HOOYADAADA KASOO DHEX SAAR | HADUU SHEEGO 75 DOLLAR FOR 3 QUESTIONS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 4K

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 2 ปีที่แล้ว +923

    waan aaminaY waana rumaYnay anagoona arag nabi muxamed scw❤️

    • @maxamadaxmed6527
      @maxamadaxmed6527 2 ปีที่แล้ว +3

      scw

    • @zamiirahmed8092
      @zamiirahmed8092 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamadaxmed6527 Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

  • @kowther5468
    @kowther5468 2 ปีที่แล้ว +1418

    MAsha Allah mom is mom ❤️😢🥰🥰 inta kusoo cesh ceshatay marku habsiinayo 👍

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 ปีที่แล้ว +850

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋

  • @muhnnadyasin
    @muhnnadyasin 2 ปีที่แล้ว +238

    Qofka hooyadis ka dhimatay ayaa aad udareemi kara 🥺🥺sorry for those who lost their mom..اللهم ارحم امواتنا 🤲💟😔

    • @mohaanwar1799
      @mohaanwar1799 2 ปีที่แล้ว +3

      اللهم امين يارب العالمين

    • @lemon6223
      @lemon6223 2 ปีที่แล้ว +5

      Oohin waan ceshawaayey

    • @jamanour9662
      @jamanour9662 2 ปีที่แล้ว +2

      Aad buu ii saameeyay videoga

    • @nimcolaki7324
      @nimcolaki7324 2 ปีที่แล้ว

      Ax xuuma hooyo la.antu lkn wa qadar aleh alla haku naxaristo hooyo mcn🤲😭

    • @muhnnadyasin
      @muhnnadyasin 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcolaki7324 ɪʟᴀᴀʜᴇʏ ʜᴀ ᴜɴᴀxᴀʀɪɪsᴛᴏ ᴀʙʏᴏ ᴍᴄɴ🥺🤲🤲🤲

  • @ahmedabdirahmannoor8066
    @ahmedabdirahmannoor8066 2 ปีที่แล้ว +372

    Dadoow isoo duceeya Ilahey inuu riyadeyda ii rumeeyo taaso ah Hooyo Alle igama qaado intaan ka farxinin kahor ❤

  • @AsadHerro85
    @AsadHerro85 2 ปีที่แล้ว +641

    the best person ever the most knowledgeable and the most shine All allah created is prophet Mohammad ﷺﷺ ❤❤❤🤲
    MUXAMMED SCW

    • @aminomxamed9358
      @aminomxamed9358 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw

    • @niciimadiriye719
      @niciimadiriye719 2 ปีที่แล้ว

      Mashallha hooyomcn

    • @niciimadiriye719
      @niciimadiriye719 2 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤💯🥰🥰

    • @AbukarAj
      @AbukarAj 2 ปีที่แล้ว

      𝖲𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐

    • @niciimadiriye719
      @niciimadiriye719 2 ปีที่แล้ว

      Habo

  • @maahircumar6077
    @maahircumar6077 2 ปีที่แล้ว +26

    Dhamaantenba aan kuwada salino xabiibkeena muxamed scw👉🙏💯💘

  • @mahad634
    @mahad634 2 ปีที่แล้ว +395

    Qofkii abid ugu wanagsan, ugu aqoonta iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed ﷺ ❤

    • @abdirahman7765
      @abdirahman7765 2 ปีที่แล้ว

      Scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw

    • @maidaabdulkhadir8892
      @maidaabdulkhadir8892 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw m.a sister

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kamaalahmed77
      @Kamaalahmed77 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw

    • @daalacms1064
      @daalacms1064 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilyaas Captain wyEE keo going

  • @aliesse9413
    @aliesse9413 2 ปีที่แล้ว +176

    Gabadha baxeysay ilmaheeda bey soo xasuusatay aan mooda mise hooyadeed allow dadka qalbeyadeena jaceyl yihiin hanaga dheereyn🤲

    • @fatxi5110
      @fatxi5110 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin wallhy, hooyo wax sahlan maaha

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      @@fatxi5110 Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @amalisqoox7273
      @amalisqoox7273 2 ปีที่แล้ว

      Amiiin yaa rabi🙏

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว

      Walahi San u oyi xata wajigan su midi

  • @ummbeela8122
    @ummbeela8122 2 ปีที่แล้ว +441

    marki ow habsiinaayay waan ku soo cesh ceshtay mashaallah allahuma baarik waan la ooyay 😢😭😿😢 wlhi ilaahey hanoo barakeeyo ilmaheena 🫂🤗👐🫂🤗 inti aanan heysana allaha siiyo aamiin. I will do anything for my kids subhanallah. asad keep going 1m coming soon inshaallah

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 2 ปีที่แล้ว +6

      Wlh 4 jeer kuso ceshtey mar iyagaa fiirina marna gabdhaha reactionkooda wow

    • @mariaahmed8282
      @mariaahmed8282 2 ปีที่แล้ว +4

      Ani xita wn ku so cesh ceshty wlhi wn oyeey m.a ilhw hooyoyinken nodaah

    • @fadumomohamud5709
      @fadumomohamud5709 2 ปีที่แล้ว +2

      Ani xita wlh

    • @muniita7081
      @muniita7081 2 ปีที่แล้ว +2

      Ani xta sadax jeer ku ceshtay wa ilmeyey wlhii😭

    • @mohamudmohamed6595
      @mohamudmohamed6595 2 ปีที่แล้ว +2

      Walahi Ani iyo adi isku mid aa nahy ane inbadan aa kusoo celceshty kistaa uu habsiinaayo waxn daremy hooyadey

  • @abdimajidissacknoor976
    @abdimajidissacknoor976 2 ปีที่แล้ว +41

    I almost cried after watching this video, I was very unlucky to miss my mother at the age of five 😢 😭. May the almighty Allah give her an everlasting peace in Janatul-Firdows Al-Aclaa 🤲😭

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 2 ปีที่แล้ว

      ALLAH ha u naxariisto

    • @mohamedhared8003
      @mohamedhared8003 2 ปีที่แล้ว +1

      To him we belong and to him we shall return Allah ha u naxariisto walalkeey 🥲😭

    • @ashrafyare
      @ashrafyare 2 ปีที่แล้ว

      Every soul will test the death don’t be so sad 😞

    • @abdimajidissacknoor976
      @abdimajidissacknoor976 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedhared8003 Ameen yaarabbi 😥🤲

    • @abdimajidissacknoor976
      @abdimajidissacknoor976 2 ปีที่แล้ว

      @@bisharoabdulahihassen6755 Ameen sister 😥🤲

  • @abuhamidmedia67
    @abuhamidmedia67 2 ปีที่แล้ว +184

    The best person ever, the most Knowledgeable and the most shy all has Allah is created is prophet Muhammed SCW ❤️❤️

    • @SamiraSamira-uz4fl
      @SamiraSamira-uz4fl 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw ❤ ♥

    • @WARIIFKA_TIKTOK
      @WARIIFKA_TIKTOK 2 ปีที่แล้ว +2

      Wll mcn hadey macquul thy subscribe isaar alah haka,barakyo

    • @haniaden3830
      @haniaden3830 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw

    • @zakiboy242
      @zakiboy242 2 ปีที่แล้ว

      Salalahu caleyhi wasalam 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤

    • @maryamoshiiq5539
      @maryamoshiiq5539 2 ปีที่แล้ว

      Mashaa alaah walaahi waala ooyay hooyo dareenkeena ayey badashay

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube 2 ปีที่แล้ว +82

    Hooyo waa albaabka aad Dunida ka soo gashay, waana albaabka aad jannada ku gali doonto sababteeda.
    Marka daryeel Hooyadaa iyo dhammaan waalidiintaada. ❤️🙏

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 2 ปีที่แล้ว +33

    Hooyanimo muuqaar dareenkiisa xambarsan wlh waan ilmeeyay 😭😭😭😭😭😭hambalyo Ilyas habo

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 2 ปีที่แล้ว +18

    Hanbalyo ilyas sahaf iyo adna🥰
    Oh my Allah this video was heart touching and emotional too😥gabadhi Dirac gadudka xata wa ilmeysay. hooyo walhi wa hooyo cidbadali karto majirto siidedaba wiil wa hoyadiis because of wiilashana hooyada aad bey ugu dhowyihiin instead gabdhaha.

  • @fardowsocumar3312
    @fardowsocumar3312 2 ปีที่แล้ว +141

    Muqaalkan aad baan ugu dul ooyay ilahay hakuu naxariiso nasiib uma yeelan inaan dunida kugu arko ilahay janada hanagu kulmiyo🤲

    • @shueb123
      @shueb123 2 ปีที่แล้ว +2

      Ameen abaayo adna ducada ubadi inshaAllah

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin sorry waxay ahayd qadar rabi aniga abahay saas cml ka ahay

    • @basm25a
      @basm25a 2 ปีที่แล้ว

      Allahumma aamiin

    • @mohaahmed7136
      @mohaahmed7136 2 ปีที่แล้ว

      Ameen wll allaha u naxariisto hooyo io dhamaan intii muslimiin ah😭🤲

    • @abdiaziiziid8512
      @abdiaziiziid8512 2 ปีที่แล้ว

      Amin

  • @farxaanbarre7
    @farxaanbarre7 2 ปีที่แล้ว +216

    The Person Ever The Most Knowledge Able and The Most Shine All Prophet Muhammed SCW ❤️❤️

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @farxaanbarre7
      @farxaanbarre7 2 ปีที่แล้ว

      @@Iidorgame2 ok

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu calayhi wasallam

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 2 ปีที่แล้ว +243

    أفضل شخص على الإطلاق هو الأكثر علمًا والأكثر لمعانًا من جميع الأنبياء والمخلوقين محمد صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

  • @AbRah-om2sf
    @AbRah-om2sf 2 ปีที่แล้ว +19

    MashaAllah hooyadu wa qaali alle raali haka ahaado hooyoyinka oo dhan Ameen Fariidka yarna wxn leeyahay farxad ku nolow alle waalidkaga haku daayo inshaAllah

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر 2 ปีที่แล้ว +59

    aan ku wada salino xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊🙏

    • @munomuumin5133
      @munomuumin5133 2 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @cabdifitaxcaabi1980
    @cabdifitaxcaabi1980 2 ปีที่แล้ว +50

    Cawa inu asad soo dhaqsaday inta ila aragtay like🤣

  • @mohameosaeet1762
    @mohameosaeet1762 2 ปีที่แล้ว +460

    the best person ever the most knowledgeable and the most of shy of all has allah created is prophet muhammad (S.C.W) ❤ 🥰 💖

    • @AbukarAj
      @AbukarAj 2 ปีที่แล้ว +2

      𝖲𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐 𝗌𝖼𝗐

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw

    • @gb6sr
      @gb6sr 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @rahmaiidle6612
      @rahmaiidle6612 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw

    • @shamsadii
      @shamsadii 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw

  • @BULBUL77777
    @BULBUL77777 2 ปีที่แล้ว +8

    The best person ever merciful, and honorable ALLAH CREATED HAS MOHAMED (NNKH) IN THE WORLD 🌎 ❤ MB

  • @abdilaahimohamedjamac6340
    @abdilaahimohamedjamac6340 2 ปีที่แล้ว +26

    Qofkii ugu ficna adunyada uguna caqliga badnaa uguna xishodka badnaa nabi mohamed scw kusali wll 🥰

  • @mohamedhassan8244
    @mohamedhassan8244 2 ปีที่แล้ว +22

    Xaada oo dhan aya i istaagtay hooyo waa hooyo ilaaheyow hooyooyinkeena Allah nagama qaado intii hooyoyinkooda dhimatay Allah ha u wada naxriisto hooyo dareen gooni ah ayey wadataaa xitaa hadii indhaha lagaa xero kun qofood hooyo waa ka dhax soo saari kartaa masha Allah asad 1m insha Allah goor waaa garee inta la gaarin 27 August insha Allah

  • @munamohamedhussein1703
    @munamohamedhussein1703 2 ปีที่แล้ว +117

    Adna and her son were so amazing, I got emotional

  • @aaminaqueen9164
    @aaminaqueen9164 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa TH-cam ka kaliyee vedio yadiisa midmid lamid ah jirin emotional 😭 walahi 3 times aa kusoo ceshtaye adna sweat muM asad thanks walalkey ❤️

  • @bashiircabdi5832
    @bashiircabdi5832 2 ปีที่แล้ว +177

    When I heard the voice of my mother makes me crying 😢

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @Nextuserr
      @Nextuserr 2 ปีที่แล้ว

      💔😔

    • @habibahassan4000
      @habibahassan4000 2 ปีที่แล้ว

      Me too i cry wallahi

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว

      @@Nextuserr ALLE HAKU RUMEEYO HAMIGAAG WLL PLZ ISOO RAAC SUBSCRIBE 😭🙏

    • @cabdixazan9271
      @cabdixazan9271 2 ปีที่แล้ว

      🔥💯

  • @timafaridaliali6899
    @timafaridaliali6899 2 ปีที่แล้ว +171

    Mashallah the bond of mother and child is always cute 🥺 I really was emotion at The point I cried hambolyo 🤍😩 1million coming soon brother Asad 🥰👑

    • @WARIIFKA_TIKTOK
      @WARIIFKA_TIKTOK 2 ปีที่แล้ว

      Wll mcn hadey macquul thy subscribe isaar alah haka,barakyo

  • @qadaasbinabdalla739
    @qadaasbinabdalla739 2 ปีที่แล้ว +47

    Videoga siduu funny u ahaa buu halmar qiiro isku badalay😭😭allow hooyo walba oo Muslim ah jannatul firdows hooy uga dhig"Amiin yaa rabbi"
    Hooyo waan kuu xiisay😭🤦‍♂️!

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please wll subscribe isar

    • @cabdiqanimedia1300
      @cabdiqanimedia1300 2 ปีที่แล้ว

      Hooyo kasta alaha xifdiyo intii dhimatayna janatul....fardawsa hoy alaha uga dhigo🫂🌍🥀🌹🤰🔐🤲

  • @IsmahaanCeeblaawe
    @IsmahaanCeeblaawe ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaaw maasha Allaah Tabaarakallaah ILAAHOW Awlaada nooxafid intii Awlaad AAn hay saninna Awlaad barakey oo baariyaal Ah SII Intii WAALIDIIN tooda kadhiteenna Allaahayow UNAXRIIso AMIIN YAARABBIII ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @simankulane8509
    @simankulane8509 2 ปีที่แล้ว +35

    😭😭😭 hooyanimadu waa qaali illahow hoyoyinkeen dhamantood jirkooda cadaabta kaxoreee 🤲🤲🤲

  • @cabdiyare6169
    @cabdiyare6169 2 ปีที่แล้ว +171

    Legend asad hagio❤ 1m million coming soon insha allh ✌

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @WARIIFKA_TIKTOK
      @WARIIFKA_TIKTOK 2 ปีที่แล้ว

      Wll mcn hadey macquul thy subscribe isaar alah haka,barakyo

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 ปีที่แล้ว

      @@WARIIFKA_TIKTOK ALLE HAKU RUMEEYO HAMIGAAG WLL PLZ ISOO RAAC SUBSCRIBE 😭🙏

  • @phartush_bint_ahmed4106
    @phartush_bint_ahmed4106 2 ปีที่แล้ว +73

    Can't stop crying 😢 😭 don't know the reason mashaalah waa dareen hooyanimo Allow itus anooo hooyo laileyhy😘

    • @aligamer-jp5ro
      @aligamer-jp5ro 2 ปีที่แล้ว

      Allaha katuso ana ilahay wxan ka rajayn inan aabo noqdo I.allah bi,idnilaahil kariim ♥️♥️

    • @fatumamahamud1019
      @fatumamahamud1019 2 ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah samidey

    • @Fearless-q2s
      @Fearless-q2s 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin abaayo ilaah haku tuso adi iyo intii rajeyneso ❤

    • @phartush_bint_ahmed4106
      @phartush_bint_ahmed4106 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fatumamahamud1019 shukran sami

    • @phartush_bint_ahmed4106
      @phartush_bint_ahmed4106 2 ปีที่แล้ว

      @@Fearless-q2s Aaamiiin abyo

  • @abdullahisaleebaan4358
    @abdullahisaleebaan4358 2 ปีที่แล้ว +163

    Ilaahow hooyaday unaxariiso iyo inta dhimatay inta noolna ilahay ha udaayo Aamiin ❤🥰

  • @0000fotball
    @0000fotball 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa aminnay waa rumeyni anagoo arag Mohamed scw kusli nabiga thank you for making

    • @Rukiyohajii
      @Rukiyohajii 4 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/-T7U6ZjSxDU/w-d-xo.htmlsi=pfKfTm5cHuaTc-SX🎉🎉🎉

  • @rafiiqanafta1532
    @rafiiqanafta1532 2 ปีที่แล้ว +63

    Emotional 😭 mom always mom adna hooyo fican waye nolow in badan wllshay ❤️

  • @naciimonuura1651
    @naciimonuura1651 2 ปีที่แล้ว +72

    Hooyonimo dheel dhel maahn wa ku jeclahy hooyo macan markasta waa jeclaa ina aktada kasoo kaco Alle nabad ha iskugu kana keeno illinta waa ceshan wayey wlhi😭😭😭🤦🏻‍♀️❤

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊🙏

    • @calikaaficaweercali8346
      @calikaaficaweercali8346 2 ปีที่แล้ว

      Allha idin kul miyo

  • @kingsulthan5248
    @kingsulthan5248 2 ปีที่แล้ว +154

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created 👉prophet Mohammed 💉❤🌎 Scw

  • @Qofdaga
    @Qofdaga 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wan ilmeyay caawa walibo anigo heysto daryeel hooyo ilahaow inta ka geriyoty unaxariiso inta kala maqanna allaha isku keeno 😷🤒🥹😢

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 ปีที่แล้ว +46

    Masha Allah Hooyo Macaan Waa Hooyo Macaan Waan La Ooyey Adna Cadeey Markii Uu Gartay Wiilkeeda Ilyas yare!!! Hooyo Macaan Oo Dhan Aduunka Ku Noolaada Cimri Dheer & Caafimaad & Cibaado Suuban Aakhirana Jannah Fardowso Hooygiina Allah Idin kaga Yeelo / Ameen ya rabi 🤲🤲🤲/❤️❤️💯👑✅

    • @basm25a
      @basm25a 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yaa rabbi

    • @sabaxsadri4450
      @sabaxsadri4450 2 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭

    • @falismuuse987
      @falismuuse987 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamin yaribi

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว +1

      Please wllo subscribe isar

    • @hanasheikhdon2808
      @hanasheikhdon2808 2 ปีที่แล้ว

      @@hudachanel2495 Huda Sis Your Channel Subscribe Ka Mar Hore Ayaan Kuu saaray!! Walaashiis!! 😍

  • @ahmeddalab181
    @ahmeddalab181 2 ปีที่แล้ว +18

    Hooyo walba dareenkeeda lama xisaabi karo markay aragto ilmaheeda oo guul gaaraya intay doonto hala ekaatee 🥺🥰❤❣
    Hooyo allow Janada hoygaada ka dhig🤲🤲❤
    Hambalyo ilyaas yare 👏👏

  • @hadliyamaxamuud9426
    @hadliyamaxamuud9426 2 ปีที่แล้ว +47

    Maansha allaah hooyo dareen gaara ayey leedahay hanbalyo waa wiil hooyonimadu ku qaali tahay

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please wllo subscribe isar please

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahayaw hooyaday mcn u naxariiso janatul fardowsa gee yaa rabi🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hassanshariif6708
    @hassanshariif6708 2 ปีที่แล้ว +10

    HOOYO dhipkeda ani so arkay allow hooyo naxariista aqiro iyo naxariis aduun Allah siiyo eeedo arxaaan lay adne jahannamo Allah ku geeyo xabadii lagu shidi laha adi Allah ka dhigo 2007/2009 Black day ayey eheed ilove you mummy 😭😭
    Asad xajioh walalakei mcn pin igu qaboh HOOYO darteeeeda

  • @aadd8023
    @aadd8023 2 ปีที่แล้ว +51

    Hooyo waaa dareen qaas Ah wlhi love you mom 😭😭😭

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊🙏

  • @Kartibadan09
    @Kartibadan09 2 ปีที่แล้ว +57

    Mom can be felt by someone who knows your worth mom 😭🥺🥰may you protect us as a mother 🤲

  • @mohaadan6990
    @mohaadan6990 2 ปีที่แล้ว +5

    I have watched this after a month but it was emotional to me as I have seen adna crying ...may Allah bless my mother and the mothers of all Muslims i.a

  • @mahadyre
    @mahadyre 2 ปีที่แล้ว +141

    Habiinkasto challangega waxaa kaaga baxa ugu yaraan $75 bishii waa 2250 it's not easy wlhi waa u qalantaa 1m bro keeb going

    • @Abdifatahmihile
      @Abdifatahmihile 2 ปีที่แล้ว +14

      Haaben walba video uu soo dhigo 100k in kabadan baa dawata imisa ama meeqa lacag ah baa ka soo gasha halkii videoba 😆

    • @mahadyre
      @mahadyre 2 ปีที่แล้ว +6

      @@Abdifatahmihile waan ogahay sxb waxaan ka hadlayaa TH-cam layda kle marka lala barbar dhigo output badan ayuu sameeya TH-camr kle saas wax uma bixiyo

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      @@Abdifatahmihile Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      @@mahadyre Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

  • @baryarefaarax7069
    @baryarefaarax7069 2 ปีที่แล้ว +21

    Halmar igula Saliya saliga nabiga scw

    • @munizaali248
      @munizaali248 2 ปีที่แล้ว

      صلي الله عليه وسلم ❤

  • @lolforever4222
    @lolforever4222 2 ปีที่แล้ว +41

    The important and most knowledgeable person In the is our prophet Muhammad scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Isoqabo

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @SamiraSamira-uz4fl
      @SamiraSamira-uz4fl 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw ❤ ♥

    • @lolforever4222
      @lolforever4222 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Iidorgame2 ok

  • @فوزلويان
    @فوزلويان 2 ปีที่แล้ว +1

    anigoo hoyo soomaliyeed ah ayaaba aad iyo aad u qiroodeye masba allah allah noo deysto wiilkeena ilyas insha allah kuwo kale waan suveynaa insha allah adna xubi

  • @ismahaancadey8758
    @ismahaancadey8758 2 ปีที่แล้ว +23

    ILAAHEY hanoodaayo walidiin Teena intii kadhin teenna ILAAHEY ha Unaxriiso Janatul Fardowso Allaah hageeyo walidiin Teena dhamaantood intii dhimatey iyo intii noolba Amiin Amiin yaarabi ❤💖🤲❤💖❤💖🤲

  • @ubahti7802
    @ubahti7802 2 ปีที่แล้ว +171

    I was not raised by my mother and when I watched this clip made me cry really 😢

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊🙏

    • @ahmedabdilahi3978
      @ahmedabdilahi3978 2 ปีที่แล้ว

      Walal u ducee hooyada

    • @lapl6566
      @lapl6566 2 ปีที่แล้ว

      Sorry don't cry😔💔

    • @fatumaomar8358
      @fatumaomar8358 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

    • @farhiyaabdi8538
      @farhiyaabdi8538 2 ปีที่แล้ว

      Don't worry Allah is always your side❤🥺😭

  • @abdullahiali6897
    @abdullahiali6897 2 ปีที่แล้ว +38

    😓so emotional ilma iga timid wllhi anigo ragga iscelin wayey🙄illahow hooyinka cafimaad cimri dheer iyo cibaado suban siih❤ intay ka dhimatayna ugu naxariisoh😟

  • @nimcosuleiman8076
    @nimcosuleiman8076 2 ปีที่แล้ว +6

    Habalyo habalyo ilyaz yare hooyo fiicn ayaa ku dhashay illahay Aku daayo mash Allah 👍 illahay Aku daayo inshallah wll

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed2505 2 ปีที่แล้ว +21

    Hooyadeey hadii boqol qof lagu dhex qaso horaa ka sheegi laha ❤️ hooyo ilahay ha inoo dhaafo🤲

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 ปีที่แล้ว +21

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga IYO hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed🥰

  • @cabdiraxmaan9905
    @cabdiraxmaan9905 2 ปีที่แล้ว +20

    Aduunka Soma Marin Qof Kawanagzan Nabi Muxamed Scw kusali wll

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊🙏

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw

  • @saabarinismacil
    @saabarinismacil 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alla Hooyo mcn Rabiyow ku daa hooyo janadii fardowsa Allaah kugu Awaal mariyo ifka nabad ku joog Aaqirana Halkii roon I.a 🎉❤❤❤❤❤❤

  • @hawadagan156
    @hawadagan156 2 ปีที่แล้ว +42

    Masha allah walhi wan ilmeeyey 😭😭😭 adna allow kuudeyso caruurtada🥰

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 2 ปีที่แล้ว +31

    Wiilku waa wax caqli badan Runtii fariid yar weeye Guulayso adeer 💞🇸🇴💞🇬🇲💞🇩🇯

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊🙏

    • @xabzoxabzo9807
      @xabzoxabzo9807 2 ปีที่แล้ว

      Mnsha Allah raaci abowe ilmo weeye Allah ha udaayo

  • @mr.jaceelow6931
    @mr.jaceelow6931 2 ปีที่แล้ว +31

    Hooyaday wax aan ahayn Firdawsa uguma ducayn Daar ahaan, lamana jeclaysan Cid aan ahayn Aabbahay Deris ahaan.🌸🍃
    "مَا دعوتُ لأمي سِوى الفردَوس دارًا
    ‏ ومَا ودَدتُ لها غير أبي جارًا "🥲

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 ปีที่แล้ว +1

    Cumridheeri iyo Cibaado suuban ayaan illahe kaaga baryaa hooyo mcn iftiinka nolosheyda ayaa tahay🕋❤️

  • @najmofaarax6474
    @najmofaarax6474 2 ปีที่แล้ว +11

    Emotional feeling 😢 masha allah adna baari caruurta alla ha kaga dhigo

  • @Brawani1
    @Brawani1 2 ปีที่แล้ว +23

    1 hour 30k views and 1+k comments Another level somali supper TH-camr save Traveling to 1M insha Allah

  • @mohamedgallad863
    @mohamedgallad863 2 ปีที่แล้ว +12

    Hooyo la'aan qofki soo koray ayaa dareemi kara booska Hooyo wax loo dhigaa inaysan jirin. 😭😭😭😭
    Hooyo ilaahay ha kuu naxariisto iyo dhamaan Hooyooyinka kaleba

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏👏👏

  • @Ifraax31
    @Ifraax31 ปีที่แล้ว +1

    Ala waan ooyay wlhi 😭😭😭😭😭
    masha Allah tabarakallah masha Allah tabarakallah ilahayow isku dayso waayo badan intii aan awlaad haysaninna ilahayow awlaad khayr qabta sii🤲

  • @dhuux7official181
    @dhuux7official181 2 ปีที่แล้ว +57

    That Lady who is gone with tears 😢 is absolutely Real Mum

    • @bintissa6179
      @bintissa6179 2 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely lagana yaaba inay ka maqanyihin ilmaheedu😭

  • @Shacni.
    @Shacni. 2 ปีที่แล้ว +31

    Adno really waa gabar/Hooyo baari ah🙏❤️ MashaAllh.

  • @moo__saami
    @moo__saami 2 ปีที่แล้ว +34

    “Arin kasta oo kugu timaada go’aan ka qaado , waligaana iska ilaali ka noqnoqodka.”🗣️🎯

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @hibaaqhappy5976
      @hibaaqhappy5976 2 ปีที่แล้ว

      Hadalkan meelbaan ku qorandoonaa wll

    • @cibaadonoor1508
      @cibaadonoor1508 2 ปีที่แล้ว

      Ani ma ila hadashay

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Wll please subscribe isar

  • @Aana_artz
    @Aana_artz 2 ปีที่แล้ว +23

    I got tears in my eyes seeing Adna cry, so emotional 😭

    • @hafsaomarabdullahi5866
      @hafsaomarabdullahi5866 2 ปีที่แล้ว

      Hooyo mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @hafsaomarabdullahi5866
      @hafsaomarabdullahi5866 2 ปีที่แล้ว +1

      Hooyo mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 ปีที่แล้ว +20

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH created has MohameTt (NNKH) in the world 🌎

  • @fouziahoney2295
    @fouziahoney2295 2 ปีที่แล้ว +37

    Manshallah only mom can understand that feeling ❣️

  • @mssmaganchannel216
    @mssmaganchannel216 2 ปีที่แล้ว +64

    Insha allah waxaan rajeynayaa inaa 1m gaarto ka hor 27 August oo aad ku ilowdo farxada 1m ka murugadii 27 August I.a let's go ilahyna cafimad taam ah haku siiyo

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @maryamaruun5232
      @maryamaruun5232 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani ciwankasta uga saroya plz an garsino inta la garin 27 I hope isla habenkas ino garo si ay isugu so ado o malinta murugta ubadasho malin farxaded 🙏✊🥰

    • @barwaaqo_channel
      @barwaaqo_channel 2 ปีที่แล้ว +2

      Abayo TH-cam channelkayga iso boqo 😍

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว +1

      Please wllo subscribe isar

  • @maticcade4678
    @maticcade4678 2 ปีที่แล้ว +3

    Dunida Naxariisteeda Waa Hooyo Macan Hooyo Nimda Wax dheel dheela ah ma ahn Dareen mid qalpi iyo Dhiigba ayaa ka dhaxeeyo Allow Dhowro Hooyoyinka oo idil 😭😭💯❤

  • @safiyomohameddaahir8985
    @safiyomohameddaahir8985 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah hooyo wax uga farxad badan maleh iyadoo arkaysa ilamaheeda oo guulaysana farxdadarteed ayeey la qiirotay ilaa heer ay gaarto inay awoodi wayso hadal dhan Adna waa qalbi jilicsan oo naxariis badan ilaahy ha u xiftiyo ilmaheeda hooyo walba ilaahy dambigeeda ha dhaafo janadana haku arsaaqo HAMPLYO ILYAAS

  • @sihammusemohamed4065
    @sihammusemohamed4065 2 ปีที่แล้ว +7

    Wlh waan la ilmeeye wayo hoyo waa hoyo Sida loqayamay Iyo siduu ugartay. Waa qadanwaaa Masha allaah. Ilyas habaryar allaha kixafido. Allaha noodaayo owlada intaa Hessan Allaha Siyo baari Allaha Noga dhigo

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 ปีที่แล้ว +9

    Waa la farxay wallahi marku Hooyadis sheegay ilyaas
    Hooyo Cidi Heesato lee daremikaro❤ love u mam
    Waxa heesan Alla u naxristo😥

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 ปีที่แล้ว +8

    Beautiful Mashaalah wiil kan waa anoo kale markaan yaraa ilaa hada hooyaday is everything for me rabow anoo aan hooyaday xashka kuxan baarin haydilin gabadhaa adna waa hooyo fiican barakow 🥰

  • @K_arbash
    @K_arbash 2 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi Markan Maqlay Heesta Hooyo Ilinta Ayaan Ceshan Waayay Yaa Ila mida😭😭❤️❤️

    • @ishwaaqahmed1876
      @ishwaaqahmed1876 2 ปีที่แล้ว

      Ani😭😭😭

    • @fantasticmohananiitofantas19
      @fantasticmohananiitofantas19 2 ปีที่แล้ว

      Sxp anikaa kulamidaa

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏👏👏

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      @@ishwaaqahmed1876 Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏👏👏

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏👏👏​@@fantasticmohananiitofantas19

  • @munishmuna4754
    @munishmuna4754 2 ปีที่แล้ว +66

    I CAN'T WAIT 1 MILLION ASAD HAGIO I MISS YOU SO MUCH 😢 😘 ❤ 💕

    • @Youtubercaato30
      @Youtubercaato30 2 ปีที่แล้ว

      Commen soon I.a

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      @@TH-camrcaato30 Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

  • @naimaak2866
    @naimaak2866 2 ปีที่แล้ว +13

    Adna mansha allah waa hooyo fcn oo ciyalkeeda aad u jecel ilaahay ahisku daayo #adna chanal👌

  • @josephdel7623
    @josephdel7623 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabadha Dharka Cad Xishoood Iyo Qurux Bay Isku Darsaty 🥰

  • @s___________hgaba1016
    @s___________hgaba1016 2 ปีที่แล้ว +50

    When he said no 3, I was very emotional, couldn't manage my tear I don't know why, I lost my mom 5 years ago whenever I see mom hugging her kids I cried lot. Please those of you who have parents, love your parents, especially Mom cherish her. May Allah bless you all.

    • @nasridinabdullahi7130
      @nasridinabdullahi7130 2 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahy hoyadaa ha unaxariisto

    • @saharamohamedabdi5241
      @saharamohamedabdi5241 2 ปีที่แล้ว +1

      Me too wlh I cry

    • @muhanadalkapoi1980
      @muhanadalkapoi1980 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha unaxaristo wll aniba 5 years hooyo mana arkin lkn wey noshahy meel ka fog jiraa balse alx hooyo wey noshahy hooyo Allah ha unaxaristo wll mcn

    • @s___________hgaba1016
      @s___________hgaba1016 2 ปีที่แล้ว

      @@muhanadalkapoi1980 mahasanid wll MCN lkn waxaan kula dardaar mayaa maadama aad arkin hooyada 5 sano iyadoo nool had u tag sabab too ah waqtigii la dhiman doono lama oga. Go and see your Mom please before it's too late.
      Thanks you brother.

    • @moha083
      @moha083 2 ปีที่แล้ว

      Allaha unaxariisto hooyo

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +84

    Aad Baan Ooga Helay Sida Uu Hooyadii Hab U siiyay💏🥰iyo Heesta Hooyadaba waan La Ilmeeyay😭❤️
    "Naxariistu Waa dhalad Rabi Kugu dhex aasee"😍❤️
    Edit.... Subscribe Ii saar walaal qaali🙏❤️

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @Abass894
      @Abass894 2 ปีที่แล้ว

      Wlh aniga hitaa clasha ihurti runti hoyo waun Hoya Alaw hayoyinkena nodaa😭😭💟❣️❣️

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว

      @@Abass894 aamiin Yaa Rabi😭❤️

  • @saahilfilmsstudio
    @saahilfilmsstudio 2 ปีที่แล้ว +96

    Legend Always Legend Asad Waakula Socdaa Keep Going ✌️🔥

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊

    • @WARIIFKA_TIKTOK
      @WARIIFKA_TIKTOK 2 ปีที่แล้ว

      Wll mcn hadey macquul thy subscribe isaar alah haka,barakyo

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar wll

  • @fortunemohammed2526
    @fortunemohammed2526 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha’Allah cawada hala ooyo aa kadhacday.. aaad aa uqiirooday wlhi, aniga isku maleyay.. illahayow hooyoyinken unaxariiso Yaa Rabi ❤️

  • @rahmamhassan8302
    @rahmamhassan8302 2 ปีที่แล้ว +6

    Omg emotional 🥲 ayaa naga dhigtay hadaa nahay hooyoyin illaahey hasiiyo awlaad inta rabto oodhan awlaadu waa jacel raaxo farxad adna maskiin hindiyaana caadi waye

  • @aishamohamed3764
    @aishamohamed3764 2 ปีที่แล้ว +16

    Ilin ayaa igatimi cunuga yar markuu hooyadii soosaray Mom loved everything 🤱🥰

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🎵👏

  • @farahahmed6556
    @farahahmed6556 2 ปีที่แล้ว +24

    Marna waan qoslay🤣 markii abera farantiga lo galiyey
    marna waan qiroday 😭l love you all mom 👩 ❤️ ♥️

  • @daahirm295
    @daahirm295 2 ปีที่แล้ว +1

    hooyo wwa jano ee iaahey hanoo xada daayo inta dhimateyna ha u naxriisto🥰🥰

  • @medkhadar
    @medkhadar 2 ปีที่แล้ว +10

    Waad ku mahadsan tahay, Asad Hagio, qof kastaa wuu garanayaa hooyadii ❤❤❤❤
    إن شاء الله 1m 👍👍👍

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว +1

      Please wllo subscribe isar

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 2 ปีที่แล้ว +5

    Adna iyo ilyas way iga oysiiyeen walahi hooyo 😭Ilah janadii Ilah haku geeyo❤️❤️ program uu asad keeno Kan ilmaha ayan aad ugu jeclahay even though kuli aan jeclahay keep going asad.

    • @fawsiahassan357
      @fawsiahassan357 2 ปีที่แล้ว

      @ZBO Studio okay waan kuu saarey

  • @fadumo-fanka6379
    @fadumo-fanka6379 2 ปีที่แล้ว +43

    Masha allah adnaa iyo ilyas abayo mcn adiga iyo carurtada allaha iskukindayo abayo mcn

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊🙏

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 ปีที่แล้ว

      Please wllo subscribe isar

  • @rithwanismail9545
    @rithwanismail9545 2 ปีที่แล้ว +3

    The best TH-camr in 2022 is you are 👏👏👏👏👏

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah hambalyo adna wala qiiroday walahi 😥😥❤️❤️❤️hoonimo waa qaalo walahi Allah hoyoyikena noo xafid😥🤲❤️

  • @salmaanyarrepro3924
    @salmaanyarrepro3924 2 ปีที่แล้ว +6

    Waan qiiroode wlh emotionally feeling ayaa dareeme masha allah Dhalaanka yaryar waa indha qaboobsi sido Alle Wayne s.w inoo sheege waana sidaan oo kale Adna iyo wiilkeeda xalada aan ka aragne Dareen waalidnimo…Hooyo uwadkeda sida aay isku gartaan…with out talking… heart feeling💕💕💕❤️❤️

  • @samasalim808
    @samasalim808 2 ปีที่แล้ว +8

    Hbbi ilyaas allh yahfidak smart boy masha allh
    Adna waxa tahay hooyo kudaysho mudan ilaahay caruurtada ha kuu xifdiyo 💛😍

    • @Iidorgame2
      @Iidorgame2 2 ปีที่แล้ว

      Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya Waa Cod👏2K🔊🙏

  • @abdulkadircagabadan8372
    @abdulkadircagabadan8372 2 ปีที่แล้ว +1

    Suaasha ugu dambeyso ee hooyo markuu sheegay waan ilmeeyay rabbow inoo xifdiyo hooyooyinkeena intii ay ka geeriyootayna rabbi ha u naxariisto