socdaalkii Geerida 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2013

ความคิดเห็น • 29

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 5 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanala waa sheeko yaable xanuun badan wiilkan isku magalan ka imanay ceerigabo

  • @soomaaliweynlove884
    @soomaaliweynlove884 6 ปีที่แล้ว +4

    Allaahu akbar illahay ha u naxariisto dadkaas

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaa Allah. Alla xanuun badanaa

  • @noorabdi8894
    @noorabdi8894 4 ปีที่แล้ว +2

    Walee indhahaada mucjiso waad ku aragtay Alle xanuun badanaa

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 5 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi waa murugo xanuun badan waana wax muraalka qofka jabinaayo oo quus ku gaarsiinaayo indho xumo ayaad soo aragtay illaahay ayaa ku badbaadiyay wixii hore ee saxaraha waxba ma ay aheeyn ee tan bada ayaa ugu daran illaahay qalbiga ha kuu xafido kii ka sheekeeyay ayuu illaahay kaa dhigay dadku haku waano qaataan waa hadeey wax maqlaayaan

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 3 ปีที่แล้ว +2

    runtii waa xalad aan la cabiri karin ale mooyaane lkn dhamaantood ilahay waxan uga baryaya inuu unaxariisto aakhiradooda waxaa igu xanuun badnaa inantii ugu dabaysay ee sida dhipka yar uun u naf baxday badbaadada kadip sidan filayo 1 maalin ayay 2 nin badbaadadooda ka hor dhimatay runtii ilahay ayaa u qoray inay bada ku dhintaan qof walbana halkii uu ale u qoray unbuu ku dhimanayaa ilahay doobada hanoo hagaajiyo

  • @faoso2892
    @faoso2892 ปีที่แล้ว +3

    Ala wadadka lambarkisa ii radiya cabdirashid ayaa abtigay ahaa inu camaca abtigay yahay ayan xaqiqsan ila hada kaman samrin

    • @faoso2892
      @faoso2892 ปีที่แล้ว +1

      Lam barka wadadka iradiya cabdirashid hadu abtigay yahay ayan hubsanaya 😢😢😢😢😢

    • @faoso2892
      @faoso2892 ปีที่แล้ว +1

      plzzzzz 😢😢😢😢

    • @dhallansame35
      @dhallansame35 13 วันที่ผ่านมา +1

      @@faoso2892ma heshay wll

  • @faoso2892
    @faoso2892 ปีที่แล้ว +1

    Gandal mediya ila so xidhidh wadadkas lambarkisa ayan u bahanahy

  • @siciidosaalax138
    @siciidosaalax138 3 ปีที่แล้ว

    allh

  • @idmancabdifitaaxmaxamed8482
    @idmancabdifitaaxmaxamed8482 5 ปีที่แล้ว

    allahubakbar illahow unaxriso

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 5 ปีที่แล้ว +3

    Wuxuu leeyahay codkii wariye Dalmar (BBC)

  • @alisaajin9890
    @alisaajin9890 11 ปีที่แล้ว +2

    Alaaaaaaaaaaaaaaaaaahu Akbar

    • @gooleyare9620
      @gooleyare9620 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤ wll ma noshahy adigu 10 sano kahor baad qortay commentigsn😢😢😢

    • @Dsaxan
      @Dsaxan 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@gooleyare9620😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @gooleyare9620
      @gooleyare9620 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@Dsaxan sxb alxmdu dheh

    • @dhallansame35
      @dhallansame35 13 วันที่ผ่านมา +1

      @@gooleyare9620war adigu ma noshahay sxb

  • @user-pq9pg6cc6r
    @user-pq9pg6cc6r ปีที่แล้ว +1

    Asc walal xagejota waxan ahay

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 4 ปีที่แล้ว +1

    inad maydka cuntan ayay aheyd

    • @abdihaji8984
      @abdihaji8984 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc meydka dadku lama mid aha meydadka kale oo nafta laguma badbaadin karo, waa xaaraan.

    • @bornleader1653
      @bornleader1653 10 วันที่ผ่านมา

      1972 ayay dhacday dad iscunay oo muddo 3 bilood ah kuwii dhintay kunoolaa

  • @saedmoh1450
    @saedmoh1450 ปีที่แล้ว +1

    Talaw ninkan immika xagu jooga waliba sanadkan 2023

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 5 ปีที่แล้ว +2

    Alow qoolka inoogu dambeyo inoo hagaaji