Hadii Aad Coro Leedaha marso Watane wa cajiib tani maku dhibtay Ciro karayso o isticamaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 192

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi หลายเดือนก่อน +17

    Nebiga Scw ❤hal ciro hady kaa soo moor qabriga aad u dhawaatay jzk khayr walalo ❤

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 หลายเดือนก่อน

      17 jiro ciro leh baa jiree

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @friendly-zp6np
      @friendly-zp6np 5 วันที่ผ่านมา

      Sallalaahu calahi wasallam

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 หลายเดือนก่อน +4

    Cirada qofkii iimaanleh wuu ku farxaa wixii aan iimaan lahayn baa ka naxa ciradu cimri weeye cimriganailaahbaa qofka gaarsiiya dadbaaba iyagoon ciro gaarin dhinta alxamdulillaahi rabilcaalamiin

  • @MOOLIF00
    @MOOLIF00 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha Allah habo bulshada Somalida waxfiican ayaad usogudbisaah, mahadsanid howsha aad nosogudbiso

  • @suususharaf7353
    @suususharaf7353 35 นาทีที่ผ่านมา

    Habo hadalkaga wanaagsan ba iqanciyay iyo faidada aad sogudbisay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoHalima-dd4vb
    @SacdiyoHalima-dd4vb หลายเดือนก่อน +8

    Ciro waa cawiyo Ayaan WALLAAHI zahray in aanan Kala jeclayn

    • @user-vz9qv8zw2r
      @user-vz9qv8zw2r หลายเดือนก่อน

      Waa runtaada afkaaga dhaay geelong iyo malab saafi ah lagu qabay❤

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada หลายเดือนก่อน +2

    مشاءالله تبارك الله

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 หลายเดือนก่อน +4

    Ciradu waa dabiici waana caafimad. Nature wax ka fiican ma leh

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaa Allaah Sahra Kiin!!!!!
    Guuleeyso. Macaanto

  • @FartuunAxmed-hp6dk
    @FartuunAxmed-hp6dk 17 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 หลายเดือนก่อน +3

    Maanshallah sahray dhegayaraa malashiidayaa walal midakale tamaadhada biyaheeda makukariyaa

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 หลายเดือนก่อน +3

    MashAllah shukran ❤❤❤

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 หลายเดือนก่อน +2

    Khayr Allaha ku siiyo
    Anigay fara kulul igu haysaa

  • @shariifojama9042
    @shariifojama9042 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Shukran Abayo ❤❤❤😊

  • @kubra8
    @kubra8 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah mahadsanid wallo, caleenta shaahu ma ayi caleen shaahbaa oo madawbaa, mise waa caleentaan liptop oo imika haysid?

  • @cabdirahmancabdulle3015
    @cabdirahmancabdulle3015 หลายเดือนก่อน

    Walaal midabkeey noqee matkaan intaamariyo midabka rasmigaa eeynoqonayaan sosheeg.
    Mahadsanid

  • @hfg2420
    @hfg2420 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خير اختي في الله ❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaomar6023
    @fatumaomar6023 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you very much sister ❤

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 หลายเดือนก่อน +3

    Maanshallah waa good news

  • @user-qd8sc8sp6g
    @user-qd8sc8sp6g หลายเดือนก่อน +2

    Mansha alah

  • @oubahdararibrahim9757
    @oubahdararibrahim9757 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah thanks

  • @KhadraOsmanMahamud
    @KhadraOsmanMahamud หลายเดือนก่อน +1

    Mashalaah Mashalaah walal qaali Allaha kuiifdiyo ❤❤❤❤

  • @yasminsheikh2303
    @yasminsheikh2303 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaki Allahu khayr Ukhti

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤waad mahadsantahay bal waan tijaabinayaa❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allah Sahro kiin waan soo tijaabin inshaa allah

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 หลายเดือนก่อน

    shukran hbo

  • @mohamedaidroos
    @mohamedaidroos หลายเดือนก่อน

    Asc walaale dhago yare mashiidan yahay mise isagoon shiidnen miyaa meeqo maal mood ayay iskubadslayaan markeey isbadalaan misii wadaysaa mise waad wadaysa?

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 หลายเดือนก่อน +2

    Ciradu ma ceeb baa?? Waa cimri ilaah ku seeyay iska daaya dawada waa dambi ❤

  • @yasminsheikh2303
    @yasminsheikh2303 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha Allah

  • @mohamedshuayb54321
    @mohamedshuayb54321 หลายเดือนก่อน +2

    masha allah you are beautiful ❤❤❤❤❤

  • @zamzamzamzam7915
    @zamzamzamzam7915 หลายเดือนก่อน +1

    Waan ku saray. Xabibti. Jizakalahu qeyran

  • @nafisaabud5729
    @nafisaabud5729 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah qeer Allah kusiiya

  • @lionlibaax1032
    @lionlibaax1032 หลายเดือนก่อน

    Masha allah aniga shuunka ayee iga gashay

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤❤❤

  • @ibrahimisaq5906
    @ibrahimisaq5906 หลายเดือนก่อน

    Habo kawaran malin kasto hadii aan marsado dhib miyaa iga imaanayo?

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 หลายเดือนก่อน +2

    Waan wada leenay Walaashey qaali Walaashey Iga ween hal xabo ma lah anigane dhafoorada weey i ciroowdey

    • @cabdicasiisfaarax6298
      @cabdicasiisfaarax6298 หลายเดือนก่อน

      Aniga 17 igu bilawday 25 dadkaa arkay da maaha

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakilahukhayran wall

  • @saciidomire6372
    @saciidomire6372 23 วันที่ผ่านมา

    Maashaa alaah

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 หลายเดือนก่อน

    Abaayo waa aye caleen thank you

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk ciro kooryay cudur noqota qof nasiib leh yaa gaara ee kiineey wax kale noo sheeg

  • @user-ff2xw5dp9x
    @user-ff2xw5dp9x หลายเดือนก่อน +1

    Thank you sister 💝

  • @user-pr2iw1pp2t
    @user-pr2iw1pp2t หลายเดือนก่อน

    Mashalla ❤❤

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 หลายเดือนก่อน

    M.a تسلم ايدك❤

  • @سميرة-ط6ذ
    @سميرة-ط6ذ หลายเดือนก่อน

    Maa shaa Allaaah habo thank you

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 หลายเดือนก่อน

    Kkk adig 20 baashegey 6 jirkeyg waa igutaley

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 15 วันที่ผ่านมา

    Waa run dadku isku da kuma ciraystaan

  • @AfrahAlsomali
    @AfrahAlsomali หลายเดือนก่อน

    Walal dhagayaraha miyan ridqaa mahadsanid

  • @luulaabdi3796
    @luulaabdi3796 หลายเดือนก่อน

    Timahayga oo xine ku jiro ma marin karaa!? Bal ii sheega?

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 หลายเดือนก่อน

    Maxaan la dhacdhacaa kursi jabay ayaan ku fadhiyaa

  • @FarhiyoMohamud-ht6fq
    @FarhiyoMohamud-ht6fq หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaaah kkkkkkkk 50 jir ama kaweyn kkkkk

  • @khaliilmaxud2928
    @khaliilmaxud2928 หลายเดือนก่อน

    Maashaa'allah faraxley aad tahay shukran❤❤❤

  • @sahramaxmud7903
    @sahramaxmud7903 หลายเดือนก่อน

    Mashaa.allaah soovwad circumstances dadka waa dhibtaye

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Haadaada. Maxaada. Iyo. Haadii. Kaale. Ma kool. Baa. Jiinaya. Daad. Haala. Igolaado

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w หลายเดือนก่อน

    Boqol iskadaye boqolal bad uqalanta xbbti

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd หลายเดือนก่อน

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @sumiyamahamed846
    @sumiyamahamed846 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah habo thnks ❤🔥

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you ❤️❤️❤️

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi หลายเดือนก่อน +1

    Sy insha Allah dheh❤walal

  • @shugrimohamed2013
    @shugrimohamed2013 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAH WALAALO 😂😂😂😂😂😂😂😂 FARIIT❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanibrahim6706
    @abdirahmanibrahim6706 หลายเดือนก่อน +1

    Arinkaan Qofkii soo sameeyey ee kusoo guuleystey iisoo sheega ciro waxey igasoo baxdey anigoo 30 jir gaarin sorry

  • @ifrahmuhidin3583
    @ifrahmuhidin3583 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah habo❤mahadsanid

  • @cabdigedi8145
    @cabdigedi8145 หลายเดือนก่อน

    Jawaabta habaryar waan ku soo sheegi donaa Inshalah

  • @beyle2002
    @beyle2002 หลายเดือนก่อน +1

    you are so funny wallaahi i love you,

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 หลายเดือนก่อน

    Meelkasta markaatidhi wanqoslay thanks Sahra kin

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 หลายเดือนก่อน

    Yaanyada ma Lagu karinayaa

  • @hfg2420
    @hfg2420 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤

  • @rageweli1703
    @rageweli1703 13 วันที่ผ่านมา

    CIRO A YAA I DHIBTAY

  • @rageweli1703
    @rageweli1703 13 วันที่ผ่านมา

    WALAL ILHADAL

  • @FartuunAxmed-hp6dk
    @FartuunAxmed-hp6dk 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-im8om7sf3v
    @user-im8om7sf3v หลายเดือนก่อน

    Mashallh beautiful sisters I’ll Terry thank you

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน

    Subuxaan Allaah cirada waa cimiri ilaahaya ku gaadha siiye maxaa ula dagaalamayasaan 🥹

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 หลายเดือนก่อน

    Xinahaba buni ayu kadhigaya maxey isdhaman hadan lamarsado xinaha.

  • @HodanMuse-c7w
    @HodanMuse-c7w หลายเดือนก่อน

    ASX WA RUNTA SAHAR KIIN

  • @ahmedmahamed9676
    @ahmedmahamed9676 หลายเดือนก่อน

    Ciro iyo dada maxaa iska galay anoo 27 jiray inta hore wlhi i cadaatay yaab

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 หลายเดือนก่อน

    Waa cimri dheeri ciro

  • @سميرة-ط6ذ
    @سميرة-ط6ذ หลายเดือนก่อน

    Habo tima cuncunka maxaa ufiican

  • @ju4965
    @ju4965 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah habo❤ thanks

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Mashallah Mashallah abayo 👍 👏 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qalbinuura1263
    @qalbinuura1263 หลายเดือนก่อน

    Wan tiyaabinay insha allah thankis

  • @abdihussein5103
    @abdihussein5103 หลายเดือนก่อน

    Scw walaalo kamarada hagaaji

  • @AsliAbdullahi-ov6cq
    @AsliAbdullahi-ov6cq หลายเดือนก่อน

    Maashllh thank u ❤

  • @FarhiyoMohamud-ht6fq
    @FarhiyoMohamud-ht6fq หลายเดือนก่อน

    Kkkkk masha allaah

  • @HamdishafiAinab-ce2uk
    @HamdishafiAinab-ce2uk หลายเดือนก่อน

    Baarakallaah

  • @ibrahimabdullahim5997
    @ibrahimabdullahim5997 หลายเดือนก่อน

    Calenta Shaah lee soo ma ahan mid bakada ku jirto ma Muhiimbaa

  • @user-lp3di9iq7b
    @user-lp3di9iq7b หลายเดือนก่อน

    😮haaaa

  • @hodanhassan9992
    @hodanhassan9992 หลายเดือนก่อน

    Asc wll timaha daciifo maxaa lagu suubiyaa bal kasoo hadal xxbt

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 หลายเดือนก่อน

    Wankuusameeyay Axyaa Sahra kiin walahi intaba dhac dhac dhac.

  • @asiaahmed5380
    @asiaahmed5380 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid hbo mcn you are funny❤😅

  • @dhoofodrye5474
    @dhoofodrye5474 หลายเดือนก่อน

    THANK YOU You

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much 😊

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah baarakallah walaashay Sahra Kiin waa kusalaamey xabiibtii waa iga qoslisey run ahaantii kkkkkkkkkk

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q หลายเดือนก่อน

    Ciro xanuun maaha lalamana dhacdhacee ilashbaa keena wuxuu kuu ikhtaaraa kheyrku ku jiraa .

  • @MohamedNasro-zt2lp
    @MohamedNasro-zt2lp หลายเดือนก่อน

    O ciro haduu eebe ku igadhsiiyay maxan ku diid

  • @ju4965
    @ju4965 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 หลายเดือนก่อน

    Ciradiibaa dacwo laga yahy miyaa

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 หลายเดือนก่อน

    Asc, Maama Nin Dhalinyaro Ayaan Ahay Hadana Ciro Ayaa I Ciishay Khaasatan Gadhka. Sidaa daraadeed Gadhka Mala Marsankaraa? Madoobeysadiina Waan Baqay Xaga Diinta.

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 หลายเดือนก่อน

      Cirada mid kubdhacda jirta ayagoo yar soo maa maqlayn garda waaku buufinkarta, meeqa jirta habaryar haka baqin

  • @AliMohajim
    @AliMohajim หลายเดือนก่อน

    Ciro lala dhacdhacaayo weligey ma arag😂😂😂😂😂😂😂😂xanuun mey ledahay

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 หลายเดือนก่อน

    I'll try Insha Allaah

  • @FalisMohamed-uz6vq
    @FalisMohamed-uz6vq หลายเดือนก่อน

    Masha allaaah habo qaali