SIDAAN UDIYAARIYAY HOSPITAL BAGA / WHAT’S IN MY HOSPITAL BAG?👶

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @simansitaaraa722
    @simansitaaraa722 3 ปีที่แล้ว +586

    Amiira in aay wiil dhali rabta dharka bluga inta ila fahamty like ii saar 😀

    • @samsamiito1382
      @samsamiito1382 3 ปีที่แล้ว +3

      Aniguba dharkaas wiilka markan dhalayay ayaaan ugaday

    • @fartunosman8628
      @fartunosman8628 3 ปีที่แล้ว +2

      Gabar waye😂iyada ugu tala gashay ina aragno dharka bluga kkkkkk

    • @maryanhassan5236
      @maryanhassan5236 3 ปีที่แล้ว +1

      Ani xitaa saas isdhahy

    • @sumadqaran
      @sumadqaran 3 ปีที่แล้ว +6

      @@fartunosman8628 gabadh iyo wiil waa isku mid alx intii uu illahay siiyay. Dadbaan midna dhalin.

    • @muniramohamed788
      @muniramohamed788 3 ปีที่แล้ว

      @@sumadqaran sax abaayo

  • @adoontiialle1485
    @adoontiialle1485 3 ปีที่แล้ว +258

    Wil hadad dhasho Mohamed ubixi nabiga xabiibkeena magacisa ubixi

  • @hiba_tullah6179
    @hiba_tullah6179 3 ปีที่แล้ว +174

    Amiira waligey meeshada comment kama bixinin waxaa jeclestay inaan kuu sheego saliga nabi (ibraahimiyada) aad u badso wlhi wax badan ey kuu fududeenee insha Allah

    • @zeynabomar1703
      @zeynabomar1703 3 ปีที่แล้ว +1

      hiba _tullah saliga nabiga ibrahimiyada maxaa ula jedaa

    • @khadraali7062
      @khadraali7062 3 ปีที่แล้ว +1

      Saliga nabi mahamed woo ku jira nabi ibrahim xitaa wada caali ibrahim

    • @hiba_tullah6179
      @hiba_tullah6179 3 ปีที่แล้ว +2

      Saliga nabiga hadaa aqrisid wax walba wey kuu fududaanayan

    • @ubahahmed8709
      @ubahahmed8709 3 ปีที่แล้ว +1

      Inti so dhaw oo.an aniga kamid ahay aya u faidesay wlshey shukrn

    • @khadraali7062
      @khadraali7062 3 ปีที่แล้ว

      @@ubahahmed8709 u niyey ino alle ku fududeenayo insha.allah wad dhale

  • @samiiroqurux7815
    @samiiroqurux7815 3 ปีที่แล้ว +87

    Aniga,waxan ahy xamil oo ugub ah waxana kujira bishi 9 lat iiso duceya wllyl🙏

    • @marizaxaajigaduud3060
      @marizaxaajigaduud3060 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilahy haku fududeyo xbti mcn insha allah afar indho is egaya

    • @truelife6820
      @truelife6820 3 ปีที่แล้ว +1

      Abyo allha kuufududeeyo

    • @munobile6851
      @munobile6851 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay naguma dhibo foosha insha allaah

    • @isnaquruxfarah605
      @isnaquruxfarah605 3 ปีที่แล้ว +1

      Allaha inofududeyo xabibty

    • @sahrasaed5417
      @sahrasaed5417 3 ปีที่แล้ว +1

      Maansha allh alle haku fudeedyo ila soo wadaag waxed dhasho xagee danqabtey

  • @nimraazdgg5345
    @nimraazdgg5345 3 ปีที่แล้ว +75

    Safar ayn ahye iso duceeya asxbul commentiyow

    • @zahramohamedhasan2787
      @zahramohamedhasan2787 3 ปีที่แล้ว

      Safarkaga alaha ku fududeyo

    • @malabey197
      @malabey197 3 ปีที่แล้ว

      Safar salaama walal nabad ALLAH hakugu geeyo mesha rabtid ee Anne iso duceey Insha'ALLAH

    • @samsamqaali8360
      @samsamqaali8360 3 ปีที่แล้ว

      Kaa waxa laa dheeha xafaad hoose asatuur kaasatumad

    • @darikosman9754
      @darikosman9754 3 ปีที่แล้ว

      uuiuii8u8

    • @darikosman9754
      @darikosman9754 3 ปีที่แล้ว

      @@zahramohamedhasan2787 ui

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +136

    Amira inta ila jeecel like isaar

  • @queeenqueen4843
    @queeenqueen4843 3 ปีที่แล้ว +73

    😂😂😂😂 Gbdhahena Lee Is Fahmeeno Hoos Xafidka

  • @ummukhansaachannel9158
    @ummukhansaachannel9158 3 ปีที่แล้ว +16

    inta geed hoosti kudhalatay like isara ❤

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 3 ปีที่แล้ว +27

    Masha allah ♥ alow ku fududey waley wa xanun wan somaray hadana bilkadib insha allah alow nofududey dhaman inta dhaleyso yaah allah ❤🤲🙏🤲shugran kan calosha laguxiro waba radinaye

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 3 ปีที่แล้ว +46

    Xabibti amiiradeeda Allah ku fududeeyo xayati afar indhoot is jacel yaa rab 🤲mukulaal mantagtay Allah ku kaso ❤️🥰

    • @marwanaima257
      @marwanaima257 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin Allah u fududeyo iyada Iyo inta Muslim o dhaleyso Insha alah

    • @shaymaashire8584
      @shaymaashire8584 3 ปีที่แล้ว

      @najma cadey mcnto ilahay hakuu fududeeyo

    • @faatmachannel7717
      @faatmachannel7717 3 ปีที่แล้ว +2

      @najma cadey abayo Allah ku fududeeyo yarab afar indhoot is jecel Allah ku kaso yarab

    • @qaalidumar1591
      @qaalidumar1591 3 ปีที่แล้ว

      Amira waxaad ilowday hair comb and little towel for wet hair

    • @qaalidumar1591
      @qaalidumar1591 3 ปีที่แล้ว

      And nail polish

  • @queenimaan5156
    @queenimaan5156 3 ปีที่แล้ว +19

    Wlhi anaa la faiday mahadsanid amiira after 2weeks xaronaya ilaah haka ajir siiyo hana ku fududeyo qaliyey asxaabey anina isoduceya 🥰🥰

  • @roorymo5841
    @roorymo5841 3 ปีที่แล้ว +38

    Abaayo dharka iska dhaq intanad babiga u galin

  • @xanaanxusen4948
    @xanaanxusen4948 3 ปีที่แล้ว +45

    Allow inta heysaniin sii aniga iyo inta hesaniin allha siiyo adigane allha ku fudeeyo anigane isooduceey in allha isiiyo caruur qeeyr badan will iyo gabdho aminta iraciiya asxabta qaligaha

    • @munobile6851
      @munobile6851 3 ปีที่แล้ว

      Amin Amin Amin ilaahay haku siyo abaayo

    • @qalbinuura8340
      @qalbinuura8340 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin alle haku siiyo

    • @idrisabdi5002
      @idrisabdi5002 3 ปีที่แล้ว

      Allow kusiyo inshallah

    • @hoodoali7560
      @hoodoali7560 3 ปีที่แล้ว +2

      Alle haku siyo wll awlaad aad ku farxado anagana alle hanoo fudaydiyo waa ilmihii igu horeyey cabsi wlhi illahow noo fudaydid

    • @marizaxaajigaduud3060
      @marizaxaajigaduud3060 3 ปีที่แล้ว

      Ameen ya rabi

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko 3 ปีที่แล้ว +50

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeena booqato xaasinimada mafiicno walaal ama abaayo

  • @deqoali5101
    @deqoali5101 3 ปีที่แล้ว +1

    Marky dhashy ka dib inta dawa nayso like

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 3 ปีที่แล้ว +6

    5 caruur ayaan qaliin ku dhalay Wallahi waa dhibaato lakiin Alxamdullilah Alle kuuma baahiyo qallin

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 2 ปีที่แล้ว

      Oo afar inay ugu badan tahay ban mooday mise mataano baa ku jira wlle.

  • @miskihassanali6335
    @miskihassanali6335 3 ปีที่แล้ว +7

    Alx waan dhalay abaayo adigane alaha kuu fududeeyo iyo intii kaloo uurleh

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiira inta taageerto maanta la arkaa inta taageerto ayaa la arkaa like dhac dhac dhac ku sii ✌😎❤😎😊🤗🙂🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍

  • @sahraaxmed9929
    @sahraaxmed9929 3 ปีที่แล้ว +9

    Kkkkk amiiro inaad hooyo noqonrabto masha allah daada balaga kasaa masha allah wax qayr qabo oo caafimad aj allahkusiiyo

  • @munirakhalil5240
    @munirakhalil5240 3 ปีที่แล้ว +21

    Amiiro abayo illhy nabad ha kugu kala keno inshaallah ❤

    • @simancali6954
      @simancali6954 3 ปีที่แล้ว

      Walalaw adiga waakulayaba meelkasta matagantahay

    • @munirakhalil5240
      @munirakhalil5240 3 ปีที่แล้ว

      @@simancali6954 hhh adi melwalbo jogo maxa ku dhige

  • @kaiffayare5
    @kaiffayare5 3 ปีที่แล้ว +21

    *Abaayo ilahay hano wada fududeeyo dhammaan inTa is sidda"* 🤲

  • @hibaqadan5726
    @hibaqadan5726 3 ปีที่แล้ว +12

    Amiira xppty marki ilahay ku kala keeno umusha kujirtiid hanaga cajisiin yah waan ku xiisii donaa wllhi😒wax lee no so duub abyo ilahay haku fududeeyo💖

  • @amalabdulrahma6973
    @amalabdulrahma6973 3 ปีที่แล้ว +23

    Gabadhi madhashada kugu caysay abal marinteda illah kusiyay asabru jamiil

  • @ubahsheikh5095
    @ubahsheikh5095 3 ปีที่แล้ว +17

    8 bilood ayankujira waxyar aya iiharey isoduceeya asxaabey ducadiina ilahy haiiaqbalo inshaallh ugub ayan ahay hadaa iguhoreysaa 🥰🙏🤲🤲🤲

    • @hanideeq9482
      @hanideeq9482 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilahow ku fudude afar indhod o nabad ah Allaha indinka dhigo abayo

    • @deimanqurux4120
      @deimanqurux4120 3 ปีที่แล้ว

      Ilahey hakufudadeyo mcny ani 9 month wayidamaty 5dys kudari mantx walina fol imaqabanin isoduceya

    • @hanideeq9482
      @hanideeq9482 3 ปีที่แล้ว

      @@deimanqurux4120 dhamantin Allah idiin fududeyo afar indhod o isjecel insha Allah

    • @iskufilangagalejhn2387
      @iskufilangagalejhn2387 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha nii wada fududeeyo dhamaantiin Abaayo🥰

    • @HamdisharifCadow
      @HamdisharifCadow 3 ปีที่แล้ว

      @@deimanqurux4120 illahay haku fududeyo socodka badi insha allah walashy

  • @somliyeytoos5072
    @somliyeytoos5072 3 ปีที่แล้ว +3

    Baby boy Mansha allah ❤️🥰 nabad iyo caafimad kudhal quruxey ilmo baari ah oo caafimad qaba muslim diintiisa ku dhagan alle hakaaga dhigo

  • @hamdimohammedabdi7266
    @hamdimohammedabdi7266 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha alaah ilaahey hanoo fududeyo bisha 2aad cml aa kuadanahay ilaahey amiira iyo inta ila mida hanoo fududeyo 🤲

  • @somaligirls6259
    @somaligirls6259 3 ปีที่แล้ว +40

    🤣🤣 amiiro kastumada saad u qarqarineyso qosol igu dishay🤣. Ilaahay nabad ha kugu kala keeno abyo aamin❤❤.

  • @nafiisshariifsaudi7594
    @nafiisshariifsaudi7594 3 ปีที่แล้ว +18

    Adoo wiil dhaly baan kuriyooday habeen hore
    Nabad qab allh kugu keeeno wlashy

    • @cudoonqueen6272
      @cudoonqueen6272 3 ปีที่แล้ว +5

      Dharkaa blue aa aragtee waku riyodhee maa dhehee saxibey😂😂😂😂😂😂😂

    • @nafiisshariifsaudi7594
      @nafiisshariifsaudi7594 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cudoonqueen6272 abyoo runty wye

    • @freemeditation4577
      @freemeditation4577 3 ปีที่แล้ว +2

      @@cudoonqueen6272 qarxiska intas la eg max a waaye 😂😂

  • @muniiradaganeey3038
    @muniiradaganeey3038 3 ปีที่แล้ว +17

    Ilaaheey Hanooo wada fududeeyo Aniga iyo inta ila mid Ah i.A

  • @mariamahmed3352
    @mariamahmed3352 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha’allah wiil ayaa wadaa Amiira blue waaye dharka dhan marka mabruuk ayan ku leeyahe 😍🥰❤️

  • @fathimohamed7915
    @fathimohamed7915 3 ปีที่แล้ว +17

    Bisha 4 Aad Ku Aadaha Allaha ii fududeyo Iyo Dhaman Intiii islaama 🤲

    • @umumaxamedamiin7836
      @umumaxamedamiin7836 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin xbbti isku mid nahy

    • @umumaxamedamiin7836
      @umumaxamedamiin7836 3 ปีที่แล้ว +1

      ilahy hano wada fududeeyo dhamnteen

    • @malabey197
      @malabey197 3 ปีที่แล้ว

      Aamin Abayo anna meshaan 12ad dhamadkeeda hduu ALLE idmo

    • @fatma8069
      @fatma8069 3 ปีที่แล้ว +1

      Bisha 3xaad baan kuadnahay waana daalay Allah hanoo fududeeyo dhamaan

    • @malabey197
      @malabey197 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @istaahilhassan3064
    @istaahilhassan3064 3 ปีที่แล้ว +6

    Illah hanoo fududeeyo dhamanteen insha allah 🤲🤲

  • @fardawsaabdulqadir1713
    @fardawsaabdulqadir1713 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ilahey haku fududeyo amiin xabibti amira bela quruxey ilahey haku xafido❤❤❤😘😘😘👍👍👍💯💯💯🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💋

  • @dahaboliahabdi9077
    @dahaboliahabdi9077 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah may Allah protect you from the evils eyes inashallah)

  • @sultanahb.sultan4086
    @sultanahb.sultan4086 3 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah wlhi Ubadku waa Farxad Marka uu sidaa madaxa ula soo baxo ayaad farxadii aduunka dareemaysaa Alhmdulilah Aniga hadda hal wiil ayaan haysataa 2 months ayuu jiraa Alle hayno xifdiyo intii Aan haysana Alle ha siiyo

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah Amira cute & funny☺
    10:20 calisha dhan qol iyo barsad!!!🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 cadi matihid

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 ปีที่แล้ว +11

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 7k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲ji

  • @msshooda1545
    @msshooda1545 3 ปีที่แล้ว +2

    MAsha Allaah Amiira farxada wajigaaga kamuuqata io isdiyaarinta quruxda badan aan kaheley wllhi Masha Allaah ilaahey hakufududeyo farxadadana Alle hakusiyadiyo inta heesana Alle hasiiyo mcnto farxad bdn oo waarto💋❤

  • @naimaisse6469
    @naimaisse6469 3 ปีที่แล้ว +5

    Insha allah waxn sugnaba adoo cafmad qaba iyo nunahag oo cafmad qaba amiro qurux mukulal matagtay alla haka dhigo

  • @intisaamisak
    @intisaamisak 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga in sha allah waxaan rajaynaa mar dhow inaan umulo wax badan ayaan kaa faaiday hadaan suuqa adayaa in sha allah

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa ka faiday abyo 6 bil i harty cafimaad ilhy ha igu dhameeyo ani iyo bbyga curadka❤🤲

  • @cudoonbarwaaqo7314
    @cudoonbarwaaqo7314 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah xbibti illahey hakuu fududeeyo anagane safka kusoo jirnaa insha Allah dhamanten illahey hanoo fududeyo🥰🥰🥰

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahow amiraa ifudude yarab ayado waxnyar daremin muluq inshallah macaney❤️❤️🤲🤲🤲ya allah walsheyda wanagsan ilmo kher qaba sii zowkda bari oga diig. 💕💕💝

  • @ayosupp6268
    @ayosupp6268 3 ปีที่แล้ว +34

    Ala waalahay ana ugu horeeya Ma aaminsani inaan ugu horeeyo maanta Inta iga dambaysa Liketa Bilaa caleek 😍

  • @umu_muharas
    @umu_muharas 3 ปีที่แล้ว +1

    Niyadaad alle haku yeeelo macanto

  • @ismasudi3540
    @ismasudi3540 3 ปีที่แล้ว +2

    Abayo ilahay haku fudeeyo fuusha abyo amiira suunka caloosha iisheeg wapseega aa ka gadatay abayo adiga oo mahadsan 🙏❤️

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 3 ปีที่แล้ว +4

    Wcs abyo qurux illah haku fududeyo fosha we dhashay moye we folalane in an la dhihin ayan alle kaga barya walasheyda qali ah

  • @roodawaleed1934
    @roodawaleed1934 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiiromardaadi9550
    @samiiromardaadi9550 3 ปีที่แล้ว +1

    Allha kuu fududeyo abaayo umushii is xabarto allha kaa dhigo qaali riyadad rabi ha kuu rumeyo

  • @adoontiallen986
    @adoontiallen986 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo amiira cadey Allaha kufududeyo awlad kheyr qabto Allaha kusiiyo oo hakaga dhigo kuwa barakesan insha Allah sifudud iyo adgo nabad ayan kurajenaya 🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @hamdiabdirahiim6507
    @hamdiabdirahiim6507 3 ปีที่แล้ว +3

    Intiiy ila sigeeysay like

  • @mariammoha4756
    @mariammoha4756 3 ปีที่แล้ว +4

    Ani diracyada jinyeer kutosha cinjirka uudabcaa hadhow diraca zurku ka weynana💛

    • @iskufilangagalejhn2387
      @iskufilangagalejhn2387 3 ปีที่แล้ว

      Jinyeerka xagee uga tolee Abaayo

    • @mariammoha4756
      @mariammoha4756 3 ปีที่แล้ว +1

      Laabta xppti mesha labada nas udhaxayzo jinyeer lagu tola zazle ufure wazineh🤗

    • @onlyqueen7405
      @onlyqueen7405 3 ปีที่แล้ว

      @@mariammoha4756 mashaalaah taasna wa caqli🥰

  • @filsandaahir1365
    @filsandaahir1365 3 ปีที่แล้ว +1

    Xapipty qaaali amiira qurux alle haku fududeeyo afar indhood iyo abshir alle haka dhigo, anne iso duceey qaaali waxba kama dambenayo iyo inta ila midka ah allaha no saqiro 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤

  • @umamabubakarcismaan5058
    @umamabubakarcismaan5058 3 ปีที่แล้ว

    Lol mansha Allah sis

  • @malabey197
    @malabey197 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiirooy waasoo dhawaanay ALLAH hanoo fududeeyo 💝

  • @qadiijoqaaliumuraashid9748
    @qadiijoqaaliumuraashid9748 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga neh sefka ku so jirna Allah no wada fududeeyo abayo

  • @miimicady5520
    @miimicady5520 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a abyo farxada kaa muqata baan la dhacay hyo qiimo badan baa thy amiiro cdy ilhy haku dhaafo afar indhood oo nabada insha alh 🤩🤩😘😘

  • @daganlovehoyofatima1203
    @daganlovehoyofatima1203 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bby boy welcome to the world hbo Nabad kusodhalo hbo❤️🙏🏼🙏🏼

  • @noloshafarxadaqosyska6409
    @noloshafarxadaqosyska6409 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhamaanteena alle ha noo fududeeyo 37 week ahay alx 2 weeks ii dhmn ii so duceeyo

  • @nuurtomacalin6672
    @nuurtomacalin6672 3 ปีที่แล้ว +1

    masha.allah abyo allaha ku fududeeyo mukulaal matakte allaha kaaga dhigo insha.alllaaàh

  • @xuriyoxasan2829
    @xuriyoxasan2829 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo alaha kufududeyo mcnto amiira anigana isi duceey inu ilah isiyo owlaad qeer qabo mudo 4sano aya liqaba ducada wa xagina walalaheyga qaliga

    • @kaaahanuura6938
      @kaaahanuura6938 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay haku siyo mcnTo waad hlaysa baryada rabbi badi

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 ปีที่แล้ว +10

    Amira qurux gabar hada dashow mar mar zeinab ogu yeer😅😂😂koloba oma bixineyside wa ku oge🤣🤣🤣😅😂😂😂💕

  • @ladanmoo885
    @ladanmoo885 2 ปีที่แล้ว

    Ma Asim maanta waa sanad habo ifka raaxo ku waar💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Aabyo amiir Casey masha Allah tabrikllha ilahey haku fududeyo adigo nabatqabti ilahey hakula keeno insha Allah Aamiin Aamiin Yaa rabi keep going Aabyo macan ❤❤❤❤❤❤

  • @hamdaalimohammed6746
    @hamdaalimohammed6746 3 ปีที่แล้ว +22

    Ilahy hakufududeyo adiga iyo anigaba iyo intii xamilo ah waxaa idhiman wax yar isoduceeye wllaheey

    • @marwanaima257
      @marwanaima257 3 ปีที่แล้ว +1

      Allah idin fududeyo dhamantiina Insha Allah

    • @cqaadiraxmed9363
      @cqaadiraxmed9363 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilaaheey ha idin fududeeyo inta xaamilada ah aniga alxamdulilah waan dhalay 6maalin ka hor insha Allah idinkane ilaaheey ayaa idin fududeenaayo

    • @hamdaalimohammed6746
      @hamdaalimohammed6746 3 ปีที่แล้ว

      Amiin abaayo mcnto thanks

    • @najaxhena
      @najaxhena 3 ปีที่แล้ว

      Alle haku fududeyo adiga iyo wixi xaamilaba aniga macal waa dhali raba iso duceya azxpey

  • @hidaayatifow7847
    @hidaayatifow7847 3 ปีที่แล้ว +4

    😥abyo amiiro canuga soo socda ilaah nabd hakgu keeno wlehi aad baa u iLmo jecshhey dadko idiL baa jeceL lk sidaad ugu firfircontahe ka heley m.a isago dhln baa waa u shnleyna dhhosa😥 ilaaahey 4indhod oo nabad ah idinka dhigo i.a io kuwa kale ee walalada la noqono raba ba 😘🔥 alh ku dhowroh o kuwi dalkoda dadkoda io dintoda anafca kaga dhigo😒 wlhei si qaLpiyan kugu duceyae alh ku aqpalo

  • @ilwaadplaymusica3818
    @ilwaadplaymusica3818 3 ปีที่แล้ว +2

    Alhm ana hdn ahay bishi 4aad Gali rba wlhi wx bdn ka faiday wa mahadsan Tahay cdey ilahay nabad hakugu kala keeno ana alle hy fudaydsho. Ana iso duceeya😢💋💋🌎🌎🌎

  • @HanaanSooma
    @HanaanSooma 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiin adigana ilaahey hku fududeeyo ana ilaahey hay fududeeyo🤲❤

  • @wariisbashiir3372
    @wariisbashiir3372 3 ปีที่แล้ว +4

    Calshaa qol iyo barse noqonee kulaah🤣🤣😅 adne ku dhaag hadloysaa amiraa ma naga jogtido😁🤣

  • @nawelnalka
    @nawelnalka 3 ปีที่แล้ว +6

    Ani maraka dhalyay wilkyga igu horeyay waxn qaty dharka nunaha iyo 2bo dirac 😅aqoon dhan ma ulaheen wlhi salac aduunka isbitalka kabo la gashto ma laheen marka folanayay anoo kabo la an ah socsocanyay lkn hada alxm waxbdn wan barty tokada danbo saas ma igu dhici donto insh alllha

    • @samiiraaxmed9519
      @samiiraaxmed9519 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk isku mid aan aheyn wllhi

    • @nawelnalka
      @nawelnalka 3 ปีที่แล้ว

      @@samiiraaxmed9519 ani tan igu dhacday mid xun aheed kastomo xitaa ma qadaan hal qabo le qaty. Tariiq igu dhacday wlhi 🤣lkn hada 4bil ahy marka waqtigyga la garo 2borso buuxdo qadana😫🤣

    • @zahramoha1332
      @zahramoha1332 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh😄😄 qosol ika kenty wlh sorry mcnto 18 weak ahay lkn waaa buxsna kma bxe silac ano qalabeysn le gali kraaa dacas la,an folo war wye😂

    • @nawelnalka
      @nawelnalka 3 ปีที่แล้ว

      @@zahramoha1332 😄🙏🏼si qalab diyarso abyo

    • @hersielmi8998
      @hersielmi8998 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh wlh way igu dhacday kabo la aan ano iska hadlayo fool i qabaty deg deg ambulance lo wacay bursada le u ninkeyga i saray gabo la aan fol kadib wa dhalay war gabo i so gad ka dhacday 😂😅😅😅😅😅

  • @sacdiyacabdillahi7078
    @sacdiyacabdillahi7078 3 ปีที่แล้ว

    aamiin qli ani waxaan ahy 3 bilood wali walac baan ku jiraa insha allaah illaahy ha ha inoo fududeeyo adi baa iga horeeyee illaahy ha idinka dhigo afar indhood oo is daawata oo isku faraxsan insha allaah umushii isqaadata illaahay ha kaa dhigo hooyo soomaliyed baa kula joogta oo wixii tababar ah ama fikrad ah ku siinaso adna ayana waa salaamaya marwada malaysiya

  • @abdimohamedgeele5688
    @abdimohamedgeele5688 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyoy ilah haku nabad keno ana ur leyahy ilah haifududeyo

  • @zaaranor2332
    @zaaranor2332 3 ปีที่แล้ว +18

    Amiira qurux anaa isla yaby anoo uur laheyn mxan boorsada usugaayi🤣🤣🤣 abaayo allaha kuu fududeeyo ınsha allah 😘❤

    • @anuali3632
      @anuali3632 3 ปีที่แล้ว +1

      ani cml.😂😂warjecli naga badate

    • @hooyomacaan4404
      @hooyomacaan4404 3 ปีที่แล้ว +1

      haa wallaahi anbo wx lee sugaaye

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 3 ปีที่แล้ว +1

      Ani xitaa kula midaa ahy lkn faiido waaye xbbti ilhy qeyr hasiiyo

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 3 ปีที่แล้ว +6

    Cfmd ku dhal abyo anagana awlaad bari ah iyo aabayashod allaha nasiyo🤲

  • @shamsoceydiidchannel2273
    @shamsoceydiidchannel2273 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah abaayo illaah haku fududeyo afar indhot oo abshir ah🤲🏻inshaa allaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nimohassan5877
    @nimohassan5877 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 💕💕💕🤲🤲🤲💕

  • @maannmdeeqmaxamed3003
    @maannmdeeqmaxamed3003 3 ปีที่แล้ว +4

    Ana iso duceya in ilaah ilmo isiiyo waxa ley qaba 3 yeres plz

    • @hodanhassan9224
      @hodanhassan9224 3 ปีที่แล้ว +1

      Illahey wax aad ku faraxdo Haku siyo abayo

    • @hibozaidfarah8093
      @hibozaidfarah8093 3 ปีที่แล้ว

      Allah ku siiyi

    • @munoabukar8773
      @munoabukar8773 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay haku siiyo abaayo awlaad aad ku faraxdo insha allh

    • @umuahzab1357
      @umuahzab1357 3 ปีที่แล้ว

      Ilaah hku siiyo Owlaad bariya xppti

    • @xayaatiamaal9154
      @xayaatiamaal9154 3 ปีที่แล้ว

      Allaha kuugu arzaaqo awlaad saalixiin baariyaal ah inta muslim iyo adiga

  • @qalanjoquruxsan8725
    @qalanjoquruxsan8725 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalahy igu qaaliya plz 1 year ayaa ley qabaa waxba ma dhalin ilahay idim kiisa wax kheyr qabo in uu nasiibo igu soo duceya plz inta aan hey san ila mid ka allaah siiyo waxay ku farxan owlaad salixiin ah allah nasiiyo insha.allah inta hey sata allah u barakeyo plz faataxa noo soomara inta wax hey sata insha.allah wax san oo kheyr qabo alle ka baryaya insha.allah 😭🤲

    • @faizaruun3035
      @faizaruun3035 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin amiin abyo samirka badhi inshllh anba 3sano iyo 8billod soo sabrayi Allana bishan soodafni ayuu igafarxiye e inshllh sanad mabadno e niyada qyr usheeg inshllh

    • @qalanjoquruxsan8725
      @qalanjoquruxsan8725 3 ปีที่แล้ว +1

      @@faizaruun3035 shukran xabbti insha.allah alle wax san oo wngsn hana soiiyo xabbti intan owlaad hey san oo salix ah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @marwanaima257
    @marwanaima257 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey haku fududeyo abyo afar indhood o nabad qabo Allah Ku kaso abyoq🤰🤱🤱

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha Allah aamiin abaayo Allah haku fududeeyo isha Allah qaliyy

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah xabiibti Amiira ilaahey haku fududeeyo halaha kudhiman xabiibti been waaye qofkii qaliin kudhalo maxeran karo qaliinka dheel dheel maahin adigoo kan xeranin a xanuun zaaid dareemey anaa qaliin kudhalay xabiibti sahal mahan aniga be maxeranin walidiiday mesha waa tolan yahay mala rabo wax dhab dhab hadii kale waa soo tilaacaa mesha

  • @amoongeedi2944
    @amoongeedi2944 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku fududeyo inta kuu dhiman
    alle kuguma dhibo
    mukulal matagtay eebe hakaga dhigo foosha & dhalowga 🤲🤲🤲

  • @rahomohamed9807
    @rahomohamed9807 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiir wiil ayaad dhalaysaa Inshaa Allah.

  • @zamzamcabdiraxman9050
    @zamzamcabdiraxman9050 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah jazalahu kheeyr

  • @xayaadyousuf2026
    @xayaadyousuf2026 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku fududeeyo amiira qli

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah 😍 mukulal mantagtey ilahay ha ka dhigo amiin amiin 🤲

  • @mansurmaxamud9717
    @mansurmaxamud9717 3 ปีที่แล้ว

    Ok xabibti wakuso dhuceena ok🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤍🤍🤍🤍🤍

  • @themtt7853
    @themtt7853 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo Allaah kuu fududeeyo adiga iyo dhamaan inta uurleh intaan heesan Allaah siiyo oo aniga ka kow ah🥺🥺

  • @nimcoyousuf2112
    @nimcoyousuf2112 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah iso decee xabti Anigana in illlhay isiyo Awlad khayrqabta illhay haku fududeyo

  • @nimcamohamed2160
    @nimcamohamed2160 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah hakuufududeeyo abaayo insha allah🤲❤

  • @saynabsiman4321
    @saynabsiman4321 3 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu fududeeyo wllshy mcn

  • @shaymaashire8584
    @shaymaashire8584 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiira abaayo mcnto ilahay hakuu fududeeyo mukulal matagtay alle ha kaadhigo xbbti anah iisoo duceeya asxabay 8bilood ban ahay

  • @habiibojanaale7592
    @habiibojanaale7592 3 ปีที่แล้ว

    msha alh

  • @restingchannel5781
    @restingchannel5781 3 ปีที่แล้ว

    Hoooooosgashiga Gabdhaha kuuuukuuuska ah inti aaaanan aqoooon wuuu idin anfacayaaa

  • @munajamal6629
    @munajamal6629 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku fududeeyo qaali wan kuso duceyey anina iso duceey wlashey

  • @nadaryusuf8294
    @nadaryusuf8294 3 ปีที่แล้ว +1

    Mcnto masha Allah allow ufududeey intii xamilo ah yàa rabi mcnto dadka iyaga kacabsado fosha wlhi hadii ad alle talo sarato wuu kuu fududaana alx aniga wn dhalay alle haa ii deysto idinkana alle ha idin fududeyo yàa rabi

  • @zammoha5718
    @zammoha5718 3 ปีที่แล้ว

    Amiira ilah haku fududeyo wiilka habda u ahay

  • @Siham5473
    @Siham5473 3 ปีที่แล้ว +1

    Amira allah haku nabad keno xagaya waka madnuc detol shu waykaga digayan markasta inad isticma shid always tan iyaga na siya waxa jirta mid umusha logu talagay o wa wayn

  • @rahmomohamed971
    @rahmomohamed971 3 ปีที่แล้ว

    Amiira quruxey cadaan badaneey
    cawa qosol bad igu dishay mshlh
    Qof qalbi saafi ah aya tahay oo dacad ah ilahay hakuu fududeeyo foosha
    Aamiiin

  • @user-mi1ok8bi1r
    @user-mi1ok8bi1r หลายเดือนก่อน

    Masha ALA abaayo ♥️