QAALI LADAN/RAAGE IYO WIIL REE BAADIYA AH MAXAA KALA QABSADAY DULEEDKA GARISSA IYO DALXIIS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 307

  • @adanahmed2586
    @adanahmed2586 4 ปีที่แล้ว +27

    Soomalida isma xushmeeyaan wiillka wuxuu ku faraxsanaa inuu la sii sheekeysto waaay iskaga dhaqaaqeen dadka kala garasha dheere asaaba ku dhahay barasho wanaagsan 👍👍👍👍👍👍

    • @SOMKENMEDIA
      @SOMKENMEDIA  4 ปีที่แล้ว +3

      Xurmo daro ma jirto xili fiid ayay aheed wiilkana kamaan tagin cidooda ayaaba joognay oo waxaad ka arki muqaalka qeybtiisa danbe asagoo hadlaya.

    • @sulldanasamanbadan2965
      @sulldanasamanbadan2965 4 ปีที่แล้ว

      Ad iyo ad bro wana kaxumaday

    • @hiboheenahiboheena3692
      @hiboheenahiboheena3692 4 ปีที่แล้ว

      @@SOMKENMEDIA thnks hore usocda iska hadle asage utala

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 4 ปีที่แล้ว +41

    Jacylka muuqaalka maaaha waa dooqa kartida caqliga iyo dabecada qaali ninki helaa nasib leh quruxna kuma yara masha allah

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 4 ปีที่แล้ว +3

    Walahay waa cidii caseyd ee hawdka markasey kiniyati iska qatay dhulka quruxda badan aslki somaliyeed ah inshsha allah mar uun bay gacanta somaliyeed ku so noqon midnimo somali oo dhan insha allah

  • @gaax-nuugvlogs3114
    @gaax-nuugvlogs3114 4 ปีที่แล้ว +111

    Fanaanadii kowaad oo macaa baadiyaha laga yaqaan geel jiruhu heesaheeda yaqaan like dhac kusi.hda ila argty

  • @kassimomar141
    @kassimomar141 4 ปีที่แล้ว +3

    Qali ladan very social class of life manshaAllah

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 4 ปีที่แล้ว +29

    Qali umadeena maha waakugu qasaare kulaha hhhh rage wala galay qali gabar aqli badan msha Allah sax somali oodhan halkaana kasoo askumne

  • @xamdigallad3730
    @xamdigallad3730 2 ปีที่แล้ว +2

    Video waxbaan ka Faiday
    Waayo somalida gaariso iyo meelahaas joogta reer guuraagooda
    Dhaqan kooda inbadan ayaan baadi goobayay
    Damcan waad mahadsantihiin

    • @SOMKENMEDIA
      @SOMKENMEDIA  2 ปีที่แล้ว

      Manshallah xamdi Soo dhowow walaalo

  • @sihaamsulayman1342
    @sihaamsulayman1342 4 ปีที่แล้ว +9

    Mnsha alh dalxiiz macn aya gasheen qali iyo rage idin jecliyaa noolada walaalady qaliyoow dadka ilama sinidin ❤❤❤❤❤❤❤👉horay usocda

  • @fatimasaed6838
    @fatimasaed6838 4 ปีที่แล้ว +4

    Qaali mansha allaaah fariiid waad fahmaysa waxan gabadh iga dheh.

  • @luulluul7133
    @luulluul7133 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Alaahu qaali badiya waad ku ficatahaay

  • @sadiyaisman
    @sadiyaisman 4 ปีที่แล้ว +18

    Qali ladan & rage cabdi💝💝💝💋💋💋💋💋💋💘💘💘💝💝💝💝inolada inbadan love you

  • @zainabfarax1992
    @zainabfarax1992 4 ปีที่แล้ว +8

    QaaLi ladan wlhi gabadh caqli badan weeyaaN mcha allh

  • @xigmaxilajana6713
    @xigmaxilajana6713 4 ปีที่แล้ว +1

    Jecliyaa dhaqanka reermiiya masha allaah

  • @WaliyoowWaliyoow
    @WaliyoowWaliyoow 4 ปีที่แล้ว +89

    Labadan qali iyo rage love isku yihiin hite like if u agree❤️

    • @cabdiqanifanka529
      @cabdiqanifanka529 4 ปีที่แล้ว +2

      Waliyoow11 Waliyoow11 kuwii nolosha iskuhanta alaha kadhigo qaali iyo raage

    • @cabdiqanifanka529
      @cabdiqanifanka529 4 ปีที่แล้ว

      Meel dheer waxkafiirisay

    • @abdirashidyussuf1901
      @abdirashidyussuf1901 4 ปีที่แล้ว +1

      Somali hdaynu nahay isla wayni an waxba kadambayn oo an meelba jirin & dadkeena baadiyaha in aynu yaraysano oo dad baaba' ah aynu u Aragno ka ilbixi mayno hda fiiriya kuwan midba wxu iska leeyay ani halkasay qodixi iga muday dad an waligood baadiye arag ayay iska dhigayaan somalida 100%100 waa dad baadiye somaray

    • @hiboheenahiboheena3692
      @hiboheenahiboheena3692 4 ปีที่แล้ว

      @@abdirashidyussuf1901 runta

    • @diamondd2246
      @diamondd2246 4 ปีที่แล้ว

      Abdirashid Yussuf
      Aniga somali ma ihi miyaa waa adiga 100% dhahee wll hada adiga baadiya ka timi dadka dhan kama iman reer baadiyana caay mahan ee waa meel ey dad caqli badan ka yimaadaan

  • @officialmacruufchannel2301
    @officialmacruufchannel2301 4 ปีที่แล้ว +3

    Raage I think ma ahan dadka hadalka badan...mideeda kale haduu hadlana hadal aan dhadhan lahayn ayuu isticmaalaya......lkn Masha alah wada Jira oo nabad galaa..allahayow idinka yeel ...💯✌️

    • @xisaabchanal8834
      @xisaabchanal8834 4 ปีที่แล้ว +1

      Meeshaan iidle haduuu socon lahaa walihi qosalka ayaa ka dhamn lahahay

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 4 ปีที่แล้ว +8

    Badiye wansomaray rafadwaye iminkana allllhamdulilah I am relaxing now the Us

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂lol say alhmdulilah wallo😋😋

    • @khalidsaidmusekhalidyare7616
      @khalidsaidmusekhalidyare7616 4 ปีที่แล้ว

      @@ayanna_mx4613 allamdulilah

    • @qurxdumar6100
      @qurxdumar6100 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk really ani USA ana joga lakin waligeya ma arkin badiyo inaa tago ana joga rafada miyaaa wll

    • @qurxdumar6100
      @qurxdumar6100 4 ปีที่แล้ว

      Alx iska dheh

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 4 ปีที่แล้ว

    Qaalli ladan waa gabar aqli u saaxiib ah m shalh

  • @ikranmahamod6267
    @ikranmahamod6267 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah tabaraka Allah so beautiful

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah hore usoco

  • @مبارك-د2و
    @مبارك-د2و 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah. Alla! maxaa baadiyo u xiisay iyo Dudumihii dhaadheeray waayo qurux badan ku soo qaatay wlh iyo ratiga ceelka shubi jiray

  • @abdinasirkassim6460
    @abdinasirkassim6460 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah qaali ladan dalxiis wcn

  • @hannaahmed8733
    @hannaahmed8733 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh dhulkeena hooyo quruxbadanaa

  • @hibosweetymahopes8545
    @hibosweetymahopes8545 4 ปีที่แล้ว +2

    Wawawa qali ladan masha Allah aniga haata badiyo ayaan kudashii

  • @hassanabdullahi3366
    @hassanabdullahi3366 4 ปีที่แล้ว +1

    Reer magaal baadiyo lageeyey doqon doqon buu iska noqdaa. Rer Baadiyo maagala lageeyeyna sidi okole. Ninba meel buu awood uleeyahay. Laakin aniga labadaba waan soo maray. 💪💪💪

  • @ladanUKofficial
    @ladanUKofficial 4 ปีที่แล้ว +6

    Qaali iyo rage mash allah 😍

  • @asmanasapo1207
    @asmanasapo1207 4 ปีที่แล้ว +9

    Qaali ladaN iyo raage❤️💞🌎

  • @fatumaisikufilanabdi623
    @fatumaisikufilanabdi623 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Qali ladan

  • @deeqohersi3603
    @deeqohersi3603 4 ปีที่แล้ว +10

    Aad ayaan idiin jeclahay raage iyo qaali

  • @qalisalad888
    @qalisalad888 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah

  • @shamsocabdi502
    @shamsocabdi502 4 ปีที่แล้ว +8

    waaw masha allah waa idin salaamay

  • @saharadol2022
    @saharadol2022 4 ปีที่แล้ว +9

    Mshllh marti maaha Qaali iyo Rage rer Gariss ayey noqdhen.

    • @gulledgesi6936
      @gulledgesi6936 4 ปีที่แล้ว

      Mshllh qaaliyee mcn❤❤💋💋

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 4 ปีที่แล้ว +13

    Qali ladan naag habar gidir oo libax ah yaa tahay dumarka yaad waxdheer tihiin👍

  • @gabadhgabadhdhaaftynaagadg9813
    @gabadhgabadhdhaaftynaagadg9813 4 ปีที่แล้ว +11

    Ax dadkeena saasa mrka argo😢😭baatiye waa nolol adag wlhi illhow nuurka dunida ushid umdeena aamn🙏🏽

    • @kleinemannetje7669
      @kleinemannetje7669 4 ปีที่แล้ว +2

      Baadiyo maxeey qabtaa iyaga ayaa ugu fiican

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamina 😢😢😢😢😢my mom baaa ku nool

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha ALLAH jawigaas camal waan jeclahay

  • @hanniali5758
    @hanniali5758 4 ปีที่แล้ว +1

    Imka haye ma jacaylba idka dhexeya wax ishoogo raage iyo qaali baan la hadlaya

  • @sacdiyaaxmed7107
    @sacdiyaaxmed7107 4 ปีที่แล้ว +2

    mansh allh qaali ladan iyo rage cabdi lamane igu faraxasan wooow

  • @sugaalabdullahi5631
    @sugaalabdullahi5631 4 ปีที่แล้ว +1

    Qali dhusamareb imaw wallahi wan ka halay sida aad badiyaha ugu dalxisa

  • @fahadabdulleasir9974
    @fahadabdulleasir9974 4 ปีที่แล้ว +9

    Raage cabsi cabsi ayaa ushidan waan layaabay

  • @fartuuncali2324
    @fartuuncali2324 4 ปีที่แล้ว +3

    Xayeeysii dhulkaada iyo dhaqanka somaliyeed

  • @cabraxmaanshekh4558
    @cabraxmaanshekh4558 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah me like very good

  • @ifrahmahmed5880
    @ifrahmahmed5880 4 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga adiga markan ku baraty waxan jogay mel badiyo ah qasantan waa mel kamida gubulka hiiraan

  • @salmacawil3400
    @salmacawil3400 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah rage waa wiil ada uqurax badan masha Allah wan kahelba rage 😍😍😍

  • @sinyuriitaabbesiitaa7358
    @sinyuriitaabbesiitaa7358 4 ปีที่แล้ว +4

    Qaali yeey soomalina gormee imaanee alpe inta igu racsan like😘🙄🙄🤗😍

  • @nasriincoockingbeautychann2772
    @nasriincoockingbeautychann2772 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha alaah garissa cadey wll iso booqo anigane wankuso boqdee

  • @ahmedawale8863
    @ahmedawale8863 4 ปีที่แล้ว

    Qali ladan tolow ari mey so raci jirte habkey dudunta ukori layabay

  • @xamdacawil5753
    @xamdacawil5753 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah😍😍😍😍😍😍😍😘😘😍

  • @rishlak9384
    @rishlak9384 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow walahi meel qurux badan baa jogtaan

  • @hamzaofficial1325
    @hamzaofficial1325 4 ปีที่แล้ว +8

    Xariifkan cad wuu quruxsanyahay lkn wa neeef doqon ah wale

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule4695 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalh qali ladan I yo ragee horta rage ogaden miyaa asxabey isoo sheegaa Ogaden ogaden baa igaa muqatoo

    • @maariaabdishukri5183
      @maariaabdishukri5183 4 ปีที่แล้ว

      Abyo qaaliladan habargidir kumaqley taage ma aqan

    • @aragsanaragsanmohamed7085
      @aragsanaragsanmohamed7085 4 ปีที่แล้ว

      Raage waa yaman qali hawar gidir Ceer cabsiyaa

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 4 ปีที่แล้ว +1

      @@aragsanaragsanmohamed7085 yameni miya oo Somali mahan miya 🤭😂😂

    • @beerlula8876
      @beerlula8876 4 ปีที่แล้ว

      Cosob abdule banaadiri waaye ama reer xamar ama cad cadka qof sow u yaqaan

    • @axmedmaxed1279
      @axmedmaxed1279 4 ปีที่แล้ว

      Qaaali ladan waxan kaheley gabadha kula Socoto igu so hagaaji pls nice

  • @shukrisuuryaan7615
    @shukrisuuryaan7615 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah hidiyo dhaqankeena

  • @idilmohamud1424
    @idilmohamud1424 4 ปีที่แล้ว +1

    Qaali ladan samiyey wan ku salamayaa markaan ku dhahaayo samiyey aniga qali la.imo dhaho lkn waxaan ula jedaa gaabniinta hhhhh qali gaabey ii bashaal uqtii

  • @fatmaomar7215
    @fatmaomar7215 4 ปีที่แล้ว

    We all form badiyo she is right

  • @gallad2052
    @gallad2052 4 ปีที่แล้ว +11

    qaali ladan dhuusa mareebaa 2010 ari ku raaci jirtay hadaa leedahay miyaa waxan wa maxay

    • @zakariabulleofficiall6014
      @zakariabulleofficiall6014 4 ปีที่แล้ว +1

      Dareen Kkkkkkkk wlhi wa wosly

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 4 ปีที่แล้ว +1

      Wax waalan😂😂😂😂

    • @istahilibrahim5633
      @istahilibrahim5633 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh dareen wllow gabadha mxaa sa ugu glee😂

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂OMG waa qosoly walhi

    • @qadroqaali9626
      @qadroqaali9626 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk walahey waxa igu daran reer garisan ahey Ku laha xiti iney kakuma 2010 jogtey wey ilowdey

  • @ubaxmaxamed5426
    @ubaxmaxamed5426 4 ปีที่แล้ว

    Qaali ladab waxan xasuustaa ayadoo yar iney habeen xashadii ka hurudey ri ayan qalanay habeenkaas hilibkii markii loo kacshey maxaa waaye aa la dhahay fal faliir waaye kulahaa

  • @haniladanchannel5825
    @haniladanchannel5825 4 ปีที่แล้ว +8

    Wawww igu yaac youthubarad cusub ahay

  • @Abdalesiciidomar
    @Abdalesiciidomar 3 ปีที่แล้ว

    👍

  • @idalahow
    @idalahow 3 ปีที่แล้ว

    Dudumahaan waa Gaaris ka xagee?

  • @hidayoali9047
    @hidayoali9047 4 ปีที่แล้ว +2

    qaaali ladan maxa ii wedi weeysay masha Allh

  • @ummumuniir782
    @ummumuniir782 4 ปีที่แล้ว

    waa khatar waligin iska ilaaliya dudunta daloosha bahalo ayaa degen sida mas ama bahalaha kale ee khatarta ah

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wakahelay

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 4 ปีที่แล้ว

    Badiyo waligaya ma arkina lakin wana jeclyhaya inaa hal mar arko

  • @shamzaharun8893
    @shamzaharun8893 4 ปีที่แล้ว +2

    Mxey libaxa wadnaha ay nagoqabteen okibor yaq iskuxishodha waxas walagafcnyehee

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah baadiye qurux badan

  • @feasalhanad1094
    @feasalhanad1094 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshallh Gaza qurux bey noqotay

  • @waancaraabidhaleyofficial3421
    @waancaraabidhaleyofficial3421 4 ปีที่แล้ว

    Love la isku yhy magaalka la iskala baxaya
    Badiye la isla aaday

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkk ileen qaali ladan aneeyba iga gaabantayah wlhi niyadaa ii dhisantay caawa

    • @nasriinjama9754
      @nasriinjama9754 4 ปีที่แล้ว

      Rihaam Ahmed Nur Hhhhhh xanuun gaabni maa ku haysay 🤣

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว

      @@nasriinjama9754 hhhhh haaa😀

  • @muxibaadanmobile7930
    @muxibaadanmobile7930 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh manta wadherteni

  • @سوسوعدي-ت5غ
    @سوسوعدي-ت5غ 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhh qali kulaha ariga dhib jecla qoryaha maxo kadona coska maiska cuno cml 😂😂😂

  • @fatumoabdirahmanmohamed3445
    @fatumoabdirahmanmohamed3445 4 ปีที่แล้ว +3

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @umamohmet7450
    @umamohmet7450 4 ปีที่แล้ว

    Alle mxn uxiisay baadiyah iyo ariga laracaayo

  • @zamzamali7154
    @zamzamali7154 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkk hadalada qali kii fahmaa fahmay m.n

  • @gabareymaanyo5672
    @gabareymaanyo5672 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga libaax hadu iqaato ma iga dhigan lahayd😂 waa Su'aal banaankeda taalo

  • @Aarka-vlogs
    @Aarka-vlogs 4 ปีที่แล้ว +5

    Abowe iyo Abayo Allah Dartiis subscribe igu saar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 waa codsi 🙏🙏🙏🙏

  • @maryanfarax1032
    @maryanfarax1032 4 ปีที่แล้ว +3

    KHARAARKA JOOJIYA DADKAAN AYA GAA IS KU FARAXSANEAXUU DOQON KUYAHAY RAAGE BAADIYAHA IN LAKALA BARTO AHARDIMIYAA QAALI HAU JOOJININA DADKAAN ONA CAAYAYA BAAYO AND BOOWE KEEP GOING

  • @mohamedabdulkadirahmed3806
    @mohamedabdulkadirahmed3806 4 ปีที่แล้ว +5

    ceeb qaali ladan , raage iyo labada dhagax ee la socoto wiilka la shekeysanayay ayay xushmad la'aan uga dhaqaaqen isagaa gartay waxay garan waayen , 5:16 HAYE BARASHO WANAGSAN

    • @maria38024
      @maria38024 4 ปีที่แล้ว

      Somali xuman jaris mesha ejogan cida dagan ayuu kamid yahay wiilka waqtina wey laqaaten

    • @mohamedabdulkadirahmed3806
      @mohamedabdulkadirahmed3806 4 ปีที่แล้ว

      @@maria38024 aqlaaqda laguma dhasho hadaa ku raacsan tahay isku mid ayaa tihiin la dhaqanka bani aadamka soo barta insha allah

    • @wizhamid4349
      @wizhamid4349 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax walaal xushmadu waa wax qaaliya majecleesan iney kasoo tagto

    • @cazminalka2741
      @cazminalka2741 4 ปีที่แล้ว +1

      Aaad io aaad wlhy isku fakir ayaa nahy abawe waaa disrespect saas

  • @hawobashir5899
    @hawobashir5899 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw

  • @istahilibrahim5633
    @istahilibrahim5633 4 ปีที่แล้ว +11

    Aniga baadiyaha wa jecely lkn wxa uga cabsdaa mas iyo wxaz😂

  • @cabdilaahicabdiqaadir2938
    @cabdilaahicabdiqaadir2938 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @demanmohamed6242
    @demanmohamed6242 4 ปีที่แล้ว

    Qali ladan fananad nol ikadeh

  • @splashigamingz342
    @splashigamingz342 4 ปีที่แล้ว +1

    qaali ladan waa cad nool howlaheyday ku dhex wadataa. Raage libaax may ga dhigi laheyd ku te. raage qudhusu ma yareysto waa is difaacey🤣🤣

  • @fartunmohamed7167
    @fartunmohamed7167 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk qaali like u sxb aniga iladante infact wakadeerahay wlh 😂

  • @ifrahahmad708
    @ifrahahmad708 4 ปีที่แล้ว

    Marka jiray7 igu dambeysay ari raac alow ano ari raciib ha idilin 33 ari maraacin

    • @SOMKENMEDIA
      @SOMKENMEDIA  4 ปีที่แล้ว

      Hada diyaar ma tahay wa lagu raacsiina

    • @ifrahahmad708
      @ifrahahmad708 4 ปีที่แล้ว +1

      @@SOMKENMEDIA haa

    • @SOMKENMEDIA
      @SOMKENMEDIA  4 ปีที่แล้ว

      Ok marka diyaar noqoto waliba xili aaranka insha Allah bilaha Soo socda iso raadi garissa iyo Nairobi u dhaxeeya waa ku Wadi baafiyaha ku geen inshallah

    • @ifrahahmad708
      @ifrahahmad708 4 ปีที่แล้ว

      @@SOMKENMEDIA ok

  • @suleinosman4602
    @suleinosman4602 4 ปีที่แล้ว +13

    qaali surwalkedha qosol igudilay wlh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdinasirmohamed1739
    @abdinasirmohamed1739 4 ปีที่แล้ว

    Qali ladan badiyo ukoow maaha waligeeda ariracijirteey

  • @farhiyaalimohamed5277
    @farhiyaalimohamed5277 4 ปีที่แล้ว +11

    Wllhi waxaa iga qosliyay Rage siduu ugalay aqal somaliga😄😄😄😄

  • @mahmoodissoo2778
    @mahmoodissoo2778 4 ปีที่แล้ว

    Gab dhahan waxey kufi cayihiin badiyo

  • @banadirhey3011
    @banadirhey3011 4 ปีที่แล้ว +4

    Naabad ku dalxiisa waye fiican tahaye in la baarto baadiyaha waliba dadka walalaha ah in laa baarto farxad ku noolada dhamantin

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 ปีที่แล้ว

    BAADIYAHA WAXAA KAYIMI SOOMAALI OO DHAN WAALIDKOOD WAA NOLOL WANAAGSAN .M.A.

  • @hiboofficial440
    @hiboofficial440 4 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhh qali ladan rage waa kuqasaray kulaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @faadumoadan808
    @faadumoadan808 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh qaali caadi dhaaha rage xataa qeybta fulay nimada ayuu kufiicanyahy

  • @alisalah671
    @alisalah671 4 ปีที่แล้ว

    Rage Abdi Wu ku xanaaqay inslaanta afka dheer iyo qaali ladan oo qabyaalad qaaday oo dagaal hoos ku qaaday Rage. Qaali ladan
    Wexee la socotay Rage Abdi 1 sano iyo bar.

  • @boqoradaasturan7738
    @boqoradaasturan7738 4 ปีที่แล้ว

    Meshan libax miyaaa laga helaaa

  • @cadaynbuuxda5520
    @cadaynbuuxda5520 4 ปีที่แล้ว +2

    Qaaliladan Gaabanaa Bisinka

  • @munatasamman5069
    @munatasamman5069 4 ปีที่แล้ว

    Aniga badiye waan jeclahay inaan mar arko waan jeclahay lkn ma aqan si aan ku tago

  • @umuyacqubyusuf28
    @umuyacqubyusuf28 4 ปีที่แล้ว +3

    Ar meshan inte waye ana Nairobi joge an ade wlhi wan ba ka helay

  • @abdirizakosman7132
    @abdirizakosman7132 4 ปีที่แล้ว

    Dad magaalo kudhashay xoolo waxba madhaamaan wlh mal arka dab shidan ayey dhahayaan maxaaloo shidan Allah dadka qaar xooleysanaa

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 4 ปีที่แล้ว +2

    Meeshaan baadiyo miyaaa,🙄🙄🙄🤔🤔🤔🤔🤔💞💞💕💕💘💘👌👌👌

    • @imkek6659
      @imkek6659 4 ปีที่แล้ว

      Maya Las Vegas waaye

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว

      @@imkek6659 😂😂😂

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule4695 4 ปีที่แล้ว +1

    Mshaal

  • @princessfarhia3515
    @princessfarhia3515 4 ปีที่แล้ว +1

    Nag gaban gari qali ladan

  • @discoofficial5913
    @discoofficial5913 4 ปีที่แล้ว +15

    Qali unajifanya hapo sheli ayas hagar deer gel kuraceysi😂😂😂