DEG DEG FAHIMA QUJE IYO RAYAN BAJAJ OO MAXKAMADA LASOTAGAY IYO HANAD OO XABSIGA LADHIGAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024
  • 25 September 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hanad iyo fihiimo Quujeba waxa Heysata Cuqubo Isaaaq, Labaduba Dadkii Waxtarey Ayey ku JisaareeN

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jabra mashaa Allaah waa Runtii Laba Mid hadaad kudadaasho waad Liibaaneysaa Xaga ALLAAH IYO XAGA WAALIDKAA. Xaga Allaah oo aad Kudadaasho Cibaadadaada, Xiriirka adiga iyo Allaah idinka dhaxeya oo aad wanaajiso. Xiriirka Waalidka oo la ilaaliyo.

  • @asmaabdi4336
    @asmaabdi4336 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Scw scw scw scw

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waax somali ka dhaqan xuun maaa arag inta baraha bulshada Aan daawaday.
    Illahay ceeybteena astuur

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walaahi ninkan way dulmiday

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hanad war kisa igama gadno wayo qofna dembi u san gelin cidna sari meyso waxaa jiro baris dhecaano😊

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxana Allah Waligeey. Maan
    👂🏽 maaglin. Mana👀 araag ruux dumara Oo ilmaa heeda
    Kadhigeysa. Ilmaa furaash🛌
    Sorry little baby boy 👦

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhh😂😂 masha alaah jabra dad waaninaayo

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 10 นาทีที่ผ่านมา

    Scw scw scw

  • @User4-p5p
    @User4-p5p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bajaj dhaqan xumada druga qurunka ha la xiro

  • @AraweeloAli-qx1mt
    @AraweeloAli-qx1mt 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cimraaan wallo qisoooyinkii mxd u joojisaay😢

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh waxkasto busnis auey u maleyn naaghn darogo ayay business u maleyn sherko

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waligay reer abtigay waan iska illaaliyaa mana caayin waayo naaskoda ayaan dhaadhyay waxay yihiina waan ahay qofkasta waa laba qabiil midka aabihii iyo midka aabihiis waliba somalidu way isku wada xidhan tahay mana fiicna collaadaha iyo ceebaha dadka in la faafiyo qofkasta alle wuu arkaa wax ka qarsoon ma jiro qofkasta oo dhibaato gaysta wuu dhadhamin ciqaabtiisa si looga abaal mariyaba waxaa jira laba xaq waa xaqulaah iyo xaqa aadamaha marka dadkan somaliyeed dhalinyarooy aan midayno qabyaalada iyo qabiilkana aan dhaafno

  • @User4-p5p
    @User4-p5p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buskut Naimo Jokar a habartay 2019 marka Calasow been video ka been sheegi jiren

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliyeey naagta qof caadiya maaha ee halaga qabto inta layswada raaco dulmi

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamed buskud nin caqli badan! Sidaas uuga digtoonow naagtaas iyo asxaabteeda yeysan kugaadin, aniga xataa boorsada iney wax lagugu xiro kusii ridaan bey rabaan baan u maleynayaa

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hanad iyo fiihiima cubadey isaaq iyo somaliland kagaleenba haysta cidii faraha laso gasha kama macaashto

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sowtii laheed 10 dollar ma haysan oo aan wax ku iibsado yaab

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gabadhan muniira aaway cidedii mey lahadasho wiilka hadey tiraahdo madhalin haduu dacwoodo socadato iney been tahay oo uu asagu dhalo wa iney u diyaargarowdo wadankas sharciga u yaala nagaha warka lawado waa danbilayaal

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Subxaanallaah. M. Buskut laftirkiisa mushkiladaan qayb buu kayahay. Ragga Soomaaliyeed waa inay cashir kuqaataan. Waayo Muniira hooyadeed oo leh gabadheyda waa laqabaa uu wadaado iyo haba haba cantarabaqash waday. Roonaan lahaydaa in uu faraha kaqaado oo gabadh asturan oo waxba ku xirnayn guursado. Kabasoo tag wixii hore hadda markey Balaayadda waday oo faafineysay inuu ka aamuso oo uusan kadaba qaadanin oo views 😢kuraadsanin xaaskiisi hore iyo wiilkiisa oo isku mashquuliyo Astaqfaar iyo Towbadkeen aaway? Buskut iyo Muniira waa isla Durbaan iyo firimbi wataan kii dhawaaq dheer ayaa la arki...Buskudow Shalay waad Talo Xumayd Xalayna waa Guure Xumayd, Saakana meeshii baad fadhidaa....Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa ha idin hanuuniyo.

  • @user-bk3mq9sz7
    @user-bk3mq9sz7 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa been rayaan saakay live ku jirtay wax hubsa