal waa Ina magaado ama did ama yeel from garxajis

    • @ahmedmaxamuud9924
      @ahmedmaxamuud9924 2 ปีที่แล้ว +2

      Libaax wlhi war adkaa tahay nio aniguba wan ka yaabay markuu ka reebay awal

  • @cawilcabdi-rz4gm
    @cawilcabdi-rz4gm ปีที่แล้ว

    Cabdi samed sxp hore u soco

  • @HOYGA_HORMARKA
    @HOYGA_HORMARKA 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa muuqaal wakhti lagu bixiyay hore uso brother

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allaH bro waa Flog qurux Badan wadankeenana nimacaa taalaH Alx🥰❤
    Brother Horay usoco Meeshaan Meel Kasii Saraysaa kuu Rajyanayaa iyo Dadaal❤🥰

  • @RealSom4kReal-Som-4k
    @RealSom4kReal-Som-4k 2 ปีที่แล้ว

    Legend Cabdisamad maaweel Waad ku mahadsan tahay dedaalka wacan ee aad ugu jirto soo bandhigida goobaha dalxiiska iyo taarikhiga ah ee Gobolka awooweyasha iyo dalka intiisa kale guul iyo gobonimo sxb qali

  • @malaykambulaale4352
    @malaykambulaale4352 2 ปีที่แล้ว +1

    Sii waad zxp wllhi waa dax xiis iyo badhe keep GOIWN wllo

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabaraka Allah. Meeshu qurux badanaaa. Beero waa In laga hir geliyaa
    LEGEND ABDISAMAD

  • @ademlabalove7114
    @ademlabalove7114 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlahi dareen gaara iismynay waa magaladii an kudhashay

  • @haniashkir1670
    @haniashkir1670 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa meel aad u Qurux badan dabiici ah subscribed cusub ayaan ahay respect your channel

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 2 ปีที่แล้ว

    manshaa allaah dhul hodon ah yaanu lenahay alxdlh halka kasii wad noo soo badi adiga iyo qeys qeysar dadka aan ugu jeclahay yaa tihiin sida aad dhulki hooyo uso bandhigtan alaha idin xafido

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah xafidakallahum yaarabi wadankeena meel lamid majirto

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 2 ปีที่แล้ว +2

    Waana waaleysaa qeysoow hh

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 7 หลายเดือนก่อน +1

    REER SHEEKH ISAXAAQ
    Wuxuu Lahaa Laba Xaas
    Waxayna kala ahaayeen
    #MAGAADO iyo #XABUUSHO
    MAGAADO waxay dhashay
    AWAL Sheekh Isaxaaq
    ARAB Sheekh Isaxaaq
    AYUUB Sheekh Isaxaaq
    GARXAJIS Sheekh Isaxaaq
    #XABIISHO
    Muuse Sheekh Isaxaaq
    Ibraahin Sheekh Isaxaaq
    Toljecle Sheekh Isaxaaq
    Cimraan Sheekh Isaxaaq
    REER SH ISAXAAQ WAA 8 NIN 4 BY 4

  • @legendfuadherro3912
    @legendfuadherro3912 2 ปีที่แล้ว +1

    mnsha Allah waa Flog dhaqanka somaalida muujinaya 💯💯❤

  • @xamseismaaciil4812
    @xamseismaaciil4812 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allaah zxp waa quruxdii oo dagaan iyo dada

  • @ramlojamac2453
    @ramlojamac2453 2 ปีที่แล้ว

    Manshaallah tabaraka rahman wlhi qurux weyku damatay wadankena rabi nwd hanoga dhigo

  • @suhaybmaxamed602
    @suhaybmaxamed602 2 ปีที่แล้ว +5

    Location is Somalia lkn waxaan umalanayaa waa typing error meeahu waa Somaliland

  • @khadaribnufaysal7321
    @khadaribnufaysal7321 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a magaldeydii alle ha nuuriyo

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 2 ปีที่แล้ว

    *DHULKAAS AYA LADAGA **#MAGAALAY** KUSO URURTAY WOW MASHA ALLAH*

  • @cawilcabdi-rz4gm
    @cawilcabdi-rz4gm ปีที่แล้ว

    Legend

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 2 ปีที่แล้ว +5

    Maanshaa Allah waa meel qurux badan dalkeena nimcaa fadhidah allaah ha inoo barakeeyo inshaa allah 🙏

  • @apdirizaknouh8057
    @apdirizaknouh8057 2 ปีที่แล้ว +2

    Amazing vedio go forward pro 👏

  • @ahmedmohamoudaadam1517
    @ahmedmohamoudaadam1517 2 ปีที่แล้ว +11

    The qays and maaweel keep going👊🏽👊🏽🌇

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 2 ปีที่แล้ว +5

    LEGEND 🌹♥️👏

  • @nimcoyussuf9150
    @nimcoyussuf9150 2 ปีที่แล้ว +1

    Helada kahele ani ciyarta 🤩❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว +1

    MEELAHAAS DURDURKA AH DAHAB AYAA LAGA SHAANDHEEYAA DADKU HA BARTAAN

  • @najahmuhumed1122
    @najahmuhumed1122 2 ปีที่แล้ว +1

    AbdiSamed Maweeli fitness keep going prO 🌸♥️😊

  • @GALOOL.
    @GALOOL. 2 ปีที่แล้ว +2

    Suldaan Seeraar 275 Meeshii lagu duubay

  • @farduussadaam8022
    @farduussadaam8022 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanta Laga Bilaabo Taageero ayaan Ahay Sababto ah Waad Kasbatay

  • @shaamyusuf732
    @shaamyusuf732 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh waa deegan aad u qurux badan waxana umaleyna inu mar suldan hees kuso qaday xabkahana anaga hadan rer konfur nahay waxan u naqan xaaaag hiidii

  • @Wareeerfilms
    @Wareeerfilms 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa meel ilahay nimco dhigay waa wax ilahay loogu xamdiyo *team mawell*

  • @fadumonoor5371
    @fadumonoor5371 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah mash allah beautiful walalo allah ha ku xafiido

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah

  • @cabdicasiisdhiidhaa3481
    @cabdicasiisdhiidhaa3481 2 ปีที่แล้ว

    Keeep gowing abdisameed ..maweel

  • @rajoplantawakul2118
    @rajoplantawakul2118 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Somaliland

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla wax uu Soo dduubaay fiicanaa lkn music dhiib badanaa ilahy haa U naxariisto ka daa iilan maasha music umaanu imaan inaanu waxbka faaido unamaday ee isaan isuu dhaafiinyay wax yar baanbka daawaday

  • @mohamethnazri5044
    @mohamethnazri5044 2 ปีที่แล้ว +7

    Abdisamdow location ka erigavo ama somaliland ka dhigo bro waa soo jeedin ...!! Waayo goobtani waa jamhuriyada somaliland runtii mana aha meel somaliya maammusho😊👍🏼💚💭❤dib u sax intaas

    • @axmadbile3476
      @axmadbile3476 2 ปีที่แล้ว

      Is was adeer waa somalia 🇸🇴 yuuka kugu afaree

    • @axmadbile3476
      @axmadbile3476 2 ปีที่แล้ว

      Marqaan kaa thy wasee

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah.
    Waan rajaynayaa inaan maruun ku dalxiiso.

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah I like this video

  • @daauudaxmed4622
    @daauudaxmed4622 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad buu barnaamujku u wanaagsanyahay lkn Somalia daa inaga masax Abti

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah Saaxiib horey usuco kuleeyahay Ilaahay na hakula garab galo

  • @hamsesaed1859
    @hamsesaed1859 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro 😎🙏

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 2 ปีที่แล้ว +1

    Wowed beautiful 💐💐

  • @caytolyrics7467
    @caytolyrics7467 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh
    In this video is amazing 👏🏼

  • @nimcodegan3615
    @nimcodegan3615 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro csamed

  • @thedjsack4960
    @thedjsack4960 2 ปีที่แล้ว +2

    Updy samed Maxamedow walal Halka Loction ka somaliland ama ceerigaabo ka dhigo ama sanaag ✌️

  • @abdifatahmohmettismail6630
    @abdifatahmohmettismail6630 2 ปีที่แล้ว +5

    gudmo biyo cas waa somaliland ee maaaha somalia

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 2 ปีที่แล้ว

      Maamul ahaan waq soomlilnd dal ahaana waa soomliya umad ahaan dhaqan ahaan intaba waa soomlia ee maad iska aamusto

    • @khadar_mohamoud
      @khadar_mohamoud 2 ปีที่แล้ว +1

      @@rahmohusseinahmed9723
      Gudmo waa somaliland , adeer dal ahaan iyo caaclayne
      Somaliland waa dal

  • @nouradinahmedosman8149
    @nouradinahmedosman8149 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro

  • @hafsaali6083
    @hafsaali6083 2 ปีที่แล้ว

    Allaah yaxfada cabdisamad rabeganow isha xasadka kaaqabo

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 ปีที่แล้ว

    Man sha allah mahadsanit ❤❤❤👍

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 2 ปีที่แล้ว

    It's awesome vedio ✌

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 2 ปีที่แล้ว +2

    GUDMO BIYACAS SANAAG DHUL ISAQ HABERJCLO MUSE ABKOR

  • @nimcodaahir2805
    @nimcodaahir2805 2 ปีที่แล้ว +2

    Maaweel ❤

  • @guuuregeedi3581
    @guuuregeedi3581 2 ปีที่แล้ว +1

    Basanbuur

  • @fadxiyadaahirfadxiya5366
    @fadxiyadaahirfadxiya5366 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw mashalla cabdi samed maweell

  • @momostaph3610
    @momostaph3610 2 ปีที่แล้ว

    Lisma xaQiree wa ku wataa mawel🇫🇲🇫🇲🇫🇲

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah ❤️

  • @hibonuora6183
    @hibonuora6183 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah wll horta aroosyada sanaag miyaad raadsataan adi iyo saxiibkaa qays😂

  • @xaajiabdirsaq9919
    @xaajiabdirsaq9919 2 ปีที่แล้ว

    Hore uso wll c/samad maxamed maweel

  • @nusaybamaxamed3693
    @nusaybamaxamed3693 2 ปีที่แล้ว +1

    Gudmo biyo cas gobolka sanaag ❤💯

  • @najahahmedali945
    @najahahmedali945 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wll dalkeena nimca tala markan imado wa inan kula dalxiissa cabdisamad

  • @Gudey2759
    @Gudey2759 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bro nice

  • @BigGuure
    @BigGuure 2 ปีที่แล้ว

    Amazing!😮

  • @munaabdulhakim7257
    @munaabdulhakim7257 ปีที่แล้ว

    muuqaalku wuu qurux badan yahy lkn musica ayaa waxa yar kaa qaribey next time isticmaalk music xoogaa dagan ama heeso bilaa music ah thanks muqaalda quruxda badan aad nala wadaagtid

  • @safialambert3861
    @safialambert3861 2 ปีที่แล้ว

    Asc Machaala Merci bon courage

  • @realmadridsomalifuns2875
    @realmadridsomalifuns2875 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alla dhulkeena nimca fadhida

  • @josephmstp6284
    @josephmstp6284 ปีที่แล้ว +1

    Qansina muxu ka waada

  • @acacius9903
    @acacius9903 2 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland must build a huge damn there so that all that water doesn't go lost in the sea.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

      Good idea

    • @abdulfatahahmed4331
      @abdulfatahahmed4331 2 ปีที่แล้ว +1

      Good idea but iidoors are drug addicts

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

      @@abdulfatahahmed4331 u mean Qatka All somali used Qaad but idoor like New Genaration they don't use Qaad alot of people are Stopped qaad

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 2 ปีที่แล้ว +2

    War sxpkaa Uga tanaasul hawshano birtaadi iska wado ninba meelbu kusoo baxaaye

  • @ibonur9447
    @ibonur9447 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allah shaqo wacan dhulka soomaaliya baad na kala bartaa

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 2 ปีที่แล้ว +3

    Amazing 😄😄😄😄😄😄

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 2 ปีที่แล้ว

    Màweil another level waaaie vediogaayddu

  • @burcaawidb5170
    @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว

    young man, who makes the soundtracks for your videos? as most of your videos are very good but with a treble horror Music. no offence intended .