Sida loo qabto shaqo yar si aad u xaqiijiso wax badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 50

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 7 หลายเดือนก่อน +5

    Sxbka and hanuuniyaha ardayda Somaliyed ustaad Salmaan maadow Allaha kuxafido

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 หลายเดือนก่อน +5

    Learning and teaching are my hobbies❤❤❤

  • @CAANAMAWAYE
    @CAANAMAWAYE 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aadbaan kgu xidhanahy .alle haku barakyo

  • @daljir___10
    @daljir___10 7 หลายเดือนก่อน +5

    Book la dhaho study skills 👌 bay casharada macalinku u badan yihiin 🎉🎉

    • @allahwithus8765
      @allahwithus8765 7 หลายเดือนก่อน

      Isago somali mala helaa

    • @daljir___10
      @daljir___10 7 หลายเดือนก่อน

      @@allahwithus8765 Maya lkn English baan helaaa 😂😂😂🙂

  • @xamsefadle300
    @xamsefadle300 7 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا استاذ سلمان

  • @Husainmoha
    @Husainmoha 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad baad UmahadsantahaY MaantaY aYuu noo sodhamadaY imtixaanka dowlada TalooYinkaaga waan ku Faa idaY Thank you MY teacher

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @captainqombaa5208
    @captainqombaa5208 6 หลายเดือนก่อน

    Allaha kuxafido wall

  • @LiibaanMohamed-rn8or
    @LiibaanMohamed-rn8or 7 หลายเดือนก่อน

    Allha ku xafido ustaad

  • @CcccAhmed
    @CcccAhmed 7 หลายเดือนก่อน

    Adna Sidoo kale Ustaad Mahadsanid And Mahadsanid.

  • @ZakiMoha-ub7xx
    @ZakiMoha-ub7xx 7 หลายเดือนก่อน +1

    mahadsid ustad muuuqal waxtar leh🥰🥰🥰

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 7 หลายเดือนก่อน

    Walalky Waxaa Itahy Dhiiragaliye✅️💯🥰🗣👂❤️🎁👑🫶🫅

  • @KnaanUpthi
    @KnaanUpthi 7 หลายเดือนก่อน

    Alleha kuxafido ustaad

  • @امعائشةبنتمحمد-ض2ج
    @امعائشةبنتمحمد-ض2ج 7 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا استاذ

  • @khaledahmed-ee3rc
    @khaledahmed-ee3rc 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsnd ustaaad ❤

  • @IlaahmaxamedIlahanmaxamed
    @IlaahmaxamedIlahanmaxamed 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh ❤❤❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 7 หลายเดือนก่อน +3

    Salaam alaykuma first one thanks my teacher 🎉🎉🎉🎉

  • @sowturahma1156
    @sowturahma1156 7 หลายเดือนก่อน

    Shukrn ustaaad

  • @TrueLakki-om2ke
    @TrueLakki-om2ke 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wllkay salmaan madow marka hore bishaaro wll
    Oo waxn ku guulaystay inaan galo kaalinta 1aad ee sanad dugsiyeedkaan wxanaa aad ii anfacay dhawr barnaamij oo aad bixisay inta ka bacdi wxn ku leeyahay wll alle abaalkaaga janno haka dhigo

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 7 หลายเดือนก่อน

    Jazaakumallah khayr .

  • @abdisamedabdilahi7886
    @abdisamedabdilahi7886 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad alle haku sharfo

  • @ismailali3501
    @ismailali3501 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 7 หลายเดือนก่อน +3

    M.a ustaad Wax faaido leh ayaad inoo soo gudbisaa mahadsanid . 2:00

  • @mubarikabdillahi1991
    @mubarikabdillahi1991 7 หลายเดือนก่อน

    Diirad saarku waa waxa ugu muhiimsan wlhy

  • @UpdikadirZaaha
    @UpdikadirZaaha 7 หลายเดือนก่อน

    Sharaf iyo kraamo ustaad❤

  • @MaryamaAbdulahi-er5ug
    @MaryamaAbdulahi-er5ug 7 หลายเดือนก่อน +3

    Qofki u hore comment so gale❤❤

  • @IbrahimmaxamedTaliyow
    @IbrahimmaxamedTaliyow 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤masha allh

  • @bigmoha-oj7zu
    @bigmoha-oj7zu 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @SahalIsmacil-nl8rk
    @SahalIsmacil-nl8rk 7 หลายเดือนก่อน

    Haa
    Waayo waa jadwal koban

  • @Usaame-zd1it
    @Usaame-zd1it 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haku jeclaado ustaad

  • @MaxamuudYaasiin-o4s
    @MaxamuudYaasiin-o4s 7 หลายเดือนก่อน +2

    Haa macalin salmaan maadow waayo waxay kaa yaranaysaa in aad ku mashquusho wax yaaba ha soo jeeshada Leh faa'iidona Leh wax soo saar Leh oo laga maarmaan ah sida in aad cilmiga diinta aad barato waa sirta ay bilyaneerato isticmaalaan lakiin dadka waxay jecel yihiin soo jeedashada Leh laga maarmaanka ah faa'iido aan lahayn markaa macalin dadka soomaalidu dad yar baa faa'iido Leh inta kale faa'iido way leyihiin lakiin wax dantooda ahayn bay ku mashquulsan yihiin macalin alle ha ku xifdiyo

  • @MOHAMEDHASSANABDUKADIR-b6z
    @MOHAMEDHASSANABDUKADIR-b6z 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Salmaan

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Ustaad ❤

  • @OsmanBarqadle
    @OsmanBarqadle 7 หลายเดือนก่อน

    Macalin su'aal aan kuwaydiye eee Forex online trading wax war maiga siin kartaa

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad

  • @Randa17
    @Randa17 7 หลายเดือนก่อน

    Isbucan exam lee yhy inaa Afar gesodkan dhaqan galiyo rajeyna insha Allah
    Markas kaso jawaba weydinta ❤

  • @MOHAMEDHASSANABDUKADIR-b6z
    @MOHAMEDHASSANABDUKADIR-b6z 7 หลายเดือนก่อน

    Alle Aku xafido

  • @Mohamed-w2d4q
    @Mohamed-w2d4q 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaadow AFOOGY ma lacag la,aan BAA mise waa lacag please and please isoo jawaab

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 7 หลายเดือนก่อน

    Asaxabey iso duceya imtixanka fasalka 12 ayaa iso dhamaday intaan farxi la aha hadana waxan kawar warsanahay madoyin aad meniska gashay mabasi murug buu igu sii hayaye

  • @mohamedabdielmi5053
    @mohamedabdielmi5053 7 หลายเดือนก่อน +1

    dhip ka naheesto teleohone muqaalkaaan dhameesan wayey
    maxaa kale diirada saari karaa 😪

  • @MOHAMEDHASSANABDUKADIR-b6z
    @MOHAMEDHASSANABDUKADIR-b6z 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @abdirahiimsoomow3243
    @abdirahiimsoomow3243 7 หลายเดือนก่อน +2

    Jimca krim ustaad

  • @Mahamed77-s7p
    @Mahamed77-s7p 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad anigu waxaan ka mid ah dadka mobile ka qabtimay ee maxaad igula talin laheed

  • @nasramaxamed7418
    @nasramaxamed7418 3 หลายเดือนก่อน

    Hurta laba ayaan kahelay nolashayda qosaysa qofku waxyaabaha qoseeya haduu helo waxaa lagama maarmaan ah in uu heli karo xalka sifudud

  • @Abdisamaddaacad1
    @Abdisamaddaacad1 7 หลายเดือนก่อน +2

    🎉🎉

  • @gurifarxad4634
    @gurifarxad4634 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks dear teacher, and i want request to allow english study with afogy for free, becouse i don't pay the fee please help me dear teacher.

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 7 หลายเดือนก่อน

    Salmaan maadow aad ayaad umahad san thy.

  • @Husainmoha
    @Husainmoha 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad baad UmahadsantahaY MaantaY aYuu noo sodhamadaY imtixaanka dowlada TalooYinkaaga waan ku Faa idaY Thank you MY teacher