1 in ridwaan loo waco wuu mudnaa balse hadii loo wici waayo dadka qasab kuma laha. 2 - ridwan in uu qofka hadalka ku celiyo kuma sax sana ee wuu ku khaldanyahay. Is dhagaysigu wuu muhiim. 3-abdifataax waxaa fiicnaan lahayd in uu kusoo koobo "Waa khalad naga dhacay kana raali noqo". 4- ridwaan in uu si gaar ah u waydiiyo ayaa wanaagsanayd ((من ستر مسلما ستره الله يوم القيامة)). 5- Sacdiyo waa qof wax xeerinaysa mashallah. 6-sideedaba qaybtan waxay ku fiicnayd in aan lasoo dayn.
Mss uunsi wili jacaylki iyada bu ku weyn yahay kan nefka ah marku dantisi gadhay bu la gar naqsanayaa inanta sidi inanu ubahneyn war gabadha sidad ugu tanasuli jirtay wax walba daraded uga tanasul
Halkaas waad ku dhiiqateen 😮ridwaan inaad casumi weydaan a aah a aah dad badan oo hoolka joogey wuuu ka mudnaa ridwaan laakii qalad waa dhacaa qirta runta
Barnaamijkaan 100/80 ridaaan baa qaladan: waayo 1) Hadalka ayu kucelinaya 2) ceebta qofka in laqariyo wa xaq marka garay uleeyhn inta ay raban inu kajaro 3) hadi anan lacusumin wa qalad inu 4) Hadi sorry ladhahy Maxa sii qofqod gelinayo mu kagudbo 5) waraysogaan Wu kuqaldana xita inu camero ushito oo public gareeyo 🤷♂️🤷♂️🤷♂️ cabdifitaxne gabadha uu la xifaltama ku qaldanyhy wa doqon aan geenyadisa ixtiraman aqaanin😂 iyo nin rag qalad Wu galaye inu dhaho spx adi iyo asxptadaba wa idinka raali gelina sababta ku casumin Waxay ahyd part aan jar kudhahy oo ad siidaysay baan kaaga caraysna inu dhaho ama waan ku iloobay wayo bini aadam ban ahy 🤷♂️🤦♂️🙆♂️ warku wa intas 🤦♂️ gabadha sideda ba qalad malahan wayo intay kala maarayn karto way kala maarayse wa garyaqaanad
Xeerka ragga wax kama taqanid ridwanow way qaten khaladkodi xgad ka socon lahayd bad dib ugu so cel celinaysaa si ay dood u sameyan jawabta sacdiyoba ku qanac iayada ba ka rali gelisay adna waad qod qodaysaa pleas lamanaha dooda ka daa
اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤
Dacwo maaha ee waa gar naqsi fcn oo ah in la saxo reerkaan waana iska xaraabeysi wuuna mudnaa in la waco holka dadkaas joogay dhan wuu ka mudnaa xaqiiqdi
Waxaa jiro program tv ga italy ka baxo oo leysku barto markii 2 daas qof ey is aroosayaan qofta pernamijka waday invitation keeda tv ga ayaa live loogu keenaa
Qof an talefan iga qabaneyn see wax ugu geynaa ridwan midaan waalaga saxan yahay Mida kale qof janis sii uu kuhadlo hadalka haku celin si uu ugarnaqsado
Radowan issaq waxa fiican baad samaysay labadan qof ada sabab uu aha ilaahay ka sugow lakin isga fahan adna dad is jecela oo caroos koodi ugu horeeyay kalaya weey isga mashquulen masha allah kor uga bax sxb uu duuce
Adunka maso marin rux ka kheir badan Nabigeena udgoona Mohamed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya inad Ku Salidid Xabibu Raxman❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
1 in ridwaan loo waco wuu mudnaa balse hadii loo wici waayo dadka qasab kuma laha.
2 - ridwan in uu qofka hadalka ku celiyo kuma sax sana ee wuu ku khaldanyahay.
Is dhagaysigu wuu muhiim.
3-abdifataax waxaa fiicnaan lahayd in uu kusoo koobo
"Waa khalad naga dhacay kana raali noqo".
4- ridwaan in uu si gaar ah u waydiiyo ayaa wanaagsanayd
((من ستر مسلما ستره الله يوم القيامة)).
5- Sacdiyo waa qof wax xeerinaysa mashallah.
6-sideedaba qaybtan waxay ku fiicnayd in aan lasoo dayn.
I agree with you 100% saxiix waano hadashay 💯💯
I agreed 100%
I'm also agree with you 💯%100❤
Waqtiga aad inta kuaooqortay maxa ugu cibaadeysan weyday
😂😂😂@@Shamuurecabdi
Allah Gacanta Kuma Gooyo Kusali Rasuulka😱😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaga fcnyhy ina stick 😭 so sarto dadka wanaga ha nacsiin
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️😢
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw scw ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Ku salli nabiga scw ❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Kusaliya xabibkena muxamad salallahu caleyhi wasallam ❤
Kusali xabiibkeena scw scw
Sacdiyo baa labad nin ba ka wax gardesn sida wax looga gudbey taqaan 😊❤❤❤❤
Cabdi fitax se waa garma qaate cadiyah shayga runta layiraa waa mihiim
Wexy dhanto maleh sibey ninka ugu sasantahy diqa u eeg nin ma wici karin mxey tahy wa ninki ka danbeyay ine midobane
Mss uunsi wili jacaylki iyada bu ku weyn yahay kan nefka ah marku dantisi gadhay bu la gar naqsanayaa inanta sidi inanu ubahneyn war gabadha sidad ugu tanasuli jirtay wax walba daraded uga tanasul
Ha wan yabanahy xifaltan sidi dad siyaasad ka dhaxeso lkn gabdha tanasulkeda wu badnyhy
Kusali nabikena scw
Halkaas waad ku dhiiqateen 😮ridwaan inaad casumi weydaan a aah a aah dad badan oo hoolka joogey wuuu ka mudnaa ridwaan laakii qalad waa dhacaa qirta runta
This is the part I was eagerly waiting
Wlh gawadan Nin fahmo aye laadhahy runtii
Allahuma sali wasalam wabaarak calahi
Ninkii ugu xayawaansanaa oo gabar arooso inti lagu jiray qarnigii 21aad.
Alxm we are Muslim ☪️❤
Barnaamijkaan 100/80 ridaaan baa qaladan: waayo 1) Hadalka ayu kucelinaya 2) ceebta qofka in laqariyo wa xaq marka garay uleeyhn inta ay raban inu kajaro 3) hadi anan lacusumin wa qalad inu 4) Hadi sorry ladhahy Maxa sii qofqod gelinayo mu kagudbo 5) waraysogaan Wu kuqaldana xita inu camero ushito oo public gareeyo 🤷♂️🤷♂️🤷♂️ cabdifitaxne gabadha uu la xifaltama ku qaldanyhy wa doqon aan geenyadisa ixtiraman aqaanin😂 iyo nin rag qalad Wu galaye inu dhaho spx adi iyo asxptadaba wa idinka raali gelina sababta ku casumin Waxay ahyd part aan jar kudhahy oo ad siidaysay baan kaaga caraysna inu dhaho ama waan ku iloobay wayo bini aadam ban ahy 🤷♂️🤦♂️🙆♂️ warku wa intas 🤦♂️ gabadha sideda ba qalad malahan wayo intay kala maarayn karto way kala maarayse wa garyaqaanad
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبير
اللهم وصل وسلم وبارك على سيدنا محمد
Gurigi ad dhistay miya dumin rabtaaa bro
Xeerka ragga wax kama taqanid ridwanow way qaten khaladkodi xgad ka socon lahayd bad dib ugu so cel celinaysaa si ay dood u sameyan jawabta sacdiyoba ku qanac iayada ba ka rali gelisay adna waad qod qodaysaa pleas lamanaha dooda ka daa
Waa ruunta waxba kama garanayo xeetka ragga iyo xata dhaqan somali.
Lakin washekadooda xaq ayey uleyihin part key rabin inaadan so deynin lkn views kada ayad kadooratay tas wakuqaldantahay ridwan
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Hay wall
Gabadha masha allaah waa gabadh dagan lkin ninkeda wuu yara fudud yahay
Ridwaankayagii is daji anagaa casuumad kuu samaynayneee.
Number ka Riwaan isaaq Reply ii soo dheh
It’s disappointing Ridwaan was not invited to the wedding. I believe Ridwaan’s followers were expecting he would be invited.
Wiilka gabdha ka aqli badan oo ka dagan kan yar fudayd midhan wye any way ridwano xanta nala so socod sii wllo khayr hele😂😂😂😂😂
اللهم صلي وسلم وبارك ع نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤
اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nio rer kan shekadooda iney soo dhamaatay ban u haystay ee wali managa dawa wadaa😂
Wlhi wad iga qoslide garacow 😂😂😂😂
@@khalif_47 war afka sameyso maxaa garacoow ma magac baa . Dhaqanka wanaagsan Was muhiim.
Xaqiiqdaa ah gabadhaas dulqaadkeeda iyo caqligeeda ayuu reerkaan ku jiraaaa
Miss unsi mahee wahey noqoti Mrs unsi😂😂
Ridhwan m.a caqli iyo run ugu imow ❤been dhan maya uu taagan yahay 😂
Alla Gabadhaan Dadnimo Badanaa Mnshalllaaah
Ridwan we pouring you 😮 this stories mix your barmiiij
Daawadihii ugu horeeyay Yes
Gabadhu waa gabadh mashallah ah’ lkn nink ku haboon oo uqalma may helin’ waa nin nasiib fcn oo nasiib xun
Sax ur correct redwan they could invite you exactly
First one ❤
Ridhwan wllow Ninkan Goonka diiran Mardanbe hanaghusoodhighin
Waligey 100 Like mahelin 😢
Ridwaan Waa kabadbadis wlhi . Ma xoog baa micnihiii. Maxaa muran keenaya. War soco dad ceebays baad tahayee Bismillah. Maxay tahay hadalka dadka lagu dhajinayo . Mideeda kle qofka wax way laxumaan karaana. Wll igadaa Intaa hasoo dayn Hadii lagu dhaho Waa laga dhahaa. Views raadis caadiya tahy wlhi
Ridwaan isku dabeecad nahay aduunka been u nicbahay is good👍
Miss uunsi qofaan ixtiraamayn bay maantoo dhan raali noqo kuhaysaa asna qosol iyo jees jees lee kamuuqda inuu kasii qaadayo
Malin adan soqorikanin ayaa dhicidonto SCW
SCW
Scw
Madaxaa lagaaga jiraa nabi mohamed scw ku qaraabo inaa sooqoro qasab miyaa afkaa kadhahaa markaa magiciisa arko adiga qoraalkaas replyga laguu soo galaa karabaa lkn ogow inaad dambi ku galeysid
Scw scw scw
صلى الله عليه وسلم ❤
Dacwo maaha ee waa gar naqsi fcn oo ah in la saxo reerkaan waana iska xaraabeysi wuuna mudnaa in la waco holka dadkaas joogay dhan wuu ka mudnaa xaqiiqdi
Bisinka ridwan wiilka hadalka ka dhageeso mxa qaldan oo ugu celinesa😳🙄😌
First comment love sare
Ninkaan si professional ah dadka suaalaha uma weydiiyo uuuf
Wanaba layaabaanahay 😂qabka kulul ee uu dadka u xukumayo dadka ridwan Markan Mel Kala ayu ka careysanyahy umalyna 😂
1 Bil.Kadib Ma Prt3 Soo dhigee Ridwanow Mise waa Ilowdey hada soo xasuusatey
Sacdiyo waa gabadh qacli badan alaha kuxafido
Cabdifatax miss unsi wiil hadaad dhashaan u bixiya RIDWAn please ❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
Ridwaan khaladbaa samaysey reerkan waa dabadhigata illahay ogacabso
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
Soomaali Maxamedeey asad hagio 2m idinkaa gaarsiyee ana ii kaca 5k igaarsiiya plz tartana ku jiraa 😢😢😢
Luuq Ku hele why why!!! Iso waci weyse 😂😂😂😂
Ridwan runta kgu jeclhy keep going ❤❤❤
Ridhwanow waanaga soo daxisey PART:3 AAD😢😢😢😢😂😂😂😂
Ridwan became arrogant for this interview 😢
Ridwaan is gettin arrogant more and more waa datka lacagta badasho
Dadkan jizaariin waaye ninki wanaagii ka dhaliye ayeey wanaajin waaye dad maaha
ridwaan ninkii ugu horeeyy ee mxaad ii soo wici waydeen arooskiinii muqaalna dhan ka dhigaykkk
Qalad maaaha dadka uunbu fahasiiina inaa laga casuumin arooska uu tagi lahaaa
Ridwaan hada waxaagu waa kadare kadaa
Asc jumca mubarek
800k coming soon l.a ❤❤❤❤
Dad Abaal leh maahin hadeeba hadeeba ridwaan oo intaas oo dhiba lamaray inee ilabeen
Ridwaan oo aan idinka baranay xataa ma casuuminina Waa ceeboowdeen labadiinaba
Qof ridwan ah isaga isla sahan qofka xadal uma ugola qofkuu xadal Ku celinayaa
Abdifitah kuma soo wicin dheh qaladka anaa qaatay madama aadan qoraal u reebin cadeyn ah
Lama soo wicin arooskiina waayo ayuu taaganyahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Happy 18 may my lenders
Miss unsi you have our prayers your husband cabdi fatax is a tiny man but a ticking time bomb😂😂😂
Alxmdulilaah rid waaan nin culus
Cabdifitaax intan kulel ah maxaa ka kenooya😂😂😂😢😢😢😢😢
Ridwaan xishood runleyne dadka waxay raali ka ahayn haka soo deyn
Ridwanow bariis jcyl miyey kaathy saan wxy😂
Maashalah tabaarkalaah
Gabdha waa gabar wax kala reebenayso balse ninka sidaa ma aha dhowr jeer ufiirsdy wuxu rabya in Gabdha markasto wax ksheego asna uu wixisa uqarsoonaado nin kuma dhicin wllee
Ilaahy dulqaadka ha u siyaadiyo ninkaan waa edeb drn yhy dadka qiimahooda xata ma yaqaano wr iskaga taga mezha views baa muhim u ah ninkan
Xariifki laweydiyey xaaskaga wa qoloma wuxu yiri sidan iskuugu reysaneyba rer maa tahay madhihin😂😂
Waaba is guursateene dood badanidiinaa hush
Podcast noce ah weye waxan uf somalidan dhaqan xumo bay boos walbo la adayan
Ridhwan sorry marka isugu toostay ayay ku ilaaween waxba ha u qaadin way ku jecelyihiin
Waa khalad malin kasta in aad rerkina kahadashan fadlan iska dhafa
5 second dood dheer.❤❤❤❤🎉🎉🎉
😂😂😂😂
Inta ilowday 😂☝️
Mr ridwaan way qaldameen lkn allaha ayaa qadarin
Khayrna kuma lahayn
Lkn inay caan noqdaan adaa ka danbeyey
I understand why Ridwan felt bad but still it was their wedding 😂. Its not a must they invite him.
True. He shouldn't be bitter!
Anagaad doonaysaa wax laga baqtiyay in aad no soo dhigto 2 bilod ka hor buu bilowday barnaamujku. Wallow San nooma fiicna😢😂😂
Iyagaa social media is keenay saan ley ku Ilmo dhalayaan ama Waa macquul iney kala tagaan inteey caanimo raadinayaan iney gurigooda galaan ayaa u roon
Waxaa jiro program tv ga italy ka baxo oo leysku barto markii 2 daas qof ey is aroosayaan qofta pernamijka waday invitation keeda tv ga ayaa live loogu keenaa
Run aan la sheegin baa jirtaq wll
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 adkaaatay
never invited don’t ask to go thats best rule in life midas waku tagersnhy ridwan isaq wlhi ❤
Qof an talefan iga qabaneyn see wax ugu geynaa ridwan midaan waalaga saxan yahay
Mida kale qof janis sii uu kuhadlo hadalka haku celin si uu ugarnaqsado
Runta sas ogu soco ridwan keep going
Radowan issaq waxa fiican baad samaysay labadan qof ada sabab uu aha ilaahay ka sugow lakin isga fahan adna dad is jecela oo caroos koodi ugu horeeyay kalaya weey isga mashquulen masha allah kor uga bax sxb uu duuce
Aroos wey so mareen laakin