LAW 33: 5 QAAB KU OGOW QOFKA MEESHA UKULIITO SI AAD UMAMUSHID | MAWDUUC KHATAR AH | SALIM OMER

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • VIDEOGAN KHATARTIISA AYUU LEEYAHAY, WAXAD KA BARAN DOONTA QODOBO AAD U ISTICMALI KARTID INAAD DHIB KU GEYSTID AMA DHANKA WANAGA U ISCMASHID.
    WAA BARAN KARTA SI AAD NAFTADA UGU ILAALISID, ISKANA ILALISID QOFKII ISKUDAYA INUU KU ISTICMALO.
    TALO KASTA AAN MUQAALKA KU BIXIYO WA SIDII MINDI LABO AFLEH.
    QAABKA AAD U ISTICMASHID IYO WIXII KA DHASHA ADIGA AYEY KU JIRTA.

ความคิดเห็น • 61

  • @drabduqaadir7260
    @drabduqaadir7260 2 ปีที่แล้ว +11

    waku xiisnay isbadao weyn wan kaga jedaa

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  2 ปีที่แล้ว +1

      Thnkz wll 😍😁

  • @MuhanadDhagax
    @MuhanadDhagax 11 หลายเดือนก่อน

    you are my best❤❤❤❤

  • @abdinorhassan7577
    @abdinorhassan7577 2 ปีที่แล้ว

    Wow waa vedio in badan aan sugaayey.
    Thanks u Mr salim omar.👍

  • @MariamAli-uq5zh
    @MariamAli-uq5zh ปีที่แล้ว +1

    Thanks 😊

  • @samsamadan9845
    @samsamadan9845 ปีที่แล้ว +1

    From TikTok ❤

  • @isseibrahim7160
    @isseibrahim7160 ปีที่แล้ว

    Glad I found you🎉

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 2 ปีที่แล้ว

    Thankz For Sharing Us brother

  • @salmacadey7829
    @salmacadey7829 ปีที่แล้ว

    Ka waran hadaan dhanka wanagsan u isticmalo miyan ujogteya cashir cusub bartay manta thanks teacher❤

  • @fartuunabdijmcfartuunabdij8537
    @fartuunabdijmcfartuunabdij8537 2 ปีที่แล้ว +3

    masha allah bowe tiktok kaso race 👌

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  2 ปีที่แล้ว

      Mhdsnid wll mcn.

  • @hayaankanolosha
    @hayaankanolosha 2 ปีที่แล้ว

    Finally brother is back.
    Mudaan ku sugnay soo laabasho wacan

  • @drabduqaadir7260
    @drabduqaadir7260 2 ปีที่แล้ว

    so laabasho wacan libaax

  • @deqoadan1669
    @deqoadan1669 2 ปีที่แล้ว

    Wow. I appreciate it bro.❤

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  2 ปีที่แล้ว

      It's my pleasure

  • @Alxamdulillah100
    @Alxamdulillah100 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan iska ilaali inaad hadalo nuucaanaa aad umadeena lawadaagto waayo dadkeena waa dad hada indhaha ufurmaayaan social media ay talo iyo sidee noloshooda wax uga badali lahaayeen ka raadsadaan . marka hadad sidaan uhadasho wax xun bay kaa faaiidaayaan . Walaal hormurka iyo cafinta kahadal ee gadaal hanoo celin

    • @nurfunny6411
      @nurfunny6411 9 หลายเดือนก่อน

      Yaa kusoo balamiyay adigu

    • @Alxamdulillah100
      @Alxamdulillah100 8 หลายเดือนก่อน

      @@nurfunny6411 maxa ula jeedaa?

  • @nasraahmed9791
    @nasraahmed9791 ปีที่แล้ว +2

    Alla wiilkan jecliyaa

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว

      😄 Allah hku jeclado Nasra. Thank you In bdn

  • @HalimaYusuf-q1t
    @HalimaYusuf-q1t ปีที่แล้ว +3

    Maxan ka faiida in aan qof mamulo teyda I haysatee

  • @zahraabuukar9211
    @zahraabuukar9211 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll qiimo badan☺️

  • @aameen10
    @aameen10 2 ปีที่แล้ว

    Keep going❤

  • @Movies.military
    @Movies.military 9 หลายเดือนก่อน

    Wll thnx

  • @widhwidhbarkad961
    @widhwidhbarkad961 2 ปีที่แล้ว

    Salim Omar keep going pro, Backgroundkii music_ga ahaa ee kuwii hore aad soo saari jirtay wuxuu ahaa Mid soo jiidasho leh, Caawana barnaamijku xiisihiisuu wataa, Movement and body language and word all waad keentay masuul

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 11 หลายเดือนก่อน

    M.a❤

  • @ifk02
    @ifk02 ปีที่แล้ว +4

    Aqoonta dadka inaa loogu faaiideeyo ayaa fiican meesha qofka lagu isticmaali lahaa cilmiga maskaxdana waa cilmi qatara qofka aan sida wanaagsan uga faaiideesan markuu barto

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +3

      wll aqoon waa mindi cml ama cuna ku jarjaran karta ama qof ba ku dili karta. qofkey ku xiran thy. Qabkan aan wax u sharaxayana waxn ku tusayay qof raba sida xun inuu u istcmalo qaabka uu fakarayo

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  2 ปีที่แล้ว

      ada mudan wll in bdn
      😍

  • @ahmedbiif4059
    @ahmedbiif4059 ปีที่แล้ว

    C'est important

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial7329 2 ปีที่แล้ว +1

    Abti aniga waxan leeyahay shaqaiyad aan lafahmi karin meesha aan kuliito iyo meel kale🥰

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 17 วันที่ผ่านมา

    @Salim Omer ma Ka so hadli karta qofka sucure ah sida u dhaqmo xarirka cml

  • @abdishakuurciseeye5754
    @abdishakuurciseeye5754 ปีที่แล้ว +1

    WAALHI SAALIMOW BEEN BAAD SHEEGIN
    ANIGU ISKA DHAAFAY INAN AAMINO
    DADKA DADKA DHIIRI GALIYA AYAAN ADIGA KU BARTAY MARKA WAAN AAMINAY WANAN KU KALSOONAY DHIIRI GALINTADA

  • @MaxamedabdiAdan-p4g
    @MaxamedabdiAdan-p4g 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @sumeya7730
    @sumeya7730 ปีที่แล้ว +3

    How do you know about his or her childhood problem to use it and you should ask him direct or indirect with out him notice

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +1

      I am making a course about all that, stay tunes 😊

    • @sumeya7730
      @sumeya7730 ปีที่แล้ว +1

      I guess you psychological fact that you study can't answer about those issue it okay never mind I'm not expecting to answer anyways Geart keep going 👍

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +2

      @@sumeya7730 😂😂 ok. I have got a practical answer.
      Expect less and you will never be disappointed. 😁 it was pleasure chatting with you.
      Take care 😊

    • @menu651
      @menu651 ปีที่แล้ว

      ​@@SalimOmerWhen?

  • @taqwamedia1369
    @taqwamedia1369 ปีที่แล้ว

    M.Allah waa qod9bo muhiim ah

  • @a.s.a.d4985
    @a.s.a.d4985 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc suaaal ayan ku waydina marwalba oo an meel an adayo waxaan inta badan jecalahay inaan qof is raacno maxaan lagu sababayn kara arrintaas

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  2 ปีที่แล้ว

      Malaha Qof bulshawi ah ba tahay, ok weye. ma dhib ba u aragta

  • @iqraaxmed-yp9jq
    @iqraaxmed-yp9jq ปีที่แล้ว +4

    Kawrn hada sameyo oo balayo dhaxda ugalo hhh sidan uga bixi lahaana sogali aan isku badbadiye

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 ปีที่แล้ว +7

    Saalim culmiga aad baratay ilaahy aktiisa amaano ayuu kugu yahay saa darteed ha u adeegsan wax danbi kaa raaci karo aduunkaan waa maalmo

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad wll. Shukran.
      Qaabka aan uso gudbinayo waa qaab aan waxka tusayo sida dadka u isticmalaya dhanka xun ay ufakarayaan

  • @unknowngirl1458
    @unknowngirl1458 ปีที่แล้ว +1

    brother wan is ticmala wanan fhnsnhy blse qaab qaldan uma isticmaalo time Kan hada la joogo ogow wllka si qaldan ba lo adeegsan kara .joojina kuma odhanaayo blse Ha Naga wada barin😌💯

    • @salmacadey7829
      @salmacadey7829 ปีที่แล้ว

      May wllo waxa saxda ah waa lawada bartaa qofkii qalad u isticmalo asaa aaqiro war u yalaa xasidnimo maficna

  • @drslarra1938
    @drslarra1938 2 ปีที่แล้ว

    💖🖤

  • @xiska1official769
    @xiska1official769 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa islahaa axlaam baryahan saaid ee kuu jeceshahay maxaa usameysay cml ileen video gan ee soo daawata umaleynaa😂😂😂

  • @FazuuAOmor
    @FazuuAOmor 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad lkn nosoo badi halka video waxbadana sugnaaa

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  2 ปีที่แล้ว

      Asbuuci labo muqaal ayan ka dhigey wll

  • @whiteflower5087
    @whiteflower5087 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadkan xanuunsanaya hanagu barin

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  2 ปีที่แล้ว +2

      wa point ficn Hhhhh

  • @abdihodansaid1534
    @abdihodansaid1534 ปีที่แล้ว +1

    Balad kasheekaysay mant😅 io sidi la isku babi,in laha

  • @elmamoalim1743
    @elmamoalim1743 2 ปีที่แล้ว +1

    I haven't seem you nowadays 😕

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  2 ปีที่แล้ว +1

      Wan jooga wll wan so galiya muqalo cusub