Waar reer galbeed bilaas Wax kuma bixiyaane App kan aad iskala Boodeysaan aduun ayaa Idiin hor cararey'eee Calaamada laleeyahay Profie Ka ayaa lagu saarayaa Ma'iska fiirisey oo xalay wiilku sheegayey aduunyada Umadaha kale shayga ama Mawduuca intaadan'ba isticmaaliin infor ayey dadku Raadiyaan maxaa diinta Ka hor imanaaya dhaqabka calamadaha lasheegay waxaa Ka mida tan Cristina tan Qomuludka way badnaayeen Lacag ayaa soomaaliyeey idiin hor cararte eee app Ka Dhex gal oo iska fiirii app kaas wata calamadaha diinta Dhaqanka kasoo hor jeeda hadaad umada u xayeysiido Aakhiro alle ciqaab ayaa agtiisa kuu taala fiiri Calamadahaa Uu leeyahay Hadba mid profieka laguu saaraayo way badnaayeen waxaan Ka xasuusta calamada Qomuludka tan Cristanka
Wallkey iga xali lambarka iisaar waan furtee
Masha Allah bro keep going
King cazam mash Allah 👑👑👑👑
Wllo pls pls pls Ethiopia qaybta lacagta may u furanthy
Legenow wa samaystay Lkn videowga an so dhigo dad ma arkaayaan
Kaan waaye balan ti❤❤❤❤
Asc wll soomaalia joogaa sidee ulasoodegaa
Markaan samaysatay fiidiyowga lama arkayo waxaba lama soomadhig ayuu leeyahay maxan sameeyaa
Dadakane flow is
Leeyihiin
Walal igacaawi
Ciladaas
❤
Waar reer galbeed bilaas
Wax kuma bixiyaane
App kan aad iskala
Boodeysaan aduun ayaa
Idiin hor cararey'eee
Calaamada laleeyahay
Profie Ka ayaa lagu saarayaa
Ma'iska fiirisey oo xalay wiilku sheegayey aduunyada
Umadaha kale shayga ama
Mawduuca intaadan'ba isticmaaliin infor ayey dadku Raadiyaan maxaa diinta Ka hor imanaaya dhaqabka calamadaha lasheegay waxaa
Ka mida tan Cristina tan
Qomuludka way badnaayeen
Lacag ayaa soomaaliyeey idiin hor cararte eee app Ka
Dhex gal oo iska fiirii app kaas wata calamadaha diinta
Dhaqanka kasoo hor jeeda hadaad umada u xayeysiido
Aakhiro alle ciqaab ayaa agtiisa kuu taala fiiri Calamadahaa Uu leeyahay
Hadba mid profieka laguu saaraayo way badnaayeen waxaan Ka xasuusta calamada Qomuludka tan Cristanka
Wll wan arkay wana iska tuuray lacagtiisa aan ka helay waan gubay mar kale wax aan iska hubinin ma so shegayo
Mxa usoo duubi waysey adoo gubaya waxaad naga dhaadhicinayso day😂@@King-Cazam
Ma apki baa iska tuurtay marki aad aragtay mise calaamada iska tuuri kartaa bal noo sharax@@King-Cazam
@@DarwiishNLwalal i fahamsii waxa no iska dhihi kartid miyaa
@hawo1198 s z c wllaashii
Qoraalkeyga hadaadan
Fahmii App Ka lasheegay
Inuu Cusub yahay oo ladhoho
Clapper horta Anigu maanba
Sameysan Lkn waxaan arkay
Wiil leeh ilaa 7 Calaamood
Oo diinta dhaqanka kasoo horjeeda ayey kuugu saarayaan
Profiel kaaga Ka mid yihiin
Calaama Ctistanka Calamada
Qoomuluudka kuwa kale waan
Ilowsanahay lkn qofka Muslimka
Ah diintiisa dhaqankiisa ilaashanaaya 2badaas ayaa
Kaaga filan app kani Mishinka
Khatarta ah ee uu Xanbaarsan
Yahay walaal Hadii ifahmi weydo
Facebook Asxaab igala Noqo
Isla Magaca ii saaran profielka
Hadaad fahantey'na waa OK
Waadna Raadin kartaa infor Meeshinkiisa