Galka Baarista
Galka Baarista
  • 29
  • 65 390

วีดีโอ

Galka Baarista28: Kufsiga Soomaaliya oo kordhay xiliga Covid 19 lagu jiray
มุมมอง 3872 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista 27:Amison oo Xadgudubyo Galmo ka geysata Soomaaliya
มุมมอง 8582 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista26: Xaqiiqda Dhabta ah heerka faafitaanka Coronavirus ee Soomaaliya
มุมมอง 2072 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista25: Q2 Boobka Dhulka Dowladda iyo Kan Shacabka lagu haayo
มุมมอง 3222 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista24: Q1 Boob lagu sameeyey Dhulki Dowladda iyo Qaar kamid ah shirkaddaha lugta kuleh
มุมมอง 2692 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista23: Caqabadaha Dhismaha Militariga Soomaaliya
มุมมอง 7852 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista22: Baaritaanka weerarkii DusitD2 Hotel ee Nairobi
มุมมอง 9K2 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista21: Maxaa kajira in $4 3 Milyan lagu dhisay Garoonka Diyaaradaha Baraawe !
มุมมอง 4482 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista20: Dil ay Muqdisho ka fulin rabeen Sirdoonka Ethopia iyo sida looga hortagay
มุมมอง 37K2 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista19: FOREX Maxaa ka xaqiiq ah Shirkadaha FOREX ee Soomaaliya
มุมมอง 3032 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista18: Cudurada soomaalidu waayahan u dhintaan IYO Sida looga hortagi karo.
มุมมอง 2572 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista17: Saameenta Maskaxeed ee Colaadaha iyo Dagaalada Soomaaliya
มุมมอง 1942 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista16 Heshiis lagu qiyaanay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya
มุมมอง 2792 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista15: Xasuuqii askarta Soomaaliya ee 1978, yaa kadambeeyey sideesa udhacay
มุมมอง 1.1K2 ปีที่แล้ว
Source: VOA Somali Please subscribe to the Channel
Galka Baarista14: Yaa Dilay Shiikh Aweys Al Qaadiri
มุมมอง 8252 ปีที่แล้ว
Galka Baarista14: Yaa Dilay Shiikh Aweys Al Qaadiri
Galka Baarista13 Dhibaatada Maandooriyaha ay ku hayso Soomaaliya
มุมมอง 6382 ปีที่แล้ว
Galka Baarista13 Dhibaatada Maandooriyaha ay ku hayso Soomaaliya
Galka Baarista12: Qiyaanooyinka layaabka leh ay kushaqeestaan Shirkadaha Dagan Xalane
มุมมอง 6602 ปีที่แล้ว
Galka Baarista12: Qiyaanooyinka layaabka leh ay kushaqeestaan Shirkadaha Dagan Xalane
Galka Baarista11: Xog Cusub! Halkee kudambeesay nolosha Soomaalidii Daacish kubiirtay !!
มุมมอง 4882 ปีที่แล้ว
Galka Baarista11: Xog Cusub! Halkee kudambeesay nolosha Soomaalidii Daacish kubiirtay !!
Galka Baarista10: Sidee islaamku kusoo Gaaray Geeska Afrika Part3
มุมมอง 1372 ปีที่แล้ว
Galka Baarista10: Sidee islaamku kusoo Gaaray Geeska Afrika Part3
Galka Baarista9: Sidee islaamku kusoo Gaaray Geeska Afrika Part2
มุมมอง 1772 ปีที่แล้ว
Galka Baarista9: Sidee islaamku kusoo Gaaray Geeska Afrika Part2
Galka Baarista8: Sidee islaamku kusoo Gaaray gayiga Soomaalidu Dagto Part1
มุมมอง 1212 ปีที่แล้ว
Galka Baarista8: Sidee islaamku kusoo Gaaray gayiga Soomaalidu Dagto Part1
Galka Baarista7: Waa sidee Xaalada Dhallinyaradi ka tagay Mareykanka ee ku biiray Ururka AlShabaab
มุมมอง 3382 ปีที่แล้ว
Galka Baarista7: Waa sidee Xaalada Dhallinyaradi ka tagay Mareykanka ee ku biiray Ururka AlShabaab
Galka Baarista6 Qaabkii loo qaarajiyey Gudoomiye Yariisoow iyo dadkii ka dambeeyey dilkiisa
มุมมอง 2492 ปีที่แล้ว
Galka Baarista6 Qaabkii loo qaarajiyey Gudoomiye Yariisoow iyo dadkii ka dambeeyey dilkiisa
Galka Baarista5: Dilalka sharci darada ah ee loo geysto dadka lagu tuhmo Alshabaabnimada
มุมมอง 8552 ปีที่แล้ว
Galka Baarista5: Dilalka sharci darada ah ee loo geysto dadka lagu tuhmo Alshabaabnimada
Galka Baarista4 Muranka badda soomaaliya iyo Damaca Guracan ee Kenya
มุมมอง 1242 ปีที่แล้ว
Galka Baarista4 Muranka badda soomaaliya iyo Damaca Guracan ee Kenya
Galka Baarista3 Dhacdo foolxun Gudoomiye qaarajiyey kuxigeenkiisii una adeegsaday Alshabab
มุมมอง 7K2 ปีที่แล้ว
Galka Baarista3 Dhacdo foolxun Gudoomiye qaarajiyey kuxigeenkiisii una adeegsaday Alshabab
Galka Baarista2 Markii ugu horeesay Al Shabab oo Qirtay leynta ay ku hayaan Shacabka
มุมมอง 4262 ปีที่แล้ว
Galka Baarista2 Markii ugu horeesay Al Shabab oo Qirtay leynta ay ku hayaan Shacabka
Galka Baarista1 Waa kuma Jehad Serwan Mustafa
มุมมอง 1.3K2 ปีที่แล้ว
Galka Baarista1 Waa kuma Jehad Serwan Mustafa

ความคิดเห็น

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Danbiyadi ogu xuma e ay galen Rajimki Farmajo iyo Fahad yasin wana malin ad u xun o ay sameyan Farmajo o ah khain munafaq ah

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Farmajo iyo Fahad Yasin waxa cad in ay yihin Munafaqin ku wi ogu xuma wwna in sharciga la Hor kena

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Farmajo iyo Fahad Yasin waxay sameyen khayano qaran wana khaimin dznbilayal ah wana in sharciga in la Hor kena

  • @abdirashidshaikhmahamud
    @abdirashidshaikhmahamud 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk

  • @saacidgureey
    @saacidgureey ปีที่แล้ว

    Idaa jaa Waa Beenlow Kulahaa Waxuu Laheshiiya Taliyaan buu laheshiiya !!! Sh Aweys taliyaaniga Iyaaba Kararay Baraawe hishiis iskadaye. Shiiq u weeys dagaal toos ah buu kudhinta waxaa ladhintay 25 xer ah

  • @saacidgureey
    @saacidgureey ปีที่แล้ว

    AUN SH Aweys

  • @maxamedaxmed5071
    @maxamedaxmed5071 2 ปีที่แล้ว

    👀👀👀

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 2 ปีที่แล้ว

    Reera ayaa lagu beeraya way iska cadahay..

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 2 ปีที่แล้ว

    Farmajo & Fahad Yasin iyaga Argagixiso ah o Alshab LA shaqayni jiray wana Khaimin wana in maxkamad LA Hor kena danbiyada ay ka galen dalka iyo dadka koxdi Dig ta toriyinta e Farmajo insha Allah wa in sharciga ama Maxkamad LA Hor kena insha Allah

    • @orpheus1662
      @orpheus1662 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂. Comment tigaan haka saarin meesha. 6 bilood kadib aan isu so laabano

  • @abdifatahismail6595
    @abdifatahismail6595 2 ปีที่แล้ว

    Walle dawlad ban idacad iyo facebook ku dhismin

  • @faaomar8598
    @faaomar8598 2 ปีที่แล้ว

    Ruufyan

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan yaan la dhagaysan waa nin maraykan ah ma aha soomaali. kaliya afkeenna ayuu yaqaan. qabiilka halaga tago haddii kaliya waxba ogaan mayno.

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan qalbidhax waa jaajuus.waa sheeko taxna ah qabi dhax,igaan,aamin,filmka Wali waa socdaa

    • @kalatuuraaye.7106
      @kalatuuraaye.7106 2 ปีที่แล้ว

      Nin islaam ah oo islaamino walaala ku nahnay oo soomaali ah in aad dhahdo waa jaajuus naarta jaxiimo salkeeda hoose alle haku geeyo salkeeda alle hakaa waraabiyo. Waryaa islaanimada ayaa walaalo lagu yahay kalabyahow , amxaar xun ayaa walaalkaa oo ashahaadanaayo aad beenineysaa ey ey dhalay doofaar kalab ah wacal walahi wacal ayaa tahay inleen caruurtii agoonta farmaajo ayaad ka mid tahay. Ilaahey waxaan ka baryaa aakhiro in laguu soo istaajiyo allane ku weydiiyo bal maalintaas ka badbaad hadii aad ka badbaadi karto.. farmaajo jaceyl aad u qabto in aad walaalkaa qalbi dhagax aad sidaas dhahdo ilaahey musiibo ku rog rogta oo noloshaada dhinac waliba kaa rog rogta oo cuduro iyo shil gaari iyo xawayaano bahalo ah ama caafimaad daro intaas alle hakuu keeno mujrim yahow ka jeclaaday walaalkiisa yahuuda itoobiyaanka nacallaa ku dhalay alle musiibo kugu rid allow cudur aan la garaneynin ku rid midkaan walaalkiisa inkiray allow baahi u dil allow bahal aan la garaneynin haku cuno meel cidla, allow nabar aan la fileynin ku rid inkaar qabahaan walaalkiisa uga hiiliyay amxaaro. Qalbi dhagax waxaa walaalo ku nahnay islaanimada midaas ayaa walaalo ku nahnay. Mu,miniinta waxey walaalo ku yihiin islaanimada. Adigane walaalkaa islaamka ah ayaad inkirtay ciqaabtaada alle haka dhigo mid aduun iyo mid aakhiro asagaa ka har oo cuuryaan noqo oo waligaa waxba ha dhalin oo gacma kaduud alle hakaa dhigo ilaahey waxaan ka baryaayaa mas madow oo aan la garaneynin meel uu ka yimid alle hakuu keeno habaarka aan ku habaaray alle hakaa soo saaro idinka allee wajigaada ha gubto oo haka duudo , alle hakugu rido mashiinka hilibka jarjarta allow kan lafihiisa lafa ey ka dhig.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 ปีที่แล้ว

    Filimkii qalbi wali ma socdaa qalbi dhagax arintiisa farbaa ku godan malaha waxa laga sheegayey yaa run ah

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay 2 ปีที่แล้ว

    Wax ka been badan ONLF iyo Ethiopia waa heshiis DDS na madax onlf joogta dagaalna ma wadaan.

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 2 ปีที่แล้ว

    sanbalooshe waa nin doqon ah

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

    Sxb madaxwaynihii iyo raysal wasaarihii iyo wasiiradiisii oo dhanbaa wadajir u yaqiinsaday una saxeexay oo jabhaddaa ogaadeen inay argagixiso yihiin u aqoon sadaye waa ayo cidda kale ee wax ka odhan kartaa waa yaabe???? muxuuse tarayaa khayaali layskugu sheekeeyaa?? baarlamaan ku sheeggii dalku markuu sharci darro ku sheegay maxay dawlad ku sheeggii falkaa fulisay u dhici wayday ee ay waliba 4sannadood oo danbe(ilaayoo xoog lagaga qaaday)dalka u sii haysatay,????? Waar Isla yaaba meesha(dad iyo shuruuc) midna Kuma haysaane,,,

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

    Axmed Ciise cawad waxaad moodaa inuu caruur u sheekaynayo, wuxuu iska dhigayaa inuu sii daynta 114kaa ruux shaqo ku lahaa(isagoo kiisas kale oo daciif ah ku xidhiidhinaya) laakiin waa beentii oo kiisas kala fogbay ahaayeen waxbana iskamay khusaynin,,, sidaa daraadeed waa calaamad sida loo jabay muujinaysa oo dadkaasaa soomaali siyaasiyiin u noqday,,,

  • @ahmedsaid9856
    @ahmedsaid9856 2 ปีที่แล้ว

    Kan cidna ma dhagaysato

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      Runtaa ku dhibeysa.

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

      Sxb Kan wax dhaamaba lama hayee Bal ka warran kuwa farmaajo xaare iyo dhashii faqashta dhegta ku haya, dhegeeysta ee ku saliya???

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 ma oga in voa ay tahay idaacad mareykan, isla markaana brnaamij yadeedu ay yihiin kuwo tifafiiran, Hadda cadeymo iyo marqaatiyaal Ayaa meesha yaal haddana cbb iney inkiraan ayey rabaan.

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 ปีที่แล้ว

      Soomaali baad tahay oo dhabta ma jeclid ee dhalanteedkaaga iskaga dhexjir.

  • @cabdisalamcartan9052
    @cabdisalamcartan9052 2 ปีที่แล้ว

    Axax soomaali dhimtay

  • @user-zf8no5ls1dSRKgeem
    @user-zf8no5ls1dSRKgeem 2 ปีที่แล้ว

    SUBSCRIBE 1K 🙏