Toos Dooddii Ugu Adkeyd itoobiya in Lala Fadhiistaaba Qalad Lagudhacay Ahaa Haddana Dagaal Filo bil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 หลายเดือนก่อน +4

    Dalka dowlad buu leeyahay maamulada ha diidaan ama ha ogalaadan. Midnimada iyo difaaca baryo ma,aha.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ethopia dagaal bay cadaysatay haloo diyaar garoobo

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 2 หลายเดือนก่อน +3

    This is not acceptable Ethiopia will not take our one country single step

  • @mohamedabshir4478
    @mohamedabshir4478 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliya waxay hadda kahor u hawlgashay inay Itoobiya ka soo ceshato dhul iyo dad Soomaaliyeed.
    Itoobiya waxay caalamka u sheegtay in Soomaaliya ku haysato dhul Itoobiya leedahay, sidaa darteed Soomaaliya caalamku wuu ka horyimid.
    Itoobiya iyadoo haysata dad iyo dal Soomaaliyeed ayey maantana rabtaa inay dhul iyo dad kale ku darsato kii ay horay u haysatay.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 หลายเดือนก่อน

    REER HARGAYSA MAKUFILLA MIYAA Madax weyne iyo Wasiir Fiqqi In ay ugu tagaanJabbuuti

  • @mohamedgoonijecle1153
    @mohamedgoonijecle1153 2 หลายเดือนก่อน +2

    WADAHADALADU WAA QALAD WAAYO WAXBA KAMA DHEXEEYAAN ITOOBIYA IYADAA DHUL NAGA HEYSA

    • @baadodhugad4157
      @baadodhugad4157 2 หลายเดือนก่อน

      Haddii Gacantaada qofkaa qabsada waa lagala doodaa

  • @AxmedGacan-h1m
    @AxmedGacan-h1m 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guuleed dhiigu biyo maaha noolow

  • @AbdullahiFarah-w1f
    @AbdullahiFarah-w1f 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia ayaa badda siinaysa itoobiya waxaana lagu joojin karaa oo qudha in soomalia ay iyagu imika aqoonsiga ku dhawaaqaan.

  • @ismaciilAbdullahi-x4b
    @ismaciilAbdullahi-x4b 2 หลายเดือนก่อน

    soomalia wa inay dahdaa Ethiopia hadal kale uma haaye ee dhulkeyga ha iibadbadiso warka wuu dhanyahay

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 หลายเดือนก่อน

    Waligeed Soomaali marka ay Gumaysiga qaarkeed raacaan bay jabaan

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 หลายเดือนก่อน

    Turkigo Xilka Badda meel Cidla, ah yuukaqaadan, isagaana Soomaaliya iyo Itoobiya ku Maamuli kana dhex Faa,iidi

  • @mohamedabdihaji-f1p
    @mohamedabdihaji-f1p 2 หลายเดือนก่อน

    Waa cajib, dhamaan xaqiida kama Hadley sin ee runta waxaaweye the major of Addis Ababa Abey Ahmed wuu qaldanyahay
    Soomaaliyey in Ethiopia wadahadal lalagalo iskadaafey in lava kirayo MA aha haday dhacdo In lava kireeyo sifudud ayay oo LA wareegayaan

    • @shuceeyb8822
      @shuceeyb8822 2 หลายเดือนก่อน

      In laga kireeyo yaaba khalada waayo soomaaliyeey dhul iyo dad soomaaliyeed ayay haysataa maxaad isu indha tiraysaan

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleed, shisheeyaha waayo masar africa maahan miyaa? Anigu waxaan qabaa in la ride xuumada sl.

  • @Sinoy21
    @Sinoy21 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliyed sheekada badan iska dhaafo Ethiopia baada awood bay ku rabta , marka galaa daagalka isku diyaariya , Eritrea meel
    Baay iska saartay Ethiopia marka inukuna inta qaabyalaad iyo maamul gooboled ku waalaten iyay Ethiopia ni soo haawaysataay

    • @gjama9511
      @gjama9511 2 หลายเดือนก่อน

      NASIIB WANAAG DALKA WAXAA MADAX WEYNE KA AH !! HADII ISAQ IYO DAAROOD DALKA . WALEE WAY SIIN LAHAAYEEN BADA SOMALIA ETHIOPIA

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somali must stop talking to Ethiopia our country
    Ethiopia already control Ogaden region which is party of great Somalia

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 2 หลายเดือนก่อน

    Tolbeeley Tolbeelay Tolbeelay

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia waxay rabtaa badd xoog bay ku rabtaa, sheekada
    Ma,aha ganacsi ee waain la isdifaaco.

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 หลายเดือนก่อน

    Borther what is harder ?
    The case is Somalia 🇸🇴 soil or Sea 🌊 Somalia 🇸🇴 very simple to answer Ethiopia Somalia just refused

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 หลายเดือนก่อน

    Turki baa Ku qasbaya soomaaliya in badda bixiso

  • @ismaciilAbdullahi-x4b
    @ismaciilAbdullahi-x4b 2 หลายเดือนก่อน

    waxa mesha yaalo wa adigoo gurigaaha lagula qabsaday kadib lagu dahay aan wada hadalno
    waxa adiga laga rabo waa inaa dhahdo wax aan kawada hadalno mesha mayaale ee keliya gurigeyga ii daa
    madaxda soomalia waxay awoodi laàyihiin inay dahaan Ethiopia wax aan kawada hadalno majiree ee dhul keyga haiidayso

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 หลายเดือนก่อน +4

    This meeting was disastrous for the Somalia side.
    Unfortunately it was the highest treason.
    And Hassan Sheikh and his team made treason for Somalia.

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 หลายเดือนก่อน

    First place who gave the name of Somaliland ?
    And those countries UK 🇬🇧 , French ,and Arab Emmart inference Somalia 🇸🇴
    And those countries they are wrong doing !!! ?

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan majeerteen madnimada uu sheegayaa xageey ka jirtaa war laawe waa Nin hurda Putland waa Soomalia waana Xuduudii Italy Laakiin Somaliland waa Dal ka mid ah dalalka leh Xuduudaha Caalami Ama International borders isla markaana xoriyadiisa ka qaatay 26/1960 kii Boqortooyda Uk Ama Great Britain Aqoon baanad lahay Ninka Putland Ama majeerteeniya la simaya Somaliland now

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 หลายเดือนก่อน

    Waxlala lToobiya Hala Iska celiyo waxa lla isgacelikaa hogaan An Ahayn kan jooga maanta..

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 2 หลายเดือนก่อน

    Waar wuu qaldaya arinta chilli iyo Bolivia, Balivia a yaa Bada laga qaaday chilli ayaa markii hore bilaa Bad ahayd, waa laga xoogay Bolivia oo markii hore siisay chilli siisay meel ka mid ah Bada Bolivia 👈👈👈👈👈

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 2 หลายเดือนก่อน

    Kan majeerteen ee buka lama keeno halkan oo kale gus isaaq la dhaho6ayaa ku jira

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 2 หลายเดือนก่อน

      MJ waa kii futada gus kaa galiyey Goojacadde Futada qarso

  • @MohamedOmer-c3g
    @MohamedOmer-c3g 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia will come to our permission in red sea who can change our target all funking guys let you knows; you will be only spectators have no other job there you could not do nothing else again let you know somalinders is a powerful people must understand that

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 หลายเดือนก่อน

    Soomalia way khaldan tahay waxa ay Ethiopia ku haystaana waa khalad Ethiopia waxay Heshiis la gashay Jamhuuriyadda Somaliland hadee Jamhuuriyadda Somaliland waa waa wadan leh Xuduudo Caalami ah Ama international borders Hadii Ay Soomalia dood ka qabto Heshiis kii Somaliland iyo Ethiopia dhex maray Waxaa waa jib ah in ay kala Soomaalia kala doodo J/Somaliland
    Guul iyo Gobanimo ✅💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️👍❤️🤍💚🇪🇹💚🤍♥️✅💚🤍♥️🇪🇹💚🤍♥️👍💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️

  • @gjama9511
    @gjama9511 2 หลายเดือนก่อน

    HAWIYE WAA WADANI DHULKANA ISAGAA ISKALEH !! ISAAQ IYO DAAROOD WAA CARAB ! HAWIYOOW DHULKAAGA IYO BADAADA DIFAACO

  • @AraleMohamed-uh4ec
    @AraleMohamed-uh4ec 2 หลายเดือนก่อน

    Asc BBC DoD iyo wadatashi malahan qeyradkii somaliya waxaxzan uhayo somaliya majiro somaliya y tasho ooiskutasho adiga qaranimdadii soo cesho alaha sociliyo gaalo wexey usocdan qeyradkada waxalamashqulinayo wadiga ee kakac hurdada 😂😂😂

  • @AraleMohamed-uh4ec
    @AraleMohamed-uh4ec 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliya hanoqoto Hal qaran oo iskuduban hanoqoto hadiikale galadaiyo itopiya wey kafaidaysan 😂😂😂 somaliyey noqo qaran galadaweynotashaden somaliya😂😂😂

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂TURIKIGII MIYAA SAAN NOQDAY BADII SOMALIA 🇸🇴 MIYAA LAGU MURMAA QASAB IGU SIIYA????😂😂 XASSAN SH ASIGAA WADA IN ETHOPIA QADATO BADA OO SIIYAY BADA SOMALIA 🇸🇴 IYO IMARAD WALAAHI BILAHI TALAHI TAAS OGADA SOMALIAYEEY 🇸🇴

  • @ayanabdi7884
    @ayanabdi7884 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland will be independent whether u like it or not

    • @Ghedi1965
      @Ghedi1965 2 หลายเดือนก่อน

      Noo daaya magaca Soomaali

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ghedi1965waryee af-somaliga xaggu kayimid marka horee, Suuganta, gabayada, naxwaha af somaliga wa casimada JAMURIADA Somaliland ee Hargeisa iyo Gobolka ragga ee magalada Burco... Aqoontuu iyo xarirnimada waxeey katimid Jamuriada Somaliland midakale ma ogtahay xita Somaliland iyo Somalia ineey iskuu dhaqan aheyn afsomaliga aan idin barnaney mahiina isku dhaqan iyo aragti maniihin... Good bye Qadadweeyn one love the Republic of Somaliland and the Republic federal of Ethiopia ♥️♥️♥️

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia.gudcur.gudesa.itobiya.slaand.ayaa.waxkadhexeyan.orda.heeg.ka.dacwiya.

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 2 หลายเดือนก่อน

    DOQON KAA FAQASH SOMALIA EE FAISAL 🤣🤣🤣 JAMHUURIYADDA SOMALILAND AYUU KU WAASHAY MISKIIN

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 2 หลายเดือนก่อน

    FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH