DEG DEG SHACABKII OO FARMAAJO U KACAY IYAGOO HUB QAATAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024
  • FOLLOW DHAHA INSTAGRAM KEYGA 🙏 www.instagram....

ความคิดเห็น • 222

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  3 หลายเดือนก่อน +8

    FOLLOW DHAHA INSTAGRAM KEYGA 🙏 instagram.com/p/C7zP747Ilbu/?igsh=MWRocm82bTRwZGd0YQ==

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 3 หลายเดือนก่อน +1

      Asc subxanallaah xarmajo illahey noma soceliyo xarmajo waxuu uyimid inuu hawiye xasuqo uf

  • @mariansaid1129
    @mariansaid1129 3 หลายเดือนก่อน +18

    Masha Allah xabibul malayin markale ha guuuuuuleysto insha Allah

  • @ahmedyusuf5077
    @ahmedyusuf5077 3 หลายเดือนก่อน +8

    Yes Farmaajo Waa Madaxwayne Rasmi ah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 หลายเดือนก่อน +5

    Farmaajo, Dad iyo Dawladba Waan Uxiisnay, Dawladnimana Farmaajo kama dambaynin, Waan Uxiisnay Farmaajo ilaahay hanosoo Celiyo, amiiin amiiin🇸🇴❤️‍🩹👍

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 หลายเดือนก่อน +6

    Farmaajo waa madaxweyne daacad ah oo walibo aqoon leh inshaa allaah guulleyso farmaajo soo noqon markake inshaa allaah

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 หลายเดือนก่อน +8

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Lana-1-0B
      @Lana-1-0B 3 หลายเดือนก่อน

      اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى اهله وصحبه اجمعين❤❤❤

    • @issehassen4203
      @issehassen4203 3 หลายเดือนก่อน

      Scw Scw Scw

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 3 หลายเดือนก่อน +14

    Masha Allah xabiibul malaayiin
    xafidu laah mudane ilxun kuma aragto farmajo waa dal dhise

  • @XanseidirisaCabdi-rr2ix
    @XanseidirisaCabdi-rr2ix 3 หลายเดือนก่อน +5

    Baba MaXamed claahi farmaajo horuu soco aabo Soo noqo adoo nabada

  • @taqriidabdullaahi9811
    @taqriidabdullaahi9811 3 หลายเดือนก่อน +13

    Farmajo waa u xiidney ee ilahey hanoo soo celiyo ani waligin farmajo ayan tagetsanaa❤❤❤❤nolow farmajo

    • @Lana-1-0B
      @Lana-1-0B 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 หลายเดือนก่อน +9

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @abdikarimhussein5483
    @abdikarimhussein5483 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waa loo xiisay Farmaajo

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 3 หลายเดือนก่อน +16

    Farmaajo iyo xasan sheekh waa habeen iyo maalin. Farmaajo guul guul guul

  • @Wadanigadhabta123
    @Wadanigadhabta123 3 หลายเดือนก่อน +12

    Farmaajo waan uxiisney guul xabiibul malaayiin

    • @Lana-1-0B
      @Lana-1-0B 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤farmaajo❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 3 หลายเดือนก่อน +10

    Waan uxisnsy abe farmajo xabibil malyaan sonoqo adoo nabad ah insha allaa🤲🤲🇸🇴❤❤❤

  • @xalimomaxamed2555
    @xalimomaxamed2555 3 หลายเดือนก่อน +9

    Haa waan uxiisnay dibna hausoolabto❤

  • @HabibaAliAden
    @HabibaAliAden 3 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah xabiibul malaayiin maxamed cabdulahi farmaajo ha sonoqdo

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 3 หลายเดือนก่อน +4

    Haaaaaa waan u xiisay farmaajo

  • @asmamhd1421
    @asmamhd1421 3 หลายเดือนก่อน +12

    Farmaajo waan uxiisanay walahi

  • @ابوصابرالجيلاني
    @ابوصابرالجيلاني 3 หลายเดือนก่อน +11

    Xasan allh naga qabto

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 3 หลายเดือนก่อน +12

    Subxanalah farmaajo he is the best xabiibul malaayiin soo nogo adoo nabad ah mansha alah

  • @UbahShire-u8n
    @UbahShire-u8n 3 หลายเดือนก่อน +7

    Rabi hanooxafido frmano insha alaah

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 3 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah illahy ha noo so celiyo farmajo lantis abaar waye

  • @seynababdullahi6633
    @seynababdullahi6633 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xabiibul malayiin
    Mudane maxamed Cabdullahi maxamed Farmaajo wadanka iyo shacabka ayaa u xiisay

  • @fatimaahmedwali6838
    @fatimaahmedwali6838 3 หลายเดือนก่อน +3

    Haa warabnaa. Farmaajo. Guul

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 3 หลายเดือนก่อน +2

    Adeer. Maalintii. Farmaajo. Kursiga. Ka. Degey. Ayaa. Aniga. Mogdisho. Ka. Soo. Tagey. Oo. Ku. Soo. Laabtey. Canada 🇨🇦. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 3 หลายเดือนก่อน

      Unc da sodon sano waxay dhaafi la a dahay (timir daadi tiitiin beero)marna xaga ayay u cararayaan marna xaga ayay u cararayaan goormay dowlad nimo dhab ah iyo cadaalad dhab ah ay soomaali u baahan tahay alaahu mustacaan

  • @qamarabdullahi4418
    @qamarabdullahi4418 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mash Allah abaab farmajo 🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidamkii uu soo dhisay Farmaajo oo isku dhefka ahaa Xasan sheekh wuu baabi’iyey. Allow Somali nabad noga dhig Farmaaji noo soo celi

  • @SurprisedSkeleton-sd2eg
    @SurprisedSkeleton-sd2eg 3 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo guuleyso waligaa

  • @AnfacMohamed-qc1rd
    @AnfacMohamed-qc1rd 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sonoqo adoo nabad ah abe farmajo

  • @HalimoAbdihanshi
    @HalimoAbdihanshi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haa ❤❤❤❤ farmajo guul

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 3 หลายเดือนก่อน

    Farmajo waan uxiiisnay Una abaarsanay illaahy ha inoo soo celiyo Amiin

  • @okorontokoronto8331
    @okorontokoronto8331 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa loo xiisey wa loo darsadey Somalia ha noolato

  • @AyanNuh-e3e
    @AyanNuh-e3e 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo guul guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adama2578
    @adama2578 3 หลายเดือนก่อน

    FARMAAJO WAAN U XIISNAY WALLAAHI WAA MADAXWEYNE CAADIL AH QABIILKA FOG
    DAWLADNIMANA SI HUFAN U WADAY.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo, Waxaalaga Qaban layahay oo laga kariwaayey Waxkale iska dhaafe Qubuurihii Dadka Somaaliyeed inuu soo Faagto, Subxaanallah Allahu Mustacaan

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 3 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa allaah guuleyso ex m/w farmaajo soo noqo adoo nabad ah inshaa allaah aamiiiiin

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa wada ognanahay aabe farmaajo xabiibul malaayiin yaa ku ilaabi kara

  • @fadumomohamed-uf3lb
    @fadumomohamed-uf3lb 3 หลายเดือนก่อน +4

    Farmajo ale soo celiyo❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน

    VIVA Farmaajo GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 3 หลายเดือนก่อน

    Waan u xiisay xabiibul malaayiin mar kale insha

  • @zainab4280
    @zainab4280 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo Guuuuuuuuul Guuuuuuuuul Guuuuuuuuul
    Maashaalaah Allaha kuxafedo

  • @AbdihamidOsman-s7t
    @AbdihamidOsman-s7t 3 หลายเดือนก่อน

    Yes

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abgaal hadeey wax qaban waayeen haloo dhiibo dowlada Habagidir ayaga dad kalatey walaal siin kara bal u dhiiba Rooble guuulesta Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa xiiso ah waligey N&N ayaan ahaa ahaana doonaa

  • @KhadraAdan-x9b
    @KhadraAdan-x9b 3 หลายเดือนก่อน

    Dalku horay ayuu usoconlahaa hadii farmaajo ladaynlahaa we love xabiibu malaayiin ❤

  • @UmhanHassan
    @UmhanHassan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haa aabe farmaajo soo noqo❤❤❤❤

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 3 หลายเดือนก่อน

    Vivo nabad iyo nolol guul

  • @Hamida-29
    @Hamida-29 3 หลายเดือนก่อน

    Haa daahircalasoow iyo xulafadiisa u xiisay, because cidiisa sacad farmaajo ma xirxiri jirin,, xassan shiiq waa guuleysty maasha aallah❤

  • @DekoAhmed-eu6ts
    @DekoAhmed-eu6ts 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wan.uxsn

  • @الكويتيه-ن4ن
    @الكويتيه-ن4ن 3 หลายเดือนก่อน

    I miss him may Allah bring back inshAllah

  • @okorontokoronto8331
    @okorontokoronto8331 3 หลายเดือนก่อน +1

    Haa waa loo darsadey

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 หลายเดือนก่อน +1

    MADAXWEYNE FARMAAJO, DALKA IYO DADKA U BAAHAN.

  • @fartuundirir-g9i
    @fartuundirir-g9i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cfarmaaji allah noi soo celiyo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 หลายเดือนก่อน +1

    WARQADDAHI FARMAAJI XASSAN KU WAREEJIYAY HABEENKAAS, WAXA KA MID AHEY FEYLASHI DHULKA, FARMAAJO XASSAN KU YIRI, MAALINTI XILKA AAD IGU WAREEJISAY TAN IYO MAANTA, WAX DHUL AH OO LA BAXSHAY MA JIRO, WAA HALKII AAD UGA TAGTAYE IGA GUDDOON IYAGUNA.

  • @Fatxiyaali-h7f
    @Fatxiyaali-h7f 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo guul allow noo soo celi ❤❤❤❤

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 หลายเดือนก่อน

    MWFARMAAJO Iyo kheere joogeen
    Waxaan dareemeeynay in aan
    Wadan iyo dooladleenahay
    Hadabna waxaan noqonay
    Soolada
    Soomaaliya
    Hantideed
    Badaheeda dhaqaalaheed lagukala Dilaalo
    Amalaguka iibsado

  • @FaaraxGarane
    @FaaraxGarane 3 หลายเดือนก่อน

    Abe,sonoqo,adigo,nabada,guuuuuuuuuuuuuuuleyso,❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarhiyaFarah-k4s
    @FarhiyaFarah-k4s 3 หลายเดือนก่อน

    Farmajo guul aya leyahay ad ayan ujclhy mrki horebe waan jcla

  • @امعزوزامعزوز-ب7غ
    @امعزوزامعزوز-ب7غ 3 หลายเดือนก่อน

    farmaajo.wanu.xiisnay.aabow.sonoqo.markale❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zainabosman6991
    @zainabosman6991 3 หลายเดือนก่อน

    Kursigii Mario Bashir uu ka gatey Tanzanian.

  • @QaradGorod
    @QaradGorod 3 หลายเดือนก่อน

    Ha wauxisay

  • @Faadumocabduqaadir-kp6zm
    @Faadumocabduqaadir-kp6zm 3 หลายเดือนก่อน

    Haa farmaajo waa Dal jaceel dad jaceel masking umpteen maato daryeel

  • @MohaYare-lb6yw
    @MohaYare-lb6yw 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo guul❤

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow soo celi xabibi malayiin

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 3 หลายเดือนก่อน

    Mar kale Frmaajo.❤

  • @Mariam-k3p
    @Mariam-k3p 3 หลายเดือนก่อน

    Haa❤ 1:13

  • @mustafxasan6292
    @mustafxasan6292 3 หลายเดือนก่อน

    guuuuuuuuuuuuuuuul farmajo

  • @BollinaBolli
    @BollinaBolli 3 หลายเดือนก่อน

    Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤❤

  • @sharifam4849
    @sharifam4849 3 หลายเดือนก่อน

    Hasan sheeq guulaso

  • @hamdihikma9097
    @hamdihikma9097 3 หลายเดือนก่อน

    Farmajo guul guul

  • @xabiboilkaboqol1732
    @xabiboilkaboqol1732 2 หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 3 หลายเดือนก่อน

    Maya maya

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh 3 หลายเดือนก่อน

    Walaahaay zakiyoow rajadii soomaaliya aankalahaa waxay ìgaxumaatay markii uusòomaaliya farmaajo ķuguulaysanwaayay madaxwayna nimada

  • @fmg63772
    @fmg63772 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ar farmaajo noogeeya ar famaajo noogeeya❤❤❤❤❤❤

  • @AndiyusufGabow
    @AndiyusufGabow 2 หลายเดือนก่อน

    Asc anigu w axanjogaa qaxootiga waxan Rabi kabary in u farmajo in o no socaliyo

  • @k.j214
    @k.j214 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo ilaaheey naguma soo celsho cayayaanka baraha bulshada waa labuufinaa

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaali waxeey ku mahmaahdey ninkaad naceeyso aayar nac jeclaan doontidaa ma ogide kaa jeclaanina aayar jecloow nici doontidaa lama ogee😊😊😊

  • @JamacMaxamed-v9g
    @JamacMaxamed-v9g 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo waauxiisnay ilaah hanoo celiyo

  • @RewKey-p5p
    @RewKey-p5p 3 หลายเดือนก่อน +1

    Baraha bulshsd Dad miyaa joogo aan kuweediiyee ?

  • @xajiibraahim316
    @xajiibraahim316 3 หลายเดือนก่อน

    Haa haa

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B 3 หลายเดือนก่อน

    Wadanka farmaajuu rabaa❤❤

  • @hanadomar879
    @hanadomar879 3 หลายเดือนก่อน

    Waa uxiisney farmajo qof kale marabno

  • @AminaAhmed-m2l
    @AminaAhmed-m2l 3 หลายเดือนก่อน

    Has.bro

  • @madinamahammedabdi6038
    @madinamahammedabdi6038 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaaba qalad aheyd in uu baxo ee ilaah ha asagoo nabad qabo ah ilaah ha noo soo celiyo idinka ilaah wcsww

  • @Calimaxmed-ql4dn
    @Calimaxmed-ql4dn 3 หลายเดือนก่อน

    Waa u xiisay

  • @SiradAbdi-k2y
    @SiradAbdi-k2y 3 หลายเดือนก่อน

    Haa waan u xiisnay alha soo Celine isagoo nabad qabsa

  • @safiyajaamacsafiya1121
    @safiyajaamacsafiya1121 3 หลายเดือนก่อน

    ilaaa manta iyo malkiiii uu xilka kadagayaa kama xsiidhcna😢😢😢😢

  • @IsmaaciilIrshaad-je4mb
    @IsmaaciilIrshaad-je4mb 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ha wan.xis

  • @YussufSangy
    @YussufSangy 3 หลายเดือนก่อน

    Haa wan rabnaa farmajo

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 3 หลายเดือนก่อน

    Ben mahan qofka caqli leh o damir leh aha somali ah kuma farxayo dhibka dadkisa iyo dalkisa. Wa hadi u yahay qof jiro anu kawada shaqeno dowladnimadena iyo qqran nimadena somliyey somaliya ha nolato

  • @ubahfarah7175
    @ubahfarah7175 3 หลายเดือนก่อน

    FARMAJO guuul❤

  • @MeimunaMaimuna
    @MeimunaMaimuna 3 หลายเดือนก่อน

    Hasolaabto

  • @FarxanHassan-fk6oy
    @FarxanHassan-fk6oy 3 หลายเดือนก่อน

    Farmajo sonoqo xasan ayax nagatag

  • @abdikarimhussein5483
    @abdikarimhussein5483 3 หลายเดือนก่อน

    Waa loo xiisay❤

  • @MaryanUmuZakiya
    @MaryanUmuZakiya 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo xabiibul malaayiin

  • @ابوراشد-س9ي
    @ابوراشد-س9ي 3 หลายเดือนก่อน

    Waauxiisey

  • @k.j214
    @k.j214 3 หลายเดือนก่อน

    Xayawaan waa lagu xiraa

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 3 หลายเดือนก่อน

    Qabiil Qaran Ma Noqdo Somaliya Ha Noolaato Ha Is Raacdo

  • @Abukar-c6y
    @Abukar-c6y หลายเดือนก่อน

    Wax walbo waqtigeedda ayeey leeddahay Dadka leh farmaajo meeshiisa ma ah tankale ummad markeey wareeraan

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Farmajo wa madax weynaha soomalia alle haku xifdiyo madax weeeynehena maxamed cabdulahi farmajo guuuul