ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DEG DEG Dagaalkii Maanta canfarta Jabkii Kudhacay Kdb Ciidankii itoobiya O Soo Kacay Dagaalkiina Cun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw หลายเดือนก่อน

    canfarmahe waa huwanta gumaysiga ee allow awoodada kubur buri dulmiga cadawga aamiin rabiyow guul gobanimo nagadhsii guuul liyuu geesi 🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥❤️❤️✌️🙏

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd หลายเดือนก่อน +3

    Xaalka itoobiya ma wanaagsana ee soomaalidu haka guureen Addis Ababa

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahoow guuleey walaalaheen Soomaali galbeed

  • @karanlekibirjabshe4590
    @karanlekibirjabshe4590 หลายเดือนก่อน

    Militariga eyaga targed halaga dhigto markaas ey somali guul gaari kartaa

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 หลายเดือนก่อน

    Axmed shide waa Oromo please nagadaaya Axmed shide waa somali

  • @user-zk5mv7yr3d
    @user-zk5mv7yr3d หลายเดือนก่อน

    Waxan oo dhan ithiopia ka dabaysa lakin somali Allah ba lanjira Insha Allah somali guul

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 หลายเดือนก่อน

    Inshaaallahu waad guuleysanaysaan .

  • @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv
    @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv หลายเดือนก่อน

    😢😢☝️☝️☝️dhageeni Allah ha nosoceliye

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol หลายเดือนก่อน +2

    Asc Anfac Media guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadirhassan1454
    @abdikadirhassan1454 หลายเดือนก่อน

    Militeriga iyo canfarta waxba isma dhaman

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @OsmanheldiOsman
    @OsmanheldiOsman หลายเดือนก่อน

    Somalida handdi magaloyiinka Danley Cundhufo' Caday di iyo carbo cisse waydo Bondooyika ee dikada ha goyo

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y หลายเดือนก่อน

    ANFAC MEDIA GROUP GUULEYSTA GUULEYSTA
    TALO MUHIIM AH
    Waa in soomaalidu ku dhawaaqdaa habhad hubaysan oo rideysa yuhuudiga abii axmd
    Markaas wuu baqayaa abii oo wuxuu soo wacayaa cagjar
    Oo wuxuu oranayaa dhulkiina waa laydiin nanaynayaaye jabhada iga daaya isagaana kaadidu ka socotaa oo naf taagan
    Ee soomaalidu kelyo ha ciirsato
    Soomaaliweyn dal iyo debed haka qaybgaleen difaaca degaanka soomaaliyeed

  • @DhararAdan-cr8nc
    @DhararAdan-cr8nc หลายเดือนก่อน

    Masha allah guul guul insha

  • @mohamedhussein7873
    @mohamedhussein7873 หลายเดือนก่อน

    Itopia wa in an iska ceelina qooriga qaata

  • @musehassan5361
    @musehassan5361 หลายเดือนก่อน

    Insha allah guul somalida

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj หลายเดือนก่อน

    Ethiopia tudem ha dhacdo

  • @WarsameCabdi-xt9ii
    @WarsameCabdi-xt9ii หลายเดือนก่อน

    Guul guul guul sgalbeed

  • @sadaammohamed2003
    @sadaammohamed2003 หลายเดือนก่อน

    Kuwa federaalka jooga; nin baa keensaday; somali magaynin Federalka. Qayb bay kayihiin issue dilka dadkan islaamka ah ee walaalaha ah. Iyo dulmiga shacabka somaliyeed

  • @mohamedsharif3843
    @mohamedsharif3843 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Yaanan lakala rebin itopiyanka iyo cafarta waa laba xasid ee iska dhiciya itopiyanka iyo cafarta

  • @OsmanheldiOsman
    @OsmanheldiOsman หลายเดือนก่อน

    Somalidu handi ay weydo itoobia ha weydo dikada

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 หลายเดือนก่อน

    Milatariga Ethiopia ma somalida deeganka ayuun bay horjogsadaan waa yaabe, waa waxa ay kadagalamayaan deegannada qaarkooda,sida oromada,axmarada, Tigrayga,iyo kuwokale waa in mar lays arkaa nimankaasi.

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 หลายเดือนก่อน

    Tabar daranaa liyuu police ka Soomaalida Ethiopia military la dirira beesha habergidir sidii eey ula dirirtay uguma soo dartay 2006 Xamar

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 หลายเดือนก่อน +1

    Waa la ina dhacayaa, dhulkeenana waa la qaadanayaa?markaa waa dagaal kaliya ilaa aanan mid inaga hadhin wey inaga hadhiye, waa dagaal kaliya xalku,Rayigeyga.

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 หลายเดือนก่อน

    Ciidan Ethopia oo niyad iyo awood leh ma jiro hadiiba idiin cadahay ee ku qabta oo ku Lisa ethopia oo dhan baa jabhad ka dagakrysaa maxaa naga reebey mar hadey Ethopia cadowtinimo noo cadeysay

  • @SanYare-hp5np
    @SanYare-hp5np หลายเดือนก่อน

    Hooyadiinii fulayda ahaa

  • @cabdiqolee8192
    @cabdiqolee8192 หลายเดือนก่อน

    War maalaysraaciyo

  • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
    @kabarodadkasaaxiibkaa5165 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @nathra7351
    @nathra7351 หลายเดือนก่อน

    Cabfarta iyo Ethiopia waay wada socdaan beenaalayaal somalida ayaa khaayimiin oo aan ilaahayba aqoonini

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk nimankaasi. Waxba kama aha. Bari hore ayaa ladhufaanay ama larumay. Car nin ka hadli karaa ha la arko

  • @FadxiyamohamedAbdillah
    @FadxiyamohamedAbdillah หลายเดือนก่อน

    Itoobiya inay ku jirto dagalka way iska cadahe maxa lo baryi malagu bilabo way macanan lahayide

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 หลายเดือนก่อน

    Canfari wa kaba qadka oromada iyo
    Xabashida ee ama la
    wada dagalama ama yan dhaxantu mesha idinku layne iskaga so taga dhulkan ragii lahaba horey u iibsadaye...

  • @hawoali120
    @hawoali120 หลายเดือนก่อน

    Sorry itoobiya Somali ayay neceb yehiin

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk หลายเดือนก่อน

    Bal eeg Oronkii bay nagu caayesaa, War Oromo kuma jirto naga leexo, denbiga aad Oromada ku gasheen ayaa ilaahey Canfarta idin ku salide.

  • @MowlidahmedNur
    @MowlidahmedNur หลายเดือนก่อน

    Ciisow ilaahay mooyee waxaad ka baqaysaan majiree idinkuna wadooyinka idiot dhexmara xidha si siyaasadaysan

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkkk ciidankan itoobiya kuwa idinladagaalamayaa waa iyagee see uga yeeshaan waxaa adeer wiilasha meesha yaan lagu laayn ee ciidanka itoobiya ama laaya ama meesha ka soobaxa nacalad yahay

    • @HachimiKidas
      @HachimiKidas หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HachimiKidas
      @HachimiKidas หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HachimiKidas
      @HachimiKidas หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HachimiKidas
      @HachimiKidas หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HachimiKidas
      @HachimiKidas หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd หลายเดือนก่อน

    Xaalka itoobiya ma wanaagsana ee soomaalidu haka guureen Addis Ababa

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd หลายเดือนก่อน

    Xaalka itoobiya ma wanaagsana ee soomaalidu haka guureen Addis Ababa