Xildhibaanad u dameysay dowlada xasan sheekh, waxay kashiftay sir qarsooneyd ceebta aduunka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Journalist, Abdullahi Balwaan, & Bahda Aftahan Production, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴

  • @user-uc2tb8eq9t
    @user-uc2tb8eq9t หลายเดือนก่อน +2

    Guleyso

  • @seed3966
    @seed3966 หลายเดือนก่อน +3

    Asc balwaaaan salaaan sare dowladu waa 3 qeybood golaha shacabka metela gadhsoorka ama maxkamadaha xukuumadii yaa wixiiba iskula wareegtey xasan maxamuud dowlad ku sheegii 🫵🫵🫵🫵🫵

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน +7

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xildhibandan runta ayey shgdey labo shbb dacish mid ku dilayo iyo mid ku qarxinayo wa dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay hantidi umada somaliyad qaburihi meydki dadki dhintay qufanayso qabilada isku dirayso hubka sharci darada qamriga xashishka jaadka sharci darada shiidka noqday mw xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza yusuf madale mahad salad sanbolshe faratag culumada argixisada shbb dacish damajid

    • @TaliyeGoobe
      @TaliyeGoobe หลายเดือนก่อน

      😀😀

    • @abdihashi3583
      @abdihashi3583 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you brother❤see you 🙏🏼

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h หลายเดือนก่อน +3

    Xasan dhiqo wuu fashilmay

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc หลายเดือนก่อน

    Asc gabsdhan fozis waxay mudan tahay in loo dhaga furnaado waa gabadh geesiyad ah oo xaqiiqda sheegtay .
    waan uga mahad celinayaa go'aankeeda soomaalinimo guulayso ayaan leehay .

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 หลายเดือนก่อน +2

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo Kuba cawaanta ah ee Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa hadii kale Somaliya oo dhan Saaran doontii Nabi Nuux We need quick impeachment. Xassan diirato Must go

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍👍

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 หลายเดือนก่อน

    Somalia ayadon lahellin xildhiwano madax wenaha mashin kakeno waxbo mahagGayano

  • @maryammohammed1605
    @maryammohammed1605 หลายเดือนก่อน

    BALWAANOOW AFKA ALE KAAMA GOOYO RUNTA USHEEK. SHACABKA HEERIGA HALATUURO BALWAANOOW. GUUL GUUL

  • @seed3966
    @seed3966 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 หลายเดือนก่อน +1

    rabi talo ku filan

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 หลายเดือนก่อน

    Rag badan oo xildhibaano ah ,wasiiro ah xilal sar sare haya
    Haday ahaan lahaayeen sida xildhibaanad F/jayte dalku hore buu u mari lahaa ….

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 หลายเดือนก่อน

    Wanaagsan

  • @altappomaktappo7060
    @altappomaktappo7060 หลายเดือนก่อน +1

    fisqi not faqsi

  • @sahramohamud1694
    @sahramohamud1694 หลายเดือนก่อน

    Foosiyo jety waa gabar wadan ah laakin kuwa barlamanka ha garb taaganaada waaxaan adan madoobay oo Absua ku hay telonga ka damuyah taarikhad ku xus walaal labta ka ogsaniid qaran in aad tahay.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน

    Nin sabab uu leeyahay lagu laayey dadkii Liido in uu xil sii hayo waa Xaaraan taasina waxay muujinaysaa kooxdani in aanay dadka iyo dalka wax dan ah ka lahayn

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน

    Reer miqdisho tashta dhalinyaro tashta waa howl idiin taal gobalada qarax kama jiro sabab muqdisho??????

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 หลายเดือนก่อน +1

    fasqi = fisqi ? mise eray cusub oo ah, xumaan, faaxisho, isqaawin iyo shukaansi?

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน

    Shacab ma joogo meesha afka laga jebiyey shacabka xildhibanadana waaba loo dhaartey marka reer muqdisho tashta iska kiciya waxa idin laynaya waa xasan oo idinka soo jeeda howl idiin taalo waaye reer xamarow tashta maxaa la idiin laynayaa⁉️⁉️⁉️