Cabdi Fatax iyo Sacdiyo noloshiina inaad social media ka saartaan ayay dantiina iyo quruxda qoyskiina ku jirtaa, sidoo kale Abdifataahoow Nin masuul ah noqo oo timaha sidaad ka dhigatay iska badal Ninyahoow, waxan dhaqan keena maahan Ina Adeer Aggaah 😢
Gabadha ayaa ka saxan gabadha Nin ka hadii aanay is arag Gabadh Cadad Uma baahna waa runteed Laakiin wiilka mid wax diinta ka yaqaan maaha waana Nin fudud Laakiin man Sha Allah gabadhu waa gabadh caqli badan
إذا كان الزوج لم يدخل بالزوجة، ولا خلا بها؛ ما عليها عدة؛ لقول الله -جل وعلا-: يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نَكَحْتُمُ الْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِنْ قَبْلِ أَنْ تَمَسُّوهُنَّ فَمَا لَكُمْ عَلَيْهِنَّ مِنْ عِدَّةٍ تَعْتَدُّونَهَا [الأحزاب:49] هذا محل إجماع بين أهل العلم، إذا عقد عقدًا، ولم يخل، ولم يطأ، ثم طلق؛ فليس عليها عدة. Gabadha hadii la mehersado oo la furo ayada oo aysan ninka lakulmin wax cidda ah lagama rabo sida uu allah quranka inoogu cadeeyay.
Ceeb Calayk Oo Ridwan Si qaas Inaa U Casumtan Bee ahed Illahy ka sokow Sabbta Asa lahaa isku Soo Noqoshad🤭 but dadka Xiliga Arooska Mashqul koda badan Tiktok live Asoo ugu mahad celinyo Abdifitah Ridwan wan arkay😊
Walal rag qaar hadii xaaska hore wax u dhalin wey qariyaan oo dad yaqaano meesha joogin xitaa mida wax u dhashay uu qabay haduu naag kale guursanayo wuxuu dhahaa waa furay caruur ii heysaa marka rag isgu mid ma ahan walal
@@naimahussein3911 kuwaas ragay magaca la waadagan wll Rag maaha hadiiba gabadh nolol wadaag aan noqono ilaahayba ma qarin mana jirto sbb aan u qariyaaa calafku wu dhaman kara dhalmadana rabi baa xukuma
What a juicy interview! I feel like ina adeertay iyo ninkeeda iney been bdn sheegaayan. Ridwaan na cadeen badan ku haaya iney iscadeeyaan ayu waqti u siiyay lkin wali wey ku adkeysanaayan. Ninka ma naag bu qabay? Sidee naag la furay sadeex biil u sugeynin? Sidee naag la qabo nin looga furtay diinta mxy ka qabta. There’s a lot of unknown facts. Ninkan specifically there is a lot of problems ka muuqdo ayadana wey iska jeceshahay. Allow alle😂
February 14 maalin jacayl ma ahanee bilaashaa dhaqan gaalo gurigiina aasaaskiisa ugu aadiseen. Mugoo Allaha isin soo hanuuniyo xaqqana idin waafajiyo. B wiilow madaxaan shaydaan iska badal quruxdaadi buu ku ciyaaree.
Ridwan oo ka danbeyey jeceylkogu inu soo labto oo qeyb wayn ku laha isku so labashadoda ayey aroskoga ka qayb galin wayen wan ka xumahay bro lkin qofka ugu horeya ayeba ka dhigilahayen
M.a lamanaha allha Barakeyo Suasha furiinka ku sabsan Wax yar hada sii faideyo Gabadha Hadii Aysan ninka la kulmin oo meher bas tahy calshan asan is arkin Cudo matirsanayso Lkn Hadii ay ninkii hore guri wada joogen 3 bil oo cudo tirsi ah laga rabaa
Gabarta haday ninka la guri gelin markii saas loo furo horay ka guursan kartaa lkn hday ninka la guri gashay cudo ayaa la soo gayaa oo ah intii lagu tala galay🎉
الخلع - أصلاً - لا يكون إلا بطَلب من الزوجة ، ورضى الزوج بعده على الفراق . 2. والعدَّة واجبة على كل امرأة فارقت زوجها ، أو فارقها زوجها بطلاق أو فسخ أو وفاة ، إلا إن كان الطلاق قبل الدخول فلا عدَّة على المرأة ، لقوله تعالى : يا أيها الذين آمنوا إذا نكحتم المؤمنات ثم طلقتموهنَّ من قبل أن تمسوهن فما لكم عليهن من عدة تعتدونها الأحزاب / 49 . 😊
gabadha meherka lagu kala noqdo tiiyoo aan la is arag uunbaa ciddo aan lahyn ama khulci ha qaadato gabadhu ama hala furo ama halaga dhintee way ciddo tirsanasaa Ridwaan ayaa saxsan❤
Kusaliya xabibkena muxamad nabad galyo iyo naxaris dushisa ha ahate scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Waa bil ramadan igula sali xabibkena muhamed scw❤
SCW
Scw scw
Scw
Scw scw SCW❤
Scw scw scw scw scw scw scw
Noloshu way Gaabanatahay Saaxibyaal Hal Talo Aan Idin Siiyo Rabigiina Ka Baqa Naf Ku Jeclaatayna Ha Xumeenina 🥹❤️🥲
Mahadsanid walal❤❤❤❤
Manshlh walal qali Talo laisa siyo tii ugu wanagsaneyda manshlh Allaha kubarakeyo wllky
Maasha allah talo wanaagsan jazaakallah qeyr
Jacaylku waa xanuun wlahi
Ridwaan waa doqon guryaha burburiya culimadane kafatwoodeen
Walaalow Alle kabaq
Runta iyo sualaha cad cad ayan kujecladay Ridwan geesi tahay bro guuleyso ❤🎉
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw ❤❤❤
Salalahu caleyhi wa salam ❤️
Salalahu caleyhi wa salam ❤️ Salalahu caleyhi wa salam ❤️
Scw
Qof aan jecleyn miya jiro subxan allah
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
ilaahow noo danbi dhaaf waa tobankii danbee amiin 🎉
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
Wale ninkani nag naag dhaftay ayu helay👸
MashaAllah,
Alle haisu daaYo
Iso duceeya beri exam ban leyehe alle ha idinka ajar siye
insha'Allah waa najaxaysaa
Alle hakuufudeeyo amiiin amiiin amiiin amiiin
Ilahay kuufududeeyo wll
Allaha ku fududeyo walle
Alle ha kuu fududeeyo insha allaah waad guulaysanaysaa lkn ha iloowin hada guulesato noo soo sheeg
Cabdi Fatax iyo Sacdiyo noloshiina inaad social media ka saartaan ayay dantiina iyo quruxda qoyskiina ku jirtaa, sidoo kale Abdifataahoow Nin masuul ah noqo oo timaha sidaad ka dhigatay iska badal Ninyahoow, waxan dhaqan keena maahan Ina Adeer Aggaah 😢
talo daan sin llha ayad siisy 💯
Gabdha Ninka Hadii ay is arkin ma tirsaneyso cido يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نَكَحْتُمُ الْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِن قَبْلِ أَن تَمَسُّوهُنَّ فَمَا لَكُمْ عَلَيْهِنَّ مِنْ عِدَّةٍ تَعْتَدُّونَهَا ۖ فَمَتِّعُوهُنَّ وَسَرِّحُوهُنَّ سَرَاحًا جَمِيلًا
Maasha allah
Lkn cidada waxa la mid ah naag nin qabo lama shukaansan karo ninka shukaansadana si abadiya oo waligeed ah ayay xaraan uga noqonaysaa
ماشاء الله أستاذة
MashaAllah,Dalil caad waaye wlh,Shukran
Mu ogayn wxay u shegty Inuu furay iyada dambiga leh @@cabdiraxmaan7472
ku sali xabibkeeen muxamad scw❤❤❤❤
Maashaa allaah ridwaan isàaq nin nool iga dheh meesha waad nagu mataashaa meeshaa
Adu so garoob ma aheyn kulahaa 😂😂😂
Gabadha sidan u qurux badan , ee familka diinta leh kaso jeedo , in arooskeda lo qaaraamo oo wax laiskugu dardaro wa arin naxdin leh wlhi !. Midakale gabadha ninkan xooga munasib ( kuf / الكف) uma ahan kaliya jaceyl u kuabuuray ayu wax walbo kaga badalay😢
Ala ala war Hanbalyo Hanbalyo soo dhaha cidi qisada soo wada dhagaysaty aya daremi mcnke❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ala gabadhii cunuga lipiya ugu xirnaa aaway waan sugi la ahay ayadoo faraxsan allah hasoo celiyo
Aniga xata aamin Yarabi
Aniga hitaa😢😢
Gabadha ayaa ka saxan gabadha Nin ka hadii aanay is arag Gabadh Cadad Uma baahna waa runteed Laakiin wiilka mid wax diinta ka yaqaan maaha waana Nin fudud Laakiin man Sha Allah gabadhu waa gabadh caqli badan
Sxb gabadha hade la furo ayadoon la is arkin gabadha wax cida ah malahn ridwan inanta ka xishoo mida kle hadey qalad ahaan la heed xitaa waaridiinta kama yeelin lkn Allh baa sas dhahay
: ﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نَكَحْتُمُ الْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِنْ قَبْلِ أَنْ تَمَسُّوهُنَّ [1] فَمَا لَكُمْ [2] عَلَيْهِنَّ مِنْ عِدَّةٍ تَعْتَدُّونَهَا [3] فَمَتِّعُوهُنَّ وَسَرِّحُوهُنَّ سَرَاحًا جَمِيلاً ﴾ [
Subxaanalah waamaxay gabadhii waa soo furtay waar waxan dhaqan somali iyo mid Muslim maaha
Yaab.iyo gabar la soo taagan isma arkinin ninkii😅
Issack alle ka sokow adaa sababteda laha iney ku soo noqdaan❤
Xusuusnow dikriga allh
Miss uunsi Allan ku Gargaaro Dabaalkaan Adiga aat baat U Dooq Xuntahay
😂😂
Rufiyan lamanaha qab kadeh
Hhhhh waa runtaa wlh
War reerka is qaba ka dhamoow
maser udhimo ale bari soonka inta dambe lagu jiraya inaad hesho qof ku qalmo ku mashqulka qeyrka qorsha dhamaama jira 😂😂😂😂
Qaladkii ugu weynaa ridwaan Alle kabaq😢😢
Nin naag horay uso aroosay calacalkisa wlhi ina na aminen nag kasta sas u ugu calaacala ileene hadu horay uso gursan wa aamini lahaay
Gavadha iyo wiilka hadji Aysan gogol wadaagin waa caadi hore ayer kaguutsan kartaaa❤❤❤
إذا كان الزوج لم يدخل بالزوجة، ولا خلا بها؛ ما عليها عدة؛ لقول الله -جل وعلا-: يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نَكَحْتُمُ الْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِنْ قَبْلِ أَنْ تَمَسُّوهُنَّ فَمَا لَكُمْ عَلَيْهِنَّ مِنْ عِدَّةٍ تَعْتَدُّونَهَا [الأحزاب:49] هذا محل إجماع بين أهل العلم، إذا عقد عقدًا، ولم يخل، ولم يطأ، ثم طلق؛ فليس عليها عدة.
Gabadha hadii la mehersado oo la furo ayada oo aysan ninka lakulmin wax cidda ah lagama rabo sida uu allah quranka inoogu cadeeyay.
Where , part 3 :😢
Yaaabka jiraaa waxoo yahay asaga wuu qarinaaa noloshuu somaray aydana hal hal buu usheeegaaa😂😂😂
Ma aragtay markaas la yaabay tiisa wuu qorsaday ayda xagee la dahay teeda uga sheekeenee 😂😂😂
Qof ila fikira adigan ku arkye walhi 😂
Xitaa wuu ka diiday iyada markay tiri arimaha qaar waa private
😂😂🤣🤣🤣
Wa arinta igayaabisay asago nin raga inu guur somaray wuu qariyay 😢😢so sad wllhi
Part 3 waa nagu Soo daaxisi sxb😊
Meesha waa ku ceeboobdeen hadaaba maamusin ridthwan siiba abdifatah inaa masuliyaadas qaado ayaa la rabay
Guur hore ayu so maray cabdi fataax sida muuqato parefat kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Tiisa parefat ayuu ka dhigtay teedana wuu faafiyay uff dheh nin ma ahan kan
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw ❤
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
800k coming soon l.a ❤❤
Ceeb Calayk Oo Ridwan Si qaas Inaa U Casumtan Bee ahed Illahy ka sokow Sabbta Asa lahaa isku Soo Noqoshad🤭 but dadka Xiliga Arooska Mashqul koda badan Tiktok live Asoo ugu mahad celinyo Abdifitah Ridwan wan arkay😊
Ridwaan masha Allah waa caqliloow barkin bu isku dheereeyay😂😂😂
Meelqaldan idhahaaga. Raadiyaan waikaqoslisay😂😂😂
Yaa arkay wariyaha inu ku fadhiyo barkin😅😅😂😂
Adaa na tusay
Hhhhhhhh
😂😂😂😂😂 alla hadan arkay balo kucaydhay naa kadaa farta wiilka
😂😂
Wlhi adaa itusay ma darensaneyn
Ridwan waa ku wataa hadalka meeshiisaa dhigtaa 😂😂 garoobnimo ku raacdy mxy u qarin
Ridwan is feeling a little hostile aroska lagama wicin😂he's a little disrespectful 😢
I think he is being thorough with the questions for his viewers 😂
May be he has a point haa kahor dhicin sug suasha dhamaadked. xitaa hadii looyero waqti inu haysan lagayaaba
Masha allh waan kufaraxsanay inaaa is hanateen lamaanakasta oo isjecel alleh hakuguuleeyo nolosha
Sabta aad halkaan noloshiina ugaga sheekaynysaan sidan waa ceeeb❤❤❤❤❤
Prt 3 maxad noga rebatay meel fican ayu nomaraya ye
Indeed, it's very interesting ❤
Happy family m.a❤❤
Maxaaa kagalay adi happy goda yab
😂😂😂mar haduu diiday inu xaas hore lahaa raga kiisa adag maaha
Walal rag qaar hadii xaaska hore wax u dhalin wey qariyaan oo dad yaqaano meesha joogin xitaa mida wax u dhashay uu qabay haduu naag kale guursanayo wuxuu dhahaa waa furay caruur ii heysaa marka rag isgu mid ma ahan walal
@@naimahussein3911 kuwaas ragay magaca la waadagan wll Rag maaha hadiiba gabadh nolol wadaag aan noqono ilaahayba ma qarin mana jirto sbb aan u qariyaaa calafku wu dhaman kara dhalmadana rabi baa xukuma
Timaha sidaan u eeg quruux miyu modaay ninkaan nin weeyn baad tahaay ee sidaan Isla badaal😮😮😮
Tiisa waa private teedana wuu so bandhige 😂😂😂
😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
This women hold alot of things for fear of backclash .
Team ridwaan Channel kayga iisoo booqda plz😢inuu illlaahi janada idiin geeyo 🤲🤲🤲🤲
Gabadhan Channelkeda booqda wax badan baad ka faa’iideysaan
Ridwaan maba ay casumin miyaa subxannallah waaba dad yaableh
Dayax dal nuurshe king of somalia 👑
Dadka waa ba dad nooc kale aha illahay khayr ha iskaga dhigo
What a juicy interview! I feel like ina adeertay iyo ninkeeda iney been bdn sheegaayan. Ridwaan na cadeen badan ku haaya iney iscadeeyaan ayu waqti u siiyay lkin wali wey ku adkeysanaayan. Ninka ma naag bu qabay? Sidee naag la furay sadeex biil u sugeynin? Sidee naag la qabo nin looga furtay diinta mxy ka qabta. There’s a lot of unknown facts. Ninkan specifically there is a lot of problems ka muuqdo ayadana wey iska jeceshahay. Allow alle😂
Alx ale aya mahad leh wana habeena dii khyr kee ale ha ina wafa jiyo 🤲my family wan idin salamy din kana👋
Nio part 3 sooda hade ah❤
Uunsi waa xijaabaty saaxiibkaan madaxa kahagaaji dee si isku qurxanaataan
Asc my brother ridwan
Ridwan sualo aan loobahnayn yaad waydiinaysa lamanaha
Kkkk
Uunsi
Masha allah 🎉🎉🎉🎉 mabruuk ❤❤❤❤
Ridwan dartit aya iskugursatn waxa ficned inad casumtan bocz special person wye Allah xafdo wllkey ridan issack qofka kaly an sifcn utagero
Ridwaan abwe dhar ciid ii gad ma awoodo😢😢😢
Mss uunsi waa masulka qoyska
Ramadan karim😮
Subxanallaah wlhi garabweyn ayuu isiiyey hees maagarab noqotay xaaraan ah subxanallaah😢
Ku Sali nabiga sce❤
Ramadan mubarak
Sida u qarisey in xaas so martay iyo inkle noloshada dhan u qari abdifatah wxba ha sheegin noloshada wa hadi aad reerki mustaqbal wngsn la rabtan
Part3na meeh dee
VIVA DAYAX DALNUURSHE🎉 fanan qiimo badan oo Somalinimo du Ku weyntahay,hadaa nahay qurbo joog waxaa Ku dadaali donaa sidii dayax lagu casumi lahaa Somali week oo sanad walba ka dhaco qurbaha,Dalalka tartanka ugu jiro (1) Australia, America, England iyo dhamaan yurub. Dayax wuxuu ka galay baal dahab ah sida wadanimada ugu weyn tahay. Marka Saas ula socda.
Ridwaan wiilka waxaa uu geli rabay khalad xaga diintaa waasa ka qabatay, waayo khulci aa Cuddo laheyn waa khalad lkn Ninka iyo naagta Hadii ayna isu tegin wax Cuddo tirsiya lagama Rabo❤❤❤
Hadiii uu Abdifatah. Waxwalba. Qarsanayo in uu guur hore so maray. Muxuu. Miskinta. Guurkeda. Isoo. Bandhigayaa. Waa qalad. Wax aan. Odhan garan mayee
Aad iyo aad gbdha said ijeceshyh maskinta lkn asi wuu is qarinaya😢
Ridhawaan part 3 sugeynaaa
Gabdha haddi aan lala guri galin diin ahaan ciddo maleh
Alle wuxu yidhi
أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نَكَحْتُمُ الْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ طَلَّقْتُمُوهُنَّ مِن قَبْلِ أَن تَمَسُّوهُنَّ فَمَا لَكُمْ عَلَيْهِنَّ مِنْ عِدَّةٍ تَعْتَدُّونَهَا ۖ فَمَتِّعُوهُنَّ وَسَرِّحُوهُنَّ سَرَاحًا جَمِيلًا
Waxay ledahay gabadhu
متعة الطلاق
Oo ah xoolo wixii uu awoodo
Wana ixsaan 🎉
Wallahu aclam
Lakiin wlhi kuma danbaabi karo
Inankana/wiilkan
Umaan bogin🤭🤔
Ma sha Allah ilaxey xakuziyathiyo cilmigaga❤
February 14 maalin jacayl ma ahanee bilaashaa dhaqan gaalo gurigiina aasaaskiisa ugu aadiseen. Mugoo Allaha isin soo hanuuniyo xaqqana idin waafajiyo. B wiilow madaxaan shaydaan iska badal quruxdaadi buu ku ciyaaree.
Gabar ninkii qabay qasab logaso furtay ilama saxsano arikaas😊
Ninku reer xidiidkiisa haka xishoodo
Part 3 awiii heee
Ridwan oo ka danbeyey jeceylkogu inu soo labto oo qeyb wayn ku laha isku so labashadoda ayey aroskoga ka qayb galin wayen wan ka xumahay bro lkin qofka ugu horeya ayeba ka dhigilahayen
M.a lamanaha allha Barakeyo
Suasha furiinka ku sabsan
Wax yar hada sii faideyo
Gabadha Hadii Aysan ninka la kulmin oo meher bas tahy calshan asan is arkin Cudo matirsanayso
Lkn
Hadii ay ninkii hore guri wada joogen 3 bil oo cudo tirsi ah laga rabaa
Hdii ay wada kulmin bil io bar bey tirsaneysaaa🥰
@@ayaanabdikariim9828No waxba matirsaneyo gabadha haadii aan laguri geyn marka saa lafuro ayaa laguursan karaa
Maxay katirsanaysaa goortaa,ileen guri lma galine
@@ayaanabdikariim9828 abyo ma tirsanyan hadiba aysan kulminba gabdhu waa free
rayigaaga diinta haugajawaabin illahey ayaa ayad cad kudhahy matirsanayso@@ayaanabdikariim9828
Legend brother ❤🫵
Se ku noqotay lkn rudwaan invitation looma samayn lugu ma wixn arooskooda OMG
Suasha ridwan waa 23:00
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Gabadhan waa Reer Miyi. Xataa hadeey magaalo joogtey weligeeda.
Waa ruun gabdha hadaye hadaye mninka is arakiin ciido male
Gabarta haday ninka la guri gelin markii saas loo furo horay ka guursan kartaa lkn hday ninka la guri gashay cudo ayaa la soo gayaa oo ah intii lagu tala galay🎉
Video gaan ninkan timihisaa ayaa unaceebaa abdifatax 😢 waaxan iskajarr
Naag baa rabaaa
Gabdha hadii uur qaado waa inay 3 bil tirsataa ayuu yidhi ridwan , asagoo ka gaabsady , gabdha hady uur leedahy ciddadeedu waa inay uurka dajisaa kadib ayey guursan kartaa ,
Ridwan wan ku salamy sxp nin aan tageero
ilaahow hana ceebeen mawaxa idhihi rabtaan rithwaan manan wicin😮
الخلع - أصلاً - لا يكون إلا بطَلب من الزوجة ، ورضى الزوج بعده على الفراق .
2. والعدَّة واجبة على كل امرأة فارقت زوجها ، أو فارقها زوجها بطلاق أو فسخ أو وفاة ، إلا إن كان الطلاق قبل الدخول فلا عدَّة على المرأة ، لقوله تعالى : يا أيها الذين آمنوا إذا نكحتم المؤمنات ثم طلقتموهنَّ من قبل أن تمسوهن فما لكم عليهن من عدة تعتدونها الأحزاب / 49 .
😊
Ma
gabadha meherka lagu kala noqdo tiiyoo aan la is arag uunbaa ciddo aan lahyn
ama khulci ha qaadato gabadhu ama hala furo ama halaga dhintee way ciddo tirsanasaa
Ridwaan ayaa saxsan❤
Gabadha hadeesan laguri geesan oo lasexan cido matirsaneyso diintaa qabta
Oo loma guri gayn miya mise waa un lagu meheriyya yaab mar dhawad igu so dhac dayde miyyasan cido tirsan
Mohamud waa mahadsantahay ma dhahaayi kulahaa. Wan kulaha wuu kuqaabanaa Subxanallah. Kanaaa will seee.
Wuu guursaday wiil ayana u joogo
Manshallah run miya wll
Oo maxuu ushegan waa nimco ilahay bixiiye?
Please ridhwan part3 wapi
Rithwanow part 3 awii
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mss uunsi waa gabadh wacan oo caql badan nin u qalma inay hesho baa ficned lkn calafku waa cajiib
Tintaaa iskajarr
Subxaanalaaah😭😭😭😭😭😭
Gabdha hadiii eysn Kulmin horay ayey ninkle ka guursn kartaaaa
Qisadina waxay kueked markad isgursaten,Hada iyo wax kadambeya noloshina social media kasara..