Maxa madax miyaa laguu salaaxi lahaa maamul dhisan bey somaliland ku duushay o ay rabtaa inay waxan soconeynin keenan dhulkaas wa ismaamulka itoobiya hadaad ka naxaysan faraha ka qaada hadii kale waala leynaaa
Maxaa doctor ah ,50.000 oo falastiiniyiin ah ayaa la dilay ,israel ilaahay unbaa aduunka ka qaban karo,ilaahay ha jebiyo Israël iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan ba insha allah
Ruushka waxa uu ka qaylinayo waaku saxanyahay cadawgaaga inuu kugu dhex jiro ka dibna warbixintaada uu helo,waa tan somaliya ku dhici doonto marka ay cadawga kowaad ee somaliya waa itopia ee ay siiyaan bada somaliyeed, mar haday itopia bad la siiyana waxa xiga waa inay na haystaan,ilaahay itopia hanaga qabto insha allah
Mohamed Awaleh. Sababtaa waxaa ka aabaa. Farah macalim iyo kuwaa la mid ah…. Lkn xaqiiqdii baa timid. Hdii la garan waayo. Isaaq in uu Somali yahay. Somali state wey burburi waa run waxaan ku sheegayo
Allow Aduuunka Nabada UsoCeli 🇵🇸
Good program true News
Afku kadhawryaa kan isku shegayaa inuu wax garanyo
Nacayiib baa kahdlinaaya
Subhanallaah
Smart. Mani thanks for sharing
Subxaana allaah,yh waxeey caalamka ka'iibisay in laxasuuqay oo maantana ayadii waxasuuqee waalayaab in aduunkii madaxa kaqabsatay oo sixratay,meesha loosocdo allaah ayaanaga'og.
Sidad rabtan uhadla
Abdihafid waan kusamyaa
Habryar
Subax wanaagsan weriye A.hafid
الهم آنصر أخواننا في غزة الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
haweenkii uurka iyo caruurba waalagu laayay dacawaley
Dawacaĺay shacab iyo layou pools lasoo diray weeye oo amar lasiiyay
Ilahay baa cuqubadiisa kuriday ,hadii aynu ilahay isku dhiibno uunbaan ku badbaadi karaa
dacawaleey sidaasookale saqiirkii ayaalagu laayay
Maxa madax miyaa laguu salaaxi lahaa maamul dhisan bey somaliland ku duushay o ay rabtaa inay waxan soconeynin keenan dhulkaas wa ismaamulka itoobiya hadaad ka naxaysan faraha ka qaada hadii kale waala leynaaa
❤ ASC Wrx Wbr dhamaan walaalah dhageyseyso Cabdi Xafid ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤
Mahadsanid wadaagista!❤ Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: iron observe slam major mad decorate feed photo awesome vast kitchen faint. Sideen ugu diri karaa Binance?🤔
Subxaanalaah MASAR IYO JORDAN ayaa ka xun yuhuuda waayo dadkii ugurman lahaa ayeey xuduudaha kaxirteen yaa u gurmankara ree palestine
Reerk shiray dhawr nadaxwayne iyo intaas raysal wasare gudi usamaystay g20 labaxay isir kudagaalamaya dhaqaale ku bixinaya weeyi maalin hawiye kuduulaya malina isaaq ina cagjarna gudidaa ayuu kamid yahay
Asc walaalo qofkii ku so doonto waala iska celinayaa waa argaxiso
Allah baa u maqan reer QAZA
Israel waxay wada xasuqi tatarta cml cid nool iney kuso rebto maraban gaza umuda islaamka iyo xukumadodane waxay kawar sugayan gaalo ree galbeed aah 😢nasib xumo gessi umadas badbadiyo Allah haso saro oo Allah kusalido yuhuda iyo inta mocoda aah
Cuqubo allaha kurido yahuud iyo inta dhinac taagan caalamka islaamka fulaynimo iyo aduunya jacaylbaa meelxun dhigay ilaahey awoodbadanow garabsii adoomadaadaas ladulmiyay cadowga arxanka daran allow kaqabo yaa raxmaan
Maxaa doctor ah ,50.000 oo falastiiniyiin ah ayaa la dilay ,israel ilaahay unbaa aduunka ka qaban karo,ilaahay ha jebiyo Israël iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan ba insha allah
Ruushka waxa uu ka qaylinayo waaku saxanyahay cadawgaaga inuu kugu dhex jiro ka dibna warbixintaada uu helo,waa tan somaliya ku dhici doonto marka ay cadawga kowaad ee somaliya waa itopia ee ay siiyaan bada somaliyeed, mar haday itopia bad la siiyana waxa xiga waa inay na haystaan,ilaahay itopia hanaga qabto insha allah
Asc mareykan iyo calamaka kale maxa laga raba awey carabti labada dhinac waxa ka xigo waa carab muslin ah suni ah awey diinti awey dhalashadey wadagen ayaga rali ka ah in lababiyo dadkan wax kasta ayaga ugeya carabta israel ilmahas oo dhimanayo gajo darted ayey israel cuntada ugeyan marka waa cajiib.
Ethiopia miyaanay mar walba haysan meeshan la isku dilayo. Ciidamada liyuu boliska maxaa loo abuuray marka horeba. Suaalahaas ka samee barnaamij.
Asc wrwb
CARABTA IYO TURKIGA AYAA TIRTIRAYA REER FALASTIIN LAAKIIN MAKA DAMBEEYNAYAAN...
Mohamed Awaleh. Sababtaa waxaa ka aabaa. Farah macalim iyo kuwaa la mid ah…. Lkn xaqiiqdii baa timid. Hdii la garan waayo. Isaaq in uu Somali yahay. Somali state wey burburi waa run waxaan ku sheegayo
war cawaalahaaga maahee.
meeyay odaygii dhaladiir ahaa
Kan itopiyan u shaqaynaya oo dadka laynaya wad tageersan tihiin aqli darood waa kas
Colaada somaaliya weli qeeybiyoo xukun ayaa injireey kubilaawday oo jidkii bada ayeey furanee oo dagaalkii cafarta ayeey meelsaareen marka ayagii ayaa leeskujebinaa doqomo qabyaaladeeysan ayaana raqiis ugushaqeeynaa.
Waa runtiisa waa nin waxbadan og lkn Somali mafahmayso
Falastiin waxaa u maqan oo KALIYA waa illaahay
Carabta. Labo haynu. Uqaybino shacab iyo xukuumad
Xukuumadaha carabta. EE AYNU aaminsannahay inay. Carabyihiin !
Sinji Ahaan iyo af ahaan. Iyo magac Ahaan waa carab Muslim ah laakiinse dhamaantood carb u ekayaal
Balse. Aan. Ahayn
Shacabka carbeed. Waa shacab. Carbeed
Cabdi xaafid why are you saying beelo somaliyed ayaa hawd iskudilay. What beelo".."…..? Labo maamul dheh ama maamul iyo maleeshiyo.
th-cam.com/video/wX3cJZc2nf8/w-d-xo.htmlsi=eChkMppubeWPG8dj