Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "GEESIGA BIRTA"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @samriyeahmed7688
    @samriyeahmed7688 6 หลายเดือนก่อน +3

    Hadii uu biciid jabo mahawaysto boodee haan boosa yaan lagaa galineey😢 AUN xaliima khalif magool

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 ปีที่แล้ว +17

    Asc Adeer ilaahow ku xafid adduunyo iyo aakhiraba heestaan waxaan ku xasuustaa Dagaalkii Somalia iyo Ithopia 1978kii Anigoo S/xigeena kana tirsanaa Madaafiicda Lidka Diyaaradaha ayaa goor habeena ka baxnay Jowhar waxaana nahor socday Gaari Raadiyo muqdisho lahaa oo samaacada badan isagoo nahor socday illaa Gaalkacyo oo Heestaan ka shidney dhallin yaranimo macaanaa iyo dowladnimo ilaahayo xafid ummaddeenna iyo dalkeenna waxay ahayd taariikh macaan oon soo laabaneyn guuleysta Adeer W wacnaa

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว +3

      waw oday soo shaqeeyay oo waayo waayihii wacnaa soo qaatay wakhti alaha ku xifdiyo cimri dheer waad naga nasiib badantahay

    • @HAWAAROMABDA
      @HAWAAROMABDA ปีที่แล้ว +2

      ​@@CarabShiikhWAA FUDUDAHAY INAY SOO LAABATO quraankana inoo Qiraya adeer taasiye; aniyo adiga,isaga iyo iyadu diyaar ma u nahay ineynu sidi jeerman mawgi shiine socod dheero god abeeaiyo dhurwa loo galo u marno?!! Mise????😂😏😏😏

    • @abdisheikh8042
      @abdisheikh8042 ปีที่แล้ว +3

      @@HAWAAROMABDA Asc Adeer waa ka niyad jabsanahay runtii waayoo waxaan soo maraan ogahay balse klaahey waa awoodaa.-

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว

      @@HAWAAROMABDA sxb dadaal bay ubaahantahy taasi runtii inta siyaasi dabadhilifoo bakhtiyay qabiil lagu taageerayana way adagtahay in lagaaro guul

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 ปีที่แล้ว +1

      Dagaalku wuxuu ahaa 1977 ha qaldin tariikhda

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +8

    Heestaan waddaniga eeh wey iga ilmeysisay Wallahi ax yaa Magool ax 😭😭

    • @AlisiyadMahdiismail
      @AlisiyadMahdiismail 11 หลายเดือนก่อน

      Haa nio heeskan wllhi waa oohin

    • @regularwarya
      @regularwarya 2 หลายเดือนก่อน +1

      Heesaha abwaanbada HG e waddaniga ahi dhammaan waa noocaas waa kuwo qalbiga kasoo baxaya waana dad ilaah laxamnada u sakhiray.

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 ปีที่แล้ว +8

    Hesahan okale wa waxkale
    Boqrki kabanka iyi boqoradi codka
    Allh unaxaristo dhamantod

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh ปีที่แล้ว +4

    waah waah yaa xudaydi aun isaga iyo magoolba aamiin

  • @alfatahalrahman7696
    @alfatahalrahman7696 9 หลายเดือนก่อน +3

    Geesiga birta aheee
    Ubaqoolay gooshee
    Gumaca ubadheedhoow
    Aun/magool iyo dhamaaan wadaniyiintii somaliyeed ee nafahooda dhawaqooda iron maskaxdooda noo hibeeyay
    28/1/2024 caawa ilmadaan ceshanwaayay from somaligalbeed allow anoo xor ah oocalanka buluuga xidigtu Kutaal sita igusin mar😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @regularwarya
      @regularwarya หลายเดือนก่อน

      Doqon aan xanuunka xurriyad darrida aan arage xafiiltanka yare reeraha dhexdooda ah uun arka ayaa 2024 xabashi ugu gacan haatinaya in ay soo dul degtee bal aan eegno aayaha.

    • @regularwarya
      @regularwarya หลายเดือนก่อน

      Abwaan Tabantaabo AUN asaga qudhiisaa kusoo dhawacmay 77 oo gacan lagaga jaray.

  • @tomwatson3551
    @tomwatson3551 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allow Kaban ma tumay? Maxamuud Ismaacil Xudaydi rabi ha u naxariisto labadoodab

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 16 วันที่ผ่านมา

    Eebe Hownaxariisto Xaliimo Khaliif😌

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +4

    Waayo waayihii wacnaa sxb mahadsanid

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad waayo waayo hadi macqul tahay ila soo xariir

  • @ahmedtabit
    @ahmedtabit 11 หลายเดือนก่อน

    Ya salaam brother thanks heestan waan radinayeey AUN magool

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar ปีที่แล้ว +3

    Magool alle haunaxariisto amin yaa allah

  • @Somalia5
    @Somalia5 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hanti qaran xaliimo kh. Magool❤

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 11 หลายเดือนก่อน +3

    Geesiga birta ahee
    Isticmaarku boobee
    Gobanima u baahdow
    Bar markaad ka layseen
    Bulxankaad maqlaysaan
    Baroortiisi weeyaan
    Geesiyaashii Xoraynta Soomaali galbeed

  • @oubahabdi746
    @oubahabdi746 ปีที่แล้ว +2

    Good song quarami we love magool

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Hees xusid mudan AHUN xaliimo Khaliif

  • @abdinajibibrahimadan5968
    @abdinajibibrahimadan5968 หลายเดือนก่อน

    Wlh wy hestay maamo khalif alow ku naxariiso

  • @RaageGuuleed
    @RaageGuuleed ปีที่แล้ว +1

    Horta alla ha u naxariisto labadan qofba .dadbaa yidhaa ciyaarahaa lasoo saari jiray oon ku xasuutaa oo WAXAY LEEDAHEY HAABOOSHA YAAN LAGAA JABINEEY LAAKIIN ERAYGU SIDAAS MAAHA.
    WAA HAANBOOSTA YAAN LAGAA JABINEEY WAXAANAN KU XASUUSTAA DAGAALKII 77/ 78 SOMALIA IYO ETHIOPIA.

  • @ahmedabdillahi8370
    @ahmedabdillahi8370 ปีที่แล้ว

    Haan boosa yaan lagaa dhiganeey allaya cisag❤

  • @L.i.B.a.a.X.o
    @L.i.B.a.a.X.o 2 หลายเดือนก่อน

    Geesiga birta ahe baruda qaran somaliland guulaysta ❤❤❤

  • @darmaanhireey9989
    @darmaanhireey9989 18 วันที่ผ่านมา

    Allaha u naxariisto

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 ปีที่แล้ว +1

    Wow ilaahow u.naxariiso

  • @warsamefarahabdullahi4854
    @warsamefarahabdullahi4854 16 วันที่ผ่านมา

    Somali good ayay ku dhacdey ilh umaqeen dak had joga dad ma ah ma ooyaa runta

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 ปีที่แล้ว +1

    " GEESIGA BIRTA AH " EREYADI AUN ABWAAN MAXAMAD CALI KARIYE IYO CODKI AUN AUN XALIMA KHALIIF MAGOOL 1977 Dagaalki lagu xoreynsyey Gobolka Somali Galbeed. Oo looga xoreyn lahaa gumeystaha Ethiopia.

    • @adams9307
      @adams9307 5 หลายเดือนก่อน +1

      Abwaan mxmed warsame tabantaabo ayaa lahaa erayada

    • @regularwarya
      @regularwarya 2 หลายเดือนก่อน

      Shahaada-zuurku waa waa dambiyada ilahay laga galo kuwa ugu culculus maxaad beenta uga sheegaysaa wax asdan garanayn.
      Abwaan Tabantaabo ayaa erayadan lahaa waxa aadan connentiga ugu arkeynini waa dadka uu ku dhashaan ahayn dad waxa la wada leeyahay is xijiya oo faan ka raadsha.

    • @zackkasim3289
      @zackkasim3289 หลายเดือนก่อน +1

      Tabantaabo sameeyey not kaariye

  • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208
    @dalxisiyowaayoaragdalxis5208 ปีที่แล้ว +1

    Magool iyo jawaabti Land Cruiser ee saado Cali qadi jirday ma Haysa Libax plz raadi

  • @shirenoor6089
    @shirenoor6089 ปีที่แล้ว +3

    Magool xagwalba waa kahestay

  • @abdibillow2845
    @abdibillow2845 หลายเดือนก่อน

    Illahow haunaxristo Hoboladdeni

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +2

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +2

    😔😔

  • @hallad598
    @hallad598 ปีที่แล้ว

    Ninkii Mudugboy ahaa kanaalkiisiina wuu xirmay ee toloow yaa ka war iyo wacaal haya?

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg 8 หลายเดือนก่อน

    Waa hees fiican lakiin doofar magool warlord bay noqtay

    • @zackkasim3289
      @zackkasim3289 หลายเดือนก่อน +1

      Subxanalah meytadada oo lacaayo waa lagu naartagaaa ilaahey danbi dhaaf weysiiso