ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Galka Baarista20: Dil ay Muqdisho ka fulin rabeen Sirdoonka Ethopia iyo sida looga hortagay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 พ.ค. 2022
  • Source: VOA Somali
    Please subscribe to the Channel

ความคิดเห็น • 22

  • @abdirashidshaikhmahamud
    @abdirashidshaikhmahamud 4 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 2 ปีที่แล้ว

    sanbalooshe waa nin doqon ah

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 ปีที่แล้ว +2

    Filimkii qalbi wali ma socdaa qalbi dhagax arintiisa farbaa ku godan malaha waxa laga sheegayey yaa run ah

  • @cabdisalamcartan9052
    @cabdisalamcartan9052 2 ปีที่แล้ว +1

    Axax soomaali dhimtay

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 27 วันที่ผ่านมา

    Farmajo iyo Fahad Yasin waxay sameyen khayano qaran wana khaimin dznbilayal ah wana in sharciga in la Hor kena

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmajo & Fahad Yasin iyaga Argagixiso ah o Alshab LA shaqayni jiray wana Khaimin wana in maxkamad LA Hor kena danbiyada ay ka galen dalka iyo dadka koxdi Dig ta toriyinta e Farmajo insha Allah wa in sharciga ama Maxkamad LA Hor kena insha Allah

    • @orpheus1662
      @orpheus1662 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂. Comment tigaan haka saarin meesha. 6 bilood kadib aan isu so laabano

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 27 วันที่ผ่านมา

    Farmajo iyo Fahad Yasin waxa cad in ay yihin Munafaqin ku wi ogu xuma wwna in sharciga la Hor kena

  • @faaomar8598
    @faaomar8598 2 ปีที่แล้ว

    Ruufyan

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 27 วันที่ผ่านมา

    Danbiyadi ogu xuma e ay galen Rajimki Farmajo iyo Fahad yasin wana malin ad u xun o ay sameyan Farmajo o ah khain munafaq ah

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

    Axmed Ciise cawad waxaad moodaa inuu caruur u sheekaynayo, wuxuu iska dhigayaa inuu sii daynta 114kaa ruux shaqo ku lahaa(isagoo kiisas kale oo daciif ah ku xidhiidhinaya) laakiin waa beentii oo kiisas kala fogbay ahaayeen waxbana iskamay khusaynin,,, sidaa daraadeed waa calaamad sida loo jabay muujinaysa oo dadkaasaa soomaali siyaasiyiin u noqday,,,

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan qalbidhax waa jaajuus.waa sheeko taxna ah qabi dhax,igaan,aamin,filmka Wali waa socdaa

    • @kalatuuraaye.7106
      @kalatuuraaye.7106 2 ปีที่แล้ว

      Nin islaam ah oo islaamino walaala ku nahnay oo soomaali ah in aad dhahdo waa jaajuus naarta jaxiimo salkeeda hoose alle haku geeyo salkeeda alle hakaa waraabiyo. Waryaa islaanimada ayaa walaalo lagu yahay kalabyahow , amxaar xun ayaa walaalkaa oo ashahaadanaayo aad beenineysaa ey ey dhalay doofaar kalab ah wacal walahi wacal ayaa tahay inleen caruurtii agoonta farmaajo ayaad ka mid tahay. Ilaahey waxaan ka baryaa aakhiro in laguu soo istaajiyo allane ku weydiiyo bal maalintaas ka badbaad hadii aad ka badbaadi karto.. farmaajo jaceyl aad u qabto in aad walaalkaa qalbi dhagax aad sidaas dhahdo ilaahey musiibo ku rog rogta oo noloshaada dhinac waliba kaa rog rogta oo cuduro iyo shil gaari iyo xawayaano bahalo ah ama caafimaad daro intaas alle hakuu keeno mujrim yahow ka jeclaaday walaalkiisa yahuuda itoobiyaanka nacallaa ku dhalay alle musiibo kugu rid allow cudur aan la garaneynin ku rid midkaan walaalkiisa inkiray allow baahi u dil allow bahal aan la garaneynin haku cuno meel cidla, allow nabar aan la fileynin ku rid inkaar qabahaan walaalkiisa uga hiiliyay amxaaro. Qalbi dhagax waxaa walaalo ku nahnay islaanimada midaas ayaa walaalo ku nahnay. Mu,miniinta waxey walaalo ku yihiin islaanimada. Adigane walaalkaa islaamka ah ayaad inkirtay ciqaabtaada alle haka dhigo mid aduun iyo mid aakhiro asagaa ka har oo cuuryaan noqo oo waligaa waxba ha dhalin oo gacma kaduud alle hakaa dhigo ilaahey waxaan ka baryaayaa mas madow oo aan la garaneynin meel uu ka yimid alle hakuu keeno habaarka aan ku habaaray alle hakaa soo saaro idinka allee wajigaada ha gubto oo haka duudo , alle hakugu rido mashiinka hilibka jarjarta allow kan lafihiisa lafa ey ka dhig.

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax ka been badan ONLF iyo Ethiopia waa heshiis DDS na madax onlf joogta dagaalna ma wadaan.

  • @ahmedsaid9856
    @ahmedsaid9856 2 ปีที่แล้ว

    Kan cidna ma dhagaysato

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว +2

      Runtaa ku dhibeysa.

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb Kan wax dhaamaba lama hayee Bal ka warran kuwa farmaajo xaare iyo dhashii faqashta dhegta ku haya, dhegeeysta ee ku saliya???

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 ma oga in voa ay tahay idaacad mareykan, isla markaana brnaamij yadeedu ay yihiin kuwo tifafiiran,
      Hadda cadeymo iyo marqaatiyaal
      Ayaa meesha yaal haddana cbb iney inkiraan ayey rabaan.

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 ปีที่แล้ว

      Soomaali baad tahay oo dhabta ma jeclid ee dhalanteedkaaga iskaga dhexjir.

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan yaan la dhagaysan waa nin maraykan ah ma aha soomaali. kaliya afkeenna ayuu yaqaan. qabiilka halaga tago haddii kaliya waxba ogaan mayno.