Talooyin maalinta imtixaanka ku saabsan(Ka hor,Gudaha,Ka dib imtixaanka)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 107

  • @SULTANZAKARIYABINMOHAMED-lw9dy
    @SULTANZAKARIYABINMOHAMED-lw9dy 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ustaad Salmaan ,
    Halyeyga kaliya ee aadka u caawiya ardayda Soomaaliyeed .

  • @yaskapoyyaskapoy276
    @yaskapoyyaskapoy276 7 หลายเดือนก่อน +2

    Illahy dhamten hanofududeyo 🤲

  • @cabdimaalikaxmed8960
    @cabdimaalikaxmed8960 8 หลายเดือนก่อน +10

    ASC macalin aad ayaad umahadsantahay sisa wanaagsan ee moducan noguso jeedisay allaha ka abaal mariyo .
    MOWDUCA WALWALKA qaabka lomareyana waan kasugaa ustaad mahadsanid

  • @MohaAkVlogs
    @MohaAkVlogs 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad salmaan aad umahadsantahy ani ahan wlh taloyinkada wax badan iga anfacen xiliga imtixanka Dowlada kunjer mahadsanid

  • @husseinyusuf1600
    @husseinyusuf1600 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad ayaad umahasantahay ust Alle hakaa abaalmariyo sida wacan ee ardeyda Soomaaliyeed aad ula dadaaleysid.

  • @yaasiincabdilaahiibraahim4737
    @yaasiincabdilaahiibraahim4737 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alle hakaa jasaa ad siiyo❤😊

  • @rumaanmaxamed4569
    @rumaanmaxamed4569 8 หลายเดือนก่อน +3

    جزاك الله خير يا استاذ

  • @KismayoSchools
    @KismayoSchools 7 หลายเดือนก่อน

    Ka soo hadal oo soo dadaji walwalka macalin, Mahadsanid

  • @KismayoSchools
    @KismayoSchools 7 หลายเดือนก่อน

    Qodobada qodobka uugu saameenta lahaa muuqaalkaan waa
    قدرالله وماشاءفعل

  • @xasanyare8521
    @xasanyare8521 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad talooyin waxtar leh weeye, anigu muddo badan ayaan talooyinkaaga ku caano maaalayay.

  • @MunnaOmar-pg9mb
    @MunnaOmar-pg9mb 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haka abaal mariyo wllkei😊❤

  • @saalax12axmed19
    @saalax12axmed19 7 หลายเดือนก่อน

    waan ka helay taladaada ustad salman❤

  • @BedtimeStories9
    @BedtimeStories9 8 หลายเดือนก่อน +4

    Asc ustaadii waxaan isdhi kara waxa wal walka keenaayo inay tahay:
    1) Qofka oo aan alle talasaranin (xiriir fiican kagalama dhaxeeyo)
    2) wax diyaaris la aan (qish uu kutashanaayo)

  • @Suheibsuldan7
    @Suheibsuldan7 8 หลายเดือนก่อน

    jazakallah kheyr uztaad alle haw fududeeyo ardeyda sanadkan EXAM ka F4 ufadhiisanaya
    aan anigu ugu horeeyo

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid waa taloooyin wanaagsan

  • @deeqsandaahir8136
    @deeqsandaahir8136 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa samen igu yelatay ha qishin anni waligey exsam ma qishin lkn exsamka ugu danbeyy ee school madooyinka qaar qishay balse marki anan qishi jirin iyo marka qishay waxa kalsoni iyo daganan badnaa markanan qishi jirin kana sabdiga galayo insha allah 100 wan ku dadalaa inan qishin

  • @AbdinuurAbdullahiAadam
    @AbdinuurAbdullahiAadam 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaadow 🙏🙏❤️

  • @soss1854
    @soss1854 7 หลายเดือนก่อน

    Mawduuca walwalka noso gudbi macalin

  • @ahmedmha6
    @ahmedmha6 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustad no so badi🎉❤
    Taloyinkada hdu Alle Guul igu siyo❤kuma ilabi dono❤❤

  • @RadalAli
    @RadalAli 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh,mahadsanid ustaad, waan dhamaystay.

  • @hilowle3496
    @hilowle3496 8 หลายเดือนก่อน +3

    USTAAD KA SOO HADAL 2BILLOD FASAXA SCHOOL KA WAXYAABAHA AAN KA FAAIDEYSAN KARNO IYO XIRDAHA AAD NAGULA TALINEESO INAA BARANO. MAHADSANID USTAAD

  • @Yarka__xaafada
    @Yarka__xaafada 7 หลายเดือนก่อน

    Habka walwalka kasoo hadal ustaad seddex cisho ayaa noga hadhaye ustaad Allah hakaa abaal mariye

  • @radwanhassan9259
    @radwanhassan9259 7 หลายเดือนก่อน

    Afoogy🎉

  • @NasraJamac-et3tr
    @NasraJamac-et3tr 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaath alle ha ku xafido

  • @Iidow290
    @Iidow290 7 หลายเดือนก่อน

    Tnx ustaad

  • @farxiyaqorane9203
    @farxiyaqorane9203 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks pro❤

  • @SowdaAli-gs7mj
    @SowdaAli-gs7mj 7 หลายเดือนก่อน

    28:44 haa mahad sanid

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 8 หลายเดือนก่อน +9

    Inta sanaadkan galaysa imtixanka guul ban idin rajen gaar ahan fasalka 12

  • @yaxyeyare3378
    @yaxyeyare3378 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad 🙏🤍

  • @doogmedia2345
    @doogmedia2345 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad salmaan
    Waan u baahanahay ustaad in aad mowduuc nooga samaydid warwerka iyo cabsida xilliga imtixaanka walibi in aad noo soo dadajidid maadaama xiliga imtixaanka uu aad noogu soo dhowaaday ❤

  • @NadirSuleimanmuhudin
    @NadirSuleimanmuhudin 8 หลายเดือนก่อน

    Haa,kasoo hadal walalka

  • @abdinasirsheikhmohamed3869
    @abdinasirsheikhmohamed3869 8 หลายเดือนก่อน

    Insha allah 7th July 2024

  • @cabdifitaax-lm7ww
    @cabdifitaax-lm7ww 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid uataad❤❤❤ guuleyso ustaad

  • @xamdiadanabdi920
    @xamdiadanabdi920 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid❤

  • @Suzyuser-gs9cm2vx2i
    @Suzyuser-gs9cm2vx2i 8 หลายเดือนก่อน

    Thank you 😊🙏

  • @RumiinGaraad
    @RumiinGaraad 8 หลายเดือนก่อน

    Haa marka qaar naftayda ayaba canaana mar walbo eed baa ii saaray thnks wllo

  • @cabdifitaax-lm7ww
    @cabdifitaax-lm7ww 8 หลายเดือนก่อน

    Waan soogaarey alx Aaaamiiin ustaad❤❤❤❤

  • @axmedcabdicasiis-vo5yu
    @axmedcabdicasiis-vo5yu 8 หลายเดือนก่อน

    شكرا

  • @mahadmama3487
    @mahadmama3487 8 หลายเดือนก่อน

    We can't wait mowducaas 🎉

  • @saciidabdile
    @saciidabdile 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid,ustaad

  • @Haybe.1
    @Haybe.1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad salman workshop book imtixanka video umajedi

  • @IfraahAbdirahamaan
    @IfraahAbdirahamaan 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aaad ayaad u mhdsnan thy ustadi ❤noo soo gali waxa wal walk nag yarenayoo ani intaa laga ring ayaab ka wal walyaa❤

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 8 หลายเดือนก่อน

    Alle hakuu siyaadiyo Aqoontaada macalimoow💯👏

  • @mahadmama3487
    @mahadmama3487 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad ❤

  • @deeqsandaahir8136
    @deeqsandaahir8136 7 หลายเดือนก่อน +1

    Anni exsamka marka galayo ma walwalo alxamdulilah haddey dhacdo in an cabsi yar dareemo wan duceesta ayatu kursine wan akhriya wanyara istiqrafsada kadibne wan dagaa

  • @AlleyesOnRafah-y4k
    @AlleyesOnRafah-y4k 7 หลายเดือนก่อน

    Walaal macaan waxa kasoo Hadasha sida jadwal loo samysto.. badanaa macaliminta samees ta jadwal yidhah daan mana noshegan sida loo sameesto please noo faa'idee nabar na sida jadwal loo sameesto 🙏 ❤

  • @CanabAhmedAligacal
    @CanabAhmedAligacal 8 หลายเดือนก่อน

    Waa mahsana thy ustdi🎉❤❤❤

  • @farahmacruuf2925
    @farahmacruuf2925 8 หลายเดือนก่อน

    Haa ustaad maadow hadaad ka sameysay mowduuc oo walwalka in the exam ustaad noo soo gudbi ayaan ku dhihi lahaa, alx muuqaalkan na si fiican uga bogday thanks alot

  • @Hijabigirl6833
    @Hijabigirl6833 8 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin study with me nososamey 1 hour kbdn jazakallah

  • @Azamflms
    @Azamflms 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Ustaad

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna 8 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga welwelka maalintaan f4 bilaabay baan iska soo reebaY

  • @CimraanMaxamed-cy4hr
    @CimraanMaxamed-cy4hr 8 หลายเดือนก่อน

    Haa macalin

  • @XAQIIQSO2020
    @XAQIIQSO2020 8 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid ustaad

  • @AbdirisakAli-t8k
    @AbdirisakAli-t8k 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mad iga wcisid sida loola soo dego photoshop cc2022 webka get into pc wn fahmi waye waqti yar 5min hadad i heli karto
    Mahdsanid

  • @kawsarabdishakur5111
    @kawsarabdishakur5111 8 หลายเดือนก่อน

    Mansh allah

  • @SamiraAbdikarim
    @SamiraAbdikarim 8 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga mrkan walwalo wxan sameya 2 rakaco salad tukada ilahy ban bryaaa kdib anaa niyada isku dajiya wn ia dhiiri galiya mrkas kdib walwalka wuu idaya. Wana jeclaan lahaa inad kso hadasho mawducas mahdsanid🥰

  • @adiminabdirahman
    @adiminabdirahman 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks after 5 days we have exams

  • @AbdirahmanI1
    @AbdirahmanI1 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad ayaa u mahadsantahay 🥰

  • @sakoashka2331
    @sakoashka2331 8 หลายเดือนก่อน

    waan sugaynaa muuqaalka

  • @ahmethUpdiwahap
    @ahmethUpdiwahap 8 หลายเดือนก่อน

    Haa ka soo hadaL🎉

  • @HanaJama-y1p
    @HanaJama-y1p 8 หลายเดือนก่อน

    Barnamijka wanu sugayna i.alah ustad

  • @abdirahmandekyousuf5281
    @abdirahmandekyousuf5281 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad salmaan madaw ❤

  • @MarwadagenKenadiid
    @MarwadagenKenadiid 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waad mahadsanthy wax badan iga jaahil saartay khayr Alle ha kuugu badelo

  • @WllAyto
    @WllAyto 8 หลายเดือนก่อน

    So daj daji

  • @RidwaanDigir
    @RidwaanDigir 8 หลายเดือนก่อน

    𝐡𝐚𝐚

  • @Mohamet2025
    @Mohamet2025 8 หลายเดือนก่อน

    Macallin work shop- ka ma arko dicription Mason dhigin marka noo soo jawaab adoo mahadsan aadaa ugu baahanahay

  • @Haytaban
    @Haytaban 8 หลายเดือนก่อน

    Alle hano fududeeyo imtixaanka dhamaanten 🤲🏾

    • @Haybe.1
      @Haybe.1 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin 🤲🏼

  • @AbdirizakSuleiman-kr1tx
    @AbdirizakSuleiman-kr1tx 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad "Qalinka tirtiraha waa imisa" qalinka meesha lagu tirtiro haddii wax lagu qoro muddo kadib way baa'ba' aysa. ee maxaa arinkaa kajiro. Thanks

  • @NimcoMahamed-nn4og
    @NimcoMahamed-nn4og 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad qiimo badan😍❤️‍🔥❤️‍🔥🫶

  • @AsmaAbdikariim-k1j
    @AsmaAbdikariim-k1j 8 หลายเดือนก่อน

    Wll soo samey fadlan mowduca ku xiga kan ka dhig ad ayaan u walwalaa wllhi waxana inta badan I Cawiya inaa Sifican wax u diyaariyo

  • @ayanita124
    @ayanita124 8 หลายเดือนก่อน

    waanu sugayna ustaad mawduucaa.

  • @FardowsaCali-h7l
    @FardowsaCali-h7l 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad soo dadaji

  • @CabaashuseinCabaasfamily
    @CabaashuseinCabaasfamily 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad wxan maqlay in lapada warqad halmar lakenayo marka siden macquL ku tahay inan is dajiyo ama an xoga nasto 🤔

  • @Xidigboy
    @Xidigboy 8 หลายเดือนก่อน +1

    Teacher waan is ilow siiya

  • @AishaAhmedAli-h4q
    @AishaAhmedAli-h4q 8 หลายเดือนก่อน

    Aad ayaad u mahadsantahay ustaad

  • @NimcoMahamed-nn4og
    @NimcoMahamed-nn4og 8 หลายเดือนก่อน

    Wan kaa sugynaa mawduucaas ustaad❤

  • @Deeqacabdulqaadir
    @Deeqacabdulqaadir 8 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd ustaad in badan

  • @wllbk7715
    @wllbk7715 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad taladaada faaidey noothy hadaan nahey team f4 😊

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 8 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso

  • @Kurtun170
    @Kurtun170 8 หลายเดือนก่อน

    Ustd haa ciwaankaas soo dedeji welwelka imtixaanka mhds

  • @Hooyomcn2024
    @Hooyomcn2024 8 หลายเดือนก่อน

    Wax ha qashin oo kaliya aan kaa yeelin waayo qash la'aan lama sacon karo😂😊

  • @edabsaninayuusuf6258
    @edabsaninayuusuf6258 8 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad aad ayaad u mahadsantahy marka hore
    Marka 2aad talada saameynta igu yeelatey waxa waay Ha qishin

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 8 หลายเดือนก่อน

    28:21 HAA WALLHI ADKAYSIGA WAAN U NUGULAHAY😂

  • @foosqorane6570
    @foosqorane6570 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad walwalkas wa qabaa
    Mrkasna wax dhnba ilawa ano waxba aqonin fsalka galayaa😢 niyd jab calool xanuun ustaad so dadaji mowduca😢

    • @SareyFarah
      @SareyFarah 8 หลายเดือนก่อน

      Walaal 8aad maatahay?
      Walwalka iyo cabsida si ay kaaga guurto Salliga Nabiga(N.N.K.H) badso iyo istigfaarta.
      Alle hakuu fududeeyo❤

  • @AmiinCabdi-kr7sj
    @AmiinCabdi-kr7sj 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga marka exam ka so baxo hurdo wey I qapata mid madax xanun ah

  • @muadDahir
    @muadDahir 26 วันที่ผ่านมา

    Scientific calculator lanooma agola why

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad ayad umahadsante , runti mowduucan aad ayan ogu helay , waxan ka codsanayaa inaad noso badiso video yada noocan

  • @nasriinmaxamed5619
    @nasriinmaxamed5619 8 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad umahadsanthy ustaad lkn emaxka wasardu qadyso malaga ogala inaad la gasho calculator lama ogala taas😢

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 8 หลายเดือนก่อน

      Yaa diidi karo anagaaba kugalnayee

    • @SaamiyaMaxamud-x3q
      @SaamiyaMaxamud-x3q 7 หลายเดือนก่อน

      Somalilan tahy miyaa

  • @cabdisalaamyuusuf3699
    @cabdisalaamyuusuf3699 8 หลายเดือนก่อน

    Wan daneenyaa ustaad muuqal noga soosame qaabka loola tacaalo walwaka tusaale marka presentation kuqoran tahay waxa dhacda in uu walwal ku imaado qofka mr mr xumad dareemo calool xanun camal garaaca wadnaha oo saa,id noqda
    Insha allahwaka sugena qaabka loola tacaalo marxaladaas walwalka ah

  • @Waliid29
    @Waliid29 8 หลายเดือนก่อน

    Mcnlin Waxan Ku waydiin Laha Camera Nooce ah aya Isticmaasha

  • @mohamedabdullahi4162
    @mohamedabdullahi4162 8 หลายเดือนก่อน

    waaan seexadaa marka aan walwal dareemo si aan iskudijiyo😂

  • @fuaadiisaa
    @fuaadiisaa 8 หลายเดือนก่อน

    ustaad ka soohadal

  • @foosqorane6570
    @foosqorane6570 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mhsanid ustaad team f4 nhy

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 8 หลายเดือนก่อน +3

    جزاك الله خيرا استاذ الله يفتح عليك وبارك الله فيك

  • @ubaxiinaa
    @ubaxiinaa 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad❤❤❤❤❤